You are right waa wadaoganahayi shacabaka somaliland na waa ogayiihin ini xiisibiga wadani yahayi cadawga somaliland oouu saxiblayahay somaliya yes you are right waa huwana xiisibiga wadani
Maanta Somaliland hog madow bay ku dhacday sidii lixdankii ay ugu dhacday,hadaba waxan la yabanahay oo aan fahmi kari waayey hadii doorashadani sax ahayd ma inta somali wayn donayaa badan?
Bal u fiirso cida la doortey xirsi la wada og yahay boobkii xoganaa ee uu ka gaystey Somaliland isagoo ka faaidaystey xanunkii muj siiranyo Alle haw raxmadee,iyo ina xashi oo aan wada ognahay in uu koe ka yahay kuwii hawada Somaliland iibsaday iyo waliba+++++cirana wuxuu Ilacada bbc ka sheegay in uu 88kii Siyad bare u badelay Moscow!!!!!!! Markaa maxaa qaldan?
Hadii Ciro MOUga uu burburiyo isna gurigiisa ayaa lagu burburin ee sidaa ha ogaado, Abiib na aakhiro ayaa loo diray markaa Ciro isagaa guul iyo guul daro isu haya, Jibouti sanadkii 3 billion oo dollar ayey ka heshaa markaa ma ogolo in nimcadaas Somaliland ka hesho markaa kii Jibouti u naageeya isna bada ayaanu ku dari.
Waar madaxweynaha cusub inta uu la wareegayo xukunka hala sugo oo yaan lagu deg degin Somaliland hore way u jirtay waligeedna way jiraysaaye ❤Guul Somaliland ❤
Wakaa ururiya siyasada dawladda cusub way muuqataa heshiiska ethiopia iyo somaliland wa lama tabtaan waxana khasab ah in la saxeexo ama jabouuti Hoosta hawga dusaan si foojigan ayeynu siyasadda cusub ula soconayna
hadii u isku taabto inu ethiopia faragaliyo wllhi godkisa ayaa biyo ugu galeen shacbiga somalilandna waxa ay uga dhigan tahay inu madaxweyne ciro u ka mid yahay cadowga kuna cadahay wixii lagu sheegayey
Weli iyagoon la wareegin ayay durba Ficilkoodo la arkaa 😮 Waar Faqash ba iska xoraynaye Nimankan hadii ay waxaasi Rumoobaan Somaliland maanta wax badan bay ogtahaye aqoon yahana way leedahay waa layska qaban 💪🏾🧐
Waar cirka ha geeyaan wàddanka umad badan ayaa leh laakiin habar awal was inay degasmadooda difaacdaan oo shaqaala iyo maamulkaba xaq u leeyihiin ciidan beeleedna halls sameeyo faranta tags iyo difaaca qaranka iyo ka habar awalba
Ninkan shacab xorah oo doortay majiro dadka ina kadhadhii baa laga iibsadey ina waxaa afka looga buuxiyey lacaagtii cadawga laga soo qatay ninkani dalal shisheeye baa kursiga saar haduu u hugansamo dalka kama talinayo ee waalaska qabanay somaliland in xaasan gurguurte iyo geele la hoos geeyo waxaanu ka dooranan in la bururyo oo reer waliba meeshoda maamulan ninkaasi haduu doonayo in uu dalka nabad ku maamulo haraaco dariiqii muuse jeexay oo hafuliyo mou hadiikala wuu kashalandoona
Iyaaa heshiishkaasu ma mid sax ah baaa mise waa mid khaldan bal noo sheega itoobiya bad bay doonaynaa aanay kiraysan xoog bay ku doonaynaa ma sax baaanaga xishooda
You are right waa wadaoganahayi shacabaka somaliland na waa ogayiihin ini xiisibiga wadani yahayi cadawga somaliland oouu saxiblayahay somaliya yes you are right waa huwana xiisibiga wadani
Ethopia dhul uma hayno oohinta jpoja😢😢😢😢😢
Saxiib. Ciro ma Awaddi Karo inuu Danaha Jabuuti fuliyo wuu Iskaga Tegi doona xilka isagoon weliba Xilka sanad Hasysan walaahi. Edeer kuma dhco Ciro Waxaaa
Habar awal oo waalatay 😂😂😂😂😂😂😂
Viiiiiiiva ciro❤❤❤❤❤
Subhaanallh Alahuakbar ilaahoow nagaqabo shar kooga
Somali way dhimatay samir iyo iiman alle ha inaga siiyo guys
Dakahayskudirin
Allah aya xafidayay somaliland iyo calankeena tawxiidka leh. Cid kasto shar inoo maleegaysana dhulka la ogi
Ciro wake up runta dadka umalayn sheego heshiiskii maad wataa mise waad ka baxday dadka runta u sheego no khuuro
Waa mashall waxanuka badbadnay xabashidii. Dhulkayaga kutamaysa dadka kaqayliyay akuxisabtaminn
Run sheeg
Allah ha xafido somaliland aamiin yaarabi 🤲🤲🤲
Wakhti dhowna gacanta dawlada dhalatay ee cadaliga
Madhibyara allow sahal
Waar mxa kaa siya dalkeenaan xabashi siinaa
50 sano xishood
Taas waa sax waliba waa in waliba beesha isaaq ninkaa gumeeyo ka dibna waliba la xasuuqo berito reer somalilandna xaar ha cunaan
Maanta Somaliland hog madow bay ku dhacday sidii lixdankii ay ugu dhacday,hadaba waxan la yabanahay oo aan fahmi kari waayey hadii doorashadani sax ahayd ma inta somali wayn donayaa badan?
Bal inaadeer tani waa yaab😮😮😮😮😮
Bal u fiirso cida la doortey xirsi la wada og yahay boobkii xoganaa ee uu ka gaystey Somaliland isagoo ka faaidaystey xanunkii muj siiranyo Alle haw raxmadee,iyo ina xashi oo aan wada ognahay in uu koe ka yahay kuwii hawada Somaliland iibsaday iyo waliba+++++cirana wuxuu Ilacada bbc ka sheegay in uu 88kii Siyad bare u badelay Moscow!!!!!!! Markaa maxaa qaldan?
SHACABKA SOMALILAND AQONSIGI WAXAY KA DORTEEN 100 DOLLAR IYO QABIIL
Hadii Ciro MOUga uu burburiyo isna gurigiisa ayaa lagu burburin ee sidaa ha ogaado, Abiib na aakhiro ayaa loo diray markaa Ciro isagaa guul iyo guul daro isu haya, Jibouti sanadkii 3 billion oo dollar ayey ka heshaa markaa ma ogolo in nimcadaas Somaliland ka hesho markaa kii Jibouti u naageeya isna bada ayaanu ku dari.
Hooyadaa usheeg hadday burburto cidi kaaga futa xuma adaa wada burburinta
Waar madaxweynaha cusub inta uu la wareegayo xukunka hala sugo oo yaan lagu deg degin Somaliland hore way u jirtay waligeedna way jiraysaaye ❤Guul Somaliland ❤
Dagaaliyo kacdoonba waxa ka hadhsan,inta aqoonsiga itoobiya laga noqonayo.
Huuro Lux
Doqonow horta yaa ku dhageysta macaaaaac
The momrundum of Understanding between Somaliland and Ethiopia is threat to Somali nation.
And we are talking about the somaliland nation so take that bs somewhere else pal🦧
Jabuuti nolol nooma diidana'e khatarta heshiisku leeyahay ayaa u muuqda wuuna ku mahadsan yahay weliba baddu maantay ka khatar badan tahay waayo ciro wuxuu saxiixayaa bilaa shuruud
Ilaahay baa muuse abuu gadhaaa soomaali dhaafiyeey ilaahoow ciro noo barakeey
MOU Waa heshiis khaldan oo dhib ukeenaysa s/l.
Waryaa S/l hawadeeda ayay ka xidhan wayday somalia iyo diyaaradaha ka gudbaya een iyaga usocon.
Ciro kama noqon karo heshiiskii waayo Ethiopia 🇪🇹 waa halkaynu ku badbaadnay markay xukuumada xamar cir iyo dhulba inaga garaacaysay jabutina xuduuda inagaso xidhatay marka Ethiopia 🇪🇹 abaalkeedaba ma gudi karo
,waayabaye kani ma itoobiyan afsoomaali bartay adeer dhulkena xabashi masineno soco meshad katimid aso
Guuuuuuuuuul guuuuuuuul guuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ciro cirooooooooooooowwwwww noooooooolooooow soomaliya soomali baa leh
Ciro aqoonsi aya Loga fadiya wanu keenaya inch'Allah
Ethiopia noolool ay ku soo wado ma jirto anago somalida ku nool ah ayay maalka yaga dhcdaa ee xaqna uma lihiid dholka aad inaad ibiiso aad rabtiid
Waar munaafaqnimada naga daa xabashi dhul uma hayno orod oo adigu utag
Munaafaqada dadka kalatag
Hodhodho hankaagu hadhaafo reer hebel
Ma imika ayaad sida u hadlaysa 7 sano cay iyo qabiilka aad waday ee xijiso waranka
War idoorkani wa waxa walan war Éthiopie wa cadawuga Somalieda e maxada ku jecelatayi
Mou-ga dhulkiina siiya adeer anagu waan diidnay
Doqon iska hadlaaya,, waanu ku baranayi, sxb naacda jooji
Adeer Somalie wa Somalie isma necebin e Éthiopie galada oromo waxa fican ina la iska celiyo
Kuwii doortay kuwan👉🧡ha siteeyaan kolay anagu kuwii doortay ciilqabayaal ma nihin
Maanta suuqa hargeisa ina abiib amaan ku soconmaayo hadii warkaasi eaykeenaan wadani.
Dhuuso KU toogo xarawawelawo
No niic sxb xukumadu iyada dalka talisa 😂😂😂😂😂😂😂
Djabuuti haddii muuse xidhiidhka u jaray waa maxay diyaarada uu raacay OOYAAYE?
Laxey
Waryaa waamaxay cadhadan kaa muuqataa ma guuldaradii Muuse Biixi baanad wali daadajin.
Mucaarad nimadaada xitaa ma todobaad bixinin. Majirto dal iyo dad Berbera ku cadow ah.
Mida kale heshiiskii laftiinagaa maahayn wax dani ugu yirto cid aan itoobiya oo ku qabso ku qadimeysid ah. Waana waxyaabaha Muuse Biixi ku dhacay Ciro waa inuu laftiinagaa hawada kasaaro.
Nacasow
Aada kaaxun marka taywan iyo heeshiska shegasid
Walaalayaal 😅 ninlaan ma amxaar baa bal waa yaabeeeeeeeeeee⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
Warya barbera dekadeda inayi shaqayiso loma didano e lakin waxabadan baadan ba jira e bal hadalkaga diibi u egee
Somaaliland.godmadow.ayay.ku
Dhacday
Wakaa ururiya siyasada dawladda cusub way muuqataa heshiiska ethiopia iyo somaliland wa lama tabtaan waxana khasab ah in la saxeexo ama jabouuti Hoosta hawga dusaan si foojigan ayeynu siyasadda cusub ula soconayna
Huuwanta kashegayay ee nalugushegayay
Sxb xabashi badayada ma helayso
hadii u isku taabto inu ethiopia faragaliyo wllhi godkisa ayaa biyo ugu galeen shacbiga somalilandna waxa ay uga dhigan tahay inu madaxweyne ciro u ka mid yahay cadowga kuna cadahay wixii lagu sheegayey
Maya maya Mucaarid aan hubino
Muse cadaw caabiye cimrigaagu raag
Warka sii isii sisinta
Marka uu xilka lawareego ayaa la arki jahada uu u dhaqaaqo balse iminka lama dhaliilkaro
Ha cadaato,taasi in ay tahay ina abiib,iyo Mw,cirro ku wada socdaan
Waxaan layaabay qof waalan miyaa xitaa ma istaa hilaa ilaan waxba walaygay waa ii dhamanayd qof dhaxalkiisa siinaya shisheeye ud oo isla quman
Barlamaaka albabkaa uu xiidha sida hadu keeno.
Alagu mudaharaado haday runtahay hanoqdo madaxweynihii ugu horeyay e lagu mudaharado iyadon xukunka la wareegin walahi hala soo xaqiijiyo
Weli iyagoon la wareegin ayay durba
Ficilkoodo la arkaa 😮 Waar Faqash ba iska xoraynaye
Nimankan hadii ay waxaasi Rumoobaan
Somaliland maanta wax badan bay ogtahaye aqoon yahana way leedahay waa layska qaban 💪🏾🧐
Waa war fiican baad sheektay uu farxadli Ethiopia waxba nagama dhixeeyaan hadaan naha reer awdal lughaya meel lagu gurgurtamamo maha
De waaye Somalia iyo al shabab ma keena qaraxun ayuun baad ka helaysane
oromo aya isk leh lughaya
Adder.orodoo.xaafadiinasii.amxaarada badayadu.iibmaaha
Hadii ciro ku kaco wax ku lid ah somaliland ama inu la saaxibo cadowga somaliland waxa balan ah in guriga logu dhaco
Sxb calaacalka jooji cira kursiga ku fadhiye dhuusada jooji
Hadal waxba ku yeelimayside
Waar cirka ha geeyaan wàddanka umad badan ayaa leh laakiin habar awal was inay degasmadooda difaacdaan oo shaqaala iyo maamulkaba xaq u leeyihiin ciidan beeleedna halls sameeyo faranta tags iyo difaaca qaranka iyo ka habar awalba
Eebow sharciga macaradnimo waa jibosay sababto oo ah wali ciiro talada maa qaban wali muse bixi aya madaxweyna ah ee sharciga baro macaradnimo waxeey bilabaneysa 3 Sano kadib
Iyo aaf xuumadadaba wan soo aaf jarana
Idinka somaliya iojabuuti ma dhaaftaan miyaa maad danihiin ka shaqesan
Tuug bada umada soomaaliyeed itoobaya inuusiiyo raba yaa kudhagaysanaya
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂
Somaliland waa loo so dhintay ciirana talaaba laga qadaya hadi u dalka meel qadan ku wado
Warya ma qoti ayad ictiraf ka donaysa marka war itobiya iyagodii baa gaajonaya ictirafka oromo iska da dad iyagodiba nagu so jabay dhulki somali odhan ayay kabuxan oo shaqoyinki odhan ayay haystan dadkenina way gajonayan o cid shaqo sinaysa majirto laakiin oromo iyo xabashi markiiba shaqo ayay helan rag iyo dumarba dadki somaliyed cid shaqo udir sanaysa majirto laakiin washmanimo iyo dhismihiiba iyo shaqo walba iyaga loo diraa dhismaha itobiyanka marka lo diro itobiyan unbay uyeedhaan oo la shaqeeya marka ma oromo ayad ictiraf kasugaysa
Magaca somaliland wxd ulabaxday inad fikirkaga beenta ah kufushato lkn waanu kugaranaynaa inad huwan iyo gk tahy xrmi
Sxb Mou-ga aad sheegayso wuxu dhexeeyaa Somaliya iyo Ethopiya.
Maxaad ka sheekaynaysaa?
Xaar Wayne.
Hadui Djibuuti tagay saw maaha qof xor ah.
Abiib ayaa Djibuuti tagay miyaad war ka dhigaysaa?
Ma waxad Amin santahay itopia in Ay kadhigi karto dal Aqliga biyad kusidata waxay kasasabanaysa bada ee marabto dal in Aadno qooto
Soomaliland maaha quruurad
Abti nin waynbaad tshaye inagada khilaafka culimadu wayhabasrtaye
Somaliland hawsheedii maalintii doorashaduu soo dhamaaday reer walba suldaankiisu halkuu dhigo ayuu oolayaa hadaba siaynaan halis ugalin gobalada galbeedku waa inay Ethiopia dhabarka saaraan intii loo isticmaali lahaa
Taan aana lay daba farisanayaye
Ninkan shacab xorah oo doortay majiro dadka ina kadhadhii baa laga iibsadey ina waxaa afka looga buuxiyey lacaagtii cadawga laga soo qatay ninkani dalal shisheeye baa kursiga saar haduu u hugansamo dalka kama talinayo ee waalaska qabanay somaliland in xaasan gurguurte iyo geele la hoos geeyo waxaanu ka dooranan in la bururyo oo reer waliba meeshoda maamulan ninkaasi haduu doonayo in uu dalka nabad ku maamulo haraaco dariiqii muuse jeexay oo hafuliyo mou hadiikala wuu kashalandoona
Heego Been Badan Balaayo Sheeg
Waad dhacdeen ee umada kaxishooda
WAADKUSHUBATEEN CIIL UDHINTA
Waaryaaha sheekadan naga badal ama dagaalka iyo difaaca bilaabo oo haku daalin warka waynu haynaa caawana fiqigii hadlayey iyo safaaradi turkigu way kuu sheegeen hadal wuu dhamaaday
Wad spogali
Kan wuxuu rabo ayuu ku hadlaa
Waxan ka yabayi maliniki dorashada oromo di odhan waxayi lahayen dadakeni habar awashani wayi gulayisan donota
Adigu ma badeenaa xabashi siin LaHayd. Xoolaa tahaye muuse biixi baa howshaa itoobiya. Ku waayay xilkiisii
Kagaso kalana kuma sii talax tago
Maxa kaagalay aadiga miyanu
Suuuuuuuuuuuuu.
Wadahalka markii uu Siiraanyo sax ayuuu ahaa.Markuu Muuse waday sax ayuuu ahaa.
Maanta waa qalad haduuu Cirro galo wadahadalka kkkkkkkk
Yaab com.
Maantaad noo sheegaysaaa in wadahalku xaaraan yahay.
Madax tooyada iyadoon cidi ugu dhicin ciro waxa halka ugu imanaya ciidanka itobiya habar awalna waa wada itobiyan iyo samaroonba marka xoog ayay ku qabsanaysa itobiya gacata garxajis dawladu ha ku dhimato
Siyaasada raqiiska ah ee propagandada ah waa waxa uu xisbigii kulmiye u dhacay sxb . In aad Nin wayn oo aragti gaaban tahay ayaa cad . Dawlada Djabouti Dawlada Somaliland waxba uma yeedhin karto sxb caqliga dadka ha caayin.
Ciro kama noqon karo heshiiskii waayo Ethiopia 🇪🇹 waa halkaynu ku badbaadnay markay xukuumada xamar cir iyo dhulba inaga garaacaysay jabutina xuduuda inagaso xidhatay marka Ethiopia 🇪🇹 abaalkeedaba ma gudi karo,doorshadana waxan ciro udoornay inan reer sheekh isaxaaq kumidayno oon heshiiska aqoonsiga somaliland kuxidhanyahay ee Ethiopia 🇪🇹 aan lagalnay si wada jira ufulino
Sxb calaacalka jooji cira kursiga ku fadhiye dhuusada jooji
Lafti naga ii wad sheekada😂😂😂😂
idinka naguso saray dadkan hurda ee khayiminta ee u adkaysda
Caac
Iyaaa heshiishkaasu ma mid sax ah baaa mise waa mid khaldan bal noo sheega itoobiya bad bay doonaynaa aanay kiraysan xoog bay ku doonaynaa ma sax baaanaga xishooda
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂tuuug weye huwenta gudaha alle heynagaqabo cadowga somaaliland