Markad dhageysto buugga cawil runti waxan gala xasuuus aan markad joogin waxn is fakara xilima sida noqon doonta soomaliya ma la heli karaa raggi ku dhaca laha waa su.aaalo waali jawaaab aan u hayn iyo kuwa kale oo badan
Interesting Story Very Funny Well Done Qaamuus Teams Keep Going Waa Taariikh Loo Baahanyahay Oo Aan Anigu Jeclahay Inaan Waxbadan Ka Ogaado Bacdamaa Ay Tahay Tagto Hore La'arkee Inay Dadbadani Oo Aniga ila Mid Ahi Ay Xiiseynayaan Dhacdooyinkaa Hore Inbadan Mahadzanid Many Thanks Ibraahim
Keyse walaal waxa aan u malaynayaa in uu kala go'ay oo uu dhammaaday daabacaddii hore walina aan la soo daabicin mid kale. Bal aan waydiiyo goobaha laga heli jiray.
The Ambassador ka Waxaan jeclaan lahaa inaan la socodsiiyo iney jiraan Ilma baadigoobayey oo Kampala ku noolaa makrii iigu war dambaysay oo watay sawirkiisa iyo sawirka hooyadood oo reer Uganda ah.
sxb sare waxaa ay u muuqataa in aaann ka dhargeen xasuus qorka ambassador cawil cali ducaale ee markale waxaan ka codsaneynaa in aaad qeybo kale inooga so diyaariso ado mahadsan
Cali, igagama ay dhagine daawadayaal badan oo igu xidhan ayaa iga codsaday in aan buuggan sii wado qaybo kale. haddii aanu ku xiiso galin waad iga raalli ahaan. Insha Allah.
Waar niyaw sxp qaamuuus si gaaraynu isku waraysan lahayne halkee ka soo wada xidhidhnaa🖤
Walaal anaa kula soo xidhiidhiye ii soo sheeg ciwaankaaga. Mahadsanid. E-mail ii soo sheeg.
Safiir Cawil wuxuu ka mid ahaa safiiradii ugu tayada wanaagsanaa uguna caqliga badnaa ee Jamhuuriyada Soomaaliyeed.
Maashaa Allah Cawil Cali Ducaale waa ragannimo u dhashay
Waxaan kuu hambayeenyaa zxp sida wangsan ee aad naagu soo gudbiso taarikhda xilli wariyashii ku jiran wax an waxba taryn 💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜❤🧡🧡
Marshall/Conquerer of British Empire/CPE/ HE / President Edi Amiin Dada.
Qamuus mudo ayaan ku xidhnaa mudadaas aan ku xidhnaa wax badan oo tariikhda somalida iyo caalamka kalaba ah ayaan ka Faa'iiday.
Waxan kuu rajaynayaa walalka channel'ka wax kusoo gudbiyo horumar wacan.
Jacfar walaal qiimo badan. Mahadsanid walaal.
Mansha allah ambassadors cawil wale waa nin adayg
Wll Buugaan Xagée Lagà Helaaa
Great....
Cajiib
Waa buug uu ku duugan yahay macluumaad badan.
Noo soo badi xogahay buugga ku duugan
Maxamed Thanks walaal.
Manshaalah
Markad dhageysto buugga cawil runti waxan gala xasuuus aan markad joogin waxn is fakara xilima sida noqon doonta soomaliya ma la heli karaa raggi ku dhaca laha waa su.aaalo waali jawaaab aan u hayn iyo kuwa kale oo badan
Fadlan waxan kacodsanena in ad wax noga shegtid
Escape of mogdisho
Baxsashadi mugdisho
Wad mahad santahay
@Baba Foodle wad mahadsantahay 🇸🇴 sida fudud ad igu fahansisay
Pro buuga xgee ka helaa
war sxp buugas aad ayan ugu bahanahay e xagee ka heli karaa isago electronic ahse ma i heli kartaa sxp
mahadsanid
Walaal waxa iigu dambaysay isaga oo yaalla maktabadaha. Haddii ay dhammaadeen waxaan waydiin karnaa isaga laftiisa Ambasaddor Cawil ayaan waydiin Insha Allah.
haaaaah waan xiiseeyaaa bookgaas iyo qaybaha aad nooga sooxushoba
first person to watch
Qof magan galyo ku weydiatay waa qof ku aminay
Interesting Story
Very Funny
Well Done
Qaamuus Teams
Keep Going
Waa Taariikh Loo Baahanyahay
Oo Aan Anigu Jeclahay
Inaan Waxbadan Ka Ogaado
Bacdamaa Ay Tahay
Tagto Hore
La'arkee Inay Dadbadani
Oo Aniga ila Mid Ahi
Ay Xiiseynayaan
Dhacdooyinkaa Hore
Inbadan Mahadzanid
Many Thanks
Ibraahim
Mahadsanid walaal.
Buugana halkee Baan Kahala pro
Keyse walaal waxa aan u malaynayaa in uu kala go'ay oo uu dhammaaday daabacaddii hore walina aan la soo daabicin mid kale. Bal aan waydiiyo goobaha laga heli jiray.
Somalia In ay Soo Laapato Ayaan Rajeenaa
Book gaan Halkee ka heli karaa walaal?
Wll buugaan mahelikaraa adiga oo mahadsan
Haa walaal waaa la heli karaa.
@@QAAMUUS wll hadii lahelaayo isagoo BDF iyo isagoo caadi ah oo iibah intaba waan rabaa ee wax aan kacodsanayaa in aad isahasho helitaankiisa mahadsanid
@@abshirahmed8010 Insha Allah haddii aan helo waan kula wadaagi doonaa.
Masuul buugan halkee ka helayaa
Buugaan halka aan ka heli karo iisheeg ama noo sheeg
The Ambassador ka Waxaan jeclaan lahaa inaan la socodsiiyo iney jiraan Ilma baadigoobayey oo Kampala ku noolaa makrii iigu war dambaysay oo watay sawirkiisa iyo sawirka hooyadood oo reer Uganda ah.
Buugas aso pdf ma heli kra ustaad qamuus ❤l
Soo Badi
sxb sare waxaa ay u muuqataa in aaann ka dhargeen xasuus qorka ambassador cawil cali ducaale ee markale waxaan ka codsaneynaa in aaad qeybo kale inooga so diyaariso ado mahadsan
Cbi
thanks walalka lkn kololo weye weye ereyga ama aaga safaradu kutal thanks
Sixid Qabiilka uu ka soo jeedo Musavani waxa layidhaahdaa Myankole oo dhawaq ahaan somali ku noqonaya Miyaankole
Safiirka maxaa kuwarwarejiyey sawaxiliga ookaliya ee meelkale udiiday ma asagaa jeclaa mise waaku haboonaaday
Walaal waxa ay ahayd labada dal ee uu safiirka ka ahaa. Kenya iyo Uganda ayuu wax badan ka qoray.
Wall buugan halkee laga helikaraa hada dalka Nala wadaag ado mahadsan
BASAAS KII JOMO KENYATA DAL IYO DADBA WUU KHIYAAMAY DULLI AAN QIIMA LAHAYN
Wad kumahadsantahay
Kololo Airstrip waye
Adigu ma Uganda unbay kaga dhagtay
Cali, igagama ay dhagine daawadayaal badan oo igu xidhan ayaa iga codsaday in aan buuggan sii wado qaybo kale. haddii aanu ku xiiso galin waad iga raalli ahaan. Insha Allah.
@@QAAMUUS ustaad macluumadkan aad noo so gudbisay dadkaa kaa codsaday baan ka mid ahaa wadna mahad san thy
Waxaan kaloon kaa codsan lahaa inaad nooso badiso
Waa buug taarikh leh, ee xagee laga helaa aad iyo aad ayaad u mahadsantahay
Wadkumhsty
War waa beenaale cawil
Marshall/Conquerer of British Empire/CBE/ HE / President Edi Amiin Dada