Niman dawlado kale kushubten aya wadankeeni ifayay aa madax Wayne muse bixi caalamka tusay qabsaday shicibkana wa la ibsaday Allah hayna badbadiyo guul Somaliland ❤
Ciro hadii uu Jibouti socdaan kiisa ugu horeeya tago macnaheefu waa wuxuu isqoray in uu noqday kabaleef ka Jibouti iyo Somalia iyo in uu MOUga joojiyo oo Berbera mashaariicdii loo rabay ee Tareen lahay maalgelin wershado lahayd in ay xidhmaan markaa waxaanu bilaabo mucaaridad ka an ka hadal ah oo madaxtooyada loogu geli doono ee taa ha ogaado.
Scw reer cirjiidho waxa aan weydiinayaa war kan sheegaya in Ciro uu diary ooyaaye magaalada jabuuti hadaba bal arrinkaa aad ayaanu uga werwaraynaaye naga soo Jawahir tir.
Ethiopia waxay s/land u samaysey in ONLF ugu yaraan SNM garab siinin. Onlfna waa laga adkaadey . Waxan kale arimaha gudaha ee wadanka ayaa lagu dajinayay
Jabuuti waa Cadawga 1aad Somaliland In Somaliland himiladeeda gaadho Madaxda Jabuuti geeri bay ka xigaan markay sidaa tahay waa maxay Sababta Madaxdi Somaliland Soo martay oo dhami ugu debecsantahay Jabuuti marka laga reebo ILAAHAY Ha U Naxariiste M/W Cigaal.
Marna dadka s/land raali gelin u noqon mayso,diqi habar gidir ku qasabtay inta jeer ee s/land uu ku gefay way noo tirsan tahay Lana ilaawi maayo,nalse waxa la yasble dawlad ku sheegta xilka u dhiinay.
Qabiilada ka baxa fadlan ka daaya, nimankani qabiil maaha inagu ka istaagni, nimankani inama matalaan e, inagu yacni shacabka maaha qabiil e maxaynu samayna, maxa ino talo ah, qabiilkasta inako ah oo iskaashanayna, meesha ila Ethiopia 🇪🇹 ino matalaysay filim, faramaajo u balan qaaday bada in la siiyo hadu abey ino so xero galiyo Somaliland Somalia ii koso hoogaamiyo e
@@halimadirie5301woow Mahadsanid cid fikirka ila qabta wlhi Waan Waan waayay, ila bilowgi heshiiskan, waxad ka garata sida muuse u rabay diyaarna u aha markasta lkn Abey kolba Somalia la balamayay turkiga you Dubia oo DPW na leh
Calaw ninkan ku waraysta ma inayar oo 20ka kayarbaa maxa ka qaldan muxuu kaa waydiinayaa suaasha buuni la waydiiyay buuni wuu ku qasbanaa inuu yidhaa goaanki sax buu ahaa wana siday tahay wariyaha waraysanayey ayaa doonayey inuu dabinkaa ku dhaco laakin kan ku waraysanayaa sidii caanaleyda ayuu u fakarayaa waar meel dheer wax ka arag
Way ila tahay Erayga nimana ka hader qabsaday ba ka dhaw kuwii hore wuxu fiqi uga jeedaa waxa weeye cidna tanaasull baanu ka filayna cidna kamanaan filayn
Caliyow labadaa bilood midna wax dadkii ku heshiiyey ma jirin ee Haber Awalna Kurtinkan gaaban ee daba dhilifka u ah cadowga Somaliland mujrim ka Ina Geelle ayaa lacag iyo Qudhun qaybiyey ee lacag Haber Awal u taal oo loo codeeyey ma jirto ta kale wuxuu ka dagaalamay kootadii madexweynuhu jabiyey ee Ina Aw Siciid uu AHNX Siilaanyo siiyey taas oo Dahabshiil iyo Telesom qayb ka heleen xadhko kalena kala soo degeen Berbera. Haberjeclana qoladii Ceel Afweyn oo huwan ahayd oo maal iyo tusaalooyin ka hè laysay cadowga Somaliland ayaa wadanka qastay oo madexweynaha la eegtay markii Ciro buurta fuulay ciidamada laayey laakiin dan wadan may wadin shacab cidi wax weydiisaa ma jirin ee wax difaacayey Dana gaara iyo kuwa aardig ayaa meesha marayey sida Suldaan Siciid oo Hargeisa Club laga soo celiyey marka Haber Awal iyo Hjeclo labadaba dano gaara ayaa la watay oo cadow kalkaal ah dhaca ku a wuxuu noqday shacab aan damiir lahayn oo dhawr dollar wadankooda siisanaya.
Arintan weerarka aad sheegaysid ma jiree laakiin waxaad noo sheegteen weerar tihiin waayo horaan idinka aragnay markaad warkaa sheegtaan waa inaad Nagu Soo maqantihiin diyaar baan idin nahay ha Cararina marka denbe waxbana Hanna Kala gurina maxaa idinka galay garaadkayaga Ma isku dir baad ka wadaa war ha daaline
Arinka ciro ee Jabuuti la xidhiidhka ciro waxay soo dhaweynaysaa Ethiopa iyo huwan in iyana xidhiidh Dhexe maro oo ay soo xoojiso iyo soomalida jigjiga in ay albaabada u xidho somaliland
Ali ruun badaana, ilahay cafimaadka ha ku siyaadiyo indr
GUUUUL KULMIYE❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUL SOMAILAND
Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran reer somaliland
Mansh alha alha kuxiftiyo saxib. Cali ismacil arab. Somaliand GuuuuuL 🎉🎉🎉🎉🎉
Mahadsanid in Cirjidhe halkas Ka wada
Cirjiidho tv hore u soco channelka waan sii gudbiyaa maalin kasta si taageerayaal badan aynu u yeelano.
Halkaa kasii wad hawshaa culus ee aad hayso.
Niman dawlado kale kushubten aya wadankeeni ifayay aa madax Wayne muse bixi caalamka tusay qabsaday shicibkana wa la ibsaday Allah hayna badbadiyo guul Somaliland ❤
Wan idin salaamay tolka xallaasha ah❤❤❤❤❤❤❤❤
CIIIDANKA QARANKEEE SUBEER AWALEE. QORI LUGUD IYO BUQDHAR KAYN HJ BARIISKA QABOOBAY KU SHEERGTAY DEEGANADIINA SOO GALA CIIDANKA MADANIGA AH SOO GADHA HJ SALADIN KIBIRTAY KA AMAR QATAAN DEGDEG USO WEEY DAARTA.
Asalaamu calaykum waan idinku hambalyeynayaa waddaniga runta ah eed tihiin cirjiidha tv
ILLAHOW RAABOW DHULBAHANTE HAA NAAGU SOO CEELYAN MADHOYAN😮😮😮
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
Ciro hadii uu Jibouti socdaan kiisa ugu horeeya tago macnaheefu waa wuxuu isqoray in uu noqday kabaleef ka Jibouti iyo Somalia iyo in uu MOUga joojiyo oo Berbera mashaariicdii loo rabay ee Tareen lahay maalgelin wershado lahayd in ay xidhmaan markaa waxaanu bilaabo mucaaridad ka an ka hadal ah oo madaxtooyada loogu geli doono ee taa ha ogaado.
NO MIDNIIMO NO FAAQASHA NO QADADWEYN NO HUWAAN ILAHEYE WAXABA ISKUGUM KAAN DARO😮😮😮😮
Cali iyo sxbkii aad ayaa loo xiseeyaa barnaamijkiina ,waxaanay tihii madax sare
GARXAJESOW MARDANBE FAAQASHA NOO GEEYNMEYSAN IDINKU UU TAAGA HAADI RAABTAN😮😮😮😮
Hurdaaaaayoooo toooooos
Ninkii ama gabadhii soomaalilaan dambe ama aqoonsi ama heshiiskii sugayoow habeen majirto waana kala guurkii soomaalilaan
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
HABARJEACLO INAAYE DOWLDA HAMAGA SAARYN OO SIIDODE BOOBYN
Geesiyaal qaran
Jabuuti
ABWAN. CALI. ALLA HAKU. XAFIDO. CIRO. DADKA. KU. XEERSAN. EE. XIRSI. KAW. KA. YAY. WAA. ICTISAAM. OO. XAMAR. DOONA. MAXAY. KUULA. EEGTAY SOMALILAND AAYAHEEDU ?
Saawa ceeri
Warkii ururada iyo xisbiyada waa la dhaafay
odaygan cantalyaaga isaaqo maad maxabiista ukeentaan hamashquuliyee😂😂😂😂
❤❤❤❤❤
Asc. Gooni isutaaga. Umada. Reer. Soomaaliland. Aawey. ???? Ma. Jabuuti. Iyo. Muuuqadisho. Ayuu. Wadani. Doonayaa. Waleel. Waa. Dagaal. Ciro. Habarjaclo. Diiqada. Si. Wanaagsen. Aya. U. Dhex. Fadhiyaan. Waa. Waxeydin ka. Heshaan
Boorman
Afkiilaga
Qafilay
Varanasi
Horsey
Mana
Midiyla
Marshall
Laguqalidn
Scw reer cirjiidho waxa aan weydiinayaa war kan sheegaya in Ciro uu diary ooyaaye magaalada jabuuti hadaba bal arrinkaa aad ayaanu uga werwaraynaaye naga soo Jawahir tir.
Cali duldul in dhaweyd waan ka shakiyay oo in ay huwantan(citisamka,daroodka,qadadweynta,jaynaha,masarta,Turkish ka iyo somali weynta ah) inuu qolo ka midyahay oo uu isku keen bihinbihinayo oo maatalaada isna ku jiro lkn hadalka fiqi sida aad u turjuntay ayaaanu qabnaa dhamaan wixii somaliland inay wadan madaxbanaan oo somalidakale dhulkoda qabsato oo tawxiidkana geyso jecel.
Kulmiye waa in loo dhiibo ci laahi darawal ama ina samatar ama saajin si laysaga celiyo Xisbiga wadani
Walee dhinacna uma roona
Buuuuufi huwantaa xaarmaajo faqasha buuuuuufi huwanta faqasha
ALIYOW MA U MALAYNAYSAA JABHADA AWAL SHEEGEEN AY ETHIOPIAN KU SOO HUBEEYAAN OO DAGAALO IYO FADHIGA U DIIDAAN DAWLADA CIRRO!
Raali gelinta fiqi waa afuufkii jiirka waanay isku ogyihiin isaga iyo intan dalka joogta markaa yaan laydin hoosaasin
Masaydii baa firdhiye casuntey isna wuu kabaqay
huwanta gudaha dalka wey burburineysaa. 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ali noloow ❤❤
WAR SOMALILAND WEY DHIMATAYE
TALO QAATOO KA BAXSADA MEESHA YAAN XAMAR LAYDIN DHIIBINE!!!!!?????
Incase cirro planned travel to djiobouti
The Public should surrender&demonstrate his resident .to avoid travelling the foes somaliland sovereignty.
Heshiikii etopiy iyo soomaalilaan way kudaysay waayo cirro caanyo soomaalilaan maba aqoonsana
Ethiopia waxay s/land u samaysey in ONLF ugu yaraan SNM garab siinin. Onlfna waa laga adkaadey .
Waxan kale arimaha gudaha ee wadanka ayaa lagu dajinayay
Jabuuti waa Cadawga 1aad Somaliland In Somaliland himiladeeda gaadho Madaxda Jabuuti geeri bay ka xigaan markay sidaa tahay waa maxay Sababta Madaxdi Somaliland Soo martay oo dhami ugu debecsantahay Jabuuti marka laga reebo ILAAHAY Ha U Naxariiste M/W Cigaal.
Raaligalin tasi waa ciyiwaaka baryay ninkiicunay baakalita
ANIGU WAXAAN. UFAHMEY. WADANI. AYAAN KU. GAFEYE
Ciro imikaba isgaa isku duulay haduu tagayo jabuuti cidna yaanu eersanin caliyaw
Maamul gobaleed xamar hoostaga u diyaar garooba.
Waa kaa durba cadowgii jiritaanka somaliland duulaanka ku ahaan jirey maanta waakuwaa wada faraxsan. Ee leh hadey soomaaliye walaaloobeysaa.
Waar imikuu inoo cadeeyay wixii aynu intaasoo sandood aynu lahayn waar xisbigan mucaaradka ee wadani ee imikana noqday muxaafidka wixii ay hoos u walaaqan jireen inuu kolba dibada usoo yara bax baxayo oo uu madxawayne muuse biixi cabdi uu gaashaanka birta ah uu iskaga wada hayay cadawga hareeraha inagaga meersanaa ee inoosoo badheedhay ayaa markii ay ku guulaysteen xisbigii wadani ee ay xukuumada madaxwayne muuse biixi cabdi ee ay u taag waayeen markii ay iska rideen ay imikana cadaysanayaan inuu kursigii ku guulaystay madaxwayne ugu ilka qabow kii hore oo ahaa muuse biixi cabdi markaa wuxuu wasiir fiqi uu yidhi kol hadii xukuumadii hore ee albaabkasta nagu soo xidhay hadii ay meesha ka baxday waxaanu imka helnay xukuumadii danahayagii noo fududayn lahayd ee noo bilaabi lahayd wadahadaladii qaboobaa ee aanu ka waynay xukuumadii hore ee uu hogaaminayay muuse biixi cabdi markaa waxaynu sheegi jirnay ayuu xalay ka dhawaajiyay wasiir fiqi waxaanan leeyahay reer somalilandnow heeganka hala galo oo c.ciro iyo xukuumadiisa haloo dhug yeesho talaabooyinka ay qaadi doonto intaanay inagu samayn "hadaan galay geerash keedii" oo laynagu dhinac furin waxay fiqi iyo xasan sh.maxamuud inaga dhex baadhayaan iyo kaadhkan somalinimada aan jirin laynala soo hoos galin aynu iska qabano!!?
Cali maanta uu qabyaaladeyey, wuxuu ka dhigay in HJ ay lexjecelo dheerad ah oo aan reeraha kale la qabin ay jirto.
Wcs
Hooyadii raali galintu ha wasto qadaad wayn fooqal qadaadweyn Somali waxba iskuma aha anigu Somali baan ahay adiga waxba iskuma nihin dameeraheenu xadaa meel ma wada daaqaan walaalo walaalo ku lahaa
Fiqi sowka kuu hiiliya ee lasacanod yimi ee ku caawiya
ADIGA CID KUU BAAHAN MA JIRTEE, ISKA NASO!!!!.2 DEGMO WAXBX LAGU FALI MAAYEE!!!!.
Reer kan ku wada mashwulen
Cali maxaad ka yeelnaa xamar Inyo cciro
👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
Cali duuf duuf cadaabka kadaa
X xashiishkii djabouti tagay Calow maxay ka shaqeeyaan mijo xaabin waxaynu dad iyo duunyo ku weynay kolba dilaal dal shisheeye kula faqo xaaraan
cirjidh tifii hore usocda shaqo wanaagsa ayaad umada uhaysaan
Calow hoos wax u eeg siday wax u wadaan x wadani No jawaab soomaaliya ah?
Cali duulfle fadeexad iskaga dhex jir
ISKU DIRKA. SOMALILAN. AYUU. BADHBADHAYAA. FIQI IYO MEEL ANEY. WAXBA. UGA. SORTAGALEYN
Laascaano cidii kula talisay inay calankan bedelaan waatan maanta qabsatay markaa yaanay kawarwarin inay soomaalilaan kubushgareeyaan waayo meeshay kuwaasi usocdaanbay kuwana usocdaan
Waxaro aqaanoo dundumaan aqaan casuumadaa jabuuti tan xamar baa kuxigta
Marna dadka s/land raali gelin u noqon mayso,diqi habar gidir ku qasabtay inta jeer ee s/land uu ku gefay way noo tirsan tahay Lana ilaawi maayo,nalse waxa la yasble dawlad ku sheegta xilka u dhiinay.
Wuu kabaxay buuhodle
Wadmahad santahay cali aqon yahay
Qabiilada ka baxa fadlan ka daaya, nimankani qabiil maaha inagu ka istaagni, nimankani inama matalaan e, inagu yacni shacabka maaha qabiil e maxaynu samayna, maxa ino talo ah, qabiilkasta inako ah oo iskaashanayna, meesha ila Ethiopia 🇪🇹 ino matalaysay filim, faramaajo u balan qaaday bada in la siiyo hadu abey ino so xero galiyo Somaliland Somalia ii koso hoogaamiyo e
Cali Duulduul
Ethopia iyadaa Lumisay mou Muddo diyaar x muse u ahayd Ha joogsado kaasi
Ethiopia waxay daba socotey dekedihii farmaajo siiyey markii shuruudo adag lagu xidhay dib bay u fadhiisatay laakiin maanta baadu khatar bay ku jirtaa cirro waa tiim farmaajo billaa shuruud buu saxiixayaa
@@halimadirie5301woow Mahadsanid cid fikirka ila qabta wlhi Waan Waan waayay, ila bilowgi heshiiskan, waxad ka garata sida muuse u rabay diyaarna u aha markasta lkn Abey kolba Somalia la balamayay turkiga you Dubia oo DPW na leh
waar kaalay calow arinka fiqi waasidee dee ma,aamuskaa la ,isku meherinayaadee
Samaroon SNM ka codaysay
Been waxba ha isku sheegin ,waxa somaliweyn la yidhahdaa ma jirto ,way dhimatay 😂😂
Calaw ninkan ku waraysta ma inayar oo 20ka kayarbaa maxa ka qaldan muxuu kaa waydiinayaa suaasha buuni la waydiiyay buuni wuu ku qasbanaa inuu yidhaa goaanki sax buu ahaa wana siday tahay wariyaha waraysanayey ayaa doonayey inuu dabinkaa ku dhaco laakin kan ku waraysanayaa sidii caanaleyda ayuu u fakarayaa waar meel dheer wax ka arag
Way ila tahay Erayga nimana ka hader qabsaday ba ka dhaw kuwii hore wuxu fiqi uga jeedaa waxa weeye cidna tanaasull baanu ka filayna cidna kamanaan filayn
Jjk
Caliyow labadaa bilood midna wax dadkii ku heshiiyey ma jirin ee Haber Awalna Kurtinkan gaaban ee daba dhilifka u ah cadowga Somaliland mujrim ka Ina Geelle ayaa lacag iyo Qudhun qaybiyey ee lacag Haber Awal u taal oo loo codeeyey ma jirto ta kale wuxuu ka dagaalamay kootadii madexweynuhu jabiyey ee Ina Aw Siciid uu AHNX Siilaanyo siiyey taas oo Dahabshiil iyo Telesom qayb ka heleen xadhko kalena kala soo degeen Berbera. Haberjeclana qoladii Ceel Afweyn oo huwan ahayd oo maal iyo tusaalooyin ka hè laysay cadowga Somaliland ayaa wadanka qastay oo madexweynaha la eegtay markii Ciro buurta fuulay ciidamada laayey laakiin dan wadan may wadin shacab cidi wax weydiisaa ma jirin ee wax difaacayey Dana gaara iyo kuwa aardig ayaa meesha marayey sida Suldaan Siciid oo Hargeisa Club laga soo celiyey marka Haber Awal iyo Hjeclo labadaba dano gaara ayaa la watay oo cadow kalkaal ah dhaca ku a wuxuu noqday shacab aan damiir lahayn oo dhawr dollar wadankooda siisanaya.
Haaaa
Calaw dad macquula ayaa meesha qabsaday adna waxgarad ayaad tahay inaad is fahantaa ayaa fiican, somalina waa somali,
Arintan weerarka aad sheegaysid ma jiree laakiin waxaad noo sheegteen weerar tihiin waayo horaan idinka aragnay markaad warkaa sheegtaan waa inaad Nagu Soo maqantihiin diyaar baan idin nahay ha Cararina marka denbe waxbana Hanna Kala gurina maxaa idinka galay garaadkayaga
Ma isku dir baad ka wadaa war ha daaline