Sh Shariif" Madaxda dalka daroogo ayee ka Ganacsadaan ciidankiina waala bur'buriye"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 95

  • @user-lp3tq5dn2z
    @user-lp3tq5dn2z หลายเดือนก่อน +4

    Xasan shiikh hadduu sharaf leeyahay ama dhiig leeyahay dadnimo leeyahay ama xishoonayo ha is casilo arinkaa kaliya ayaa ubanaan wax kaloo ubanaan ma jiro, labada sano udhimana haku wareejiyo talada waddanka sheekheena xafidu laah sheekh shariif waa sheekh waa wadaad waa ahlu diin waddankana isku wadi kara umadda soomaaliyeed oo dhan wabilaahi towfiiq

    • @fatimanor1273
      @fatimanor1273 หลายเดือนก่อน

      Saxiix wlhi tasaa runa🎉

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalaam salalahu caleyhi wasalaam ❤❤

  • @malaboa591
    @malaboa591 หลายเดือนก่อน +1

    Waa leeydiinka Reeystay. Mashruucii argagixisada aad ku qaraaban jirteen waa dhamaatay shariif la soo gamay

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 หลายเดือนก่อน +3

    Run badana ninku.
    Masha ALLAAH qabyaalad qaad iyo musuq wa runtiis waana kadhab waa nin qalbiga kahadlay. Shanta somali dhibka haysta wuxuu kusalaysanyahay intaas.

  • @fatimanor1273
    @fatimanor1273 หลายเดือนก่อน +2

    Mundane madaxweyne shariif sheekh axmed soo dhawow adeer❤alle haku xafido waxaa kahadashay waa wax jira oo waqtigi loobaahnaa ayaad kusoo beegtay alle hanaga qabto inta xun madax iyo madax lajirba aamiin

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 หลายเดือนก่อน

    Sh sharif Inshalah next presidant of Somalia wasiirka biyaha ama beeraha iga dhig Inshalah si aan umada somaiyeed wax ugu qabto

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga xasan sh sxbo ayaa tihiin wadadow

  • @Somfox1
    @Somfox1 หลายเดือนก่อน +9

    Xasan Sheekh umadu way u hanWeyneeyd laakiin wuxu Noqday nin Somalinimadu ku yar tahay, waxana ku badan Qaraabo kiilka. Qabyaalada iyo Hantiboobista! Kuns darsaday Baabi inta Xooga Dalka iyo Ka Ganacsiga Daroogada Qaadka!!!! Yaab!!!!!

    • @user-lp3tq5dn2z
      @user-lp3tq5dn2z หลายเดือนก่อน

      Sheekh shariif intuu sheegay waa sax waa xaqiiq jirta runta ayuu ka sheegay waayo xasan shiikh wuxuu ka taajiaa qaadka isaga iyo liibaan shuluq iyo rooble baahane iyo ina cabdi shuuriye oo ku eedeysan ka taajiridda qaadka iyo hubka waa qowleesata is baheestay adduun weynihii ayaa yaaban afka gacanta ku wada haya dowlad ciidankeeda hogaaminayo hub koontarabaan ah sifa sharci dara ah waddanka kusoo geliyey waliba ciidanka niisa ey galbinayeen maalin cad oo la wada arkayo waa sharaf daro waxaa meel looga dhacay qaranimada soomaaliyeed sharafta iyo karaamada soomaaliyeed dowladani ciidanka milatariga soomaaliyeed wey burburiyeen waxaana la hubeeyey oo hubka gacanta loo geliyey macawisleey oo sharuuc iyo nidaam iyo kala danbeen waxba ka aqoon doraad waxan arkayey mid dhahaya meel haddii aad gashaan hablaha soomaaliyeed kufsada sidaa yeela subxaana laah

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh,,,Maandooriyaha & Xashiishada ayuu gadaa.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Waa Runtii,, Xasan sheekh , Jaadka iyo Xashiidada Maandooriyaha ayuu gadaa, lacag ka sameeyaa.

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e หลายเดือนก่อน +2

    Guuleyso shakh shariif war saxeexuka ahadlay
    Runti dawlad muqadirad kashaqaysa ma.aha dawlad✅

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan Sheekh adeerkiis ayaa Soomaali ugu baaqay inay wadanka ka qabtaan.

  • @cfitaaxmaxamedcfitaaxmaxam2389
    @cfitaaxmaxamedcfitaaxmaxam2389 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤

  • @KORORFX
    @KORORFX หลายเดือนก่อน +1

    Go'an Sax ah, Guuleyso

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh.. Jaadka ay cunaan Ciidanka Qaranka isagaa u gada Lacag badan ka sameeya.

  • @malaboa591
    @malaboa591 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye iyo Dowlada dan Qaran waa lagu diirsaday Qaraxyadii Umada lagu xasuuqi jiray waa laga Reeystay oo umada amni fiican oo leeysku aamino Karo ayay heleen.

  • @user-uh4lo7nb7p
    @user-uh4lo7nb7p หลายเดือนก่อน +2

    Asaaba tuug ah😂😂 ani dalka wax Kama ogi intuu gatey oo xarashey wax waba😂😂😂

  • @elmileyth4807
    @elmileyth4807 หลายเดือนก่อน +1

    Walleeee qoslaaye lala hadal¿! Aaway dhagihii maqli lahaaa!!

  • @maxcali863
    @maxcali863 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh Shariif woxo kufiicanyahay sida umada Somaliyeed loola hadlo, la isku keeno, farmaajo na woxo kufiicna media, sida umada Somaliyeed dowladnimada looga gado laakiin ma aaminsani labada ba sida Hassan Sheikh Abiy Ahmed iskaga dhiciye iney iskaga dhicin lahaayeen. Marka ee noqoto Diplomacy iyo international relations labadaba kuma gaaran.

  • @user-lp3tq5dn2z
    @user-lp3tq5dn2z หลายเดือนก่อน +2

    Soomaali geesi libaax ayaa usoo baxay sheekh shariif waxan ku mataalaya sida jeneraal daauud oo kale waayo waa geesi waa shaqsi unaxaya dalkiisa iyo dadkiisa wadaad ah ahlu diin ah wuxuu arkay in waddanka bohol uu kusii dhacayo xiligana la joogo xiligii dowladda iyo madaxda waddanka leeska qaban lahaa oo runta loo sheegi lahaa waaye, waa wllkiin wiil shiikhaal diineed culuma alla wabilaahi towfiiq

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg หลายเดือนก่อน

      Bal haduu wax soo kurdhin karo kukacso owrkaaga maxaa uyaal duhur cadbaa laga cudeeyay waanin iska yeeray miirna majiro oo kursigaa madax wareemay

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 หลายเดือนก่อน +6

    Soo dhowoow sheikh shariif

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg หลายเดือนก่อน +2

    Sh/ sh / waxaad moodaa in fudeed galay kuna wareeray kursi war somalia dowladnimeda utartantay lagaaga adkaa kalabax faraha howl laguu idmaday maaha duhur cadbaa cod kaweydaye maxaa kugu jaan jaamay in ragii loo idmaday intaa aad karaaracdid miyaan miir jirin war ileen qofkii mar uun wax noqdaa nacasnimo ayuuba kaqaadaa

  • @user-ft4lv6sj1w
    @user-ft4lv6sj1w หลายเดือนก่อน +1

    Msha Allah shariif guuleyso

  • @sporttv24timmar
    @sporttv24timmar หลายเดือนก่อน

    kan madaxweyne ah yaa Rabi noosahal mid daacad u ah somalinimada oo wadanka ugargaaro amiin

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeq shariif Masha allah❤❤❤❤❤❤

  • @SucaadoSaalax-l6e
    @SucaadoSaalax-l6e หลายเดือนก่อน +2

    Gar ahan madax weyne shariif soo dhawow malal

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj หลายเดือนก่อน +2

    Mdxwyne shriif❤❤❤

  • @AR-cx5yf
    @AR-cx5yf หลายเดือนก่อน

    Suma walahi waan saareynaa farmaajo iyo cidiisa😂😂😂

  • @MohamedYousuf-zo2mt
    @MohamedYousuf-zo2mt หลายเดือนก่อน +1

    Somalia fari kama qodna

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy หลายเดือนก่อน

    Shariif lasoo gamay😢😢😢😢

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน

    Shariifow isku xishoo

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 หลายเดือนก่อน +3

    Sheik Shariifow sharataada meel ha uga dhicin Xassan shaqa fiican ayuu soo qabtay.Farmaajo waxaad ka balan qaaday inaad la shaqeyneyso maxaa kuu diiday inaad xassan Sheik la shaqeyso. ina adeerkey ayaad tahay waa ku nasteexen is daba qabo waa ka xumay sida aad wax ku wadid.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 หลายเดือนก่อน

      Corruption miyaa😂😂

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 หลายเดือนก่อน

      Waa shaqada jaadka, hubka sharci darada ah iyo dhul boobka soo maaha?
      Intaas baa laga hayaa Hassan Shiikh.

    • @UhideSloww
      @UhideSloww หลายเดือนก่อน

      Batuula bilanay miyadan arkayn in aynu nacab iyo nacasba u jabnay inader

    • @mq3905
      @mq3905 หลายเดือนก่อน

      Qabiil ku taageer Hassan tuug bey Sheikh Sharif just waanineysaa qoftaan subxanalaah!! Qabiilkii ku qaatay kuma dhigo!!!

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 หลายเดือนก่อน +1

    Ninki Lahaa Tuma Walaahi 91ki Aa Lonaqa So Adiga Maheyn Kuligiin Waxba Isma Dhaantan Waxaan Kursiga Aheyn Umajedaan Kuli Nanaystayal

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 27 วันที่ผ่านมา

    Shariif bad gate muxuu ka hadlaa waa yaabe ,

  • @Jshshshsv
    @Jshshshsv หลายเดือนก่อน +1

    Qofkaan xanuunkii doqonimada ee qowsaar nimada garowe 1 garowe2 daroodka inuu ushaqeyo ayuu jecelyahay lakiin walaalkis. Cadow ayuu u arkaa xassan doqon u raran puntlan ayatahay

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 หลายเดือนก่อน

      Noocaaga oo kale ayaa dalku laxasili la'yahay.
      Qabiil maahane Qaran marabtiin. Hassan Shiikh waa kula mid. Kitaabna waa lagu dhaaranaa Qabiilna wax waa lagu xukumaa.
      Ilaahay umada haydinka qabto.

  • @malaboa591
    @malaboa591 หลายเดือนก่อน

    Aqlaaq xumadiisa wariye yaashii ayuu ugu yeeraa waryaa argagixiso kalkaal kaan, shariif la soo gamay Umada weey kaa reeysatay.

  • @user-ry4oi4xj6o
    @user-ry4oi4xj6o หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne sharafle guulayso

  • @mohamedgurey1487
    @mohamedgurey1487 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaas waa nin maangal ah oon aduun madax marin

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 หลายเดือนก่อน

    Adeer nabsigii farmaajaa idon haaya .Khabiil baad isku raaacdeen ,Asagase qaran buu ahaa,Maxaad ka haysaa kaad shalay isku raacdeen qabiil .Ilmo adeernimo ugu shubtey ..

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n หลายเดือนก่อน +2

    Soo dhadhoow shiikh shariif guuuulayso

  • @AbuukarHassan-qo3xb
    @AbuukarHassan-qo3xb หลายเดือนก่อน

    warkisa wax xaqiiiq lkn asi xita madaxwayne hadu noqdo ma xallin karo

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 หลายเดือนก่อน

    Shariif la so gamey aderow mel naga fariiso cid ku dore ma jire 😂😂

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE หลายเดือนก่อน

    Dhulkaa ka dhalatay dub u fiiri .
    Madaxweyne waad soo aragtay haduu wax kuu taraayo .
    Ninka aad kabaha ka tolonaysi kabahiisa ayaa la fiirshaa somali mar hore ayay ku maahmaahday

  • @user-ik1me7kr8f
    @user-ik1me7kr8f หลายเดือนก่อน

    Ha soonoqan maxadwayne adoomahadsay❤

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge หลายเดือนก่อน

    Hubka hada soo gelaaya dalka
    Inta aan cuna qabaytayna la qaadin wu.soo.gelaayay wax hada bilaabanaayo maaha

  • @siraadcali8636
    @siraadcali8636 หลายเดือนก่อน

    Shariif maxaad wariyaha ugu xanaaqday oo u handadey kkkkk soo adigiilahaa wariyaha hala xaqdhowro warkaagii baa is buriyey adigoon meeshii ka dhaqaaqin

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 หลายเดือนก่อน

    Thuma Wallaahi......Thuma Wallaahi
    Kkkkkkkkk

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 หลายเดือนก่อน

    Allaha Guuleeyo Dawladeena Dan Qaran ee RW XAMSE iyo MW XASAN

    • @mq3905
      @mq3905 หลายเดือนก่อน

      Was laba tuug ee qabiil iyo qabyaalad ku taageer hadaad rabto!!

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc หลายเดือนก่อน

    Waar anigu waan yaabanahay sharif sheekh ahmed wuxuu leeyahay qaadka waa xaaraan waresi xasan Sheekh laga qaadayna wuxuu leeyahay qaadka xaraan ma ahan marka labada madaxweyne yaa saxan?

  • @IBRAHIMALI-ce8hd
    @IBRAHIMALI-ce8hd หลายเดือนก่อน +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💪🌿✅

  • @mahadali769
    @mahadali769 หลายเดือนก่อน

    adi beri hada madaxweyne noqoto waxa aad hadda ku edeyneyso madaxda le sameyne wax ka duwan lama imaneysid wana dhaqanka madaxda somaliyed ay sameyan qof dadka u naxaya la iska dhiga mana lo naxoyo ya dana gaar le lo ordooyaa inte no wadiin siyasinow

  • @MaxamuudMaxamedaxmed-v2r
    @MaxamuudMaxamedaxmed-v2r หลายเดือนก่อน

    Haye.wayahaye.istob.ku.dheh.kkkkkk ilahow.cafimad.nasi

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 หลายเดือนก่อน +1

    Allah yakramak.
    Runta usheeg.
    Ciidamadii Eriterea xagay kabaxeen??
    Kuwii Maraykanku tababaray xagey aadeen?
    Macawisley iyo beelo hubayn aya laga doorbiday.
    Ilaahay unba Soomali umaqan, Lakiin magac bas baan dowalad kanahay.

  • @Doctorbadal2025
    @Doctorbadal2025 หลายเดือนก่อน

    SHARIIF IYO SIYAASI8NTA KALE XULDH8BANADA, MUDDO LABO AYEE KU DAWEEYNEEYSEYN XAGEE KU MAQNEEYDEEYN????? WAADNA OGEEDEEYN IN CIIDAMADA QARAN LA.LAAYO DIWLADIINA BOQORTOOYO FAMILY ISKU BADASHAY, SIDA JABOUTI, 2 SANO XAAD UGA HADLI WEEYSEEYN

  • @user-wt1be4sl4l
    @user-wt1be4sl4l หลายเดือนก่อน

    shiikh shariifow waxaan kumoodney nindiinleh oo beenta iyo dulmiga kafog laakiin maanta ayey noocadaatay inaadan diin ukaadiye hataa shiqsiyadleheeyn waxaana kuyaqiin farmaajo ileeyn waa ognahay sidow kuugalaye hadana asagii ayaad dabafadhidaahe

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf หลายเดือนก่อน

    Meesha adiga ka hadleeysid wexee eheed inuu hadlo shaydan xassan , maanta xassan kenya ayuu jooga wuu qayilaaya marna wuu hurdaa 😂😂😂😂2024

  • @user-gb2xh5pl2h
    @user-gb2xh5pl2h หลายเดือนก่อน

    Gacanta markuu taagay waxaan moday inuu dhihi doono stop wallaahi thumma wallaahi

  • @abdimohamed-td9fx
    @abdimohamed-td9fx หลายเดือนก่อน

    Nacas dowladdii farmaajo bur buriyay wadankana meesha dhigay

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x หลายเดือนก่อน

    wlhi thuma wlhi
    qaadka xilligi farmaajo muxuu ugu hadli waayay

  • @MohamedAbdullahi-ke6un
    @MohamedAbdullahi-ke6un หลายเดือนก่อน

    Ethiopian ku waxay ku mashquulsnyihiin in ay dalka soomaliya qabsadaan bal soomalidu maxay ku mashquulsnyihiin ?
    Qabyaalad 😂

  • @Hadiyadaalle
    @Hadiyadaalle หลายเดือนก่อน

    Shiikh sharif xiligaga wala soo gudbe mel hasoo tagnan nabada maku dhibte suma walahida maa hilmamte

  • @mohamedhajji5995
    @mohamedhajji5995 หลายเดือนก่อน

    Tuug call baxs abey axmadaa ku soo adeegsaday

  • @abdulkadirhalane6402
    @abdulkadirhalane6402 หลายเดือนก่อน

    Waaxs shaqo nin wayn ma ahan Shiikha wax kalle nodir

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 หลายเดือนก่อน

    Haaa shabaab aa lajirtiin 😊

  • @abdimajiid4695
    @abdimajiid4695 หลายเดือนก่อน +2

    shariifoow shabaab been baad ka shegtay in awooddoa ey hadda xoog badantahay been waa xaraan sida shabaab laladagaalamay ma jirto dowladaan horteed

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @mahmoedahmed7587
    @mahmoedahmed7587 หลายเดือนก่อน

    Somaliyeey maalinkasta ruux calanka u tuma markii uu dantiisa gaarana dhiiqo ha idin dhex fariisiuo fadlan marka hore ka fiirsada waxa aad rabtaan inaa xilka u dhiibataan

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka หลายเดือนก่อน

    war orodoo shaqo yeelo aan aheen sanad walba inaad u tartantp madaxweyne waa lagu dooran waayey aragagixisada adaa dhalay naga hor leexo wajigaa ha gubtee foolxumo badneede shariif biijoole shaqo kale raadso aragagixiso ayaa tahay aqoon ma lehid mukulaal meeshay mac ugu baratay macluul ugu dhimataa sanad walbo waa soo socdaa xitaa ma xishoonayo shaqo aan madaxweyne aheen ma raadso taqaanid miyaa madaxweyne hal mar ayey kuu martay aqoon uma lehid mar dambe kumadooran doono ee walaalow na dhaaf istubid dog yahow

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 หลายเดือนก่อน

    Shariif waa ninkii horseeday in Soomaliya gudaheeda madax weyne lagu doorto cabdirashiid Ka dib. Waa ninkii shabaab Xamar Ka saaray. Waa halyeey run ah.

    • @shariifkhaliif980
      @shariifkhaliif980 หลายเดือนก่อน

      Rajo lagama qabo dalkaan in aad villa somaliya fariisatid,jufa hoosaafka aad tahay ayaa kursiga ku fadhiya,abgaal maanta ayaa ugu dambeysa.dalkaan wuxuu madaxda u gelayaa DAAROOD.

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 หลายเดือนก่อน

      @@shariifkhaliif980 Shariif makala jecelaa cida villadda fadhida haday jid wanaagsan dalka Ku hagayaan.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf หลายเดือนก่อน

      ​@@shariifkhaliif980hawiyaa xamar leh xaarood miyaa xamar wx ka ah

  • @abdifarah6242
    @abdifarah6242 หลายเดือนก่อน

    Adeer dadka beenta kala tag shabaab aabahood ayaa tahay

  • @SucaadoSaalax-l6e
    @SucaadoSaalax-l6e หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @abdulkadirsaneey736
    @abdulkadirsaneey736 หลายเดือนก่อน

    Shiikh shariif umul miyaa hillman dhawaa

  • @yonismayow96
    @yonismayow96 หลายเดือนก่อน

    Shariif ithopia ka hadal iyosaxibadada itopia ka kenay been hala shigshigine

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er หลายเดือนก่อน

    Asc hadal macaan aan caloosha jirin baad nagu wareeriseen tuugo ayaadtihiin madax soomaaliyeed idinma dhihi karee

  • @Abukar-c6y
    @Abukar-c6y หลายเดือนก่อน

    Somali Somali baa leh ❤ somaliyana masuul ayeey leeddahay tankale qof shaqo u soo Qabtay Somali ma ahan in uu ka hadlo waxyaabahaan camal

  • @abdimajiid4695
    @abdimajiid4695 หลายเดือนก่อน +1

    shantii sano ew farmaajo joogay oo uu keenay isaga iyo walaalkiis qaadka ka so gala itopya maxaad u hadli weysay waa yaab jaad uma maleynayo in la joojinkaro

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 หลายเดือนก่อน

    Beenaale ka dadaab ah oo faashil ah baad tahay. Been iyo dacaayad arsaaqada ku raadineysa. Daroogada halga hortago miyaad u badashey sidi aad lacag ku heli lahayd. Arsaaqada Ilaahey baa bixiya iska masax been abuurka. Somalia oo dhan baa daroogada ka shaqeysa siiba Puntland lkn isagu ma dhihin Madaxda ayaa daroogo ka ganacsada.

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 หลายเดือนก่อน

    AS&Farmajo,Ninkii sameeyay miyaa wali siyasad u hanqal taagayo? Iska aamus in lagu xiro ayeey aheyd Qaa'inu waddanka Shariif.

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 หลายเดือนก่อน

    Isku xishooo xishoodka alaha kaaqaadeee

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE หลายเดือนก่อน

    Hada maad xasuusatay qaadka markay soo dhawaatay doorashada miyaa miirka kuu soo laabtay

    • @MubYus
      @MubYus หลายเดือนก่อน

      Hada haduu in uu sheego waa Sax, waxaa ka sii xun in uu aamuso.