Wadaage goobtani waa xeebta xeedho. Maanta waxaan idin kala bari doonaa geel xeebeed. Dhirta ay cunaan. Mudane Mohammed oo geel jire ah ayaanu idiin waraysan doonaa. Adiga iyo caruurtaaduba ka faaiidaysta geela xeebta ku nool ama dagaan u ah.
Mahad cabdule wuxu ka nidyahay raga haldoorka ah ee aan ku mashquulin qabyaalad, isku dir, siyaasad bal se soo gudbiya wax faa'ido oo umda wax tar uleh Waad ku mahadasantahay ilaahay ifka iyo aakhiradaba hakaa raali ahaado
Mashallah, xeedho geeleda canah ma dhanan ba madama ay biyo badeed cabaan. Wayo waxa aan xamar ku arkay geel meel lagu xareeyay oo magalada lagu xananeeyo lakiin canahood waxa ay uu dhadhaman cream ama subag subag.
Geela xeebtu inuu sidaas u qurux badanyahay ma moodeyn. Geelii Jamac Karaaciin ee hawdka joogey kanaaba ka dhugor fiican. Talow hal iyo niriigteed 1,000 dollars ma layga siin?
Wadaage goobtani waa xeebta xeedho. Maanta waxaan idin kala bari doonaa geel xeebeed. Dhirta ay cunaan. Mudane Mohammed oo geel jire ah ayaanu idiin waraysan doonaa. Adiga iyo caruurtaaduba ka faaiidaysta geela xeebta ku nool ama dagaan u ah.
Qabawgi Europe intad ka soo yaacdeen ayaad xeebta ku baashalaysaa xeedho lkn way iga danbaysay doorkan maanaydun bulaxaar tagin
Masha allah waa geel qurux badan iyo barwaaqo
Maasha allah quruxdiis geel dhalay
Mchallah tabarkalah mahad cabdule nabad iyo caano❤❤ nice
Masha Allah somalidu waxaay ku mahamahada raag iyo geel baa aduunka lagu misaabay allaahu yaclaam
ماشاءالله تبارك الله ارض الصومال الحبيبه ❤❤بلادنا
wow beautiful mansha alah 🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪
Mahad cabdule wuxu ka nidyahay raga haldoorka ah ee aan ku mashquulin qabyaalad, isku dir, siyaasad bal se soo gudbiya wax faa'ido oo umda wax tar uleh
Waad ku mahadasantahay ilaahay ifka iyo aakhiradaba hakaa raali ahaado
Waad idin salamayaa dhamateen!!!.
Waxaa kaliya ee idinka Maqan !!! .
Reer magaal noqoday geel jire!!!.
Soo sheeg Maamaha somaliyeed ee geelu leeyahay!!!!.
❤❤❤❤❤❤ Somaliland!!!
I like your channel a lot
Geel iyo bad waa dalxiis aad u qurux badan waana dawasho aragti fiican beed iyo caano kaluun iyo biyo bada iyo geela iyo dayaxa qoraxda sanqadha bada laydha shinbiraha habeenkiina hurdo macaan
Sax runtii aadbaan ugahrlay mashaa aan uda baahneyn inaan kunasano qurbaha maskaxda kugu dalee
@@hamdinur9382waameel ku haboon nasashada gaar ahaan u wanaagsan qurbajoogta aan arkeyn muuqalkan wacan
Meelaha sidaa ahi waa hurdo macantay
Mashallah beautiful
Maansha alaah alxamdulilaah
Maasha Allah
Masha Allah ❤❤❤❤
Masha Allah tabarakallah
(MASHA”ALLAH TABARAKA’LLAH 👍🙌🤲🌹💕🎊🎊🎊🎊💕💕🌹GEELA XEEBTU WUU KA WURUX BADANYEY KA HAWDKA!! dhowr badana meesha ksma nuuqato?? markaa ma Biyaha dhanaan buu ku wacnaaday??? waana Nadiif !! HABEED msleh!! SIRTU WAA DHEGEDKA!! GEELA DHEGEDKA AYAA U WANAAGSAN!!
Norwey banu kugu adeyn ma geel badku bedeshey🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha allah
Mashallah, xeedho geeleda canah ma dhanan ba madama ay biyo badeed cabaan. Wayo waxa aan xamar ku arkay geel meel lagu xareeyay oo magalada lagu xananeeyo lakiin canahood waxa ay uu dhadhaman cream ama subag subag.
Wll markasta geela dhanaanka waa jecelyahay gobolada aad xeebtaheyn cusbaa lasiiyaa ama caanaha dhanaankaa
Mansda Allah
Wadanka wax quruxdiisa soo bandhigo waa ubaahan yahay dadku waa iskasoo laba lahayeen
Mahad. Waan ku salaamay oo maskin dhowdayd adiga iyo xaaskii waxad joogteen bariga Afrika e miyaad ka soo tagtern durba
Hada waxaan joogaa Somaliland.
Mahad turbashaash
Deriskii ama jaarkii barisamaadkii
GEELA GEELKA MAYA❤❤❤❤❤
Dhul Qurux badan
GEELU GEEL FULEY GAADHI MAAYEE HAKA DABA FULO❤
Mansha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maradan aad meel walba la cararaysaan meelahaa la tag channel kan lagama yaqaan siyaasad iyo qabiil
Thank you our neighbours Somalia 😅
Geella xeebtu Mahadow wuxuu daaqaa Xudhuun geed la yidhaahdo, wuu ku qasaaloobaa
HAA YEE WAXAN KAYAABANAY. XEEBTADHEEER. IN KALUMAYSATO SIDA AY UDEGENAYNE
Geeluu muxuu daaqaa
Cajiib kanaaba kaquruxbadan kii hawdka waa ii kow geel xeeb jooga oo biyo badeed cabaya
*WAAR NIYO **#CUQDAD** BAAD KU **#RIDAYSAAN** DADKA **#QURBIHIIBA** ISHAYNAABE*
Amazing stuff.did you ask guys if they benefitted milking camels
Haa. Yes.
SALAAM ALAYKUMA MASHA Allaha qofkii 290 Ee video gan Daawada MILLION THANKS ❤🎉🎉🎉🎉😊
Mahadow noo. Sheeg intey u jirtaa berbera
Barnaamijyadii ka horeeyay soo daawo. waad mail doontaa.
Caruuta Qurba joogi weyka baqanayaan geela.si
GEELU XEEBTUU KU RAXAYSANAYAA
WADADII GAALAAD ISBAARO DHIGATEEN REER MAAGLO
*MASHA ALLAH **#GEELII_BAHABER** MUUSE WANNGARANAYA **#XUDHUUNK** BAA LA IDHAAHDA **#GEEDKAASI** KKKK KK*
Mahadow, geelkani makii Fardoole baa?
Maya.
Caanaha ka warama? Ma qaraarbaa?
NUUGEYSA
Geela xeebtu inuu sidaas u qurux badanyahay ma moodeyn. Geelii Jamac Karaaciin ee hawdka joogey kanaaba ka dhugor fiican. Talow hal iyo niriigteed 1,000 dollars ma layga siin?
Halkan waa meelma
Waa soomaalinad
Waa saaxil Berbera atea
Haday geed dhanaana iyo biyo dhanaan cunaan caanahoodu miyaanay ahayn dhanaan ka duwan geela daaqa howdka iyo dhirta kala jaadkaa su’aashaas weydii ninka si aan wax uga barano
Xeedho lahjada Muqdisho ma looga hadlaa ileen dadkani reer waqooyi uma cod eka e.
Waa dhulkayagii oo nabad ah. Somaliland. Goob barakaysan.
Geel dabaalanaya 😂😂😂
omiyaanu bada kudaadanyn talow ama aanay kuso caariden kiiyo iska fadh fadhiya
Caws maxaa loogu beeri waayay?
Geelu cows macunaa geedaha waaweyn unbaan arkijira inow cuno
NIRGAHA YAR MARKAY DURSURINAYAAN XASUUS IYO XARSHIN QUDHAC RAAMAALE MADAAJ8DKA MADAWAYN DABAYL.WAYNE DHUL SACAD MUUSE GUDAHA ETHIOPIA
Miyaanuu caanahiisu qaraar ahayn 🤔🤔🤔
Maya.
*MIYAANAD OGAYN INUU **#BIYAHA_MILIXDA** CABO GEELU WAXBA MA YEELAAN*
War halkni berbera duleedkeeda
@@houseinabdillahiabdi8182 MARKAA HADAY TAHAY MAX JIRA INA ABO
Xeedho halkay ku taal noo sheeg
Near Berbera Somaliland
Waa waqooyi waa ceel-lehelay bulaxaar ilaa ceel sheekh
Rag isku camiraya
ماشاء الله