Dhacdooyin Xasaasi ah "Milicsiga Sooyaalka" Aqonyahan Abshir Cawil Abdi Dhif & Qoraa Maxamud Q/5aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
    wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
    fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .
    Kacdoonkii Gulaystay & Dhacdoyin Xasasi ah "Milicsiga Suugaanta" Aqoonyahan Abshir Cawil Cabdi Dhiif

ความคิดเห็น • 5

  • @HawoMuuse
    @HawoMuuse 20 วันที่ผ่านมา

    Manshal Allah tabarak lahagu xafido inshalla gulleys iyo gobanimo inshallah gulleys iyo midnimo inshalla SSC khatumo

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 22 วันที่ผ่านมา

    Waraysiga deef taariikh run iyo xaqiiq ku salaysan
    Waayo waxaan ahay oday taariikh xambaar ah

  • @user-jw7sh4zu2w
    @user-jw7sh4zu2w 22 วันที่ผ่านมา

    Midnimo dalka somalia waa lama taabtan

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 8 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahante dantooda fudayd baa dhaafiya, odaygu ma wuxuu filanayay in X sheekh marka lootago u yiraah maamul gobaleed iyo lacagba hooya
    Gamudugse ilaa goorma ayay aqoonsi la aan ahayd.
    Waadse ku mahadsantahay doonistaada

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 23 วันที่ผ่านมา

    Arintaas Qorbuhu waxay dadka ka saaraysay kala qaybsanaanta uguna yeedhaysay midnimo Dhulbahante midna Puntland Diintay fidinayso ayaa sax ah Ayuu lahaa kuwo kala Diinta Isaaq fidinayo ayaa sax ah ee han la joog no oo Dhulbahante ma Aamiin sanayn Inay is taagi karayaan.
    Dadka Qorbuhu Dhulbahantan hubka isku haystay ayay qulubta ka dhisayeen uguna yeedhayeen Iyagoo Tusaya waxaa ku dhacaya iyo dhibta Isaaq iyo Faroole ku hayaan.
    Reeraha darifayad Dad la iibsaday oo dhiiga dadkiisa Iyagu Iibsaday ayay ahaayeen Ninkii hadlana ma dareema dhibka Isagaa sheegayay.
    Nebiyadu waxay Diinta u fidin jireen Tartiib Iyagoo dad oo ka Sasaya waxaan Cusub ayaa hadan la gaadhsiiyay Qurba joogto waa kuwa dhisa dhiig joojinta sameeya u gurmada dadkooga ama masruufa dadkooga kuwa kala ku dul nool yihiin.