Wlhi ma firiyo kuwa iga sareya e allah ayan umahad celiya weliba ree qaza ayan firiya o an dhaha allahayow ugargar ani nimcada haysta amni guri cuno waxbarasha cibado alx waxa rabo allah isiya alx re qaza firiya gaajada guri la,anta gantal cuno u ah biyaha muhimka ah xita mahaystan allow ugargar re qaza all Muslims around the world
دع المقادير تجري في أعنّتها ولا تبيتنّ إلا خاليَ البالِ ما بين غَمضةِ عَين وانتباهتها يغير الله من حال إلى حالِ فكن مع الناس كالميزانِ معتدلاً ولا تقولن ذا عمي وذا خالي فالعم من أنت مغمورٌ بنعمتهِ والخال من أنت من أضراره خالِ ولا يفك الرأس إلا من يـركبه ولا ترد المنايا كثرة المال
Lakiin qorshaha bil kasta aa degsato wax dhib eh maahan😊mana ka dhigano in aan ilaahey la maamulo aduunka😢 taas ayaan aaminsanahey😮malin walba qalbigaga geerida ku haay lkn hadafka noloshaada haga tagin inshaa allaah
Soomalidii Wadankooda Geeri iyo Gaajo Uga Cararey Ayaa Maalin Walba Ku Geeriyooda Mareykanka Uk iyo Wadamadii Gaalada Oo Ay Aadeen Marka inaan Wadankeena Geerida Ku Sugno Wax Noo Dhaanta Mapahan
Mahadsanid Wll is xasuusinta Nolosha Dambe waa Arin ubaahan nahey wakhti walbo in la Ina xasuusiyo waana Wxa ugu fcn Dunida video gan bilaaw ilaa Dhamaad Wxan umahadcelinaayey Allah SWTC Aad Baaad umahadsan tahey Clipkan Neh Wxa uu ku noqonayaa mid Mantey iyo Beri Aad Allah uga Mahadcelin doontid in Aad video gan Soo Duubtey Sbbto Aniga Save for ever eh aa Saartey wakhtiga culeys yar Dareemo si Aan udhageysto Daacadi (Alxamdullilah)☝🏾💯❤️wakhti walba 👍🏾💯
Dhalinyaroy inta aad noshihiin ilaahay ha iloowina dhalinyaronmo yey idin qaadin🙏
Mahadsanid ustaad cumaraw walaal ilaahay amarkii mawduucaas qorshaha fog galabta ayaanba nafta ku canaanayay ,xilqaddani in ay tahay fariin dhanka alle iiga timi baan ufahmay ,adigana alle caafimaadka hakuu siyaadiyo intii kusoo martayna dembi dhaaf hakaaga dhigo.
Kusali nabiga scw
Scw scw
Scw Scw Scw...thanks
Scw scw scw
Scw
Jazakallah walal Cumar
Aduun iyo Aakhiro wax na anfaca ayaad noosoo gudbisaa
Is xasuusinta Geerida waa muhiim
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤
Allle Hanookaadaayo Boowe Ogaansho Halmaalin Ma Moogaankaro mar marka Qaar waxaan siidaawadaa Kuwaan horay u daawaday 👍🏾👍🏾👍🏾
اللهم اشفي كل مريض يتألم 🤲 🤲 🤲 😢
Aduun hawli kama dhama
Intaad hiigso leedahay
Hoheey mawdkuna
Ku hareer socda
Hees ba sida odhan jirtay
Waxa ugu qalisan an haysana wa cafimadka ❤😭🤲🏼
Isma oga nin Urugaysan iyo eelka kii dhigaye
Isma oga dhilada uunsatiyo awga taa'ibiye
Isma oga agoon iyo ninkii abaheed dilaye
Alhamdulillah
Alhamdulillah 😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲
اللهم احسن خاتمتنا وتوفنا علي كلمة التوحيد
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة ❤❤❤
Ameen❤❤❤❤❤
Wlhi ma firiyo kuwa iga sareya e allah ayan umahad celiya weliba ree qaza ayan firiya o an dhaha allahayow ugargar ani nimcada haysta amni guri cuno waxbarasha cibado alx waxa rabo allah isiya alx re qaza firiya gaajada guri la,anta gantal cuno u ah biyaha muhimka ah xita mahaystan allow ugargar re qaza all Muslims around the world
Wll cumar adigoo iga xumananyn lacala hadii aad dhamato bage kaga yaa ku badali doonaa ❤❤❤❤❤
Amiin🤲
اللهم احسن خاتمتنا يارب 😢
Alxamdulilaah ilaahay haynoo barakeeyo waqtigeena caafimaadkana haynoosiyaadiyo wiilkana sacudigana ilaahay ha caafiyo mahadsanid cumar inshaar
Shukhran wll Waa qiso kuxasuusinaysa daciifnimada insaanka kuna baraysa isdhuldhiga iyo shukhrinta nimcada Alle wayne
40 qof ducadooda wala aqabalaa iso duceeya saxibyaal
Amin
Alle ha ku sahalo
alle hakuusahlo
سبحان الله
والحمد لله
ولا اله الا الله
والله اكبر
ولا حول ولا قوة إلا بالله ❤❤
❤
اللهم اغفر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات 🤲🤲
Alhamdulilaah yaa rabi walaalahay muslimiinta ah allow caafi☝🏿🤲🏿
Waa runtaa wlhi cumar xalay ayaa ani naqaska igu dhegy wlhi waxaan ku sigty heeer ka aan garay geeri ilahay ayaan wadeystay dembi dhaaf marka nolasha waaa halgan
Mxa ku helay bisinkee sxb
Legendnow Quranic songs wxn eey gaaladu leeyihiin ma carab baa samaysay msise waa reer galbeedka😢arinkaas warnagasii oo mowduuc kasodiyaari weligay wx kanaxdin badn oo agtayda iyo naftayda ugu xun ma daawan mana arag😢xitaa dhimashadii abaahay xanuun intaas leeg laabtayda kuma reeebin subxnllh🙏
Ku Sali nabiga صلی اللّٰه علیــــه وسلم
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mawduucan wlhi dareen dhab ah ayaan kaqaaty thank you brother❤
kusali nabiga scw
Alhamdulillah
Alhamdulillah
Illahay cafimad hasiiyo yarka walalkena Muslimka ah
Ku Sali nabigena scw ☝️
Allah caafiyo Fahad Aduun waa har iyo galab Allah dhamaanteen dambigeena ha dhaafo
Alx alx alx alx evevthing ❤
Afsomali iska hadal libx🎉
Allxamdullilaah. Allaah ayaa mahad le
Alxamdulilaah dheh haddii aad caafimaad qabtid
اللهم اخس ختمنا وتوفنا علي كلمة لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
صلوا علي منقذ البشرية محمدا صل الله عليه وسلم
Allaha caafiyo wixii ilaahey swt keenayo meelna loogamaba dhuumankaro
adrenaline kasoo hadal ustaad Omar inshaar shukran ❤
Wcs Omar Inshaar Jzk kheyr
Habo guuleyso Aduun io Aaqiro.
mansha Allah ilaahayow khaatumada kheyr nagu khatim Insha Allah Omar inshar ilaahay ajar xasanaad Allah hakaa siiyo Anagana Allah hanagu anfaco aamin🤲
الحمدلله الذي بنعمته تتم الصالحات ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
الحمد لله دائما وأبدا ❤❤
Alle swt ha caafiyo aamiin😢
Alx ilahay baa mahad leh caafiamad na. Siiyey
Ilaahey ha caafiyo wllkena fahad muwal
دع المقادير تجري في أعنّتها
ولا تبيتنّ إلا خاليَ البالِ
ما بين غَمضةِ عَين وانتباهتها
يغير الله من حال إلى حالِ
فكن مع الناس كالميزانِ معتدلاً
ولا تقولن ذا عمي وذا خالي
فالعم من أنت مغمورٌ بنعمتهِ
والخال من أنت من أضراره خالِ
ولا يفك الرأس إلا من يـركبه
ولا ترد المنايا كثرة المال
WAA MACLUUMO WANAAGSAN USTAAD
Aan ku salino hppkena scw
Asc cumar wall waxaan kaa codsanaa duco walaaltinimo iyo dhamaan bulshada kuguxiran waxaan lanoolahay cudur ladhaho ASL mudo 3 sano ah gabi ahaan jirkayga shada wuujoojiya marka lagareebo maskaxda iyo carabka oo inyar shaqenayo qoraalkaan asaga ayaan kuqoray micnaha carabka ayaan kuqoray dhaqaatiirta waxay idhaheen waxbadan manoolaanesid yacnii 4 sano camal marka codsi walaal musin ahaan duco ayaaniigabaahanahay iyo hadii wiljar igu caawinkartaan jazaaka allah
اذا أصبحت فلا تنتظر المساء واذا أمسيت فلا تنتظر الصباح.
هذه هي الحقيقة..
ASC WLLE MAASHA ALLAAH CAQLIGA AQOONTA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEYO WLLKEN FAHADNA ALLAHA CAAFIYO CIMILADA ADUNKA YURUB IYO MEEL WALBA AYAA ISBADASHA HARGAB DARAN IYO XANUNO KALEBA WEY YIMAADAN SHARKODA ALLAHA NAGA QABTEE
mansha Allah guul waka
Asc somaliyeey bal isoo booqda bogayga 🎉
Cumar inshaar wll
Subxanalaah yaka soo tuuray kaligiis masoo dhicin ee mala daba galay
شكرآ اخي الكريم..
Waxaad moodaa inaad wax qalbigayga ku jiro ka hadal layiri wlll ❤❤❤❤
Ogaansho zxp keep on
Alle ha shafiyo
Ogaansho is the best
Allah ha cafiyo fahad
mansha Allah guul
Allha Haa caafiyo walhi waa walal Muslim aha
Hadalkada oo koban dunidan inta nooshahay ilbiriqsi walbo kutasho dhimashada kumana xerna waan yarahay
masha Allah allahu akbar allahu akbar allahu akbar
Shukran omar
الحمد الله على كل حال ❤
Lakiin qorshaha bil kasta aa degsato wax dhib eh maahan😊mana ka dhigano in aan ilaahey la maamulo aduunka😢 taas ayaan aaminsanahey😮malin walba qalbigaga geerida ku haay lkn hadafka noloshaada haga tagin inshaa allaah
Aad iyo aad wax walba ilbiriqsi ayay isku bedeli kartaa😢😢😢
My teacher Omar inshaar🎉
ولا تقل الصبا فيه امتهال * وفكر كم صغير قد دفنتا
Fahad allaha caafiyo
Alx for everything 😢
Asc Omar Inshaar kasoo hadal
Kanaalkaaan اغاني القرانية
Tnx ustad
الله يشفيه ويعافيه ويقومه بالسلامة
alx ❤❤for everthing❤❤❤❤❤❤
Allaahu Akbar
الحمدلله بخير الله العظيم ❤❤❤
Aad ayaan ku tageraa zhp 5sano ilaa hada muqaladaada ayaan dawadaa Allah ku xfdo zhp ❤❤❤
Alxamdulilaahi cala salaama
Allah caafiyo 😢
Ku saliya nabiga 🎉❤
Alxamdulilah
Allàha caafiyo fahad almuwalad
Subxaanallaah😢ilaahow noo wada naxariiso😢
Ogaansho sxp su'aal aan go'aan ku qaadan lahay jawabteda in aan ku waydiiyo ayaan raba intee kala soo xiriira
Ninka wax wareeriya muu cunay mise qadarta ALLAH ayaa asiibtay dadka markay wax helaan wey is waa waayaan😢
Allah cafiyo wllken🥹🤲
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صل الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين
الحمد لله ❤
Kawaran qur,aan hadaan qor sheeyo inta aan noo lahay
Allahuma Amiin ❤🤲
Qisadan wiilka hada uu ka shekeynyo mid sxbo nahay ba hda xalada kusugan oo kome kujiro 1 bil pls usoduceya
Ilaaahy ha inoo dambi dhaaafo
Alxamdulillaah allow isagana caafi
Soomalidii Wadankooda Geeri iyo Gaajo Uga Cararey Ayaa Maalin Walba Ku Geeriyooda Mareykanka Uk iyo Wadamadii Gaalada Oo Ay Aadeen Marka inaan Wadankeena Geerida Ku Sugno Wax Noo Dhaanta Mapahan
Uma maleynayo in kaligiis so dhacay 😢 lk ilhey Ha cafiyo
Lugta ubaxday SaaS waaye marka 😢
Mahadsanid Wll is xasuusinta Nolosha Dambe waa Arin ubaahan nahey wakhti walbo in la Ina xasuusiyo waana Wxa ugu fcn Dunida video gan bilaaw ilaa Dhamaad Wxan umahadcelinaayey Allah SWTC Aad Baaad umahadsan tahey Clipkan Neh Wxa uu ku noqonayaa mid Mantey iyo Beri Aad Allah uga Mahadcelin doontid in Aad video gan Soo Duubtey Sbbto Aniga Save for ever eh aa Saartey wakhtiga culeys yar Dareemo si Aan udhageysto Daacadi (Alxamdullilah)☝🏾💯❤️wakhti walba 👍🏾💯
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win win win win win win insha allah aamin scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴
Alhamdulillh ❤❤
Alhamdulillah
إنا لله وإنا إليه راجعون
Allahu Akbar ❤❤❤
Qatumada allaha no tosiyo alx dhaha