Markabkii sahmin lahaa Shidaalka Soomaaliya oo maanta kasoo dhaqaaqay dalka Turkiga.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 52

  • @KingMo-o4l
    @KingMo-o4l 13 วันที่ผ่านมา +5

    I appreciate you for helping us 🇸🇴❤️🇹🇷

  • @yusra2501
    @yusra2501 14 วันที่ผ่านมา +5

    Maansha allaa guul guul somali oo mid ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 13 วันที่ผ่านมา +4

    Welcome 🙏 to Somalia 🇸🇴 we love ❤️ our brothers Turkey 🇹🇷

  • @MuslimLifeCoach-q3d
    @MuslimLifeCoach-q3d 14 วันที่ผ่านมา +7

    Madaxweeyne Xasan runtii waa nin ku dhac leh,taariikhna sameeyn kara. In Sha Allah Guul. Shidaalku Waa furihii faqriga aan uga bixi laheeyn,Ee allaha nooga dhigo.
    Doowladaha aan tuugno hada waan dhaafi doonaa in sha allah.
    Toowfiiqda Allaha na waafajiyo aamiin

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 14 วันที่ผ่านมา +4

    Maasha Allah waa Guul kale oo usoo Hoyatay Ummada Soomaaliyeed qaasatan Reer Hobyo Galmudug State

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 13 วันที่ผ่านมา +6

    MAANSHA ALLAH TABARAK ALLAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    SOMALIYEY TOOSO TOOSO ISKU TIRSADA
    HADBA TIINA TAAG DARANEE TAGEERA WELIGIINEE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    WAA GUUL GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ibraaalta4610
    @ibraaalta4610 14 วันที่ผ่านมา +4

    Maasha alaah wlhi waa wax lagu farxo

  • @Land_of_Punt
    @Land_of_Punt 14 วันที่ผ่านมา +4

    Guul Somaliweyn 🫡🇸🇴🫱🏾‍🫲🏼🇹🇷

  • @AHMEDMOHAMEDCISMAN
    @AHMEDMOHAMEDCISMAN 13 วันที่ผ่านมา +5

    Waar lacagta uun si cadaalad ah hadhow uwada cuna haddaad heshaan shidaal from burco

  • @abdirizakariif9884
    @abdirizakariif9884 13 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah hormar wngsn oo bahi Tira somalia oo dhan ayan rajeyna naga badan wadanka Hadi kheyradka wadanka laso Sara bahida dadka somaliyeed wa ay yaran donta dadka iyo dalkana wa wada barwaqobi donan

  • @MaamMacalin
    @MaamMacalin 14 วันที่ผ่านมา +3

    God job turkiye and somali brothers gardesh

    • @aadancabdi9162
      @aadancabdi9162 13 วันที่ผ่านมา

      Aduun walal nimo ma jirto wa danaysi

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 13 วันที่ผ่านมา

      Yep turkey wa western Dan gooni ah bay waday so turkey need to go Palestine and help them asalamu alaikum

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 14 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah hambalyo Somaliweyn oo is raacda

  • @lamatabtan10
    @lamatabtan10 14 วันที่ผ่านมา +1

    In sha allah 4 ilaa 5 maalin kadib xeebaha somalia jogaan

  • @ayuubHassan-i9f
    @ayuubHassan-i9f 14 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah 🤑🤑

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 13 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah guul

  • @abdlrahman8498
    @abdlrahman8498 11 วันที่ผ่านมา

    Hambaliyo😊 🎉🎉🎉🎉❤

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 14 วันที่ผ่านมา +1

    Family baa umada soomaaliyeed daashaday
    Ilaaheey hala barya

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahoow kheeyr ka dhig
    Ilaahoow Nimca nasiii

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 14 วันที่ผ่านมา +3

    Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud waa geesi aan waxba loo yeerin karin.
    Wuxuu diiday inuu dheg jalaq u siiyo, dad masayrsan oo isku dayey inay xagal daaciyaan dadaaladiisa.
    Jir oo joog inshallah

  • @AbdiQadir-o4k
    @AbdiQadir-o4k 13 วันที่ผ่านมา

    Manata muu sogaray MashaAllah❤

  • @raage6347
    @raage6347 13 วันที่ผ่านมา

    Turkey is light come to somalia peace somalia for ever

  • @AdamMukhtar-x3z
    @AdamMukhtar-x3z 14 วันที่ผ่านมา +3

    War arinkan halaga fiirsado soomaliyey . Somalia petrolkeda manta in lafiiriyo ma aha wayo malaha awood iyo khibrad ey iskaga ilalaiso dhagarta hagoogan ee shasheyaha. Wadanka yaan la iibininey . اللهم هل بلغت

    • @asaddahir5538
      @asaddahir5538 13 วันที่ผ่านมา +1

      Ma waxaad sugeeysaa inta laga guurayo isticmaalka saliida dunida

  • @summadmax-p3g
    @summadmax-p3g 14 วันที่ผ่านมา +1

    Dowladaha Somaliya iyo tukiga!!(Dowladaha!)

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 6 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 Guul t Thank you 🙏 Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud
    & madaxweyne Erdogan

  • @Arabduur
    @Arabduur 14 วันที่ผ่านมา +1

    2:22
    Dawladaha😂😂😂
    Kaalay maxas iiga qariseen inaynu ahayn qaarad😂😂

  • @farhanhassan72
    @farhanhassan72 11 วันที่ผ่านมา

    Turki iyo xasan duufle yay shidaalkoda xadayaan😂😂😂

  • @abdiphitah
    @abdiphitah 13 วันที่ผ่านมา

    02:22 mxa dhacy 😂

  • @cabdimahad1142
    @cabdimahad1142 14 วันที่ผ่านมา +1

    Shaming badan bada soo maliya ma mashruucba

  • @MohamedOmar-ek8bs
    @MohamedOmar-ek8bs 11 วันที่ผ่านมา

    4.5 lugu qeebsanaa😂

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2by 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ilhay mcadamta dalkeena ale ha na tusi

  • @Abdalla3920
    @Abdalla3920 13 วันที่ผ่านมา

    Caqli haduu lagu daro.
    Xerada xalane iyadoo la xidhin ayey rabaan hadana shiidaal in laso saaro.
    Oo lacagta ma xalane maamulaysa waayahye iyo amison ?

  • @mohamedburhaan4007
    @mohamedburhaan4007 13 วันที่ผ่านมา

    Markaba waa la iskala hishiiyay waxbuu sahaminayaa waa baab kale soomalia maraakiib maleh iyo dawlad power 🔋 leh aboowayaaloow maxaa yaab is daba yaal

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 14 วันที่ผ่านมา +1

    Rabigay dhexda ha ku gubo oo dalkeena ma keeno gumaystayaasha Cismaaniyiinta iyo tuugada la dhaqaysato. Rabbigay Shidaalkaa la sheegayo dhagax ha saaro ilaa yoowmul qiyaamaha. Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi

    • @abdulkadirhalane6402
      @abdulkadirhalane6402 14 วันที่ผ่านมา +3

      U maxad ku ducaysatay
      Miyaad suxada

    • @maxamadcali9260
      @maxamadcali9260 14 วันที่ผ่านมา +2

      Aromada meshan logama baahna

    • @MH-dl7bp
      @MH-dl7bp 14 วันที่ผ่านมา +1

      Isla hel Eebe idamkiise!!!

    • @CrAbukar-fc8yb
      @CrAbukar-fc8yb 13 วันที่ผ่านมา

      Hhhh war bal doqonkaas eega madowladii islaamka ee cismaaniyiinta ayuu kusheegayaa gumeyste ingiriisna oo kiristan ahna so dhaweynaya waar aamu

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 9 วันที่ผ่านมา

      Maxaas udintantahay ma in shidaalka loo soo saaroo maa diidantahey hadii la soo saaro ogow somalia dhaqqale badan mesha ka helee deymahaan tura badan ee markasto la soo diin santana waa laka maarmi doonaa

  • @xiin1535
    @xiin1535 14 วันที่ผ่านมา +2

    Telefeshinka Qaran wuxuu ku hadlayo maxey tahay Ma dowlado somalia 🇸🇴 ayaa jiro⏭️⏭️ 02:22⏮️⏮️

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 14 วันที่ผ่านมา +1

      😁😁😁 mahadli kartaa waye wariyaha iyo tafa tira maanta jira ciyaalka tiktok ba ka xirfad sareeyan

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 14 วันที่ผ่านมา +1

      Dowlad ethiopia miyaa jirto?

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 14 วันที่ผ่านมา +1

      @@beryalex1798 waxa la isku haysto fahan dowladaha somaliya miya jiraan dowlada somaliya larabay mase state yada calamada qabiilka huwan baa wax wayn utaqaan ( dowlada somaliya iyo dowlada turkeya )

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 13 วันที่ผ่านมา

      Hadaad oromo afsomali baratay tahay uf baan ku niri ,hadaad soomaali jaaahila tahay allaha kaa caafiyo jahlifa qabyaalada iyo argagixisada

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 3 วันที่ผ่านมา

    Are you dreaming 🛢 🛢 oils