Xog Halista Cirro Hortaal Jabuuti iyo Itoobiya Kee Raaci Doonaa?Geele iyo Aby oo Wefti Soo diray SL?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @munirkh
    @munirkh 3 วันที่ผ่านมา +10

    Jabuuti maxaa yaaal iyadiiba ka baqeysa iney baabado hadii Somaliland la aqoonsadee. Ciro nin wax fahansan inuu yahaaan u arkaa oo uu hada danaha Somaliland ka shaqeen doono,

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 3 วันที่ผ่านมา +8

    Danta sland waxay ku jirta ethio.

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 3 วันที่ผ่านมา +2

    Abiy Yuhuud ayuu la shaqeeyaa doonaysa Saylac inay gacanta ku dhigaan.
    Geelana wixii Somaliland burburi naaya amba uj ku burburin karo wuu ku dadaalayaa.
    Madaxweyne Ciro ha iska jiro labadooda ba. INA ABIIB NA MA AHA MUWAADIN SOMAALILAND OO DAWLADO KALE AYUU LA SHAQEEYAA. Lacag uun baa u daran.

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 3 วันที่ผ่านมา +6

    Djibouti Ayaan raacsanay wa dad somaliyeed

  • @AxmedMuuse-p9k
    @AxmedMuuse-p9k 3 วันที่ผ่านมา +4

    Jabuti iyo nimanka ctisamta ha waa inuu iska ilaaliyaa waa cadawuga somalilan

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 3 วันที่ผ่านมา +5

    Jabuuti maxaa laga faaiiddayaa

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888 3 วันที่ผ่านมา +3

    Jabuuti waa cadawga soomaalilan

  • @nuralanur490
    @nuralanur490 3 วันที่ผ่านมา +1

    What’s wrong with our government?? Djibouti don’t have anything to. Offer to our country!!! Our interest is any country will recognize us !!!!

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 วันที่ผ่านมา

    Isha allaah guuuuuuuul somaliland❤❤❤❤

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 3 วันที่ผ่านมา

    Maya maya halkaa waan degdegay anaan wada dhagaysan

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 วันที่ผ่านมา +2

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa madaxweynaha la doortey ee dooran qodobadan soo socda:
    2.0. Waxan dhahayaa madaxweynuhu waa inuu ka dhisaa deked weyn oo ganacsiga ka shaqeysa berriga iyo badda lughaya.
    3.0. Dekedda berriga iyo bsdda lughaya iyo saylac waxa ku baxaysa ugu badnaan 100.0 million oo doollars.
    4.0. Dhaqaalahaasi dhammaantiiba waxa bixineysa xukuumadda somaliland cid kalleetto oo faraha la soo gelli kartaa ma jirto.
    5.0. Dekedda ganacsiga lughaya waxa dhisaya la talliyeyaal khinrad weyn u leh dhismaha dekedaha ganacsiga.
    6.0. Waxaynu ka soo kirreysan karnaa shirkadaha madax bannaan sida india iyo Bakistaan.
    7.0. Dhammaan waddooyinka waxa dhisaneysa dawladda somaliland.
    8.0. Dhammaan qalabka dekedaha lagu dhiso oo second hand ah waxa laga soo gadanayaa dallalka carabta iyo china waana raqiis aad u qiimahoodu yaryahay.
    9.0. Dhaqaalaha waddooyinka waxa bixineysa dawladda somaliland.
    19.0. Waxa kelliyaatta ee dhismaha dekedda iyo waddooyinka looga baahanyahay la talliyeyaal iyo khubaro dawladda hindiya amaba pakistan.
    20.0. Dhammaan qalabka dekedaha lagu dhiso oo (second hand ) ah qaar lasoo adeegsaday amaba aan cusbayn waxa soo gadaneysa dawladda somaliland. 21.0. Waxayna ka soo gadaneysaa dallalka carabta iyo china.
    22.0. Waxa talo iyo tilmaan laga qaadanayaa mamul gobolleedka puntland oo deked weyne oo 3.0 Km ka dhisatey gara cad.
    23.0. Arrimahaasi dhismaha dekeddu iyo waddooyinku waxay socon karayaan muddo 4 sanno ah.
    24.0. Markay dhammaatto dhismaha dekeddu waxa adeegsan karaysa dawladda ethiopia iyo ciddii kalleetto ee danayneysa sida shacabka somaliland.
    25.0. Dawladda tuugada ah ee UAE/DP World oo hoosta kaga xidhan dawladda UK marnaba ma soo fara gellin karreyso dekedda dhismaheeda iyo dhismaha waddooyinka.
    26.0. Dekedda berbera oo sifo sharci darro ah loogu wareejiyey waa in la geeyaa mudane maareeye cali xoor xoor.
    27.0. Waa inuu dhaqaalaheeda maareeyuhu gacant ku qabtaa. 28.0. Dhaqaalaha liita ee dalku wuxuu ka yimid wareejinta dekedda berbera.
    29.0. Dawladda tuugada ah ee UAE/DP world tacriifadda dekedda berbera waxay ka qaadataa 100%. 30.0. Waxay faraha guudkooda siisaa madaxda qaranka.

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 3 วันที่ผ่านมา

      Masha allh waa fikir fiican hadii madax deenu katanga sulaan shisheeyaha oo ganacsatada iyo 5:14 qurba joogta iyo dawladu isku tashadaan waynu guulaysa naynaa waa hadii ay ay arkaan awoodooda ilahay awoodeenah hayna tuso shisheeye waxyeelo ayuunbuu inoo dhex joogaa faaidooyinka ayaga ayaa qaata

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 3 วันที่ผ่านมา +1

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IfraxXasan-ck8jm
    @IfraxXasan-ck8jm วันที่ผ่านมา

    Alle inama raciyo djabouti itobiya nodhanta

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti ayan racsanahay inkastoo aanay naf inoo hayn balse xabashi dhanteen

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiya waxa ay somaliland ka dooneyso sidey ku heli kartaa waxay ku heli kartaa somaliland marka dawlad loo aqoonsado ee.somaliland dawlad noqoto itoobiya waxa raadineysaa saaxiiba deed on ay ku raacan aqoonsiga somaliland mweynaha cciro waa yaqaana kii faaiido u jirto

  • @kghassansuudihersi2699
    @kghassansuudihersi2699 2 วันที่ผ่านมา

    XOG OGAAL HA QALDAMIN.
    CAYNASHAHA GEESKA MUDANE ISMAIL OMER GUILLEH
    IYO AAFADDA,FEESKA ABIY.
    WERIYE,WAA JEEBKA.
    WERIYE WAXAAD U HADLEYSA..AFKIU ADEERKA.
    XISHOOD ..XISHOOD.
    JABOUTI WAA,DARYEELAHA
    GEESKA

  • @ismaaaciil
    @ismaaaciil 3 วันที่ผ่านมา

    Waa laba talaabo oo halisteeda leh. Muhiim waxaa ah inuu madaxwayne Ciro yeesho aragti dheer iyo siyaasad fariidnimo ah oo uu qof walba kula socon karo!

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mweyne haddii uu qaado jidka ictiraafka waxaa u fududaaneysa ma yaraanesa mucaaridad Gudaha nin garbkiisa kaa dayay iyo nin igadambee ku leh oo aan kuu arag in aad Sam tihii qofka garab kiisa kaa dayay waxa mihiima cida kula baadi dooneysa ictiraafkii aynu 1960 kii luminary iyo nin aad ogolay in aad hesho waxa aad dooneysid maaha laba laysu doorsan karo

  • @foosiyeahmed5183
    @foosiyeahmed5183 2 วันที่ผ่านมา

    Maya. Walhi. Jabuuta

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 วันที่ผ่านมา

    Wariyaha is qarin jiray ee soo baxay marku ciro so baxay

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 3 วันที่ผ่านมา

    Xogagal warkaagii wuuxumaaday halagadareero

  • @CUKASHHH
    @CUKASHHH 3 วันที่ผ่านมา

    Warka soo wad walaal, Waaba raashine,Wuu naga dagayaabee, like iyo subscribe-na waad iga haysaa personally.

  • @yusufbarud7034
    @yusufbarud7034 3 วันที่ผ่านมา

    Hadaad ciro amaantiisa uun meesha u fadhidid weriye ma tihide horod oo gurigiisa fadhiiso,goormuu ciro dad soo casuumi doonaa

  • @xasancali294
    @xasancali294 3 วันที่ผ่านมา

    Xiriirka Ethopia iyo kalasaar dhul iyo bad ayaa siinayaa iyadoo dhulkii hore naga haysata ictiraafna kuma hayso

  • @Wargalka-101
    @Wargalka-101 3 วันที่ผ่านมา

    Yarkani waa ciyaalkii lagu dhalay cuqdad la yidhi subeer awal baa hooyada jaaryad u ahayd

  • @muhiyadiinmahamed
    @muhiyadiinmahamed วันที่ผ่านมา

    Itobiya ayaa inodana hadaynunahay reer somaliland jabuuti wax dani inoogu majiraan

  • @AXMEDGaagale-q7h
    @AXMEDGaagale-q7h 2 วันที่ผ่านมา

    Sideebay jabuuti u ridi kartaa madax waynaha

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 วันที่ผ่านมา

    Maxaa diblimaasiya eed sheegaysaa

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 3 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia waa xidhidhkeeda sfcn Ciro u adakeyaa Ethiopia sfcn Somaliland ugarab jogtaa markastba 1988 ilaa hada

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 3 วันที่ผ่านมา

    War horta madaxad nogotay wariyaha khaska ahy ee ciro hurdaay adero jabuuti waa cadowga koo waady ee Somaliland

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 3 วันที่ผ่านมา

    Ciro kama noqon karo heshiiskii waayo Ethiopia 🇪🇹 waa halkaynu ku badbaadnay markay xukuumada xamar cir iyo dhulba inaga garaacaysay jabutina xuduuda inagaso xidhatay marka Ethiopia 🇪🇹 abaalkeedaba ma gudi karo,doorshadana waxan ciro udoornay inan reer sheekh isaxaaq kumidayno oon heshiiska aqoonsiga somaliland kuxidhanyahay ee Ethiopia 🇪🇹 aan lagalnay si wada jira ufulino

  • @OmarAbdi-z5l
    @OmarAbdi-z5l 3 วันที่ผ่านมา

    Hassan cheikhna u imanaya calemasrka

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 วันที่ผ่านมา

      Wad kiisa ayuu soo doonan doona.

  • @AbdirahmanHassan-i6t
    @AbdirahmanHassan-i6t วันที่ผ่านมา

    Waxay dantuukujirta itobiy iyo emem youu

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 3 วันที่ผ่านมา

    Abdulrahman ha tagin Adis Ababa. La yeelo cilaaqaad wanaagsan. Dhulka Somaliland na damac kama gali karo Abiy oo dhul wryn inaga haysta. Hawd iyo Reserve AreA meeday?? Yahuud iyo Abiy iyo waliba Emaraatku Saylac XOOG amba XEELAD inay ku qaataan ayey go'aan ku gaadheen.

  • @DahirAxmed-gl1oi
    @DahirAxmed-gl1oi 2 วันที่ผ่านมา

    Danta soomalilan waxay ku jirta itoobiya

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 3 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti maxay inoo haysaa waxay ka soo hor jeedaa in aan helno ictiraaf halka itoobiya ay diyaar inoogu tahay ictiraafka iyo in ayanu is waydaarsano dhaqaale farabadan

    • @AbdiqaniIsmacil-m8o
      @AbdiqaniIsmacil-m8o 3 วันที่ผ่านมา

      @@cumarmahamed5335 ethiopia ban waa lagugu fahmay

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 3 วันที่ผ่านมา

    Itobiya halaraaco

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q 3 วันที่ผ่านมา

    Kumaan fahmin warkaagu ma cada

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 2 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 วันที่ผ่านมา

    Oh dear

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 3 วันที่ผ่านมา

    ma intu madaxweyne muuse qabtay wax ka badan ayuu qabanaya bal aan eegno

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb 3 วันที่ผ่านมา

    Jabuti waa cadawga somaliland

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 3 วันที่ผ่านมา +1

    Dawlada ciro durba way fashilantay waxii lagu sheegi jiray ayay dabaalatay waxayna ku soctaa somaliwayn iyo jabuti oo ay darba faraha la gashay

  • @kghassansuudihersi2699
    @kghassansuudihersi2699 3 วันที่ผ่านมา

    Weriye JANOUTI.WAA DHAKHTERKA IXO DARYERLKA GEESKA.MATALAADI KAMA DHEXEYSO. SAME WADAHA. JABOUTI MUDANE ISMAIL OMER GUILLEH IYO AIBY HORORKA GEESKA

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 3 วันที่ผ่านมา

    Maxaa jabuuti inagu biirinaysa jabuiti ma ogola aqoonsi soomali land

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 2 วันที่ผ่านมา

    😩😁

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ciro siyaasadan geesga Afrika ee la isgu DUBANAYO UMA MALAYNAYO INUU KA DABAALAN KARO,raga ku xeerana waynu naqaanaa waxay gadaan iyo waxay gudaan.

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 วันที่ผ่านมา

    XABASLO AMASN AYAAD TAHAY
    CIRO UMALEYN MAAYO IN UUMEELGAADHSIINAYO SOMALILAND??!??????

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 3 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti ayaa wanaagsan inuu tago ethiopia ninkaa hurdaa haduu ethiopia tago hurdo aan ka toos lahayn weriyeyaasha dhamaantood waxay u ololeeyaan in ethiopia badd la siiyo taasi haday dhacdo somali oo dhan ayaa ku biirtay ethiopia

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 3 วันที่ผ่านมา

    Caadaqaate, Imisaa lagugu shubtay, .