HG OO DUCADA LAGA AQBILAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v 13 วันที่ผ่านมา +5

    Warashadihi dalku lahaa ,diyaaradii miiga iyo erkobataradi maraakiibatii iyo doomihii ileen allaha u naxariisato janatul faradoso alaha ugu abaall gudo Maxamed siyaad Barre ma qaadanine xageey aadeen.

    • @kabxanley8499
      @kabxanley8499 12 วันที่ผ่านมา +1

      Waa la qararamsaday. Mar hore ayaa looga soo tagay musqusha.

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 11 วันที่ผ่านมา

    Xasan wali salaam sare ku jecliyaa runta baan kugu jeclahay Ilahey ha ku xifdiyo

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 13 วันที่ผ่านมา +2

    Duco dalaq dam waaye😢😢😢😢😢😢😢

  • @husseinelmi3615
    @husseinelmi3615 11 วันที่ผ่านมา

    Wallahi Xassan Weli in Aadan benen shegin waa Cir bixinadii noo Maqna waan a soo noqon donan

  • @deqadegan
    @deqadegan 13 วันที่ผ่านมา +2

    Walahi waan qoslay😂 illahow laqwi hanoo aqbalin

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 13 วันที่ผ่านมา +2

    Garoonka diyaaradaha Muqdisho, 5.00 pm ayaa la xiri jiray Farmaajo iyo Kheeyre ka hor.

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 11 วันที่ผ่านมา

    Insha. Allah. Kariim. Habargidir. Iyo. Waxii. Lamid. Ah. Oo. Daaliminta. Oo. Baadilistayaal. Ah. Oo. Munafiqiin. Ah. Oo. Mushrikiin. Ah. Oo. Xaasidiin. Ah. Oo. Mujrimiin. Ah. Intaba. Allah. Waxba. Kama. Aqbalo. Waa. Shayaadiin. Xaasidiin. Ah. Allahna. Waxba. Kama. Aqbalo

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 13 วันที่ผ่านมา +1

    😊😊😊😊qosol badna adeer ducadoda dhimo waaye ka joog😢😊😊😊

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 13 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer aragaagu abshir❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 13 วันที่ผ่านมา +1

    Nimcadii Ilaahey siyey bay Celin waayeen marka Ilaahey kama liitee wax afroga bu u soo diray😭😭😭😭😭😭waa ka xun nahay dadkaa soomaaliyeed waxa ku dhacay laakiin Ilaahey baa yiri لان تشكرنا لا ازيدنكم ولأن تكفرون ان عذابي لشديد

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 13 วันที่ผ่านมา +2

    INTAS WEXEY KA WAADAN D5 NACEB EY UGU DUCEYNEYSEY

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 13 วันที่ผ่านมา +1

    HG wxa ku tuntay Hassan Sheikh

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ani duco marabo😢😢😢

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 13 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Caawana beerka dhulka dhigoo illaahow naga wanjaaf xasan dheha dee

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 13 วันที่ผ่านมา

    Mooryaanta ayagaa dan ugu noqonaayo meeshii laga keenay 1991

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 13 วันที่ผ่านมา +1

    Alxamdu lilah aniga hada roob ayaa nagu socdo

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan 13 วันที่ผ่านมา +1

    Warheedhe meesha shalay Ayaan timidene meeshi aad degeneden
    Mad adid

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 13 วันที่ผ่านมา

    #Meyd iyo martiba waa loo talinaa

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 11 วันที่ผ่านมา

    War. Dhadhan. Yahay. Allah. Shayaadiin. Waxba. Kama. Aqbalo. Ee. Waxaa. Shegaysid. Ka. Fiirso

  • @nazzy809
    @nazzy809 12 วันที่ผ่านมา

    Hassan wali cadi maha 😂😂

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet4929 11 วันที่ผ่านมา

    🚜📿🤲🏾🛐😂Hassan culusow maqbuul ayuu soo dhahey

  • @AbdulkadirMire
    @AbdulkadirMire 13 วันที่ผ่านมา

    Aamiin

  • @isackyusufabdirahman7984
    @isackyusufabdirahman7984 13 วันที่ผ่านมา

    War Taalooyinkii arka

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 13 วันที่ผ่านมา

    Hahha.
    Ilaah ha u naxariisto. Nin Muuse la dhihi jiray, ayoow Madfacaas la kacay.

  • @somalisomlia6720
    @somalisomlia6720 11 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk f gedo good job

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 12 วันที่ผ่านมา

    Asc walaaloow anigu aadbaan kuu dhagaystaa,waayo waxaad tahay soomaali lahubo iyo dadkii hore,waana kaxumahay waxa dhay.mahad sanid

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 12 วันที่ผ่านมา

    HADEEY KU DUCEYSAN LEHEED WAX KHEYR AH DENBI DHAAF - CAAFIMAAD - MAAL - DURIYO KHEYR QABA - AMNI iyo AMAAN.
    ALLAH SUBXAANUHU WA TACAALA WUU U AQBALI LAHAA.
    lkn Wexeey ku duceysatay ineey yimaadan xukunka & kursiga mid ka ooysiiyey barakiciyey.
    Garguurte ku wad 😂

  • @halimasamatarali4011
    @halimasamatarali4011 13 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkk

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 13 วันที่ผ่านมา

    Xasan ayax marhore iyo mardambe midna kuma talagalin in uu jiro dal iyo dad soomaaliyeed balse wuxuu ka aaminsanaa tirtiro isna ka shaqaysto asagoo damqasho la ' aan ah

  • @sacidaabdi5893
    @sacidaabdi5893 11 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 13 วันที่ผ่านมา +1

    Caro Ilaahey baa soomaali heysa ….. Ilaahey dembi dhaaf ha weydiistaan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-hz1pb3uk8h
    @user-hz1pb3uk8h 11 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @MohamedsahalJama
    @MohamedsahalJama 13 วันที่ผ่านมา

    Lkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😢😢😢😮😮😮😅😅😊😊😊

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 13 วันที่ผ่านมา +1

    WAXAN KU OGAHAY ALLE SWT
    WAA XAQSORE OO MARNA
    REERNA MA DULMIYO.
    😂😂😂 GAW GAW GAW DAYAX GAMCEDKA AYEY JOOGAN

    • @jawariguulet4929
      @jawariguulet4929 11 วันที่ผ่านมา

      🚀🚀🚀🚀🔨👨🏾‍🚀👨🏾‍🚀🌓🌑🌒😅😅😂

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hawo-ek3sq
    @Hawo-ek3sq 13 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑🙏🙏

  • @AbdifatahMohamed-n4t
    @AbdifatahMohamed-n4t 12 วันที่ผ่านมา

    Waxeey ku duceysay in Xasan soo noqdo oo dadka iyo dalka la dhaco, dhulka dowladda la boobo, ciidanka la dhameeyo, baddaha la gato oo diyaarad la saarnaado dadkii oo gaajaysan. Soomaalida waxeey ku maahmaahdaa: Labadii xaaraan ku heshiiya, Xaqa ayeey isku dagaalaan.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 13 วันที่ผ่านมา

    Ducadiiyo barakicina utimid durbo 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 13 วันที่ผ่านมา +3

    HG waa agoon, janankii 1996 ayuu dhintay.
    Qabrigii ayey ku ilaabeen.
    Ceeydiid markii uu qabsaday Kaaraan, Keeysaneey ilaa Cisaleey.

    • @fadma638
      @fadma638 13 วันที่ผ่านมา +1

      Muxuu ka faaiiday aakhiro beel adduunyo beel tan waa adduunyo aakhiro xasuusta 😢

    • @isackyusufabdirahman7984
      @isackyusufabdirahman7984 13 วันที่ผ่านมา

      Cuqubo Caydiid idiin tacbey ayaa ilaa qiyaamaha idin haysan doonta halkii aad alle dembi dhaaf weydiissn lahaydeen ayaad weli Caydiid geeridiisa kashaleyneysaan . Ogow kelmeda aad tiri ee ah jananka ayaa naga tagey waxa saan naloogu galaayo isaga cadaabka ayey kusii fogeyneysaa

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂