Heestii Masku Johoradiisiyo Lyrics Aun Yaasiin A Digfeer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 3

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 หลายเดือนก่อน +2

    00:01 Masku Johoradiisiyo
    00:01 Jeexyaduu ilmaha dhigo
    00:01 Kama jeesto mirashadda
    00:01 Naf wax jecela daymada
    00:01 Jaangooyadii horre
    00:01Jidmar bay ka dhigataa
    00:01 Jeexaygii midigeey
    00:01 Annigana jeedaaladaadii
    00:01 Surkaa I jabbanee
    00:01 Marmar baan jaleecadda
    00:01 Waxaan kaaga jeeddaa
    00:01 Addoo joogga addoo
    00:01 Jooga meel cir jiitamay
    00:01 Jilbaha dhiggay xareedana
    00:01 Jir da'ay mirray
    00:01 Marna waxaan kaaga jeedaa
    00:01 Addigoo dhex jiciirsadday
    00:01 Meel jirridda geedkiyo
    00:01 Jiicii Sarreeyoo
    00:01 Jiqi Jirridda Laamuhu
    00:01 Isku Jeeni qaarmeen
    00:01 Cirkana jarar carceersaday
    00:01 Intay jeex dhan qariyeen
    00:01 Tog dhaysaha kusoo roggo
    00:01 Biyihii Lasoo raffanayoo
    00:01 Jeegaan ku kala badhay
    00:01 Uunku uu jidbooddaa
    00:01 Oon jamashaddaadii
    00:01 Jalbi qaadan waayoo
    00:01 Jibbaad Ollalayeeee
    00:01 Sidda geed Jid dheeriyo
    00:01 Jirrin dhagaxle soo maray
    00:01 Maw junuunucdaayoo
    00:01 Siddaan kuugu jeel qabo
    00:01 Adna maw Jiraban tahay?
    00:01 Mar xasuus Jilbaha iyo
    00:01 Jaaha maysa saarraa?
    00:01 Marra Jiidh dubaaxsiya
    00:01 Alla mayga jeeddaaa
    00:01 Hooy jamashaddaadii
    00:01 Jalbi qaadan waayoo
    00:01 Jibbaad Ollalayeeee
    00:01 Sidda geed Jid dheeriyo
    00:01 Jirrin dhagaxle soo maray
    00:01 Maw junuunucdaayoo
    00:01 Siddaan kuugu jeel qabo
    00:01 Adna maw Jiraban tahay?
    00:01 Mar xasuus Jilbaha iyo
    00:01 Jaaha maysa saarraa?
    00:01 Marra Jiidh dubaaxsiya
    00:01 Alla mayga jeeddaaa
    00:01 Mise Juuqladda faalada
    00:01 Annaa jiifi waayoo
    00:01 Jawaabtaadii waayee
    00:01 Inaan Jirraba maad Ogide
    Hees xusid mudan heestan waxaan 6 Sano ka hor kaga faalooday hoygii canjiladaha Cudoonaa ee #MUDUGBOYCHANNEL. Thanks Laylis.👍

  • @kingpower9722
    @kingpower9722 หลายเดือนก่อน

    Fanaankan lagama sheekeeyo qisooyinkiisii, wuxuu ahaa fanaan qiso ka heesa oo inta badan wax odorosa waxbadana ka hadlay arimaha qabyaalada iyo eexda qabiilka...

  • @siciidmaxamed7432
    @siciidmaxamed7432 2 ปีที่แล้ว

    Midhaha heesta: Yuusuf Maradoon Cali.