laylis channel
laylis channel
  • 55
  • 10 082 761
Heestii Miyaydaan Warkayga Hayn Aun Khadra Daahir Cige Kaban Lyrics
Miyaydaan Warkayga Hayn
Wadnaha Iyo Waaxyahayga
Waraabe Inuu Cunaayon
Wad Iyo Bahal Guri La Joogo
Khadra Daahir Cige Kaban
มุมมอง: 4 136

วีดีโอ

Heestii Canabey ilaahay Aun Digfeer Vs Siraad Cabdulle
มุมมอง 17K8 หลายเดือนก่อน
Canabeey Ilaahay Cimrigaaga Dheeree Caaraafna Kuma Bado Kaa Xoree Cadaab koo Haku Seexan Ciil Beri Curadkeedu Wiil Iyo Tafku Caanaley Noqoy
Heestii Nabsi Waa Balaayee Lyrics Aun Yaasiin Axmed Digfeer
มุมมอง 13Kปีที่แล้ว
Hees Xus Iyo Xasuus Mudan
Heestii Barnaay Lyrics Aun Maxamed Saleebaan Tubeec
มุมมอง 22K2 ปีที่แล้ว
Hees Xusid iyo Xasuus Mudan
Heestii Adduunyada Nin Dhoofiyo Lyrics Aun Maxamed S Tubeec
มุมมอง 13K2 ปีที่แล้ว
Codkii Aun Maxamed Saleebaan Tubeec
Heestii Xuural Cayn Lyrics Kaban Aun Cumar Dhuule
มุมมอง 221K2 ปีที่แล้ว
Hees Xus Iyo Xasuus Mudan
Heestii Riyo Lyrics Kaban Aun Maxamed S Tubeec
มุมมอง 176K2 ปีที่แล้ว
Heesta Riyo Erayadii Abwaan Xasan Yuusuf Qawdhan Laxanka?
Heestii Beryo Caashaqaygii Lyrics Kaban Aun Yaasiin A Digfeer
มุมมอง 13K2 ปีที่แล้ว
Codkii Aun Yaasiin Axmed Digfeer
Heestii Indhahayga Ooyayoo Lyrics Aun Cumar Dhuule Ali
มุมมอง 22K2 ปีที่แล้ว
Xasuustii Aun Cumar Dhuule Ali
Heestii Dhalandhool Lyrics Bashiir Ibraahim Abdi Kaban
มุมมอง 8K2 ปีที่แล้ว
Hees Xus Iyo Xasuus Mudan
Heesta Waa Lagu Sitaa Lyrics Aun Cumar Dhuule Kaban
มุมมอง 11K2 ปีที่แล้ว
Hees Xus Iyo Xasuus Mudan
Heesta Beer Jacayl Lyrics Xabiiba Xasan Tooxoow
มุมมอง 9K2 ปีที่แล้ว
Hees Xusid Mudan
Heestii Shabkax Lyrics Abdalla Yuusuf Hanuuniye
มุมมอง 21K2 ปีที่แล้ว
Codkii Iyo Kabankii Abdalla Yuusuf Hanuuniye
Heestii Hasha Labada Geel Jecel Lyrics Abdalla Y Hanuuniye
มุมมอง 13K2 ปีที่แล้ว
Heestan Waxaa Curinteeda Lahaa Abwaan Xaashi Yuusuf Warsame Laxanka Hanuuniye
Heestii Masku Johoradiisiyo Lyrics Aun Yaasiin A Digfeer
มุมมอง 18K2 ปีที่แล้ว
Hees xusid Mudan
Heesta Babaaygii Jamaamiyo Lyrics Aun Maxamed Mooge
มุมมอง 17K2 ปีที่แล้ว
Heesta Babaaygii Jamaamiyo Lyrics Aun Maxamed Mooge
Heesta Dad Haddaad Is Qabataan Lyrics Aun Axmed Mooge
มุมมอง 155K2 ปีที่แล้ว
Heesta Dad Haddaad Is Qabataan Lyrics Aun Axmed Mooge
Heestii Luggooyo Lyrics Binti Cumar Gacal Original
มุมมอง 44K2 ปีที่แล้ว
Heestii Luggooyo Lyrics Binti Cumar Gacal Original
Heesta Kii Dhaba Jacaylkuna Lyrics Aun Magool Kabankii Aun Jiim
มุมมอง 59K2 ปีที่แล้ว
Heesta Kii Dhaba Jacaylkuna Lyrics Aun Magool Kabankii Aun Jiim
Heestii Wareegtaa Waa Silsiladeey Lyrics Salaad Derbi
มุมมอง 8K2 ปีที่แล้ว
Heestii Wareegtaa Waa Silsiladeey Lyrics Salaad Derbi
Heesta Godob Jacayl Lyrics Aun Yaasiin Axmed Digfeer
มุมมอง 124K2 ปีที่แล้ว
Heesta Godob Jacayl Lyrics Aun Yaasiin Axmed Digfeer
Heestii Caga Dhigo Lyrics Aun Cumar Dhuule Kaban
มุมมอง 35K2 ปีที่แล้ว
Heestii Caga Dhigo Lyrics Aun Cumar Dhuule Kaban
Heestii Lahashada Kalgacalkaan Lyrics Aun Jangow Iyo Siraad Cabdulle
มุมมอง 132K2 ปีที่แล้ว
Heestii Lahashada Kalgacalkaan Lyrics Aun Jangow Iyo Siraad Cabdulle
Heestii Gacaladaydii Maxamuud Xaaji Cali Gaywarow
มุมมอง 131K2 ปีที่แล้ว
Heestii Gacaladaydii Maxamuud Xaaji Cali Gaywarow
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
มุมมอง 579K2 ปีที่แล้ว
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
Heestii Afka Lagama Sheegtoo Lyrics Khadra Daahir Cige
มุมมอง 9K2 ปีที่แล้ว
Heestii Afka Lagama Sheegtoo Lyrics Khadra Daahir Cige
Heestii Qarad Lyrics Xasan Adan Kabankii Daa,uud Durbaankii Goobe
มุมมอง 15K2 ปีที่แล้ว
Heestii Qarad Lyrics Xasan Adan Kabankii Daa,uud Durbaankii Goobe
Heestii Webiga I Sitee Lyrics Khadra Daahir Kabankii Aun Daa.uud
มุมมอง 36K2 ปีที่แล้ว
Heestii Webiga I Sitee Lyrics Khadra Daahir Kabankii Aun Daa.uud
Heestii Ruuney Waxaa La Yiri Lyrics Saalax Iyo Khadra
มุมมอง 200K2 ปีที่แล้ว
Heestii Ruuney Waxaa La Yiri Lyrics Saalax Iyo Khadra
Heestii Markaan Talo Meel Dhigaba Lyrics Khadra Daahir
มุมมอง 22K2 ปีที่แล้ว
Heestii Markaan Talo Meel Dhigaba Lyrics Khadra Daahir

ความคิดเห็น

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 วันที่ผ่านมา

    Yawaye, Familyyyyyy murwodumaroo Qiimobadan lagufarxeeeey YariisEey dagan fariidad facyaashay troonEey cadceeddumaroo shamsooy

  • @AbdirahiinaliMohammed
    @AbdirahiinaliMohammed 2 วันที่ผ่านมา

    Farta Boogta Aan Daro Aan Furfuro waxa Dhacay!!. Heetaan waxan Dhagays tay Dabayaaqadii 2023 anoo Qaad Miiro ah ku Cunaya gaalkacyo Mudug Somalia Cwana waa dabayaaqadii 2024 Waxaan Fadhiyaa Addis ababa Ethiopia Ilaahow dbalinta Somaliyed SHAQO wacan Iyo Xasilooni Siih mom Khadara Dahiirna Qabriga alle How Waasiciyo anaga Rabbi Hanooga Daba Naxariso😢👏 Salaamu laah Iga Danbeeyow🙌

  • @Jeedaro
    @Jeedaro 2 วันที่ผ่านมา

    Heestan aaan ban u jecelhahay waxan jogaaa hargysa gar ahaaan sh madar waaa gaaas❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 3 วันที่ผ่านมา

    I like the name laylis Channel. Bacawan and Sahra performed too Riwaayadii (( Bad Jacayl badanaa )) I didn’t know Jango and Sahra also performed

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana 6 วันที่ผ่านมา

    𝗞𝗵𝗮𝗱𝗿𝗮 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗸𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗿𝘁𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝘁𝗮𝘆🔥❤️𝗛𝗲𝗲𝘀𝗸𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗮𝘆 𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗰𝗮𝗹𝗶 𝗯𝗮𝗰𝗮𝗹𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗵𝗿𝗮 𝗮𝘅𝗺𝗲𝗱 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗸𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗵𝗲𝗲𝘀𝘁𝗶 𝘀𝗵𝗮𝗳𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗶𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗯𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮𝗮𝗻 𝗥𝗶𝘄𝗮𝗮𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗗𝗮𝗯 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 𝗸𝗮𝗿𝗶 𝘄𝗮𝘆𝗲𝘆❤😢 18/10/2024 𝗵𝗱𝗮𝗮𝗱 𝗶𝗴𝗮 𝗱𝗮𝗻𝗯𝘆𝘀𝗶𝗱 𝗟𝗶𝗸𝗲 𝗱𝗵𝗮𝗰 𝗸𝘂𝘇𝗶𝗶𝗶👍

  • @MahamudAwsalax
    @MahamudAwsalax 6 วันที่ผ่านมา

    Kulmiye by by

  • @yasinyasta
    @yasinyasta 6 วันที่ผ่านมา

    Ilahy jano fardowsa ka waraabiyo

  • @mustafemaxamuud1260
    @mustafemaxamuud1260 7 วันที่ผ่านมา

    2:14 2:16

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 7 วันที่ผ่านมา

    Heeskan waxa horey u qaaday cabdi cali bacalwaan iyo sahra axmed jaamac heeskan iyo heeskii shafka kaalay igu qabo waxa ay ku wada jiraan riwaayadii dab jaceyl kari waayay

  • @techchannel-iq7on
    @techchannel-iq7on 8 วันที่ผ่านมา

    Kamanka salax markay origanla thh saalaxba ladayay Ereyada dacar Waxay ku jirty warabahi gabgablaha waaGiba ubaryay

  • @JaamacCaare
    @JaamacCaare 8 วันที่ผ่านมา

    soomaliland baa heeso iyo gurmad ba lahayd kadibna yagii ba lagu dulmiyey markasay ka gosten

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 9 วันที่ผ่านมา

    Cumar dhuule baan ka dhex maqlaa codkiisa. AUN ❤😢

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 9 วันที่ผ่านมา

    Wow cabqarigaas kabanka tumayaa tolow waa Kuma tolow heestan siiba Tani waa heesta ugu kabanka macaan heesaha qaaciga ah ee somalida iyo intaan cuud maqlayay kolay marar badan ayay AUN fananadu qaday lkn tan aya cuudkeda SI cajiiba uu hibadiisa USO bandhigay ninkaas tumayaa AUN haduu dhintay hadu noolyahayna alle cimriga how dhereyo howna danbi dhaafee

  • @AbdirahiinaliMohammed
    @AbdirahiinaliMohammed 9 วันที่ผ่านมา

    😢

  • @MaxamedQarfaan
    @MaxamedQarfaan 9 วันที่ผ่านมา

    Helay warkaga

  • @muxudiincabdullahi5656
    @muxudiincabdullahi5656 10 วันที่ผ่านมา

    ❤hees aana maanta ka hor maqal weeye micno wayn baa ku fadhidaa Oo meelo badan loo adeegsan karo Koley marxuumdii lahayd waxay kaga hadlaysay waaqic markaas ah lkn ilaa hada jooga Masuulka soo galiyay waad ku mahadsantahay sxb

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 10 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow kuu naxariiso waraabihii weli wuxuu doonayaa inuu na cunno

  • @XaydarMaclin
    @XaydarMaclin 11 วันที่ผ่านมา

    Yees❤

  • @boqorkashukri7070
    @boqorkashukri7070 11 วันที่ผ่านมา

    Yaa salaam alaha xasuus badana 😢

  • @HusseinHashin
    @HusseinHashin 12 วันที่ผ่านมา

    Husseincade Hashin Horor

  • @NimcoMahdi-x1b
    @NimcoMahdi-x1b 13 วันที่ผ่านมา

    Wow 2016 ilaa 2024 Wan dhageystaa 😂😂

  • @salimsos6931
    @salimsos6931 13 วันที่ผ่านมา

    This person he is Jimi Hendrix of somalia he is the same He played in 12 dtrings he wase in UK but Sorry they didn't see what He has worked with your

  • @BartonBaird-l2m
    @BartonBaird-l2m 13 วันที่ผ่านมา

    Lewis Elizabeth Davis Ruth Williams Nancy

  • @maxamedxuseen3318
    @maxamedxuseen3318 13 วันที่ผ่านมา

    Alle hawu naxaristo codka fayisal iyo kabanka xudayidi Runti waa wax layaable

  • @CabdiShukri-nb1he
    @CabdiShukri-nb1he 13 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉

  • @KhadarXuseen-j2n
    @KhadarXuseen-j2n 14 วันที่ผ่านมา

    Inta Xirsi Cali ka baratay is muujiya.😂

  • @Malyuuncabdinasir
    @Malyuuncabdinasir 14 วันที่ผ่านมา

    alla yaa raxma ustaad jaango iyo siraad

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv 14 วันที่ผ่านมา

    Allah ha Ku naxiduto❤❤❤

  • @amuume
    @amuume 15 วันที่ผ่านมา

    Kulmiye bye bye 😂

  • @Sheydhan
    @Sheydhan 15 วันที่ผ่านมา

    Sheydaanba islaamaha boqol gaaro quud isi dhaha oo faaliya ah falaga oogu yeedha sanamku caabudi warka faaladiisana faahfaahin jinay caabudan u bedeli faraskiisana laga badiye oo gaal jahanama loo raaco ah

  • @abdiyu
    @abdiyu 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @Boodhariofficial
    @Boodhariofficial 17 วันที่ผ่านมา

    Xasan Iyo jiimi Oo is Helay Subxanaka yaa cadiim❤

  • @MohamedcilmiAbdi
    @MohamedcilmiAbdi 17 วันที่ผ่านมา

    Igu dheedidaa ma dho gaaxdey baad tahay mana soo dhawaatide ma midaad u dhalata❤

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 18 วันที่ผ่านมา

    Way hees dhafty❤

  • @MustafeBashka
    @MustafeBashka 21 วันที่ผ่านมา

    Farax kaagi Laga badi 🎉

  • @Hassenshukri
    @Hassenshukri 22 วันที่ผ่านมา

    😮

  • @niciimaabdirahman9174
    @niciimaabdirahman9174 22 วันที่ผ่านมา

    Rabi naxariisti Jano haka waraabiyo awawgay

  • @cabdiraxman2484
    @cabdiraxman2484 23 วันที่ผ่านมา

    Kabankan waa daa uud cali masxaf. Jiim sheekh kabankiisu waacaan kuma khaldamo kuwakale waana ugu turuko badanyahay bilowgaba.

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 12 วันที่ผ่านมา

      Adeer adaan gacanta jiim iyo masxaf kala aqoon ee ka naso magaalada😂

    • @cabdiraxman2484
      @cabdiraxman2484 12 วันที่ผ่านมา

      ​ @@nuurhubane markaan sifiican u dhagaystay ayaan ogaaday inay gacantii jiimtahay kudhufashada riishka meelaha qaar ayaan fahmay waa jiim Aun.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 24 วันที่ผ่านมา

    Sahrascadayyareey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 24 วันที่ผ่านมา

    Yawaye,Familyyyyyy wamaya,wamaya yawaye, Familyyyyyy iyaa iyaa NicmaturabiwanicmalwakiilNicmaturabi, murwodumaroo Qiimobadan fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey Nicmaturabi Nicmaturabi

  • @HamusNasir
    @HamusNasir 24 วันที่ผ่านมา

    Bhi❤

  • @AbdallaSuulay-lh4qn
    @AbdallaSuulay-lh4qn 24 วันที่ผ่านมา

    Heestan Iyada oo carabi ah xagge ka helaya somaliyeey ?

  • @AbdallaSuulay-lh4qn
    @AbdallaSuulay-lh4qn 24 วันที่ผ่านมา

    Allah ilaahow wadanka nabad ka dhiig wllhi dalkayga waan jeclahay iyo dadkayga iyo fanaanti hore ba 😢 Nairobi bn ku dhageysanaya allow umada somaliyeed ugargaar

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 25 วันที่ผ่านมา

    Adduunyo! Waxaan qiirooday markii aan arkay Xasan Sabriyaha dhawaqaas samaynaya oo aan isloodin karin, hadli karin, kici karin balse isku dayayaaya inuu si uun niyad wanaag ah u qoslo una salaama qofkasta oo u yimaada. Xasanow rabbi godka ha kuu nuuriyo, waan ku faraxsanahay in maalmihii u dambeeyey noloshaada aan ka mid ahaa dadkii dareensanaa muhiimadda aad u leedahay umaddaada ku dayacday haba yaraatee si uuna iskugu dayey inaan garabkaaga ahaado. Sidoo kale waxaan u mahadnaqanayaa Abdinamaan Yuusuf oo isna caafimaadkiisa garab ka gaystay balse rabbi awooddiisu ay meel martay

  • @IslaamoShiriye
    @IslaamoShiriye 26 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅😅😅😅😊

  • @UgbaadAragsan-uy8zz
    @UgbaadAragsan-uy8zz 26 วันที่ผ่านมา

    Igadaa jcayl😢😢😢😢😢😢

  • @SharifGarcadde-hm7wh
    @SharifGarcadde-hm7wh 27 วันที่ผ่านมา

    Axsan hees

  • @AdanYusuf-l8c
    @AdanYusuf-l8c 27 วันที่ผ่านมา

    Yasalam❤❤❤

  • @MohamedDheeg-q1j
    @MohamedDheeg-q1j 27 วันที่ผ่านมา

    Allaha Unaxariisto Faysal Iyo Muslin Intii Dhimatay inteen a Nool Na Allaha inooga daba naxariisto

  • @MahamedCabdi-p5h
    @MahamedCabdi-p5h 28 วันที่ผ่านมา

    Heestani waa 88kii waxayna kahadlaysaa wakhtigaa wixii taagnaa