MA DHIB BAA MISE WAA DHEEF | QALIINKA DHALMADA | ADNAN & SIRKA PODCAST

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
    Producer: IBrahim CM
    Production: @sultaanfilms
    Follow AS PODCAST on
    / a.s__podcast
    / a.s.podcastt
    / as.podcast8
    Follow SULTAN FILMS on
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    ©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
    #sultanfilms
    #adnan_sirka_podcast
    MA DHIB BAA MISE WAA DHEEF | QALIINKA DHALMADA | C-SECTION
    Caesarean section
    (ولادة قيصرية)

ความคิดเห็น • 220

  • @khadiijoxuseen5497
    @khadiijoxuseen5497 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Runtii waa dhacda xanuun badan ilaahey ha u naxariisto hooyadaas aydoo qiso ahaan looga sheekeenayo baa ilmeeyay kawrm qofkii dul taagnaa aad baa ugu xumahag 😢😢

  • @pretty_yasmine
    @pretty_yasmine 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Dhacdo xnun bdn wye wlhi emotionalkyga dhan ay badashay🥺🥺

  • @fariixa-j8x
    @fariixa-j8x 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Ani anoo 6bil ba leygu dhahy qaliin ba tahay fool haisku dayin marki 9 gaaray dad baa igula tali inaa foosho lkn waa diidi hadalkoda ugu danbeyn Saladi Baan is geeyi alxm waa ley qalay waliba canug hydrocephalus ah ilaah ba mahadleh ii saqiri qalìinki ugu danbeyn cunigina alle iga jecladi hadii qadan lahaa dadka hadalkodi o ahaa foosha sug lkn dr hadalkiis iyo taladiisa baa kadorbiday alxm🤲hooyo kastana cafimadkeda iyada inay kafakirto rajeynaaa walidiintana ay Qataan Talada Dr❤

  • @hamdaharago5270
    @hamdaharago5270 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Wiilal soomaaliyeed oo aqoontii illahay baray gartay inay dadkooda uga faa’iideeyaan. Illahay ha idin xafido walaalayaal🙏❤️.

  • @rahmomire2844
    @rahmomire2844 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Shaqa fiican ayaa bulshada u heysaan, halkaas kasii wado jazakuma Allah kheyra 🙏🙏🙏

  • @Aishaabdiq125
    @Aishaabdiq125 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Hooyadas allah ha una xariisto anakana allah hano dhib yareyo nolasha😢🤲🤲

  • @mustafequrayshi
    @mustafequrayshi 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Podcast-ga ugu wanaagsan dhanka Somalida, Eebbe ha idin karaameeyo Adnan and Sir-ka.

  • @naimafaizal8400
    @naimafaizal8400 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Alle haw naxariisto hooyadah dhacdadeeda waan la ilmeeyey😢

  • @Bintsaleh00
    @Bintsaleh00 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allah aqoontina hanii barakeeyo drs mawaadicdiinu wey Kala daran yhn mahdsanidiin 🤍.

  • @انزلنورشرط
    @انزلنورشرط 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xalqad walpah waan suga number one favv channel this year thanks so much brothers🥹💕💕

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maamada ilaahay ha uu naxariisto aaamin.
    Runtii waa mawduuc loo baahna oo wakhtigiisi jooga Alle haydinka abaal mariyo dedaalkiina oo haydinka aqbalo camalkiina Aaamiin.

  • @SumayaAbdi-vd1wm
    @SumayaAbdi-vd1wm 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Alxamdulilaah jahilnimada naga sosaaray😢😢😢

  • @hassanisxaaq
    @hassanisxaaq 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    سبحان الله qiso aad u xanuun badan bay ahayd Alle ha u naxariisto hooyadaas

  • @LadanDahir-vg4wr
    @LadanDahir-vg4wr ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hooyada marke qaliinka gasho waxa dr kula taliyaan inee 2 years jooga si ay meesha boogta ah ubogsato aysan uur hore kaqadin lkn dadka warkas ma maqlaan 😂ilahay hanagu asturo madax adeegena tii alle lama dhafi kare dumarow is ilaali oo dr warkooda maqla inti ku qoran god lama galesid o weka harayan naftiina number one kadhigta insha Allah ❤

  • @maryamcshakuur3085
    @maryamcshakuur3085 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dhaqatiirtayaga Wan idi wadana ❤top wye podcast ga

  • @مريمحاشي-ع7ن
    @مريمحاشي-ع7ن 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hooyadaasi allaha u naxariisto..
    Qalbigay I xanuunjisay qisadeedu..

  • @fawziaofficial5507
    @fawziaofficial5507 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qiso xanuun badan ayey aheed waan ilmeeyy 😢😢😢

  • @user-vl1ny8mv8t
    @user-vl1ny8mv8t 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    wlhi waan ilmeeyay alle ha u naxariisto hooyadaa

  • @abdijalilhussein6450
    @abdijalilhussein6450 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxyaabo badan ayaan ka fahmay xalqadaan waa mahadsantihiin kheyr allah idinka siiyo 🤲🤲

  • @MohamoutReermagaal-gi7ke
    @MohamoutReermagaal-gi7ke 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allah ina adeer dhacdada ah in dhakhaatiirtu ay yiraahdaan hooyada ilmaha waa in lagu qalo, haddii kale waa geeri waa arrin bulshada dhexdeeda aad ugu dhex faaftay, ayna u badan tahay in hooyadu caadi u dhali karto qalliin la'aan…!

  • @samiranaasir9378
    @samiranaasir9378 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Balwadayda markaas waxaan Codsan lahaa in aad ka soo hadashaan laba mawduuc
    Madax xanuunka
    Iyo miisaankas badan ❤

  • @geenyadamadow292
    @geenyadamadow292 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sooamliya Markii lafiiriyo Hada Caafimaadkii Ganacsi Ayuu Ubatay Lkn Qaliinka Hadii Lafiiriyo Xal ayuu Uyahay Hooyada Iyo Cunugeda In lakala Badbadiyo Caafimaadkana Cidii Kuguda jirto unbaa Fahmesa Allaha Idin barakeyo❤

  • @niyadsan3835
    @niyadsan3835 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan ku ooyay sheekada hooyada dhimatay ilaahay ha u naxariisto

  • @canbro-umfuaad3614
    @canbro-umfuaad3614 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😭 way I damaqday hoyadas iyo cunugeda isku dhintay Ilahey haw naxariisto 😭😭….
    Qaliinku wa badbaado ilaahey dadkena ha fahansiiyo faidadiisa mar kasta ka badan dhibatadisa

  • @IsmailGeele
    @IsmailGeele 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wlhi waxad soo gudbisan waxa loo baahn bulshada ❤

  • @Ilkacase55IlkAcase
    @Ilkacase55IlkAcase 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allh aunaxariisto hoyadaas wa qiso xanuun badan😢😢😢😢

  • @AsadDubad-f6i
    @AsadDubad-f6i 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahay Ha Idin Sharfo Prothers Sida Cilmigiina Nooga Faaiideyseen

  • @user-cs1hy1gs4k
    @user-cs1hy1gs4k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Runti waa dhacdo aad iyo aad xanun bdn waxaan rajenaya dadka bdnkoda in aye fahmi doona I.n dhaqatirtena aad iyo aad ayaa umhdsanthn❤

  • @Awooo-z9r
    @Awooo-z9r 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    جزاكم الله خيرا
    Aad baad u mahadsantihiin dhakhaatiirteena dr cadnaan,dr sirka
    Hooyadaas waan ka naxay waan ooyay ilaahayow unaxariiso iyo cidii lamidaba

  • @najiibhashim9243
    @najiibhashim9243 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa kuwaan chanallada aan ubaahanhay bulshadana muhiim u ah ❤❤

  • @kubrocabdinuur6858
    @kubrocabdinuur6858 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Thanks wllayal❤

  • @QaliAbdillahi
    @QaliAbdillahi 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alle haydiin xifdiyo dhakhtirta

  • @maryamcshakuur3085
    @maryamcshakuur3085 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qlhi waa qiso xanun bdn runti Waka naxay sorry wlhi mommy 😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @muziinahsn
    @muziinahsn 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allah waa mowduuc xasaasi ah allaha ajar fara,badan idinka siiyo❤❤

  • @nawaalyuusuf5169
    @nawaalyuusuf5169 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid Drs sida markasta mowducyada mankeena ka dhex guuxaaya noogu so gudbisaan Jazakumullahu kheyr❤

  • @abubakarahmedhussein4468
    @abubakarahmedhussein4468 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mahadsanidiin Saxibayaal Walhi howl muhiim ah ayaad haysaan.

  • @Shukrijeyte
    @Shukrijeyte 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Prodcast ay soomali leedahay oo idinka faaiida badan ma arag. Wax badan baan idinka faaiiday. Adinka cilmigiina alle ha idiin siyaadsho ❤ lkn codsi baan wataa kasoo hadla mawduuca la xiriira curada neefmareenka sida Asma iyo midka ay somalidu badan keed ka sheegato waa nerfaha

  • @hibohussein1349
    @hibohussein1349 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Thanks DR Allah ku sharfo aduun io aqrio jasakalhu qeer ❤🙏🙏🙏🙏

  • @siciidosaalax257
    @siciidosaalax257 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa Mowduuc Aad Muhiim U Ah Waay Dhacaan Dhacdooyinkan Xanuuka badan Marwalba Mahdsanidiin Dr Adnan And Dr Sirka

  • @asmasaalah6465
    @asmasaalah6465 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilahy cilmigena ha idin barakeyo ❤

  • @fattima508
    @fattima508 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaa hada wuu ka jiraa Somalia dhaqankan ah in waalidku saxiixo ninka ka hor walashey bishii 8aad muqdisho ku dhashay walidkeed oo las anod jooga ilaa ay saxiixen lama qalin markaa walahi wadankeena aad buu u dambeeyaa😢😢😭💔

  • @bilandahir
    @bilandahir 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shaqo fican ayaad nohaysaan aanan Ka hadlikarin🥺🥰❤ thanks you barthers🤍

  • @SalmoMohamed-el7rx
    @SalmoMohamed-el7rx 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaarabiii Hooyadas naxaristada ku arsaq bal kwrn qofka dhacdadas xaadirka ka ahaaaa 😭😭

  • @AnisaNoorr-w3q
    @AnisaNoorr-w3q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤ Alle cilmiga iyo cafimadka iyo cimriga ha idin siyadsho

  • @munomahamuud7821
    @munomahamuud7821 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allah shaqo fcn baad u haysan bulshada mahadsnidiin wiilasheenna👏💯

  • @kowsaridiris6261
    @kowsaridiris6261 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ilin iga timid yaa rabi😢😢😢😢 allow unaxariisa😢

  • @Aishaabdiq125
    @Aishaabdiq125 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alxamdulilah allah idin xifdiyo wax badan baa idinka baranee 😢جزاك الله خيرًا ❤

  • @Adensulub
    @Adensulub 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    dr qaliinada lagu sameeyo xaniin yahy sida galah ,borstata iwrm
    ayagana mowduc ka soo sameeya❤

  • @NimcosaciidMohmed
    @NimcosaciidMohmed 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aadbad u mahadsatihiin Dr cadnaan iyo Dr sayrka
    Alle haydin sharfo cilmibadan ban idina faa iday.

  • @ayanibrahim5092
    @ayanibrahim5092 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Rabi qayr badan ha ina siiyo 2 dr

  • @asmahappy8896
    @asmahappy8896 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    aad baa umahadsan tihiin walaalayaal barnamijkiinaan aad baan ugu faxay wlhi waayo waa arimo ay ubaahan yihiin dadkeenu wacyigooduna kuyaryahay alle haydin barakeeyo baan idin leeyahay sii wada howshaan wanaagsan ee aad noo haysaan🎉

  • @zamdahashi6759
    @zamdahashi6759 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah Aqontiina haydin barakeyo talada cafimad tusalahaa Aad bisen Allah misanka xasanadka haydunku daro wllo

  • @amaalabdikadir8329
    @amaalabdikadir8329 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadan baadhy TH-camka in wax la soo dhigay iyo inhale waxan kabaqayay in la soo dhigiwaaayo😅
    Alxmdullh ❤

  • @sumayaomar6505
    @sumayaomar6505 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Very sad stories 😢 😞 💔
    الإنسان عدو لما جهل 😢

  • @ramlaahmed2382
    @ramlaahmed2382 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha unaxariisto hooyada wllhi wan ka naxay 🥺

  • @FaniAbdikadirAbdidahir
    @FaniAbdikadirAbdidahir 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Thanks our brothers Allah idinka abaal mariyo❤

  • @user-le1bl6vk3d
    @user-le1bl6vk3d 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanidin Dr's ❤rabi ha idin xifdiyo shaqo muhiima noo haysNE

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wlh wey itaaabatay hooyadaaaa ilaahow kuu naxariiiso 2 qaliiin ayaaan galay wana ka cabsada wlh qaliiin ayadoo ha is qalin la idhahaya is qalaaa si ilmahayga ugu yaran ubadbaaadaan

  • @kiinkulane9287
    @kiinkulane9287 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wax badan wan idinka faaiiday thanks walaalayaal in badana wan idinku xernaa🥰🥰🥰

  • @luuladen3017
    @luuladen3017 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah barnamijadina wa lagu diirsaday walalayal shaqo wacan bad haysan horay usocda 🥰🥰

  • @FardowsaHaji-ld1sp
    @FardowsaHaji-ld1sp 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Thanks so much doctor's allah idin xifdiyo dhacdada doctor adnan ka shekenay waa dhacdo xanuun badan maa daama ahay medical student doctor's keena noga shekeya dhacdadan o kale maalin walba waa daremi karaa bulshadana in ay wax ka faaido waa rajeynaa topic gan mar kale thank you so much my doctor's

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alle haw naxariisto hooyada 😢 wllhi qaracan ani 6 intan caadi u dhalay kii 7 aad laygu qalay iyadon dhib wayni jirin bas dhasha iga so daahaday 8 anan dhalin Dr igula taliyay waan iska aqbalay alxm dhibna ilaahay ima tusin

  • @luliaden
    @luliaden 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hooyooyin badan ayaa sidaa u geeriyooday😢😢

  • @niyadsan3835
    @niyadsan3835 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekadaan qalbi taabad waaye waan daawan waaye

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaqiiq waxaan xasuustaa dhacdo la mida taas waa hooyo eclampsia muhiimada qaliinka loo galinyey waxay ahayd in hooyada iyo ilmaha la kala badbaadiyo nasiib darro se waxaa go'aankaa diiday saygeeda😢😢 waxaanay u geeriyootey hooyadaasi go'aankii saygeedu qaatay 😢😢 rabbi ha u janeeyo
    Waa dareemo naxdin leh

  • @muxuboclaahi226
    @muxuboclaahi226 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mnsha allh waa mowduuc loo baahna xaqiiqatan

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waqtigeedii baa dhamaday 😢😢😢😢

  • @aasiyoxasan5504
    @aasiyoxasan5504 6 นาทีที่ผ่านมา

    Maasha Allaah Drs waad nooo hahar baxdeen cilmigii Alle indian bareyna waad na guncaawiseen wacyi ahaan iyo. BADBAADI ahaan ba Alle ha idin sharfo Rabbi wx xun idin matuso Drs KA Soo bixi doonana wxaan rajeynayaa I ey idinkoole noqdaan Salaaam❤🎉🎉🎉🎉

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bulshadiina waxaad kusoo kordhisaan qiimo 👏❤

  • @MunaMowliid
    @MunaMowliid 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanidiin wlalayaal aqonta aad bulshda u gudbinysan❤jasakallah

  • @user-cs1hy1gs4k
    @user-cs1hy1gs4k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allow ino fododey masuliyada na saaran hadan anhy team midwife

  • @Qamar-u6h
    @Qamar-u6h 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waxan so xasustay qiso ku dhacdy hooyady Waxa dhakhtarki kuyiri caadi uma dhali kartid xaalada jira dartoodna waa khasab in si dagdaga laguu qalo kadip waan yeelnay marki barri oo kale ay ubalansaned ayay 02:30am foolatay isla markiiba caadi ayay udhashy waliba si fudud Alhm

    • @kaamildaahir3956
      @kaamildaahir3956 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wey dhacdaaa midaas kuwaa xitaaa sariirta qaliinka kudhalo ayagoo qaliin loodiyaariyey

    • @Qamar-u6h
      @Qamar-u6h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@kaamildaahir3956 haa waa normal

  • @Asia-e6r
    @Asia-e6r 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Barnamij lawada sugayey mhdsanid A&S❤

  • @SakariyeAhmed-e8i
    @SakariyeAhmed-e8i 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waligay podcast lamida madhagaysan .mahadsanidin Drs

  • @FatushaMustafa
    @FatushaMustafa 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ax xnuun badnaa illhy ha unxristo mamada🤲😥idinka wx bdn idinka faidee illhy ha idinka ajir siiyo insha Allah❤🎉

  • @osmanabdulkereem6001
    @osmanabdulkereem6001 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    appendicitis ka Soo hadla our Drs ❤❤

  • @LaylaMohamed-yj9up
    @LaylaMohamed-yj9up 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninku gabadha dhaqashadeeda ayuu leeyahay ee malaha dhiigeeda✅️
    Sexeexuna wuxuunbu ka iman karaa ehelkeeda qaliinku geeri iyo nololba wuu leeyahay

  • @warsan11
    @warsan11 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanidiin doctors runtii kaalin weyn baad buuxiseen kasii badiya bulsho dhan baad indho u tihiin e.
    Mawduucan haddii aan ku darsado khibradayda walaashay ayaa qalliin ku dhashay 4 ilme Alxamdullilaahi Allehna waa u fududeeyey markaa qalliinku dhib malaha haddii ay timaado sabab qalliin loogu baahdo qaado waa OK.
    Maamadaas Dr Adnaan ka sheekeeyey na aad baan ula qiiroodey Alleh ha u naxariisto.

  • @asmamohamett7350
    @asmamohamett7350 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashllha tabarklha aad Ban ugu riyaaqney dhakhateertina sharafta leh ilhay haidin barakeeyo

  • @SurprisedCrescentMoon-mw7ji
    @SurprisedCrescentMoon-mw7ji 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dr adaa u mahadsantihin waxaa ka soo hadashan labo Topics mid
    1 Cancer iyo 2 family planning

  • @FarhiaAbdiseid
    @FarhiaAbdiseid 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    جزاك الله خيرا

  • @AymanMaxamed-nf8pi
    @AymanMaxamed-nf8pi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa mahadsantihiin cilmiga so barateey ale ha idin barakeeya aduun iyo aakhiro guuleesta su'aal Marka uuryeesho le ma la ogaankara in le qalaayo iyo inaa caadi u dhalikaro sida reerka hada u si sheego intee dhibaatada imaanin hada garab ahay wili ma guursan lkn reerkeyga ina u sii sheego i.a Ina caadi u dhaho rajeeya

  • @daciyahbintusharif2320
    @daciyahbintusharif2320 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Runtii waa dhacadoyin xanuun badan 😢

  • @MascuudMohometh
    @MascuudMohometh 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Macha allh in bulshda aqoon iyo xog muhiima lgu so kordhiyo oo wacyigooda landhiso wa wax fcn ilhy hdinka ajar siiyo 🎉

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha llh alhe hydin xfido wllo wiilal wx ficn bushada uhayo😂😂😂

  • @caynicali1848
    @caynicali1848 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walalyaal way fiicantahay soo gudbintiina waliba 100%. Lkn Hal fikrad aan idinku darsado markaad macluumaad soo gudbinaysaan fadlan luqada somaliga adeegsada 99% waliba dhanka ereyo bixinta waxaa jira dad badan oo aan fahmayn ereyo bixinta caafimaadka mahadsanidiin

  • @sahrashinni4895
    @sahrashinni4895 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qisadaan wxkaasoo maqlay tiktok qayb ka mid ah si aan udhmystana raadin ban uso galay channelkaan ugu dameyna wan helay..hooyada ale ha unxriizto idnkana alle ha idin barakeeyo

  • @ManalMaxamud
    @ManalMaxamud 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa qiso xanun badan wlh waa iscelinwayay

  • @sahradegan2200
    @sahradegan2200 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ale cilmiga haydiin barakeeyo
    Walaalayaal
    Runtii mawduuc mihiima ayaa manta ka hada sheen
    Soo badiya mawduucyada noocana
    Waayo bulshadu aadbay ugu bahantay
    Wacyi gelin fiicana way u noqonayaan

  • @Updirizak-m6b
    @Updirizak-m6b ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dadki TH-cam ka logo talagali batihin runti !! Wax badan baad bulshada kuso kordiseen THANKS ❤hakadalinaa insha'Allah

  • @HidayoAhmed-j9d
    @HidayoAhmed-j9d 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    M.A Allah ni Xafido Dr's 🙏

  • @sawturaxma5667
    @sawturaxma5667 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    M a drs Allha idin xafido wax badan ayAn idinka faaiday thanks keep going 👍 ❤👏

  • @Kingjabra520
    @Kingjabra520 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aad bad umahad santihin doctors❤

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Video ka hada ayaa dhameystay jahli badan ayaa dalkeena ka jira o waaqaca umada aad u hooseyo, video-kan waxaan rajeyna inuu gaaro Cabdimaalik coldoon oo aad ugu so horjeedo mar walbana dadka ku dhaho qaliinka waa dhaqan ay gaalada noo keeneen si ay tarankeena ula dagaalamaan aad ayaa ugu naxaa marka arko sida qof coldoon o kale ay dad badan ku xiran yihiin inuu sidaas u wacyi u hooseeyo, waxaana laga yaaba dad hadaladiisii qaatay inee dhibane u noqdaan. Waxaan rajeyna inuu gaari doono video-kan coldoon iyo dadka tirada badan e fikirkaas qabo. Aad ayaa u Mahadsan tihiin walaalyaal sidaa aqoontiina iyo waaya-aragnimadiina noogu faaideysan😊

  • @iqruushidiris4941
    @iqruushidiris4941 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ilhy naxrito gabrta 😢waa ka xumadya wlhi qof xamila ah ilhy fudeyo

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa dhacdo aaad u xanuun bdan😢waa daremi kara qof qaliin la dhahy xadiga qatr ku jiro 2 mar maray kii danbe qatr gly alxm wa ka bad baday lkn qadarta ilhy marki laga so tgo ana sawaota laha is dip dhigyay mana aqan ila sawapta qalinka kma baqayn oo hore umaray lkn waa iska qadar alxm alxm😢😢😢😢

  • @Aishahassansaid
    @Aishahassansaid 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanidiin

  • @sumayocali4545
    @sumayocali4545 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Thanks doctors 🥰🧑‍⚕️

  • @fatxicali8882
    @fatxicali8882 42 นาทีที่ผ่านมา +1

    Ani week kahor baa lay qaly xalad dhanka ilma ah alx wax dhiba ma ii keeni kara

  • @hothen777
    @hothen777 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guurka waxaan uga baqaa ilmo dhalista iyo sidan u jeclahay carurta ilahay ayaa i maqan gabadh dhalayso xata ma ,arki karo waan la,oyaa walahi😢 hoyoyinken xanunka ay nala soo mareen ilahay abaalkoda jano haka dhigo