Sidee TikTok LACAG Kaga Sameeyn Kartaa (Qofwalba Sameyn Kara) - How To Make Money On TikTok in 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/message/...
    Sidee TikTok LACAG Kaga Sameeyn Kartaa (Qofwalba Sameyn Kara) - How To Make Money On TikTok in 2024
    ✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
    ✔️ You can Contact me Here:
    ► Instagram: / omarroshid
    ► Email: engroshid@gmail.com

ความคิดเห็น • 122

  • @ZahroSomali
    @ZahroSomali 5 หลายเดือนก่อน +5

    Mahadsanid sxb saad dhallin yarada u caawineyso alla kaa abaal mariyo💯

    • @IsmacilAliyare
      @IsmacilAliyare 3 หลายเดือนก่อน

      Maka qabsatay ani cml

    • @AbdirizakNouri
      @AbdirizakNouri 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@IsmacilAliyare sxb igu Caawi sidee anigo kenya joogo lacag ugu sameeya

  • @Husni_l
    @Husni_l 5 หลายเดือนก่อน +11

    Alx aniga wlhi waaka sameyaa maalintii 10$ ilaa 25$ ka sameyaa sidaa eey tahay na 166kun lee igu xeran Alx muqaalo diini eh soo galiyaa ajar iyo lacag isku hel kawaran❤😅

    • @mssmonday7902
      @mssmonday7902 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wll ma ibri karta sida tiktok an lajabsan krin lo samysto iuo sida lcgta looglo bacon

    • @Husni_l
      @Husni_l 5 หลายเดือนก่อน

      @@mssmonday7902 wll TikTok hadii lagugu talo galo in lagaa jabsado waa lagaa jabsan karaa taas na ma aqaan

    • @Adanmukhtar-h9v
      @Adanmukhtar-h9v 5 หลายเดือนก่อน

      Sxb tiktok gayga ii xayaysi abal ayankga hayne

    • @Husni_l
      @Husni_l 5 หลายเดือนก่อน

      @@Adanmukhtar-h9v wll ani wax ma xayeeysiiyo

    • @Husni_l
      @Husni_l 5 หลายเดือนก่อน

      @@mssmonday7902 wll waa fudeyd

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 5 หลายเดือนก่อน +3

    Tiktok waa meesha ugu fudud ee sahlan tahay inaad Views badan iyo Followers Badan Hesho

    • @Adanmukhtar-h9v
      @Adanmukhtar-h9v 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb fadlan tiktok gayga ii xaysiyii ama luqa igala soo hadal

    • @RahmaAbdalla-ul3vw
      @RahmaAbdalla-ul3vw 5 หลายเดือนก่อน

      Wll isheg Ishida laguna helo tiktok cusub ban sameystay

    • @AhmedAkOfficial1
      @AhmedAkOfficial1 5 หลายเดือนก่อน

      @@RahmaAbdalla-ul3vw isooqabo Hayee

    • @AhmedAkOfficial1
      @AhmedAkOfficial1 5 หลายเดือนก่อน

      @@Adanmukhtar-h9v isoo qabo

    • @AhmedAkOfficial1
      @AhmedAkOfficial1 5 หลายเดือนก่อน

      @@RahmaAbdalla-ul3vw ila soo xidhiidh

  • @Abdirahmanwanaajiye
    @Abdirahmanwanaajiye 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wow m.a bro muuqaallada waa lagaa hayaa maalmahaan horay usoco

  • @Entertainmen4
    @Entertainmen4 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ❤

  • @DaaDaaMoha-ro1bt
    @DaaDaaMoha-ro1bt หลายเดือนก่อน

    ThaNks lPx

  • @Askarrermi-wg9eb
    @Askarrermi-wg9eb 5 หลายเดือนก่อน +8

    Sxb courses free totorial vedio editing weliba cabcut ah nososame🎉🎉blease

    • @HAYDER_MEDIA
      @HAYDER_MEDIA 5 หลายเดือนก่อน

      Of raba ma jiro in uu Free kugu Caawiyo Balse Commentigeyga Raadi ka uhotlreeya umaleenaa Eeg❤😢😊

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa 5 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad waa wado wanaagsan ❤

  • @FaysalMahamed-f7j
    @FaysalMahamed-f7j 5 หลายเดือนก่อน +2

    Cupcut noo soo samee zhp sida Wax loogu editing 🎉

  • @samafalubxyusuf5026
    @samafalubxyusuf5026 3 หลายเดือนก่อน

    Lefka wow igaxeran yahay maxan sameyah wll qali tiktokah

  • @maryancumar-oh5rn
    @maryancumar-oh5rn 3 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @AbdillahiAbdiweli
    @AbdillahiAbdiweli 5 หลายเดือนก่อน

    Cumaraw zxp hawl yaraan kaaga baahanay halkeen kaala soo xidhiidhi karaa

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  5 หลายเดือนก่อน

      Walaal Instagram ka ayaad igalasoo xiriiri kartaa, mahadsanid

    • @AbdillahiAbdiweli
      @AbdillahiAbdiweli 5 หลายเดือนก่อน

      Zxp waan kaala soo hadlaye maxaa jira 😮😢😮

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks mudane

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.A GUULEYSO🎉

  • @trendytube-t3v
    @trendytube-t3v 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan rabaa qof ii sameey tiktok shop wadamada la ogalahay jogaaa side
    uk usa. Malaysia. Indonesia Thailand Singapore Phillipines Vietnam

  • @AhmedMohamedabdi-yj1cg
    @AhmedMohamedabdi-yj1cg 5 หลายเดือนก่อน +6

    Qofkii ugu horeeyay❤😂

  • @abdinuurabdisalaam894
    @abdinuurabdisalaam894 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb creativity reward brogam si faah faahsan noogo soo hadal wan kaa codsanaynaa😢

  • @Cabaas90
    @Cabaas90 5 หลายเดือนก่อน

    Sidee loo furaa tiktok lacag😮

  • @Guled-huzein13
    @Guled-huzein13 5 หลายเดือนก่อน

    Walal meel gara oo lagala soo xidhiidho isheeg?

  • @Fikradsame
    @Fikradsame 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks walaaka

  • @SimplySusu-r8l
    @SimplySusu-r8l 4 หลายเดือนก่อน

    Qof da'adiisa ka yartahay 18y hadii uu ii soo sameeyo kwrn wllo.

  • @DaaDaaMoha-ro1bt
    @DaaDaaMoha-ro1bt หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @MohazeckHussein
    @MohazeckHussein 5 หลายเดือนก่อน

    ❤thank you

  • @SOMPODCAST-o3g
    @SOMPODCAST-o3g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc qofki u bahan accounts tik tok cinwana sax ah based EU, ayaa sameenaa qofiku u bahan ila soo xariir. Mahadsanid

  • @Bakarbinibra
    @Bakarbinibra 5 หลายเดือนก่อน

    Zxb mhdsnd sweden maku jirtaa wadamada Eligebal country🤔

  • @Adanmukhtar-h9v
    @Adanmukhtar-h9v 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan raba qof can ah oo ii xayay siyo tiktok gayga 🎉 2:39

  • @ShaaficiMahamed-m1j
    @ShaaficiMahamed-m1j 5 หลายเดือนก่อน

    Sxp yurubta imisa wadan Aya Laga ogol yahay bal iso sheeg sxp wan ubahanahaye

  • @manqabojiye7043
    @manqabojiye7043 2 หลายเดือนก่อน

    Acoun horey looga kiciyey somali ita qof USA 🇺🇸 jooga la hadasho ii badal ma dhixi kartaa

  • @HamseKosaar
    @HamseKosaar 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb applicationada lacagaha lagasameeya sibigaadh soomaaliya macquul miyaa inuu noqdo

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 5 หลายเดือนก่อน +15

    Cupcut no so smee nio

    • @jimcaalecumar4650
      @jimcaalecumar4650 5 หลายเดือนก่อน

      Cupcat anaa kuu haya cours dhamaystiran

  • @Ali-sb9oo
    @Ali-sb9oo 5 หลายเดือนก่อน

    Video yaashaada TH-cam so dhiga mararka qaar waxoo indhaha video Gaan asal ahaan malihid maxaa sameya aniga Yurub jooga 10 ku ka badan follow wan heysta

  • @khadarmaxmed-fv2lz
    @khadarmaxmed-fv2lz 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sxp ado somali jooga kadh master makala baxi karta wadan kena ah iso jawab please 🙏

    • @MyAllahIsone-lg3zp
      @MyAllahIsone-lg3zp 5 หลายเดือนก่อน

      Anigaa kagala baxa way jirtaa waliba ilaa 2017kii

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 5 หลายเดือนก่อน

    ciwaan leh creativity reward brogam anigo somali jogo tiktok shop maka shaqensan karaa ustaadi 🙏😥

  • @arsenalfans1398
    @arsenalfans1398 5 หลายเดือนก่อน

    sidee loo sameystaa TIKTOK SHOP zxp video kasoo samee

  • @AadanDalangax-qc4zd
    @AadanDalangax-qc4zd 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb side work with artists lacag logasameyo kasohadal please

  • @asadmuhumedabdi8207
    @asadmuhumedabdi8207 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp sidee thumbnail vediogn aad u samaysay nala wadaag

  • @maxamedmaxamud1622
    @maxamedmaxamud1622 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb swden mka mid yahy wadamada loo ogal yahy cretivity program

    • @salimsacad
      @salimsacad 5 หลายเดือนก่อน

      may zxp waxaa kaliye oo loo ogal yahay wadamadan U.S., Brazil, France, Germany, Japan, Korea, and the UK.

  • @CabdiNaasir-mj2mh
    @CabdiNaasir-mj2mh 4 หลายเดือนก่อน

  • @XasanNuur-wu9tk
    @XasanNuur-wu9tk 5 หลายเดือนก่อน +1

    Anigaa Germany layga soo furay sxb ciwaano 3 garayo hal waa lambar Germany 2 waa email

    • @queenliza596
      @queenliza596 5 หลายเดือนก่อน

      Lacag masamaysay

  • @FalkoPoy
    @FalkoPoy 5 หลายเดือนก่อน

    Qofkii u bahan program ka cusub ee veuska lacagta looga sameyso ha ila Soo xariirto

  • @ibrahimafrica4879
    @ibrahimafrica4879 5 หลายเดือนก่อน

    Walaal mahad sanid

  • @ZAKARIYEMC
    @ZAKARIYEMC 5 หลายเดือนก่อน

    Wll denmark 🇩🇰 ma ku jirtaa wadamada illegible ka ah

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  5 หลายเดือนก่อน

      Maya walaal kuma jirto wali laguso darin

  • @GARI365
    @GARI365 5 หลายเดือนก่อน

    Sxip xage kaala so xariira

  • @mohamedabdimohamed9346
    @mohamedabdimohamed9346 5 หลายเดือนก่อน

    Adigoo somaliya waa sameysankartaa bilaa vpn

  • @AbdirahmanAhmed-e2p
    @AbdirahmanAhmed-e2p 5 หลายเดือนก่อน

    Saxib sidee loodag sadaa fidiyoow yuutub

  • @HAYDER_MEDIA
    @HAYDER_MEDIA 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii Raba Free Editing One think Trick 1$ ha ila soo Xiriiro 100%99.9 Free waaye 1$ lacag aad uyar waaye❤

  • @Hiddomedia1
    @Hiddomedia1 5 หลายเดือนก่อน

    Germany malaga ogolyay wll?

  • @1abdimohamed
    @1abdimohamed 5 หลายเดือนก่อน

    Edit cupcut kasoo hadal❤🎉🎉

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb keega 25k buu maraa sidee lacag ugu sameeyaa

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂Alla ilaahayoow

  • @secmastery
    @secmastery 5 หลายเดือนก่อน

    Wll mhdzanid wll irland miyay ku jirtaa 2adamada illegible kaaa😊

    • @mustafekullan4704
      @mustafekullan4704 5 หลายเดือนก่อน

      Google tag kuna qor how many counteries can make money in creativety beta program

    • @secmastery
      @secmastery 5 หลายเดือนก่อน

      @@mustafekullan4704 nio zxp Ireland 🇮🇪 waa state England kamida soo maaha sida somalia p7ntland

  • @MrGaming-uv2fb
    @MrGaming-uv2fb 5 หลายเดือนก่อน

    Sxp waanku watta wllhi 🥰👈

  • @ABDALA_NEY77
    @ABDALA_NEY77 5 หลายเดือนก่อน

    Qofkii raba in losameyo Creative programme kly ana kusamaneya

    • @FatmaQueen-fw6ee
      @FatmaQueen-fw6ee 5 หลายเดือนก่อน

      Anaa rabo ma isameyne wll

    • @AminoApdi
      @AminoApdi 5 หลายเดือนก่อน

      Anaa raba 😢

    • @Abdikani90
      @Abdikani90 4 หลายเดือนก่อน

      Ana rba xge kala so xirira

  • @zahalweewe3265
    @zahalweewe3265 หลายเดือนก่อน

    SAXIB VIDIO TH-cam LAGA SOO QAADTO TO TIKTOK SIDEE COPYRIGHT LOOGA ILAALIYAA XAGEE LAGALALA SOO XIRIIRAA II SHEEG

  • @alham3168
    @alham3168 5 หลายเดือนก่อน +1

    Anaa Europe joogo Sidee aa account dadka ugu sameeyna?

    • @AhmedAkOfficial1
      @AhmedAkOfficial1 5 หลายเดือนก่อน

      Anaa kuu sheegaye ee xage kasoo qabtaa

  • @Adanmukhtar-h9v
    @Adanmukhtar-h9v 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga tiktok gayga ma ii kala kicin karta
    An lacagta kusiyee

    • @ArjunHonest
      @ArjunHonest 5 หลายเดือนก่อน +1

      Intuu marayaa Ana ku kala kicinaye

    • @Adanmukhtar-h9v
      @Adanmukhtar-h9v 5 หลายเดือนก่อน

      Adiga maledahay tiktok account

    • @ArjunHonest
      @ArjunHonest 5 หลายเดือนก่อน

      @@Adanmukhtar-h9v haa wan leeyahay lkn wan iska gadey hada

  • @mohamedazanyo8331
    @mohamedazanyo8331 5 หลายเดือนก่อน

    Vpn kuma samayn kari miyaa tiktok 😮

  • @MaxamuudAadan-sk6pq
    @MaxamuudAadan-sk6pq 5 หลายเดือนก่อน

    D

  • @Moha-Galayr
    @Moha-Galayr 5 หลายเดือนก่อน

    Qofkii rabo account lacag ufurantahay aniga ayaa haaya ilasoxiriira qofkii ubaaham

    • @Abdikani90
      @Abdikani90 4 หลายเดือนก่อน

      Xge kala so xirirw

  • @cabdiraxmaanmaxamuud8265
    @cabdiraxmaanmaxamuud8265 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp waxn
    Wan sameeyy pishi 9galad
    Ayu aha apdetekani
    Shurudaha o dhan wllhi wxn ku buxiyayy one week
    Ka dip wn ku xidhy akoontigi baniga
    O helly videogi kobaad 1m views
    Wllhi 30 santi ayaan ka samey ki ku xigy io ki sadexaadba 1m wan hely wax 1doller ahana may kenin
    Sobobtuna wa halka laga daawdo
    Xaata heeesta copyright aya lagugu qabanya cata taas wn ka baxsady o heeso bila copyright ah ayu wiil isiiyy
    Hadi Africa 🌍 laga daawdo
    Fa iido malle ha isku hawllin zxp wllhi

  • @KING-MOHA
    @KING-MOHA 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aniga tiktok uk sax ah heysta views ficn ma helo maxa xal ah

    • @hibotahliil
      @hibotahliil 5 หลายเดือนก่อน

      Ani ma sameyn kartaaa tiktok sax ah

  • @fariha9470
    @fariha9470 5 หลายเดือนก่อน

    Qofkii account UK u baahan ha ila soo xiriiro

    • @AhmedAkOfficial1
      @AhmedAkOfficial1 5 หลายเดือนก่อน

      Ma isamee wll waan kusoo qabane

    • @Abdikani90
      @Abdikani90 4 หลายเดือนก่อน

      Xge kala so xirira

  • @Wllkarecap
    @Wllkarecap 5 หลายเดือนก่อน

    Qofkii rabo tiktok dibada ani ayaa ka cawinayo nabarka saran profilka igala so xariir whatsapp ahaan🫡

    • @Abdikani90
      @Abdikani90 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb number ma sarna xge kala so xirira😊

  • @CaboowSheekoyin2024
    @CaboowSheekoyin2024 5 หลายเดือนก่อน

    Cidii ciwaan tiktok rabto waa dyr

    • @hibotahliil
      @hibotahliil 5 หลายเดือนก่อน

      Mreqo ayuu maraaa followers

  • @Shakragaming
    @Shakragaming 5 หลายเดือนก่อน

    Cupcut pro

  • @IBrozskills27-14
    @IBrozskills27-14 5 หลายเดือนก่อน

    Wax badanaa kaa faaiide

  • @SOMALIEDITORPROMAX
    @SOMALIEDITORPROMAX 9 วันที่ผ่านมา

    Glass broken kasoohadal Wll

  • @Jey.aep1
    @Jey.aep1 5 หลายเดือนก่อน

    Malaysia Maka shaqeya nio 😂😢

  • @XanaanXasan-dj8dj
    @XanaanXasan-dj8dj 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cabcut editing no so same

  • @nomalice-b6g
    @nomalice-b6g 5 หลายเดือนก่อน

    Ciyaarta magadaa

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 5 หลายเดือนก่อน

    ᴀᴄᴄᴏᴜɴᴛ ᴍᴀɴᴀɢᴇᴍɪɴᴛ ᴋᴀ ᴠᴇᴅɪᴏ ᴋᴀ sᴏᴏ sᴀᴍᴇʏ ᴜsᴛᴀᴀᴅɪ 🙏🙏

  • @RizqAltadawl
    @RizqAltadawl 5 หลายเดือนก่อน

    scwwb wll Omar i want to contact you personally, how?

  • @fakateshortos
    @fakateshortos 5 หลายเดือนก่อน

    Sax🫡

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 5 หลายเดือนก่อน

    ᴛɪᴋᴛᴏᴋ sʜᴏᴘ ᴠᴇᴅɪᴏ ᴋᴀ sᴏᴏ ʜᴀᴅᴀʟ ᴜsᴛᴀᴀᴅɪ