Waftidii Axmed Saleebaan Dafle Ee Mozambique | Taageeradii Somalia ee Jabhaddii Frelimo 1974

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @aliabdi2391
    @aliabdi2391 2 ปีที่แล้ว +4

    Mozambique waxaan Ku noolaa 11 sano waa wadan fiicn soomalia jecel og in soomalia taageerto free leemo waaa xusbiga xukuma

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 3 ปีที่แล้ว +3

    Goos goos taarrikha muhiim ah
    Oo.mudan in laga faa iideyto
    Dhalineey kafaa iideysta

  • @tubtawararka4832
    @tubtawararka4832 3 ปีที่แล้ว +6

    Walal ila hada ilama soo xariirin waa yarki kusugayy arin baan kalaha siden kula soxiriiri kara

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah waan kula soo xidhiidhayaa maanta. maalmahan xoogaa waan mashquulsanaa. ii sheeg facebook gaaga.

  • @Alqaanuuni798
    @Alqaanuuni798 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa taariikh aan ku farxo maqalkeeda

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 3 ปีที่แล้ว +5

    Soomaalidu taariikh wanaagsan ayey Africa ku leedahay laakiin taariikhdaa wngsn waxaa baa bi iyey kuwo tuugo ah oo aan aqoon lahayn waana dhab inay taariikh daasi dib usoo laaban doonto maalin aan fogeyn ee ilaahay haynoo soo dedejiyo isbedel khayr qaba oo horumar inoo horseeda

    • @user-zc6ig1ep9q
      @user-zc6ig1ep9q 3 ปีที่แล้ว

      Somalia waxay ahayed dowlad aan aqoon lahayen oo iskaa daaladhacayesa.

    • @ahmedosman7185
      @ahmedosman7185 3 ปีที่แล้ว

      Soomaaliya dadkii Dowlada u shaqayn jiray dibada intooda badan lagu soo tababaray oo weliba isticmaarkii ayaa intooda badan maamulka soo baray.Somalida hadda joogra oo aan maalin xafiis dadwayne ka soo shaqayn ayaa madax laga dhigaa ha noqdeen kuwa ciidamada ama adeegayaasha bulshada.Mana laha wadanku hadda rikoodh la raaco qoraalo laga sameeyo

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@user-zc6ig1ep9q tuugtan midba sedex gobol meel ku ootay oo shisheeye u adeega miyaa aqoon leh

  • @daryeelspareparts5357
    @daryeelspareparts5357 ปีที่แล้ว

    Waftidii Axmed Saleebaan Dafle Ee Mozambique | Taageeradii Somalia ee Jabhaddii Frelimo 1974

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 ปีที่แล้ว

    Tanks pro

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 3 ปีที่แล้ว +1

    Midowgii Sofiyeeti Siyaasadiisii iyo kooxihii Shuuciyiinta ahaa ayaa abuuray Jabhadahan Soomaaliduna albaabadii loo soo mariyey Taageerada ayay ahaayeen ee Tababarayaashaa ay u soo diri jirtay

    • @abdirashidali7875
      @abdirashidali7875 3 ปีที่แล้ว

      Mozambique Waxaa Kutaalo Wada Lagumagacaabo Mohamed Siyad Barre

  • @abdishakoorsalad9399
    @abdishakoorsalad9399 หลายเดือนก่อน

    Wawa

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว +1

    Burtuqiska faransiska waa labada gumaysi oo ugu xun

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhh
    Madowga wey ka naxeen

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 ปีที่แล้ว +1

    Dafle Nss heystey maba aadin ee Waxa tagey Cumar carte qaalib OO wasiirka Arimaha dibada AH beenta halkaas BAY martey Waxa UU aqrinayo

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 3 ปีที่แล้ว +6

      Bro,waxbaad isku khaldeysaa oo AUN tee Cumar Carte wuxuu tegay 1975 tii oo aheyd markii Mozambique xoriyada buuxda qaadatey,wuxuuna la socday wafti balaadhan oo madaxweyne Siyaad Barre (AUN) watay iwm.
      Markan Amb Cawil ka sheekaynayo waa 1974 tii oo ah markii maamul hoosaadka la siiyey waana run oo Dafle ayaa watay iwm.midna ogow oo xataa haduu markaa Cumar Carte la socon lahaa still waxaa waftiga hogaamin lahaa Dafle oo Nabadsugida ka sokow wuxuu ahaa madaxweyne ku-xigeen ka afraad oo waxaa ka sareeyey Ismaciil Cali Abokor 3aad,XuseenKulmiye 2aad iyo Maxamed Cali Samatar 1aad (labadaba AUN).

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 ปีที่แล้ว +1

      Mw ku xigeen ahna taliyaha nss gen dafke & wasir arimaha dibada carte yaa sareeyey bad is leedahay!?!

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAhmed-tx6dj
      Weliba jago kale buu lahaa oo ahaa xubin ka mid ah
      Shanta golaha sare
      Guulwadaysha godka nagu ridey an ka soo bixi la’a nahay walle xisaab badna ba idin dmabeyn wana la is weydiin qof wlaba masuuliyadas ii uu qaadey

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 3 ปีที่แล้ว +2

      @@asamadhassan1419 ; adigaaba ka jawaabaye maxaad iga weydiin! .
      Xagee ku aragtay madaxweyne ku xigeen,hadana qofka shanaad ee golaha sare oo wasiir wax u sheego?.
      Akhri qoraalada yuusuf Garaad ee taxanaha ah oo uu ku in madaxweyne ku xigeem ama shanta golaha sare ee wasiirka golahii sare ahaa uu ka sareeyey wasiirada kale aan inqilaabka ku jirin oo Cumar ka mid ahaa iwm.
      Markaa wadamada caadiga ah madaxweyne ku xigeemku waa qofka labaad ee wadankaa xukuma,haday mid ka badan yihiina waa uun isku midkii oo wasiirka aan iyaga aheyn masoo ag mari karo?.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว +1

      @@asamadhassan1419 cunar carte maka mid ahaa guul wadayaashaa dalka ka talinayey mise xaga qabiilka ayaad wax ka eegaysaa

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi ปีที่แล้ว

    The portugal General in Capital mabuto. Said how can 1974 Existe african pilot and delehation Somalian like you he said Anbasator Awil but. Nextime fouw months The somali comandos Wad Evaded and Aracket Armey portugal and liberee this country.
    Becoze Somalia was Helping The frelimoz Party. This time And it was oposed Party

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 ปีที่แล้ว +1

    FAKE NEWS WAX kajira majirto WAA bug ah FAKE NEWS iskajira