Heestii Nabsi Waa Balaayee Lyrics Aun Yaasiin Axmed Digfeer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 4

  • @hassanabdi2706
    @hassanabdi2706 ปีที่แล้ว +1

    Caawa taariikhdu waa 4/11/2022 ha iiahaato xasuusta sanadkan siidhamanayo

  • @HassanNasir-vc7ip
    @HassanNasir-vc7ip ปีที่แล้ว

    Dookhaagu badanaa ileen beriba waa nooc balan kaynu dhiganay sow adigaan katala baxay aun ader nuur jiis iyo alfann gidfeer

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Dhulka oo barwaaqo ah
    Anigoo bulsho ahoo
    Banka jooga Qoraxay
    Sow markaan is baranay
    Bidhaantaada kumaan arag
    Sidaad tahay bil dhalatiyo
    Biyo wabi dhexdoodoo
    Bahaladii yaxaaskiyo
    Jeertii sow imaad barin
    Baashaalka galabtii
    Markaan joognay beeraha
    Aaway baaqdankeenii
    Jacaylkii ma baa bay
    Anigoo u baahan
    Bidhaantaada inanyahay
    Ayaan buulka reeraha
    Ku baryaa Habeenkii
    Nabsi waa balaayee
    Waadigan bulada ciyaaree ka boodee
    Had maad booyi doontaa
    Ana aan tuman baloolay
    Caku barashadii yahay
    Dhawr beri hortood
    Sow Lamaan bukoonoo
    Beerkiyo wadnaha
    waxaad moodo bahaloo
    Bini aadmi ila qabin
    Boga igama haystaan
    Baadkiina kama Go'in
    Biyihii kolay tahay
    Maruun baan bogsoonoo
    Hadii aan naftani bixin
    Anigoo bed qaba
    Adna ay bestaa noqon
    Dumar haw badnaadee
    Bini aadam waa saase
    Markaad taadii bogatay
    Miyaad Laba Boglaysay
    Nabsi waa balaayee
    Waadigan bulada ciyaaree ka boodee
    Hadmaad booyi doontaa
    Ana aan tuman Balooleey
    Raxmaanku haw naxariisto AUN Digfeer

  • @abdinuurxasan8855
    @abdinuurxasan8855 2 ปีที่แล้ว

    Wooow