Deg Deg: MD Xasan oo go'aan adag ka qaatay Itoobiya, Masar oo ciidamo keeneysa Somaliya & Dagaal...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 36

  • @CabdiBahir
    @CabdiBahir 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guul soomaaliya❤

  • @AxmedCabdi-le6yx
    @AxmedCabdi-le6yx 2 วันที่ผ่านมา +3

    guul Somalia 🇸🇴🇸🇴

  • @MaxamedJawaan-n7q
    @MaxamedJawaan-n7q 2 วันที่ผ่านมา +5

    Soomalia guul

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guul u soo hoyadey Somalila, ma raamno Cadowka Ethopianka

  • @XafsoYusuf-f6s
    @XafsoYusuf-f6s 2 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 2 วันที่ผ่านมา +1

    Yahuuuu alow naga qabo masar iyo xasan shiiq

  • @BurhanyasinFaarax-wg9eb
    @BurhanyasinFaarax-wg9eb 2 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaaliya waa guuul

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 วันที่ผ่านมา +2

    MASAR, OO CIIDAN XOOGAN DALKA GUDAHIISA KU TABABARAAN.

  • @Calicabdulahi123
    @Calicabdulahi123 2 วันที่ผ่านมา

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 วันที่ผ่านมา +1

    ITOOBIYA WALIGEEDBA CADOW SOMALIYEED AYEY AHAYEEN, SIDEEDANA DOWLAD DHULKA KUGULA JAAR AH, XADKODA KU REEB XADKADA KA JOOG, WAAYO KENYA IYO ITOOBIYA IYAGOO GUUREYNAYA AYEY KU SOO GALAYAN, XASSAN SHEKH INDHAHA HA FURO.

  • @NuurAdan-m8t
    @NuurAdan-m8t 2 วันที่ผ่านมา

    Guul soomaliya

  • @CabdimsxamudC.qadhabo
    @CabdimsxamudC.qadhabo 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheikh.go.aan.ma.qaadan.karo.shisheeyaha.ayuu.u.shaqeeyaa

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiya waxaa la laleehe 30.000 ayaa joogta oo u badan kuwa sharci daro kusoo galay iyo kuwii waqtiga ka dhamasday manta waa 1janaayo mana baxaayaan sida muuqata waxay ra asn inay u dhaqmaan dal ay qabsadeen marka waa in xabad looga saaraa waa shayaadhiin nahaysto bax ku bixi masyaan ilas xabad mashee ankara wax ka jira maleh kuwaan waa gumayso ad iyo dulaan waa in duqayn lagu bixiyaa iyo dagasl dowlad ma aqoonsana dalka waa googooyeen

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 วันที่ผ่านมา +2

    CAGJAR WA XABASHI , TAN XIGTA DAROODISM AYU KU SHAQEYSTA, LAKIIN DDS WAA LA KALA QEYBSANAYA.

    • @boodhleelectrical6453
      @boodhleelectrical6453 2 วันที่ผ่านมา

      Haha cagjar waaa QUDHMUUNE OGAADEEN..
      DAWERSADE OGAADEEN ...NO ROOM FOR UFFUUUUFE OGAADEEEEEN

  • @MuhidinAdan
    @MuhidinAdan 2 วันที่ผ่านมา

    Xassan ma,aaminaayo xassan ma,aaminaayo xassan ma,aaminaayo wax badan ayuu balantii nagabaxay

  • @safiyoaaden9541
    @safiyoaaden9541 2 วันที่ผ่านมา

    Insha Allaah Cid walba annaga dan bay naga leedahay balse illaahow wixii noo roon adaa og soomaaliya wey gabi dhacayseye

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 2 วันที่ผ่านมา

    Dalka iyo dadka dankama laha xasan sheekh

  • @atoalsheikh3541
    @atoalsheikh3541 2 วันที่ผ่านมา

    xad gudubka ey ku heeso itoodiya dalka iyo shacabka ❌🇪🇹❌waa xad in loyela madax weenaha inno San ka ogolanin jiljilec iyo xad gudub iyo qof walbo ku soo xad gudbo Gul somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MobamedAbdiHassanAddeec
    @MobamedAbdiHassanAddeec 2 วันที่ผ่านมา

    War Xasan Sheikh waa waalan yahaye yaa dalka ka qabta,Masar haddii wax tareyso Falastiin hortooda laguma Cuneen.

  • @CiiseMohamed-p7k
    @CiiseMohamed-p7k 2 วันที่ผ่านมา

    Shacabka intee loo raacaa how shaan doowlada ayaa shaqo kuleh udaaya ayada

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 วันที่ผ่านมา

    Waa guul haddii ay masar timaado soomaaliya macnaheedu waa khalkhal iyo cabsi ku dhacday ethiopa.waa guul inkastoo dadka soomaaliyeed ay walwalsan ka qabeen go,aan xun oo xasan ka soo baxa. Waa in la dhagaystaa shacabka doonistiisa ilayn xasan kaliya dalka ma laha.

  • @abuahmedhassan5499
    @abuahmedhassan5499 2 วันที่ผ่านมา

    Warka ali xoosh naag hadalkeed weeye waxaana qabo hassan tuug

  • @AhmedAdenJama
    @AhmedAdenJama 2 วันที่ผ่านมา

    The truth about the ANKARA deal on ITOBIYA access to Somali Coastline as Facilitated by Turkish President ORDEGAN.
    A peace deal between Somalia and Ethobia to temporarily defuse potentially explosive political tensions is good, but the demand of ITOBIYA to achieve Somalia Coastline access is unreachable as it relates to a failed Dream on the part of ITOBIYA from over 200 years back.
    ITOBIYA needs to think again and look for other alternatives ( Kenya, Eriteria, and DJabuti) to remove the tensions with Somalia once and for all.
    Apart from federal authorities to sign a deal, the regional states and armed clans of Somalia stand firm that the Somali Seashore is not negociable at any cost when it comes to ITOBIA.
    Somalis are extremely anxious about the reserve area inhabited by Somalis under the ITOBIAN Jurisdiction as a result of the desire by the British Colony.
    Somalia and ITOBIYA have had a full-scale war from July 1977 to March 1978 over the Sovereignty of Ogadenia, which claimed the lives of more than 60,000 people including about 25,000 civilians.
    During the fight, Somalia gained control of the region, defeating ITOBIYA, but the Soviat Union intervened to force the Somali Army to withdraw.
    Nevertheless, Somalis demonstrated the dismay when Abi Ahmed signed MOU with former President Muse Bixi on February 2024 and will do against any authority to sign with ITOBIA on access to its marital territory
    In Principal terms, the Federal Government of Somalia that was formed through a consensus and clan representation arrangements does not enjoy legitimacy through a popular vote to enter big agreements on its own that has an impacts to the states, the resources and people of Somalia, So the presented deal is tentative.
    In practical terms, Somalia is a war-torn country and does not have a safe, secure, and sustainable coastline area as demanded by ITOBIYA in accordance with the ANKARA signed Memorundum of Understanding. Hence, this Memorundum of understanding can't be implemented in Somalia. Therefore, the ITOBIYAN demand for access to Somalia Seas will only serve to block them their participation in the AU Support and Stabilization mission in Somalia (AUSSOM). This is due to the expressed conflicts of interest in the ITOBIYAN objectives for Somalia
    In conclusion, the international law of the Sea, ( UN Convention on the law of the sea) does not guarantee access to and from the Sea from one country to another amongst two hostile countries like the case is between Somalia and ITOBIA. Therefore, ITOBIA demand is outside Pradigm of the United Nation Convention of the law of the Sea ( UNCOLOS)

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 วันที่ผ่านมา

    Kolay ethiopia ma baxayso ilaa inta laga xanuujiyo.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 วันที่ผ่านมา

    Kenya oo diiday in diyaaradaha Masar dul maraan hawadeeda

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 2 วันที่ผ่านมา

      Masar Kenya saldhig weyn beey ku keeyihin halkasi ka soo talabi sede diyaar diyaar u diidi karto warkagu Waa dhuuso

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 วันที่ผ่านมา

    Aby ahmed kibirkiisa ayaa ukenay ineey madaxda soomaaliyeed go.aan ka qaataan waayo wixiisu bad raadis ka badan cid kastana weey ogaatey aan ku qabsado inuu wado kana yeeli meeynee hanagala tago shartiisa

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia waa ineey baxdaa .haddii kale waa inoo dagaal .ethiopia waxba nagama qaadeeyso.

  • @browndemonia3304
    @browndemonia3304 2 วันที่ผ่านมา

    Hassan is a joke

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 2 วันที่ผ่านมา

    Masar hadii aay imaanaysa sharci ayee ku imanaysa wana dal madax banaan Ethopia Sabab aay somalia ku jogta malaha hadii aay dagaal nala gasho alx shabaab iyo askari somali ah Aya iska dhinac dagalayo

  • @CabdikafiDuceysane-ve7sz
    @CabdikafiDuceysane-ve7sz 2 วันที่ผ่านมา

    Cawaan qalbigiisa Itopianimo ka buuxdo ayaad tahay, sideedaba adduunka waa kamamnuuc nabad ilaalinta in uu ka qeyb galo waddan deris ah

  • @marwo7566
    @marwo7566 2 วันที่ผ่านมา

    Waryaa m a sidaa doonto ayaad wax u sheegeysa laba wajiile , beenaale ah.

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 วันที่ผ่านมา

    Warqaad tv beenaale ayaad tahay suuqa ayaad kasoo uruur sataa beenta xaqiiqa inaad raadiso ayaa kuu fiican, Hadalka mustafe waa xaqiiq aan wax been ah lagu badhxin qaado, mustafe ma aha sida madaxda soomaaliya ee been qaawan isla soo taaga media !!!

  • @CabdisidiiqMaxamed-u9d
    @CabdisidiiqMaxamed-u9d 2 วันที่ผ่านมา

    Guul soomalia