150 Maxaabiis ku Xedhnaa Liibiya Oo Muqdisho lagu Soo Dhaweeyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ค. 2018
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA
  • เพลง

ความคิดเห็น • 55

  • @mustafecoddeyproduction891
    @mustafecoddeyproduction891 6 ปีที่แล้ว +18

    Waan umahadnaqanayaa
    Madaxweyne farmaajo
    Iyo Raiisalwasaare Khayre
    Anoo reer burco ah
    Waan ku faraxsanahay waxqabadka dawlada soomaaliya

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah A Allaha barakeeyo Khayre iyo Farmaajo wlhi Somaaliya dowladnimaa usoo laabatay guulaysta

  • @mohammedrafikingsahaablove9882
    @mohammedrafikingsahaablove9882 4 ปีที่แล้ว +1

    Farmjo and khyr full respect

  • @ubaxmaxamed8393
    @ubaxmaxamed8393 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow Adigaaa mhd islka leh yaaa Raxmaaan midkii so dayayna Allow ajar ka siii yaaa Raxmaaan

  • @adaruzmohamed8191
    @adaruzmohamed8191 6 ปีที่แล้ว +14

    Halyey meelad 👏👏❤ku tahay
    Hormood meelad 😍❤❤utahay
    Kutahay hodan💖💖 aad ku tahay
    Dhulkaaga 👏laga helaa xaqiiqatan

    • @Mister-AP
      @Mister-AP 6 ปีที่แล้ว

      ADARUZ MOHAMED *-SOMALIA-*

    • @adaruzmohamed8191
      @adaruzmohamed8191 6 ปีที่แล้ว

      somalia WAA MID
      Garac iyo daawe qaloocani Isma Qariyaan 😍😍😍😍😍xaqiiqatan

  • @ahmedjunior9389
    @ahmedjunior9389 6 ปีที่แล้ว +1

    Welcome Back wllhy Soo Dhawadan Idin leeeyahay wadamkiina Aamina iff Allah Say 👏👏👋

  • @Abdul-kq6lw
    @Abdul-kq6lw 6 ปีที่แล้ว +10

    Reer waqooyi mar dambe car wax kasheega somaliweyn

    • @Bskvka
      @Bskvka 5 ปีที่แล้ว

      somaliweyn waa shanta somaliyeed ee ma sidaasad uga jeedaa mise konfur

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว

    shaqo fiican somaliland guul

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 6 ปีที่แล้ว +8

    Hoooy somaliyey dhulkina jooga oo qabyalada kataga dhibkasta oo adunka saran WAd aragtene
    Somalia 🇸🇴 hanolato

  • @amalindho8338
    @amalindho8338 5 ปีที่แล้ว +1

    Libia wlhy aad bay udhib badantay ilahy umada somaliayeed ha ugar gaaro

    • @abdimalikomar6224
      @abdimalikomar6224 5 ปีที่แล้ว

      Xagee joogta hder wlalay
      Anaa kmida wilashan laso celiyay
      Whatsap 00251953467446 ilaso xidhidh

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 6 ปีที่แล้ว +1

    WaLlaHi Waan Ooyay Ax Brothers waligin wadaanka JooGa Plss WaLee Caaw Caxool xuumo Maa seexan Karo lakiin Waxanku Farax Sanahay inn eey Soo Gaalen wadankodi Alxd plss Brother and Sister JooGa wadaanka ilaahey Baa mahadan Leh Waligey Maa Arkin calool Xumada Ann Imika Arkayo Alxd ilaahey haa loo Sujuudo plss

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 ปีที่แล้ว +12

    Eeg dhalintaan 100/90 waa reer Burco ama Somaliland Dowladooda Somaaliyaana u asxaan fashay oo soo celisay Maamulkooda Hargaysana 24ka saac umada Somaaliyedeey cayaan Yaab waa kaaf iyo kala dheeri wlhi Somaalinimo wax kafiican maleh

    • @abdirisaktyga3782
      @abdirisaktyga3782 6 ปีที่แล้ว

      Faaruq Ali ma waxad na ledahay reer sland ayaa u badan dadka tahriina kadib qabyaladi washay

    • @sulaymanbah5924
      @sulaymanbah5924 6 ปีที่แล้ว

      Faaruq Ali. Waa sax lakiin qabiil ayaa aduunka naka raabay

  • @abdirasaqahmed6724
    @abdirasaqahmed6724 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @luladasilva9693
    @luladasilva9693 6 ปีที่แล้ว +1

    Cali fiqi allaha daayo

  • @ikhlaascaddey6299
    @ikhlaascaddey6299 6 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo wuu mahadsan yahay walhi howl buuqabtay Alx alx

  • @idilali1932
    @idilali1932 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlaaalayaaal. Plz plz waddnkeena jooga
    Ka xumhy wlhi

  • @goldenboy2305
    @goldenboy2305 6 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏 i am sorry wallahi

  • @Mister-AP
    @Mister-AP 6 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏

  • @ceelbarafgirl2215
    @ceelbarafgirl2215 6 ปีที่แล้ว

    Aaaway hablihine mawilal kaliaybaa

  • @hadew1418
    @hadew1418 6 ปีที่แล้ว +2

    Maxay somaliland u soo daynwayday been ayay dadka u sheegaan dowlad tan somalia. somaliweyn guul.

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

      Anisa Nuur haaa wll xataa mdaxweynha soomaliland calanka soomlia ayuu shirrka kga qayb glaaaa

  • @amalindho8338
    @amalindho8338 5 ปีที่แล้ว

    Libiyaan waxan kuso Xasuusta yalah bay QAcmis luda

  • @magacahadankenay801
    @magacahadankenay801 6 ปีที่แล้ว

    Wadkiina Kuzlodhawaaada

  • @ismaelawale1908
    @ismaelawale1908 4 ปีที่แล้ว

    The itcher iventer sevar seine richtig schlüssel felezieche

  • @fadumina231asma9
    @fadumina231asma9 6 ปีที่แล้ว

    Lakin gaabdhiihii meey geedmiiya lagu xiiirtaay gaabdha kama arkoo

  • @mohammedrafikingsahaablove9882
    @mohammedrafikingsahaablove9882 4 ปีที่แล้ว

    Aaway muse bixi ninki dhahayeen wakuwas wilshadi lagusobadpadiyey maxad uso badpaadsanwaysay hadaad madaxwaynethy only qabiilpad madaxwayne utahy sidas ku ogow dhalinyradan dhamntod ware somaliland

  • @ismacilmohamed6148
    @ismacilmohamed6148 6 ปีที่แล้ว

    War wayi soo baqdeen fulayida xuun inta yar miyayi tijaabiyan nasiibkood warnaga da waa duliye macal nafadoda miyay hore usii qatan nagihi tahriibayi ayaa ba dhamayi caradi reer galbeedkaba cagba miyi dhigine goormaayi niyaad jabaan warnagada calool xumadooda lacagtii reeraha ayey khasariyen

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 6 ปีที่แล้ว

      ismacil mohamed uf qurbe maxaa yaal

    • @ismacilmohamed6148
      @ismacilmohamed6148 6 ปีที่แล้ว

      Yacoab yahy sxb maxaan jecely guusha inan gaadho rabo cidi rabtan waan la jeclahay waxaanku nool nahay wadan ruunta laga neceb yahay wxnku nool nahay wadan xalaasha xaraanta laga jecel yahay wxnku nl nahay wdn dacada khiyanada laga jecel yahay wxnku nl nahay wdn cadalada duulmiiga laga jecel yahay wxnku nl nahay wdn Islam nimada qabyalada laga jecel yahay waa wadan dhankad ka eegto ba iftiinku muqanayin oo ad arkayiso gudcuur an cadaba lahayn marka wll waxaa udhanta qofkii helaya in uu janiska ilaashado si uu nolashisa usii wadankaro oo hadii ilahay siiyo ubadkiisa kala tacaalo ta so martayi si ayisan uu soo marin wayo ariig nimadu waa qaali sxb ilahay hayino gargaaro waxaay nu nahay dhalin yaro aan himilo ama target nolasha ka lahayn oo qabyalad xiiqdi xaasidnimo xuman oo dhan nolasha laga galiyay magafe waxba ma dhaman oo imikaba lacagta UN.tu siinayiso waxaan huba in dadka dhibatayisan la siinayin inta hayaduha caalamiga ah ugu dhiban boqolkii ba 60 ayaa la siunaya hadii an laga wada dhicin

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 6 ปีที่แล้ว

      ismacil mohamed anigu qurbaan jogaa sxb walahai haddii aad i aaminayso nolosha lagu jiro very danger

    • @abdimalikomer2391
      @abdimalikomer2391 5 ปีที่แล้ว

      Ismacil Mohamed Habar fadhida lagdini lafudud
      Anigu dadkan liibiya laga sooceliyay ayaan kujiray
      dadkan badii way Galeen
      ITaly badii Way soo xidhaTay marka xagee loosii soconaya?
      Ma in liibiya kudhintaan Rabtaa

  • @twenibaby6567
    @twenibaby6567 6 ปีที่แล้ว +4

    Aawey kuwaa caytama reer waqooyigaa 🖕🖕🖕🖕

  • @dahabomohamed8081
    @dahabomohamed8081 6 ปีที่แล้ว

    Qaar baaiska neefsanay oole muu reer Somaliland soodayo madax waynahoodo waa khasab iyo waajib abaal la'aana inuu soo daayo armaajo waliba abaal uguma hayno hadaanu reer Somaliland nay. Markuu ogolaado dawlad nimada yada ayuun baanu abaal u haynaaa inta kale Ay hawshii loodirtay ka soobaxay ma dhaaamo

    • @adnaanahmed6017
      @adnaanahmed6017 6 ปีที่แล้ว +2

      Dahabo Mohamed Abal ma isaga kaarabo nin howshi loo dhaariyay watee qarankana asaga kamasuula
      Abal adiga lagama rabo ileen matihid hoyada willeda kamaqanyahay ee hbeenkasta murugada kusee xata
      Farmajo waxu masul kayahay min lowyacado ilaa raaskambooni .

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

      Dahabo Mohamed hhhhh abaal kaagma baahne iska aamus waad ciil hdlysaaye intuu dawld noo aqoonsnyo kulha
      Dee hba ku aqoonsadee mxdd hysata sawka ubdkiini jeelasha ku qudhmy aydaan sooo daysan kryn sawtaa badihiini aydaan sexeex heshiiis sexeexan kryn sxp waankuso qanjileee iska aamus yaan lguugu qoslune

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +1

      Cadnaan Maxamuud waarunta Wall xtaa muuse biixi waa inu farmaajo ka xishioda waayo isba waa shacb oi farmaaja maamula

    • @dahabomohamed8081
      @dahabomohamed8081 6 ปีที่แล้ว

      Muhiomadu waa inuu so dayay shacabkayga isagoon ulahayn Awood uu ku yimaado tuulo ka mida dhulkayga madax wayne waxaan u aqaan ninka dhan walba xuduudkiisa ka gaadha sida muuse biix lkn uma aqaan nin aan Maka Al mukaram dhaafin oo waliba shacabkiisa Ethobiyan ka ilaaliyo iyo Amisom kaasi inuu dalsheegto daaye inuu ciil dhintaa banaan

    • @naimamohamed2351
      @naimamohamed2351 6 ปีที่แล้ว

      Dahabo Mohamed h