My definition of love Jacaylku waa dareen ,naxariis ,isixtiram, is,aamin, isutanaazulid iyo isfahan iyo isqadarin kaasookadhaxeeya laba qofoo iscalmaday❤
Anigoo aan waxba kala socon dunida waxa ka dhacaya 2021 ayuunbuu aadan gacanta iqabtayoo i tusay waxa jira iyo qaabka la rabo in uu qofku ufakaro u hadlo udhowrsoonaado wax u akhriyo iwm. Yacni waxaan ka wadaa maalinka vidioyadiisa bilaabay inan daawado ilaa iyo maanta farqiga u dhaxeeyaayi waa kaaf iyo kala dheeri
Jacaylku nolosha waa u dhankasta waxkasta jacayl iyo wanaag ayeynu ka rajeynaa laakiin jacaylka waxa Uu waxba yahay noqdaa markaad gabadhkasta ama ninkasta la afka ciyaarto kadibna aad noqoto biriij Marna Laga talaaabayo Marna Laga gudbayo sidaasi qiimaha dhac Weyn Ayey ku tahay naftaada hadii tahay guur u meer raadi qofkii kuu qalmayey balse qodkasta ha eegin ama ha tijaabin in uu ku qalmo hadal badan oo dhihi intaas ayaan Kusoo koobey 🔹
Ustaad waxaad tahay shaqsi wax badan ka badalay fikir aan ka qabay arimaha xidhiidhada jacaylka iyo iyo guud ahaan nolosha qaybaheeda kala duwan, Ustaad Alle swc miisaanka xasanaadka hakuu saaro
Dadka wiilkan oo kale ah aan tageero dhalinyaro si aan isu fahano oo nolosha dhabta ah u dareeno, kuwa dhalinta isku dira o dhan dha dhagaysanina waa dad soo wareeray
Love is enjoying spending time with them. Love is giggling together and sobbing together. Love is being selfish while simultaneously being selfless for each other. Love is " I saw this thing and thought of you" Love is " i remember you told me you loved this" Love is " i am here with you whenever you want me" Love is " I will support you through whatever you decide" Love is " your happiness matters to me as much as mine" Love is " I have seen both the good and the ugly of you and I love each bit of it. I love everything that made you YOU. And I love you" That is how Love is to me
Aaadanow horta mahadsanid sidaad marwalba dhalinyarada waaqica iyo dhan walba uga dhisayso lkn nio arintan markaad yar fiiriso way adag tahay inaad marwalba hesho qof aduun aragiisa iyo hab fikir kiisu top yahay sabab too ah dad badan oo waxaa jira maskax ahaan aana wali sifiican u korayn ama dhisnayn lkn jasad ama jir ahaan un iska ah 😮
Wllakay inbadan kasugayay ariinkas wlhi waxad noqotay macalinkii anigon class ugu xadiirqn waxkabartay adan sahan. Jiro jog 🎉😊
My definition of love
Jacaylku waa dareen ,naxariis ,isixtiram, is,aamin, isutanaazulid iyo isfahan iyo isqadarin kaasookadhaxeeya laba qofoo iscalmaday❤
Kor uqaada veiwska somaliyey liketa usaara wiilka dawashada intay le egtahy liketa gaarsiiya Alaha barakeeyo asagana waaruntiis inta uu kahadlayba
Ani qofaan jeclahay wax kasto waan ugu dulqaadan karaa intaan ka aheyn gacan qaad
Wiilkan aan rag dhan ka so xushay nolosha naga dhaxeysa faqri naagkale shaqo lihi intaba ugama tageen lkn dil ama gacan qaad hadanba Ku arko soy soy
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Naf io maalba wuxu dul dhigaya ninkani inu dadkiisa dhiso allah hakaa abal mariyo wllkeyow waa kuu ognahay ilahow asna culaysyada dunidan ufududeee
Waan ku baryayaaye ustaad noosoo Badi
Buugtaada dhamaan waan aqristay gaar haan qaybaha qoyska lkn wali meel baa I balbalaysa ee noo Soo Badi ustaad ilaahay haku sharfee
Ustaad hadalkan ha yaraysan
Wlhy ustaad aadbaan udhuuxaa kudhawaad eraywalba .
Mawduucyadii ugu muhimsana ayaad ka hadashay ayaantan ustaad
Nio adi caadi aa wax nobartaa ee school iyo jamacad maiska dhaafnaa❤
Haa wlhi wu no shekeya waxna wu na fahansiya comante ma Uma qorin waligey lkn wlhi abal bu nagu leyahay wiilkan ❤
Amantii ugu quruxaned abid aa maqlo 😂🙆♀️🙌
😂😂😂😂 wa sax adan wu u qalmaa@@hibocadar5342
Naftan yari waa legend💯hadalkuba waa intaas ina adeer
sahan waa Jaamacade kaliyeen aan kow ka taagneyn markason wax cusub ogaado waxan ogaada inan waxba ogayn keep going ustad🎉😂
Video gii ugu horeeyey ee aan noqdo qofka u horeeya ee daawada❤❤❤
جزاك الله خير الجزا.
Thank you so much aadan waa mowduuc quruxbadan lakiin wuu gaabanyahay podcast manoogasoo sameekartaa arimaha jacayl ka iyo xiriirada kusaabsan adoo mahadsan ❤️
Fiicnaan lahaydaa inaad bilo ka hor aan maqlo muqalkan 😢
Sxb wali fursad Aya heysata ha noyed jabin
جزاك الله خير 😊
حياك الله اخي ❤ وجزاك الله خيرا ألف مرة بحبك فيالله
Aad baad umahadsanthy ustaad wax xaqiiqa baad sheegty
🙏🙏جزاك ﷲ خير يا اخي كريم❤❤❤
My best teacher adan sahan🎉🎉🎉
mardhow ayaan guursanyaa iisoo duceeya wlaalahayow in ilaahay guurkayga guur khayr ka dhigo 🤲
Anigoo aan waxba kala socon dunida waxa ka dhacaya 2021 ayuunbuu aadan gacanta iqabtayoo i tusay waxa jira iyo qaabka la rabo in uu qofku ufakaro u hadlo udhowrsoonaado wax u akhriyo iwm. Yacni waxaan ka wadaa maalinka vidioyadiisa bilaabay inan daawado ilaa iyo maanta farqiga u dhaxeeyaayi waa kaaf iyo kala dheeri
Ka waran ninka ku xudhan ilaa 2019
@@zackmohelmi8502 💯🧠
Golden voice❤😊
Jacaylku nolosha waa u dhankasta waxkasta jacayl iyo wanaag ayeynu ka rajeynaa laakiin jacaylka waxa Uu waxba yahay noqdaa markaad gabadhkasta ama ninkasta la afka ciyaarto kadibna aad noqoto biriij Marna Laga talaaabayo Marna Laga gudbayo sidaasi qiimaha dhac Weyn Ayey ku tahay naftaada hadii tahay guur u meer raadi qofkii kuu qalmayey balse qodkasta ha eegin ama ha tijaabin in uu ku qalmo hadal badan oo dhihi intaas ayaan Kusoo koobey 🔹
Ustaaad aaad baad u mahad San tahy allla haku barakeeyo saad noogu faa iideyseyyy wlllhi cashir fiiican baaan ka waaateyyy❤🎉
Ilaahy cilmiga iyo caqligaba haku barakeeyo wll❤
Mawduucyada la xidhiidha dhisida bulshada xooga noo saar badalka qadiyadaha siyaasaded ustaad
Ustaad waxaad tahay shaqsi wax badan ka badalay fikir aan ka qabay arimaha xidhiidhada jacaylka iyo iyo guud ahaan nolosha qaybaheeda kala duwan, Ustaad Alle swc miisaanka xasanaadka hakuu saaro
Adan sahan jamhadihi wadanka burburiyey kasoo hadal iyo arimaha sirdonka
Somaliyey 2024 jaceyl wax la yiraahdo ma jiran wlhi Haddad jaceyl raadiso adiga un baa lumaayo maalinkaad isfilnaasho dhaqaale garto guurso qofkaas aad guursatey ha caburin faraha leedahay Ka qaad nolosha qiyaaliga ah kasoo bax wxii mihiimadiina ah Isla kaashada
Alle ha ku barkeeyo arinkaas in badan Waan arkaayey
Aadanoow soo jeedintii hore❤❤❤❤❤❤hadalkaagii horee deganaa sxb ku soo gudbi mar mar
Ku saliyya rasuulka ilaahay maxamed scwsalam❤❤❤❤
Sanadkani jeceyl majiro wlhi ❤ thnk u wll
Fikead qaldan ayaad video ga kaqaadatay wllshayey
Mnshlaah
Abaalgaaga jno alle alaa hka dhigo ustad ❤
Mahadsanid sxp aden
Mansha allh
Kaliya inantii kuu qalmi lahyd jacayl aan xad lahyna kuu qaadi lahyd kaa maqan aadan
Ka ducayso hooyadaa waad helaysaaye❤
Dadkii sida cadi loo kariyey baad ka soo hadhay adan kaligay baan moodayey in aan fikirka qabee
Thanks wloh sahanaw ❤❤❤
Aadan khadar allaha ku barkeyo walal qaliya
Shugrn usdat
Wa duni layaable 😮 oo nin anu jacayl kudhi cin jacayl ka shee kay nayo
Zxp qaabkii hore ee video usoo dhigi jirtey kusoo celli
M.a wall allha ku xafido
Mhdsanid ustaadi❤
Ustaad sahan
Jaantuska iyo muuqaalku isma laha ustaad.
Runtii Waxaan Dhihi Karaa JACAYLKA iyo Axwaashiisa Waxaa Nagaga Filan Aayadaas Aad Sheegtay Ustaad 😊😊😊 Runtiina Sidaan Baaritaan Ugu Sameeyey Una Dhex Galay JACAYLKA Waxyaalo Badan Ayaan Ogaaday iNDHAHAANA iikala Furmay 😊😊😊
Mahadsanid Ustaad 😊😊❤❤❤
Talo iyo tusale wax Ku ool ah Alle hakaga abaal mariyo sxp aadan
@Sahanka 👏🏽👏🏽👏🏽
Mi teacher respect ❤
Thans aadanow wll❤
Mashallah balse barnaamijkan maqal ayuu kuficnaa malaha Kan podcast gana muuqaal
mhdsanid ❤wll
Aadanoow fidradu sida saxda ah bay markasta ushaqaysa Ani markasta waxaan isku dayaa inaan caadifada xaka meeyo garaadkana si saxa UGA shaqaysiiyo waxyaabo badan oo sameeyo anoon aqoonteeda lahayna hadhaw way iisaxmaan
Abti Fikir kagad ka hadashay la yaab mali hid lkin isku fikir ma nihin wllo
Adan wll shukrann
Xage lagalaso xidhikaraa Arin kuyar weydinlaha chase
Wll emailkiisa kala xidhiidh
Thanks
Aadan waa qof dhinackasta ka dhisan😊
man jeclayn inan comment so qoro balse walaalayaal manta hooyo ayaa iga xanusanysee waxan si naxariis leh idinkaga codsanayaa inaad aniga iyo hooyo ba nosoo ducaysan Please🙏
Wll.alle cafimad dagdaga hoyo iyo adigaba hanisiyo istiqfartana badi wll 😢
Lkn diidmada gabadhu waa in aanay samayn kuyeelanin Ixtiraamka.
Dadka wiilkan oo kale ah aan tageero dhalinyaro si aan isu fahano oo nolosha dhabta ah u dareeno, kuwa dhalinta isku dira o dhan dha dhagaysanina waa dad soo wareeray
Aadanow markaad you tube muqal sogaliso markiiba tiktok hagayn maalmo kadanbaysii you tube ku kor ha ukacee
First adanow dhalinyro wixii shaqo Doon ah ila so xariira
Mashaqaad hysaa
Love is enjoying spending time with them.
Love is giggling together and sobbing together.
Love is being selfish while simultaneously being selfless for each other.
Love is " I saw this thing and thought of you"
Love is " i remember you told me you loved this"
Love is " i am here with you whenever you want me"
Love is " I will support you through whatever you decide"
Love is " your happiness matters to me as much as mine"
Love is " I have seen both the good and the ugly of you and I love each bit of it. I love everything that made you YOU. And I love you"
That is how Love is to me
Noo soo badi wll❤
Adan yaa igu sheega inaan jacelay😭😂
Qofkan aad ka sheekaynayso wali ma QAAN GAADHIN 😁😂
Aad baad u mahadsantahay walaal Aadan guulayso labada daarood
Shaqo la'aan kasoo hadal wll
wuu ka hdly
Aaadanow horta mahadsanid sidaad marwalba dhalinyarada waaqica iyo dhan walba uga dhisayso lkn nio arintan markaad yar fiiriso way adag tahay inaad marwalba hesho qof aduun aragiisa iyo hab fikir kiisu top yahay sabab too ah dad badan oo waxaa jira maskax ahaan aana wali sifiican u korayn ama dhisnayn lkn jasad ama jir ahaan un iska ah 😮
Asc Brother waxaaan rabey inaaan soo gatO Bookta aaad turjumtey waxan Rabey 4 Book ( Hayaaankeygii rumeynta , And then there were none , Qiraallada mucaashaqiinta iyO waan kU salaamay saaxib ) Waxan jooga magalda BurcO halkeen ka Helaaa wll 🙌
zxp ira books baad ka helaysaa facebook page kooda booqo online ahaan bay guugu keenayaan
Iqra Books online hargesia joogan wee ku kenayan face booka ku qor magacaas wll
@@juweriyaabdihakim1287 ok Mahadsanid wll 🙌
Aadan sahanoow video aad waalatay baan tiktok ku arkee
Wali maan cilaaj lagu geyn😅😅😅
Aadan
❤😂
Wr waxan MICROPHONKA XIDHO CODKAGI AYA MADHAXE SI FICNA LUGMA MAQLE
Keep going
Su aal waligaa ma hal marbaa lajeclaada wax hadna jacylku mdhmaada
ani waxaan kafaaiday jacaylka wakhtilumis intad wax akhrinaysay ana jacaylban jilayay manta kulamidban ahan lahaa hadan naftayda ku dadadali lahaa love sory🙏🙏🙏
Fariid❤
Faraxan isku fataxaysano halkan ma jogaa😂😂😂
Macalin
@Adan sahan 🎉Ustaad Sharafi Kor kaaga Ha Aahto
Oln iTa shukasiga ku jirta😅🎉❤
Jaceyl aniga maa ii hadhan yahay horta😂?
Legend
Lkn sxb Aadanow ragan dhaha gabadh an amran raba diinta saas tidhi. Maxad ka aaminsan tahay masalada diiniga ah
Waa lizku faham layhy😢
Jacayl ❤
Aamina ka feker adu de 😂
Adanow hadalkadu hadu dhab kaa yahy ma isku yaacno bowe ilaa 2018ba ku dawadaye😅
Aniguba waxaan aaminsanaa ninku inuu gabadh la hadli karin 2sano kahor lkn hada waan fahmay inay ahayd fikir khaldan
My boy
Fv video ❤
Jaceelow xaal qaado
mahad sanid akhii❤
❤❤🎉
Kkk taliye noqo wa sax 😂
Aadan’s ex is watching and crying the corner 😂
Naag lacagsii oo abaal ugal kaw