Galka Baarista: Coastline oo sheegtay in heshiiskii shidaalka Soomaaliya uu sharci yahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 เม.ย. 2022

ความคิดเห็น • 31

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 11 หลายเดือนก่อน

    Cabdulqaadir Xuseen khayr badan Allaha ku siiyo. Waxad tahay dadka tirada yar ee ummadda Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliya u bartay siyaasadaha batroolka. Khayr qabow isha ku hay.

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sharci darro cid kasta oo heshiis lagasha ayadoo xidhan shaatiga dawlada somalia 🇸🇴 taas oo lagu doonaayo in shidaal laga soo saaro dhulka somaliyed maadaama aanu wadanku wali yeelan dawlad awood u leh in ay sugto amaanka goobaha shidaalka laga baadhaayo walina uu wadanku ku jiro qaabkii qabiilka si kasta oo ay tahay wax ka jira malaha cidii arintaa samaysayna waxaa la horkeenidonaa xukunka dalka si loo waydiiyo waxyaabaha ku kalifay arin aan lala ogayn

  • @zahraashkir2731
    @zahraashkir2731 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Xaraash & Xoolo Jaban.

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 ปีที่แล้ว +2

    Aqoonta waa la soo iibsan karaa ama la kireysan karaa, ee ka hadla sidee lagu heli karaa madax iyo howl wadeeno daacad ah.

  • @sharifelmi660
    @sharifelmi660 2 ปีที่แล้ว +2

    100/75% dakhliga so xeroda inaa helnaa ilama xumo balse heshisku waa inowsan noqon maro hosteet wadamada carabta 25 kii sano ee ugu horey waxey heleen dakhliga celashoda kaso xeroda 100/25% ila manta oo qarkood 100/50% eysan helin gulbaan ino rajeyna insha allah

  • @abdirahmanqaasin5518
    @abdirahmanqaasin5518 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun dhulkeena waan isaga dhex noolnahay goor hore ayay tuugo iibsatay waa iska dul saaran nahay dhulka annaga iyo maatadeena dhibaateysan

  • @ismailmohamedadengumaaddii1838
    @ismailmohamedadengumaaddii1838 2 ปีที่แล้ว +1

    AQOON BILAA DAACADNIMO AH WAA
    INDHO BILAA ARAG AH subxanallah
    Allaha dabar jaro kuwa heshiisyada qarsoon lagala dalalka shisheeye iyo hay,adaha madax banaan ee doonaya in u boobaan shisheeye ayagoo dhuuni raac ah

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliya waxaa dhumay amaanadii iyo daacadnimadii ee aqoonti ma dhumin. Dadkeena maanta ayey ugu aqoon badan yihiin taariikhda abid.

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Harun Macruf & VOA Ramadan Mubarak Dhamantiin

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 ปีที่แล้ว +2

    Hala sooxiro wasiirkaas waa qaa’inu wadan

  • @onkorpodcas114
    @onkorpodcas114 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomaliya xilimee iyadu isku tashani oo waxsoosaarkeeda ka shaqayni
    Allow soomali oo quwadleh itusi

    • @BAASHEBULZHAWI
      @BAASHEBULZHAWI 2 ปีที่แล้ว +1

      AAMIIN AAMIIN AAMIIN 🤲

    • @mombasa7
      @mombasa7 2 ปีที่แล้ว +1

      Keep dreaming!

    • @BAASHEBULZHAWI
      @BAASHEBULZHAWI 2 ปีที่แล้ว

      @@mombasa7 Xabashi iyo Kenyan fool xun waxan kugu tilmaamo garab maayo
      DULI

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 ปีที่แล้ว +1

    Haaruun aad ayaan kuu ixtiraamayaa laakiin su'aalahaaga ku darso cunsurka amaanada. Hana ka aqbalin kuwa aad wareysaneyso in ey ku yiraahdaan aqoon baa naga maqan. Mayee amaanada iyo ilaalinteed ayaa naga maqan aadna uga muhiimsan.

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 2 ปีที่แล้ว +1

    IS QAQABSIGIINA AYAA KEENAYA XOOG AYAA LA IDINKA QAADAYA HANTIDIINA KU BISHAAREYTA ADUUNKU WAA LA IS QASBAYAA ADINKAANA ISU JILCIYEY IS CUNAYAAL

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan la yaabay in aan marna la soo hadal qaadin daacadnimada iyo muhiimadeeda. Soomaaliya uma dhimanin aqoon yaro iyo khibrab la'aan. Si kasto oo dad loo tababro wax micno ah ma sameyneyso aqoontooda hadii eysan aheyn dad dacad ah!

  • @jamahurre
    @jamahurre 2 ปีที่แล้ว

    Waa heshiis cadaalad u ah Somalia , waa ninkii wax dhacayey oo leh cadalad bana wax ku qaybin

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644 2 ปีที่แล้ว

    Shirkadda heshiiskeeda laysku haysto waa ayo jinsiyasadeedu si aan u ogaano suurtagal nimada siyaasad ahaayeen

  • @maxamedxoogsade1030
    @maxamedxoogsade1030 2 ปีที่แล้ว

    haruunow wax badan ayad nala socod siisaa wana run laakiin xaga somaliland maxad u gali wayday

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 ปีที่แล้ว

    Ummada soomaaliyeed waa kala aamin baxdey. Waxaana u sabab ah kuwa la dhuumanaaya wixii dadka ka dhexeeyey oo uu heshiiskan ka midka yahay. Xalaal maalin baa la quutaa.

  • @abdimalikaxmedmooge7436
    @abdimalikaxmedmooge7436 2 ปีที่แล้ว

    🔥🇸🇴🔥🏆🇸🇴🇸🇴🔥🇸🇴🏆🇸🇴🏆🇸🇴

  • @craxmanmaxamed3771
    @craxmanmaxamed3771 2 ปีที่แล้ว

    Sow sharci ku yahay dowlad ma nihin waayo kala guur ayaan nahay

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 ปีที่แล้ว

    yaaxaqiijiyay waabeen kusooxerigali runakudhaq yaa aaminikara shirkadaha

  • @jaalemaadam5261
    @jaalemaadam5261 2 ปีที่แล้ว

    Khayraad ka dalka hadaan mustaqbalka loo eegin waxaa laga mudan doonaa. Faqriga hada dalka jirta mid ka sii wayn somaliduna ay gaajo loo dhamaado. Markaa waxaa ka digayaa in khayraad dalka loo diro dad amaano iyo aqoon u leh.

  • @wacancookingshow1124
    @wacancookingshow1124 2 ปีที่แล้ว

    Alow awodeni here noso celi

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 ปีที่แล้ว

    Arinkas kuma qanci karto somalidu had a tuug iska saxexa somali noqotay Maxa somali lagudbon waxan shirkad ahayn shirkad wayn kuma dhaqanten