Sidee Tiktok video looga soo dajiyaa | Farsamo Cajiib ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Inta aad ku daali lahayd inaad tirtirto ama calaamad iska saartid muuqaalada tiktok farsamadaaan tijaabi.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #ENG_YUYU #

ความคิดเห็น • 71

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 ปีที่แล้ว +9

    Cilmigaaga iyo caqligaaga fahankaaga intaba Allaha kuu barakee Aamiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @user-bl1hf1fk1s
    @user-bl1hf1fk1s 8 หลายเดือนก่อน +2

    M.a aad ayaad U Mahadsan tahay Ustaad

  • @axmed556
    @axmed556 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan rajaynayaa inaad muujiso qoraalkii aad Google ka ku qortay

  • @user-iw4gd7dq7x
    @user-iw4gd7dq7x 13 วันที่ผ่านมา

    Tnx zxip waad iga caawisay inaan lasoodago❤

  • @RahmaAliibrahimRaxmorose313
    @RahmaAliibrahimRaxmorose313 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you wll

  • @KowsarinaMavio
    @KowsarinaMavio 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abowe firi xiliyada ugu wangsan ee tiktok video lasò kalin karo oo fiyuus bdn looka heli kara sxp isheg 😢

    • @user-jl8yl6lp1q
      @user-jl8yl6lp1q 6 หลายเดือนก่อน

      Habeenadii 3 saac wixii ka danbeeyo 6 saacna ka horeeyo iyo duhuradii marking la qadeeyo kadib intaan la gaarin casar waqtiyadaas

  • @fiirihada4398
    @fiirihada4398 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa mahadsantahay sxb videogan wuubicaawiyay

  • @AnasMuuse-v6g
    @AnasMuuse-v6g 16 วันที่ผ่านมา

    Thank you lpx

  • @husseinmohamednadir906
    @husseinmohamednadir906 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid waa ka helo run ahaantii videoyogan noo soo badi wll

  • @mohamedalikuube1770
    @mohamedalikuube1770 10 หลายเดือนก่อน +1

    !!! Eng you : waxaa jiro vedio tiktok xiran aniga Aniga waxaan ku soo dagsadaa Sanaptube Lkn ayadoo ay sidaas that wuu iga Diidaa maxaa uwacan ?

  • @fadumoaxmed8661
    @fadumoaxmed8661 ปีที่แล้ว +3

    Tnx bro keep going🥰😊

  • @MahamedAbdi-si8st
    @MahamedAbdi-si8st 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro
    Keep going 💯

  • @zaadaqmaan1206
    @zaadaqmaan1206 3 หลายเดือนก่อน

    Wabsedka comentiga kusoo qorol dad paa ingrisha aqoon sidee do kle thnkz

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 ปีที่แล้ว

    Yazaakalaah waan fahanay waad mahad san tahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kingmascuud28
    @Kingmascuud28 7 หลายเดือนก่อน

    Wallhi runtii sxb waakabaxsatay thank you

  • @faaraxguulwade2619
    @faaraxguulwade2619 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb mahadsanid isagoo app isticmaalayey lkn lacag ayuu iwaydiiyey

  • @user-cd3zt3re3q
    @user-cd3zt3re3q 4 หลายเดือนก่อน

    Wllhi waa run sxb mahadsanid

  • @mohamedali-wp7wu
    @mohamedali-wp7wu 21 วันที่ผ่านมา

    waad mahad santahay

  • @Fatxixasan-q2y
    @Fatxixasan-q2y 13 วันที่ผ่านมา

    Aboo in dhahaa ga kab sanayoo wlhi wx fcn waso jedisaa blz oo kiyaalka iska bixi

  • @maxameddaljir
    @maxameddaljir 4 หลายเดือนก่อน

    Run miyaa yaa tijaabiyay

  • @zahracabdi2031
    @zahracabdi2031 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllka 🎉🎉🎉🎉

  • @abdullahiabdirahiin1374
    @abdullahiabdirahiin1374 2 หลายเดือนก่อน

    Waalaalow markii la maraayo past, sidii past loogu dhahaa ani pastiga wuu ii diidan yahay , mahadsanid

  • @user-nv8ee3wv4r
    @user-nv8ee3wv4r 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks wllo ❤

  • @Sapriiiiiina
    @Sapriiiiiina 2 ปีที่แล้ว +1

    Tnks wan ka faaiday

  • @user-tx4vx6oi1t
    @user-tx4vx6oi1t 7 หลายเดือนก่อน

    Thnks bro

  • @abdiselamsultan
    @abdiselamsultan ปีที่แล้ว +1

    Wll aad baad umahadsantahay wax aan ubaahnaa ayaaad ii faidaysay

  • @user-pw7nw2dr1f
    @user-pw7nw2dr1f 8 หลายเดือนก่อน

    zhp tiktok acount ayaa waxa iga xirmay 2 step verification code marka sidee looga fura password kana wan olowey 😢

  • @user-br2pm9tk3m
    @user-br2pm9tk3m 5 หลายเดือนก่อน

    Thankis

  • @NimcanAK
    @NimcanAK 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllky

  • @fardowsali2229
    @fardowsali2229 2 ปีที่แล้ว +1

    tnx abowe❤

  • @abdiyaremoh3581
    @abdiyaremoh3581 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤️

  • @Daacadoficial
    @Daacadoficial 10 หลายเดือนก่อน

    Webseydka lama arko Hal mar ii qor

  • @Muraayiita_ppe-iw5mz
    @Muraayiita_ppe-iw5mz 10 หลายเดือนก่อน

    Wll youtupka seedeeh ula dagi kartaa neh?

  • @AxmedMaxmuudxasan-vg9uk
    @AxmedMaxmuudxasan-vg9uk 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxp

  • @AbdifitahDahir-io5gs
    @AbdifitahDahir-io5gs 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks wallka❤🎉😮

  • @Muraayiita_ppe-iw5mz
    @Muraayiita_ppe-iw5mz 10 หลายเดือนก่อน

    Wow thanks 👍😍

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว

    Appka igaa fudud tan waqti badan isticmaalooyaa

  • @FatimaMohamed-sd5kc
    @FatimaMohamed-sd5kc 2 หลายเดือนก่อน

    Wll soo geli sida sawiro isku xegxego loo dhigo tiktok😢

  • @master__fanax982
    @master__fanax982 2 ปีที่แล้ว

    Sxb sida fiidiyowga looga bixiyo tiktok adigoo dalete dhihin ama lake ta kas bixin

  • @WllAnwar-nl5lc
    @WllAnwar-nl5lc ปีที่แล้ว

    Thanks Bro aad iyo aad🫵🫶👌👌❤️

  • @abdallabaari9143
    @abdallabaari9143 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @SaaraMaxamud-qh5ux
    @SaaraMaxamud-qh5ux 6 หลายเดือนก่อน

    Now murydada iyo indhaha idiliy🤣😅🤔

  • @ckeyboy5498
    @ckeyboy5498 2 ปีที่แล้ว

    Tnks apoe mcn

  • @user-iu7fx2ug6h
    @user-iu7fx2ug6h ปีที่แล้ว

    Application ka maga ciisa iisheg zxp mcn

  • @degalkacw3076
    @degalkacw3076 2 ปีที่แล้ว

    Thnks pro🙏🙏🙏

  • @mohamedalikuube1770
    @mohamedalikuube1770 10 หลายเดือนก่อน

    !!!!! Kuwa kle ayaan ku tijaabiyay cashirka HADA LKN mid iga Diidaa jiro pls cashirkaan ku soo celi !!!!

  • @MohamoudAbdidalal-zx8ml
    @MohamoudAbdidalal-zx8ml 13 วันที่ผ่านมา

    Aad ayad walal umahad santahay

  • @jabirmoha8171
    @jabirmoha8171 4 หลายเดือนก่อน

    iphone malgula so dagi kara

  • @rahmorays6842
    @rahmorays6842 2 ปีที่แล้ว

    Side ugu xirtaa watermark

  • @FarhiyoAbdi-y8h
    @FarhiyoAbdi-y8h 14 วันที่ผ่านมา

    Lama arko mopilka😢😢

  • @sudajibril7117
    @sudajibril7117 8 หลายเดือนก่อน

    Waan sameeyay lkn video view badan ma helin mahadsani.waa maxay sababtu

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว

    Share ima muqato e miyaa laga saaray share tii

  • @umulkheyramaxamedabuukar5594
    @umulkheyramaxamedabuukar5594 ปีที่แล้ว

    ani maba arkin qoralka ku qorte ama app magaciis

  • @rahmorays6842
    @rahmorays6842 2 ปีที่แล้ว

    Side ugu xirta watermark pleas

  • @saabiriingk9520
    @saabiriingk9520 7 หลายเดือนก่อน

    Bwe mrkn iska duubyo looga jarah

  • @Saadaam-ws9vy
    @Saadaam-ws9vy หลายเดือนก่อน

    Mhdsnid sxb

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 ปีที่แล้ว

    *Giriiga* safarkii an ku tagay iyo kan an uga sii bixi rabo ma rabtaan inan idin so duubo shekadisa. Ok i kalakiciya dadkeygow•~

  • @naaninaani907
    @naaninaani907 2 ปีที่แล้ว

    Telgaram geyso sxb saas kasii fcn tijaabi

  • @master__fanax982
    @master__fanax982 2 ปีที่แล้ว

    Sxb wabseedka aad qortay sifiican uma arkay

    • @Sapriiiiiina
      @Sapriiiiiina 2 ปีที่แล้ว

      Snaptik app
      Intaas ku qor wll

  • @AyanMaxamed-ri2wh
    @AyanMaxamed-ri2wh ปีที่แล้ว

    Tik Tok video culus

  • @AyanMaxamed-ri2wh
    @AyanMaxamed-ri2wh ปีที่แล้ว

    Tik Tok video culus 😂🎉😢

  • @sharmaMoha-ug9oe
    @sharmaMoha-ug9oe 2 หลายเดือนก่อน

    Wabsaaka magacii 3:35

  • @cabdalemaxamed-j9r
    @cabdalemaxamed-j9r หลายเดือนก่อน

    𝑾𝒂𝒙𝒂 𝒌𝒂 𝒎𝒊𝒅 𝒂𝒉𝒂𝒂 𝒌𝒖𝒘𝒂 𝒔𝒄𝒌𝒆𝒓𝒌𝒂 𝒔𝒂𝒓𝒂😂😂

  • @user-qt1xm7vq3b
    @user-qt1xm7vq3b 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤

  • @daauuddaahirclaahi
    @daauuddaahirclaahi 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you bro