Muu Akhriyo Waalidkay | Tarbiyadda ka xumaatay Soomaalida.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo:
    www.aadansahan.com
    Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    TH-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Sahanka Tiktok:
    www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    9- Hadhkii Madoobaa.
    10- Dhagrtii Weyneyd.
    11- Qiraallada Mucaashaqiinta.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- الإسلام بين الشرق والغرب
    4- بروتوكولات حكماء الصهيون
    5- الشيطان يحكم
    6- إسرائيل البداية والنهاية

ความคิดเห็น • 74

  • @sahanka97
    @sahanka97  วันที่ผ่านมา +20

    Buuggan iyo 28 kale ayaad ka helaysaa Website-keenna:
    www.aadansahan.com

  • @Kontaniisa-p1t
    @Kontaniisa-p1t 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Intii aam bilaabay Akhrinta dhiganayaasha tarabiyadaynta caruurta, isbedal weyn oo dhankayga iyo walaalahay ah baan arkay, haba ugu muhiimsanaadan labado ilmood ee guriga ugu yar, kuwas oo sameeyntii ka soo baxayso siiba inanta ❤....

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 วันที่ผ่านมา +17

    Markan bugan akhriyay waxaan gocday kuriinkaygii caruur nimadaydii😢 hase ahaate walidkay khadad saarimayo kuwa aan dhali doono waxaan ukorin sida uugu quruxda badan

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Buuga mahaysaa wllo isagoo pdf ah

    • @ZiyeshJiin
      @ZiyeshJiin 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wll isagoo pff ah maad I heleysaa buugan.

  • @Maskiineyyy0
    @Maskiineyyy0 วันที่ผ่านมา +3

    Mahadsanid❤

  • @XuseenShaxmed-tf6kd
    @XuseenShaxmed-tf6kd วันที่ผ่านมา +1

    Ale hakaa ajir siiyo ustaad❤❤

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Wax fcn oo naguursada allaha na siiyo ugu horayn😊

    • @KONAAL.
      @KONAAL. 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Diyaar maatahay Khadiijooy,🥵

    • @abdikafialiissack5669
      @abdikafialiissack5669 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aamiin aamiin

    • @bintudhabaake5803
      @bintudhabaake5803 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin sami❤

    • @MohamedIbrahimAhmed-fh6dc
      @MohamedIbrahimAhmed-fh6dc 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ubad tarbiyadn taas aa ka horeyso miyaad lee dahy niyey😅

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shayga kaliya ee ugu fiican Nolosha waa In Aanad dhalin Caruur iyo aanan Guursan Fadlan wax ba ha guursan Nolosho waa dhibaato Antinatalism

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alxamdullilaah wallahi anaga waalidadayadu sida aynooso barbaarshen aad iyo aad ayaan uga duwanahay hablaha asaagayna waan la qiironjirey dhibatoyinka lanoolyihiin anoo intan kayarna waan ugu mahadnaqi jirey waalidadeyda markaan arko inin yar walaashi oo haduu doonaba kayar oo wallkeda marka ada kamasuula hadaad edebdaro ku aragto dil deedna meeshay joogtaba wllked soomaro cabsi isu kaajeyso inaalilaah balkwrn ani tarbiyad xumada soomalida taasa ugu necbahay xataa markey waynaadan xidhiidhka 2daa walala kadhaxayneyso siduu ahaan waligiina ahaan maayo kuwa wax isku hura

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Illahayow naga yeeel kuwa aan dhalaankooda caqab ku noqda ee naga yeel kuwa cilmi iyo caalam kale u horseeda

  • @Maxamuudcabdiguuleed
    @Maxamuudcabdiguuleed วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Aadanow inader, jimce Mubarak ikhwani

  • @SUHAIBUPDY
    @SUHAIBUPDY วันที่ผ่านมา

    ماشاءالله

  • @fatima20031
    @fatima20031 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid wllo Aadan

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walal kasoohadal
    Aadan sahan
    Xaalka lubnaan
    Iyo gaza

  • @AxmedKaakaa
    @AxmedKaakaa วันที่ผ่านมา +3

    Aadanoww mawduuca mowliidka kasoo hadall noi

  • @CANABCumR
    @CANABCumR วันที่ผ่านมา +2

    Ninka kaliya LIKETIISA waajib AAN KA DHIGTAY

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aadan khadar cali roble ❤💯

  • @aamirkalif5902
    @aamirkalif5902 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wixiiba hordhac baad ku dhameysay ustaad

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad aadan sahan zxp inoo soo badi badnaamijyadii hore sidaad u duubi jirtey tariiqadaha shaqsiyadaadka

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 วันที่ผ่านมา +4

    Aadanow ayaantan fankii maqnaashiayah ayad nagu dabaqday
    Waanku naxay vidogan anoo gilayn ayu iiiso dhacay nooso badi barneemijyada😂😢

  • @amiramoha2636
    @amiramoha2636 วันที่ผ่านมา

    Aadamkayga😊❤

  • @AyaanleMohamed-q8k
    @AyaanleMohamed-q8k 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aadan wallo waxa aad video ka soo samaysaa, sida bugaagta loo turjumo.

  • @FartuunGambol-dv8be
    @FartuunGambol-dv8be 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naa mayee waan dhalaa😂😂😂😂

  • @maahirmr712
    @maahirmr712 วันที่ผ่านมา +2

    Anaa ugu horeyay🤤😂😂

    • @Binthlm
      @Binthlm วันที่ผ่านมา +1

      Anaa kahoreya😂

  • @MascuudMohometh
    @MascuudMohometh 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    La dagalka nuurka buuga baraamij nooga so samee wll adanaow❤

  • @Zuuhazultaapdizulthaa8933
    @Zuuhazultaapdizulthaa8933 วันที่ผ่านมา +1

    Walidka wada shekysiga waanu isku ficanhy familgy
    But walalka kla duwan ficilada ama hadalada

  • @Abdulhi-d4u
    @Abdulhi-d4u 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nio aadanow. Iskeenka kuma fiicnide sidi hore ku laabo nio

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maqaluhu waa saaxiib😂
    تدل البراءة والطفولة النقية

  • @MUHABARRE143
    @MUHABARRE143 วันที่ผ่านมา

    M.a ❤

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shalay hargeisa abti u ahay suaalo badan
    Abti egu dad muucunwa uu qaniinaa dhiig makaeenaa maya hhh!

  • @SareedoMuhammad
    @SareedoMuhammad 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan akhriyey buugan waxaanan isku dayaa inaan walaalahayga yaryar ku dabaqo lkn dhibaatadaydu waa 10ka qof ee kle xaafada kugula nool cid wax ila fahmaysaa ma jirto😢

  • @malaakalbi7337
    @malaakalbi7337 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alx Allah barigan yara dilista waan ka badbaday way mhdsan yihin walidkay qaabta I moshing waan baa leeyhy aab buu igu badan yhy lkn aabo iyo la soo korin booska waxaa ii buxiyey familyka kle awoowo iyo ayeeyo waan kaftana iyo adeero iyo eedo alx Allah illahy ha ii daayo ciyaalo casir qolqol joog ah baan ahy😂😂😂😂😂😂

    • @Tomleeali0
      @Tomleeali0 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      mashALLAH allah ku siyadeyo

  • @nasramaxamuud123
    @nasramaxamuud123 วันที่ผ่านมา +2

    Waalidkeena kuwa caruurtooda lashekaysta walidiintakalaba ku ceebsanaya malinbaa xasuusta hooya anaga oo lakaftamayna aya islaan jaarkayaga ahi nootimid hooyo ayayba layaabty kulaha waligay caruurtayda kaftan iyo sheeko iskumaanan darsan maxan kala shekaysn anaba dhalaye

  • @user-fx2zs6kb2h
    @user-fx2zs6kb2h 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc aadan ❤🎉

  • @mustafmascuud5095
    @mustafmascuud5095 วันที่ผ่านมา

    Aadan sahan🫡

  • @ajmala522
    @ajmala522 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo iyo aabo waaba lasheegeysanaa habeenwalba hooyo waxaas baa dhacay waan usheegnaa waxwalba aanlayaabno taasna ceebmawa aha in hooyo iyo aabo lalasheekeesto lala kaftamo

  • @SaalaxudiinCabdicasiis
    @SaalaxudiinCabdicasiis วันที่ผ่านมา +2

    Adeer maad dhalinba😂😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mayee wana dhalaa seed wax leedey😂😂😂

  • @malaakalbi7337
    @malaakalbi7337 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walhi kaftan adero waxaan malin igu haystay xagga iyo jilalka kala sari lahaa kala sari lahaa 😂😂😂😂😂😂wali ciyaalnimo aad uu mcn ban qatay halmar yaa dib ii caliya😅😅😅😅waan uu xiisay bee😂😂😂😅😅

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka hadda raba inay guryo dhisaan sigaara waa usii muhiim

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali hadan nahy we need healing from generational trauma for us to produce trauma free people

  • @MotherteresaAyan
    @MotherteresaAyan วันที่ผ่านมา +1

    Adan sahanow waa ku nacayba wax bn ku waydisan kadibna ship ba iska dhihi 🤭uff

    • @KONAAL.
      @KONAAL. 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oocadaa,🥵

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @Fahadbeloved-v1m
    @Fahadbeloved-v1m วันที่ผ่านมา

    Thanks ustaad

  • @AxmedKaakaa
    @AxmedKaakaa วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen วันที่ผ่านมา

    aad iyo aad buu uburbursanyhay bulshadenu dhinacad eegtaba isma lihi cilmigi aan kaga hadli lahaa hawshas inan hayo o maba hayo lkin markaste on podcast ama maxadiro qaniya amaba maclumad guud aan helo bulshadena faqirnimadeda ayan arka

  • @ismailabdisalan1618
    @ismailabdisalan1618 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉

  • @MaryamaKeyf-jy2eb
    @MaryamaKeyf-jy2eb วันที่ผ่านมา +1

    Wan iibsadey lkn wali ma akhrin

    • @HamzaWlldass
      @HamzaWlldass 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Inted kaibsate

  • @MohamedSiciid-y3u
    @MohamedSiciid-y3u วันที่ผ่านมา

    Ta ina haysata waxay weeye taas. ... ... ..,,,diinta dadaan rumaysnaynbaa ka fa iidaysanaya

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle วันที่ผ่านมา

    abti ilasoo xiriir sawirada thumbnail ayaan kaa caawin lahaa❤

    • @Tomleeali0
      @Tomleeali0 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      mashallah xirfadaada allah ku barakeeyo lkn aadan wax qarash haka qaadin , waa iga kaftan 😂

  • @AbdiweliJaamac
    @AbdiweliJaamac วันที่ผ่านมา

    Nio wan ku salmay zxp adan ee bugatan qdf ma ku helayaa googleka zxp

    • @calmpoi2028
      @calmpoi2028 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Chanel ka Somali books bad ka helysa. Telegram ka

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Akhriyey midhna oa fahmi waayey oo atomic habits akhriyey wax saasina iiga kordhi waayeene tolow maxaa siya

    • @westy937
      @westy937 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ku celi

    • @williamwilliam1337
      @williamwilliam1337 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@xamdijaamac ma aadan falan qayn ee kaliya waxad u akhriday siaad isaga dhaadhiciso inad akhriday say ila tahy ee ku noqo

    • @xamdijaamac
      @xamdijaamac 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@williamwilliam1337 may wllo buugta iskama akhriyee saan wax uga faa,iidaan u akhristaa lkn labadaa buug fahankoodu igu adkaa

  • @MumtaasNaasir
    @MumtaasNaasir วันที่ผ่านมา

    😂😂😂