RW XAMSE OO DOOXA KULA KULMAY QURBAJOOGTA (4057)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikh Aden ha dhihin Somali Federal, federalismka Afti looma qaadin😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 2 หลายเดือนก่อน +2

    The walking teacher...thank you brother.
    Outstanding factual journalism 👏

  • @hfg2420
    @hfg2420 2 หลายเดือนก่อน +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @MaxamedxashiXaashi
    @MaxamedxashiXaashi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warkaagu sax mlugeeye

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 2 หลายเดือนก่อน

    Qurba joogtaa darood wayeen ninkaas 😂😂😂

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Masha Alaha wlkn abdulahi xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo guris aya saf dheer lagu jira in la kulmo wa la so hobday wlkn mar dhawo waxad maqlidontan xasan gorgurde familykisa marxun xamza damajid galikod mel cidla tagan wad maqlidontan wey so dhowdahay wlkn hadalkas iga qor dowladis bahalodey fashil tay dhinac kasta wu ku fashil may boobka dhulka hantida umada somaliyad qaburihi meydki qabilada hubka maqriga xashish jaadka sharci darada xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid.

  • @ayanelmi2023
    @ayanelmi2023 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan damulxaar inay dalka iyo dadka inay dhacaan bay ugu jiraan dowlada diin iyo nidaam adigayba wax kula tahay ee damulxaar haku daalinina 😢

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 2 หลายเดือนก่อน

    Reerka waqooyi hadalka make dhibo ku dhalaali😂

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 2 หลายเดือนก่อน

    Qadar waa cadowga Somalia 😅

  • @AshaIbraahim-e1e
    @AshaIbraahim-e1e 2 หลายเดือนก่อน

    Ceebadanaa

  • @MaxamedxashiXaashi
    @MaxamedxashiXaashi 2 หลายเดือนก่อน

    Tuugsi bay doontaan dmjadid

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 2 หลายเดือนก่อน

    Beesha caalamka miyay aamintay Xasan Shiikh? 😅 Cadowga Soomaalia waa Beesha caalamka 😅

  • @hagarman6522
    @hagarman6522 2 หลายเดือนก่อน

    Baarlamaanku wuxuudoono hasoo qaato aadan madoobe ayaa afka ka tollay juuq ma odhankaraan dhamaan gacanta damul jadiid yay ku jiraan

  • @MaxamedJaamac-ki5jp
    @MaxamedJaamac-ki5jp 2 หลายเดือนก่อน

    Ferris badadan ayaa kuugu furab

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 2 หลายเดือนก่อน

    isma badalinee adamow. waqtigii ayaa soo yaraaday markaa waa isu diyaarin dowalada soo socota la sii salaaxayo iyo Xasan.shiikh oo ilko beelay

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga kulama yaabaye dadka ku dhegeysta ee ku aamina ayaa la yaaba.
    Mar walbo waxad dhahda ciidanada dowlada ayaa la dhameyey maanta Marka shababki la xasuqeyna weliba cadeymi cad dadka indhahooda arkayan hadad weli ledahay cidamada somalia ayaa la dhameyey qaain Baad tahay adiga iyo qabiokiste.

  • @FartunK
    @FartunK 2 หลายเดือนก่อน

    moriyantii xamze tuugsi ayeey u tageen