Riwaayad cusub murqaan,maroojiye,mudhxiye iyo widhwidh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2020

ความคิดเห็น • 609

  • @ugbadezmail4780
    @ugbadezmail4780 3 ปีที่แล้ว +64

    100 wax kayar ma diro mopilkaygu kulahaaaa😂😂😂😂😂

  • @shafieebrahim3246
    @shafieebrahim3246 3 ปีที่แล้ว +47

    Ragani waa full talented guys wlhi
    Taageero wayn❤

    • @user-qe3sj5uo3p
      @user-qe3sj5uo3p 4 หลายเดือนก่อน

      Dfdhsdfdwdtyupoiiyuytrrewwqaafhxbxvjmcfbfgsxvadvvvjkzxbvcbvbbmxdvfhggdfhbgdhffgssgbgbbvbdgghfhhjgjvbdfddhbdfhdbfhdhsvvsdccaascghhmmdghdfqrrqeyyiipdsgsvsfhsdg

  • @cabdimiraaf2538
    @cabdimiraaf2538 3 ปีที่แล้ว +37

    walahaY kaL io Laab cunugan marojiYe wu iga gadan YahaY kuLaHa iLaHow qali ka dhig kep going pro🤣🤣

    • @ducalesalmaan2975
      @ducalesalmaan2975 3 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi miraaf
      Deeq maroojiye wlhi cawa Qosolki Ayu iga dhameeyay kulaha naftada ku furan oo waa orgobe iska ilaali wax kasta waay liqaysaaye🤣

  • @saadoabdi6464
    @saadoabdi6464 3 ปีที่แล้ว +20

    Marojiye stylekii badaly macawis ka shidantay🤣🤣🤣🤣

  • @mosomaliprofesional8655
    @mosomaliprofesional8655 3 ปีที่แล้ว +11

    Ninkaa maroojiye iyo murqaan waan wataa waa jilayaal cajiib ah

  • @cabdirisaaqcabdidaahir7695
    @cabdirisaaqcabdidaahir7695 3 ปีที่แล้ว +22

    Reer waqooyi waa dad funny ah🤣😂😂😅

  • @nimcodagen8883
    @nimcodagen8883 3 ปีที่แล้ว +21

    wlhi qosol uguma hadhin deeq maroojire sacad murqaan and mudhxiye hore usocda 😄😄😄

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 3 ปีที่แล้ว +15

    War nio reer miyi nimadii kumatal inta jecel inuu reer miyi kumatalo farta taag

  • @bishaarcabdinasir9804
    @bishaarcabdinasir9804 3 ปีที่แล้ว +42

    Garigay ku daqran thy 🤣 anah ayadaan ku daqran thy 🤣 ku lahaa kkkk qosol igumaharin

  • @muniirhussienarh52
    @muniirhussienarh52 3 ปีที่แล้ว +31

    Hore u socda axbayaaL 👌🏽✌️👏😢✅

  • @hodanabdullah6907
    @hodanabdullah6907 3 ปีที่แล้ว +27

    Rerihina wacysaaaa walahi wa qosly 😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @zhakiipromance189
    @zhakiipromance189 3 ปีที่แล้ว +38

    GARAMADAHA Arsenalsha kulaha KdhaC Koxda Grcow😂

  • @muniircali2248
    @muniircali2248 3 ปีที่แล้ว +19

    😭asc waxn ahay wiil somaliyed paliis igucawiya supiscarb🙏🙏🙏👈

  • @yoonisyonka1984
    @yoonisyonka1984 3 ปีที่แล้ว +39

    13:55 hhhhhhhh illahow qaali kadhig kulahaa😂😂😂😂

  • @stupidboy4659
    @stupidboy4659 3 ปีที่แล้ว +25

    Dulucda riwayadu waa in dumarku Kolba dhinaca qoyan raacan Miskinkii wakhtigu cilay ya umaqan 😹😹😹

    • @mushtaaqcaydiid3833
      @mushtaaqcaydiid3833 3 ปีที่แล้ว +1

      Dee hashaqaysto😏bila fulus laan hlke lagaynyh

    • @shaymaashire8584
      @shaymaashire8584 3 ปีที่แล้ว

      Caadi ma ahan

    • @Jawaahir617
      @Jawaahir617 3 ปีที่แล้ว

      @@mushtaaqcaydiid3833 haa ha shaqaysto dheh maxay ku flaysaa nin bayl daacaya inani waa daryeele
      Mushtaaqeeey kumeee indr 😂😂

    • @mushtaaqcaydiid3833
      @mushtaaqcaydiid3833 3 ปีที่แล้ว +3

      @@Jawaahir617 😏😂wx wax fahmaybah ada ku arkay waxay leyihin jacaylka iyo lacagta jacaylka wacan anagay wxas noloshegayan lacag waa cunis ninki haysta agtisa talah hhh ma imaqlaysah ina ader🙄👹

    • @Jawaahir617
      @Jawaahir617 3 ปีที่แล้ว

      @@mushtaaqcaydiid3833 laaxin laga jari maayo mishtaaq aan akhyaar ahaynba maan arag magacu ciyaar ciyaar maaaha.... ninkii ladanbaa xagiis loo keexdayeee maxuu Love madhan hayaa miyay ahayd 😂😂😂
      mushtaaqay xageed kaga nooshay aduunka Alla sariirtaad kasoo toostaaa nasiiib wacanaaaa...... kumeee mushtaaq indr 🤣🤣

  • @khalidsiciid868
    @khalidsiciid868 3 ปีที่แล้ว +30

    𝐰𝐚𝐫 𝐰𝐚𝐥𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐱𝐢𝐬𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐨𝐬𝐥 𝐤𝐢𝐧𝐢 𝐫𝐢𝐰𝐚𝐲𝐚𝐝𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐝 𝐠𝐚𝐛𝐢𝐬𝐞𝐧𝐞

  • @hajjiqarshiile754
    @hajjiqarshiile754 3 ปีที่แล้ว +19

    Wey wacantahy riwaayadu
    Weyku leefaysaa marka dambe

  • @xamdimoh1444
    @xamdimoh1444 3 ปีที่แล้ว +10

    riyaayad qosol badan geeb going

  • @liilyooz
    @liilyooz 3 ปีที่แล้ว +13

    Kulahaa xafaayadaha bilantaa iyo garamaanta arsenal sha😂😂😂

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 3 ปีที่แล้ว +9

    war hedhe rawaayada nosoo badiya waan idin xiisne wiilasheena

  • @akramvlogsfilms4904
    @akramvlogsfilms4904 3 ปีที่แล้ว +11

    Keep going deeq maroojiye mudhxiye

  • @teamdirizlethomazka5553
    @teamdirizlethomazka5553 3 ปีที่แล้ว +19

    inamadayadiih keep going
    from burco alle maruun hayna kulmiyo

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 3 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkkkk wallaahi qosol ayuu igu dilaa the beat actor in somalia waye kuwaan

  • @honakramxiir8699
    @honakramxiir8699 3 ปีที่แล้ว +19

    Jariyadaa wadata
    Ana 30 buruf wataaa
    Garacaa markaaan Arkaaa kal iyo laaab uqoslaaa😂😂😂😂😂

  • @xamdacabdiraxman836
    @xamdacabdiraxman836 3 ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂😂😂😂😂 keep going walaloyaal

  • @hamseabdi177
    @hamseabdi177 3 ปีที่แล้ว +11

    Gold diggers 😂😂
    Ayey gabdhihi somaliyed noqden 😂

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @Amii395
    @Amii395 3 ปีที่แล้ว +9

    Zhp walhy legend baa tihiin horay usocda

  • @maanabdirahman6442
    @maanabdirahman6442 3 ปีที่แล้ว +14

    Waan idin wataa😍

  • @mohamoudessa3312
    @mohamoudessa3312 3 ปีที่แล้ว +32

    Raga Kaliyeh Iga QosliyaHh😆

  • @zulthaanzamiir9251
    @zulthaanzamiir9251 3 ปีที่แล้ว +7

    Beentii uGu waynaYd uusheegaa baN ku qoslaa mopilkayga 100 wax ka yar kama diRo kuLahaa isagoo 4 dolar udiRay markii hoRe

  • @meekmiil5115
    @meekmiil5115 3 ปีที่แล้ว +23

    Maroojiye ree magaal ma noqdo miyaa😂ma cawis uun ahaa1😁

  • @mohamedsomali5587
    @mohamedsomali5587 3 ปีที่แล้ว +16

    Deeq maroojiye nin rageed weeye saasa lobahanyahy hhhhh

  • @abdiqaniburhan3014
    @abdiqaniburhan3014 3 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahow Qaali Kadhig😅😅😅😅😅

  • @abdikarimyasin4003
    @abdikarimyasin4003 3 ปีที่แล้ว +16

    iimankay ladahoo naaftada kufuran 😂😂😂😂😂

  • @Amuuud20
    @Amuuud20 3 ปีที่แล้ว +11

    Rerihiini bad garacysa kulaha😅😅😁😁🤣

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 3 ปีที่แล้ว +13

    horta waa suaale hadii aad gabar israacadan oo maqayada tagtaan maqasabah inada bixiso lacagta ???

    • @ahlamrashid5556
      @ahlamrashid5556 3 ปีที่แล้ว +1

      Haaade

    • @yahyeHashi813
      @yahyeHashi813 3 ปีที่แล้ว +1

      𝐬𝐡𝐚𝐫𝐚𝐟𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐜𝐚𝐠 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐭𝐮𝐡𝐦𝐚𝐚 𝐛𝐝𝐧𝐤

    • @jamalnour1019
      @jamalnour1019 3 ปีที่แล้ว +1

      Dee mayee hadhow ayaad shay muhiima kaga badalanaysaaye bixi lacgta

    • @aadanjokeofficial4711
      @aadanjokeofficial4711 3 ปีที่แล้ว

      Riwaayada waxaa laga metelayaa dhibaataduu leeyahay faanku

    • @craxmaanxasan3842
      @craxmaanxasan3842 3 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhh anu waxa igudaran ninraac oocuntalacun subxanllh

  • @a_______official8860
    @a_______official8860 3 ปีที่แล้ว +33

    Qofkiii u horeeyay ee arkaybaan ahay like saar

  • @AbdirisakDayib
    @AbdirisakDayib 3 ปีที่แล้ว +12

    Pizza-hii ma bariis buu isku badalay😂

  • @abdirizaqyaasiin9788
    @abdirizaqyaasiin9788 3 ปีที่แล้ว +13

    DeeQ maroojiYe is back💌

  • @ahmeddalmar6096
    @ahmeddalmar6096 3 ปีที่แล้ว +12

    Deeq zxp soomaalind kusoo noqo waad u darsatee

  • @mohamedmukhtar8609
    @mohamedmukhtar8609 3 ปีที่แล้ว +9

    Maantaan siwacan u qadeeyay. Kullahaaa

  • @mustafaadan2097
    @mustafaadan2097 3 ปีที่แล้ว +3

    Walahi waa cajiib dumarkana lacag jecalaa raguna been badnaa allow towfiiqda na waafaji

  • @almadaimond9000
    @almadaimond9000 3 ปีที่แล้ว +9

    kulahaa ilaahow qaali kadhig 😅🤣

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 3 ปีที่แล้ว +5

    Dumarkaa xaskaaga jirreee😅😅😂😂😂....walhy waa beer casaad

  • @kaahinahmed4700
    @kaahinahmed4700 3 ปีที่แล้ว +6

    Deeqow maanta ayaan majaajiloyinkaagii nacay waxaad tahay bahal dameera

  • @thegreatveteran6575
    @thegreatveteran6575 3 ปีที่แล้ว +5

    War ninkaan waa xariif wuuba aamusay inta la ceynaye wuu ogyahay in kista laga dhibaye 😂😂😂😂

    • @kadardirie6905
      @kadardirie6905 3 ปีที่แล้ว +1

      wuu daneysanayaa waa adke🤦🏾‍♂️😁

    • @mohsaahid3029
      @mohsaahid3029 3 ปีที่แล้ว +1

      Kulhaa zon karta waan kaxanaaqa hadn walgu waalyaa

    • @thegreatveteran6575
      @thegreatveteran6575 3 ปีที่แล้ว

      Shaqo tag weey waan ku wataa usheeg qaaca 😅😅😂😂😅

  • @farduusfariid513
    @farduusfariid513 3 ปีที่แล้ว +5

    Inaabtiday Ayaan hore u soco

  • @fantasticmohamed1722
    @fantasticmohamed1722 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi deeq maroojiye wu iga qosliya mar walba waa ninka kaliya sooraan badalay naagta si xun bu ugalay kulaha boorsooyinka inaga so saarnay dhawr xaba ana ku so qadaya😆😆

  • @khadarabdimohumed5254
    @khadarabdimohumed5254 3 ปีที่แล้ว +7

    Xaji

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +2

    Deeq keep going Waanu ku xiisay Reer somaliland noloow

  • @saaracali4090
    @saaracali4090 3 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkkkkk manooli sookrtaa reerkaaygo dhaanba cuuna kuulha

  • @mohamedapdiwahid1621
    @mohamedapdiwahid1621 3 ปีที่แล้ว +7

    Jaariyadaa iska leh

  • @m.....hussein9315
    @m.....hussein9315 3 ปีที่แล้ว +6

    *3GYM*lacag ka bixiya*

  • @khuumproduction
    @khuumproduction 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaw khalaalitii oodhan waan idin salaamay saaxibayaal

  • @mahadafdhuub9130
    @mahadafdhuub9130 3 ปีที่แล้ว +9

    kkkkkkk mcn baan qarka usaran nahay qoladayada lcg leh

  • @mohamedcaskaofficial5131
    @mohamedcaskaofficial5131 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep Goin prother

  • @mohamedyusuf700
    @mohamedyusuf700 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla beerka ,kulaha an Bajaj raca an ku diro si yaro fudud bu bad ugalay

  • @khalidsiciid868
    @khalidsiciid868 3 ปีที่แล้ว +8

    𝐇𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡 𝐪𝐨𝐬𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐧𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐲𝐚

    • @gamett6265
      @gamett6265 3 ปีที่แล้ว +1

      Khalid det är bäst namnet

  • @dhakarologyboy1937
    @dhakarologyboy1937 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaraxyadii baad xamar la doonateen
    Xamar xeelo badan way idinka horeysaa
    From hargeisa😀😃🤣

  • @sadamtimiro5618
    @sadamtimiro5618 3 ปีที่แล้ว +12

    hhhhhhhh nin rageeeed sidaaas oo kale waa inaan sameeya

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 3 ปีที่แล้ว +12

    Alaa xumaa ilma xaaji cash ma xafayaadaha bilan by so dejiyaan hhhhhh faan xumaa wax caadiya bl muu sheegto😂😂😂😂😂

  • @maryamjamac1685
    @maryamjamac1685 3 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhhh wad iga qoslisan walahi wllyaal alle haydin xafido

  • @Koobanmedia
    @Koobanmedia 3 ปีที่แล้ว +3

    Kulahaa sinkorta macuno hadano wawadaaye

  • @zagaldarajo7843
    @zagaldarajo7843 3 ปีที่แล้ว +6

    Kabahay ka cunaysaye iska ilaali 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @waqalwstudeo5094
    @waqalwstudeo5094 3 ปีที่แล้ว +2

    War waxan ya idin dubay kun jer baa la jar jaray sxb wixi danbe dubista iyo haga jinta iska haga jiyo

  • @mohmedboootaan1890
    @mohmedboootaan1890 3 ปีที่แล้ว +5

    Reerihiinad garaacysaaa😂😂😂😂😂

  • @abukarxabebalshareeco3593
    @abukarxabebalshareeco3593 3 ปีที่แล้ว +13

    Sedax jiiimban lacgta ka bixi yaaa mana tago 😂😂😂😂

  • @aqoonmedia4228
    @aqoonmedia4228 3 ปีที่แล้ว +18

    wllhi waligay san uqoslay.cawa uman qoslin 😂😂😂 isku badnow waxa kula socda wa orgame 😂way iman la da ho ta ugu qalisanbay dalbanaysaa 😂😂😂😂

    • @cabdallacali7274
      @cabdallacali7274 3 ปีที่แล้ว

      Kklkkkl dofar si ka daran uqosli jidhy

    • @aqoonmedia4228
      @aqoonmedia4228 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdallacali7274 🤣🤣🤣🙏🙏

  • @muscabnayga3616
    @muscabnayga3616 3 ปีที่แล้ว +6

    20k halagaarsiyo WlHi

  • @zagaldarajo7843
    @zagaldarajo7843 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going inamada yadi alleh haydin dhawro❤💯

  • @zuhiepapdykareim2944
    @zuhiepapdykareim2944 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo layliyo qayz mawaxby cuni jireen 😅😅💯💫

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 3 ปีที่แล้ว +8

    Mar qudha laguma dhex dhigin Ala garacsanaa maroojiye 😂😂

    • @rastaofficial5754
      @rastaofficial5754 3 ปีที่แล้ว

      laguma dhagax dhigin ayu yidhi

    • @liibaanfaysal1262
      @liibaanfaysal1262 3 ปีที่แล้ว +1

      Mar qudha Laguma dhagax dhigin AYUU YIDHI qalbigad ka bugtaane

    • @abdirashiidcaano8565
      @abdirashiidcaano8565 3 ปีที่แล้ว

      Laguma dhagax dhigin ayuu yidi maha sidaad moodey

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 3 ปีที่แล้ว

      Adaabaa iga sii qosliyay.😂😂😂😂

  • @liibaanfaysal1262
    @liibaanfaysal1262 3 ปีที่แล้ว +9

    Mar qudha Laguma dhagax dhigin ayu YIDHI qaar ba leh Laguma dhex dhigin ayu YIDHI iskadaya qalbi xumada dadka qalbiga ka bukow

  • @CaadimaahaInc
    @CaadimaahaInc 3 ปีที่แล้ว +13

    Ma faderalka tahay kkkkk

  • @Tilawah930
    @Tilawah930 3 ปีที่แล้ว +10

    Hhhh sako,AHAAN.AYANU,USIINAY

  • @hamzeali1630
    @hamzeali1630 3 ปีที่แล้ว +4

    Jacayl haduu igu dhaco waan soomayaa😅😅

    • @mohamedabdi7910
      @mohamedabdi7910 3 ปีที่แล้ว

      AnaH wn ku zoomaYaa 😂😂😂

  • @abdirahmansomalichanal1682
    @abdirahmansomalichanal1682 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa sune kulahaa 😂😂

  • @ISBADALSAAXIIB
    @ISBADALSAAXIIB 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaasaa ragii ceebeeyay kulahaa 😂

  • @iimaandhuux5159
    @iimaandhuux5159 3 ปีที่แล้ว +8

    Masad ad ucunayso ayatatabasha🤣🤣

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 3 ปีที่แล้ว +5

    Weli Laguma Dhex Dhigin kulahaa alla Garacow😂😱

    • @caydaruusyare9458
      @caydaruusyare9458 3 ปีที่แล้ว +1

      Laguma dhagax dhigin dheh qalbiga ku tagane

  • @abduliskudes4696
    @abduliskudes4696 3 ปีที่แล้ว +1

    wan idinku heystaa keep going ❤❤❤

  • @yasminjamaal9891
    @yasminjamaal9891 3 ปีที่แล้ว +1

    Sambiir lga qadaa bjaajta hore u socda wlldy

  • @sabaadmahamuud7739
    @sabaadmahamuud7739 3 ปีที่แล้ว +5

    Kulaha reerihinaad garaaci doontaye😃😃

    • @awilahmet790
      @awilahmet790 3 ปีที่แล้ว

      Sabaad mahamuud xasan kkkkkkkk

  • @ekb3848
    @ekb3848 3 ปีที่แล้ว

    masha allah rag raga hore usocda saaxibayal

  • @maahidmuse5873
    @maahidmuse5873 3 ปีที่แล้ว +5

    pizza dii ma shuwarmay isku badashay wll gacaliye 😹😂

    • @singergaltiman853
      @singergaltiman853 3 ปีที่แล้ว

      Zxb SUBSCRIBE isaar Moha Nuuriye Tube Ana Waan Kuusaraye Zxp 😎😎😎😎

  • @salaxzanaag
    @salaxzanaag 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhh😅😅😅😅😅😅😅
    ninka iga qosliyaa

  • @safiamoh4612
    @safiamoh4612 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh layliyo qays mawaxbay cuni jireen🤣🤣

  • @suhuuraxmed6839
    @suhuuraxmed6839 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah hore u socda

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 3 ปีที่แล้ว

    Ragaan reer burco ah waa wada funny.. Reer muqishu ayee noqdayn. Waad salaaman tihiin

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 3 ปีที่แล้ว +19

    8:42 marqudha laguma dhex dhigin🤣

    • @yahyeHashi813
      @yahyeHashi813 3 ปีที่แล้ว +1

      𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐢𝐧 𝐚𝐡𝐲𝐝

    • @cabdilaahicabdiraxmaan2234
      @cabdilaahicabdiraxmaan2234 3 ปีที่แล้ว +1

      anba wan mooday laakiin maaha 🤣🤣😂😂

    • @clraxmaansiciid9570
      @clraxmaansiciid9570 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdilaahicabdiraxmaan2234 Uu yidhi si fiican ugu fiirso

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 3 ปีที่แล้ว

      Dhagax dhig baa la yiraa walalo

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 3 ปีที่แล้ว +1

      Mar qudha laguma dhagax dhigan buu yidhi
      Laguma dhexdhigin maha

  • @saddamjamayare7039
    @saddamjamayare7039 3 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed laftigiisii baa kula hadlaya kulahaa hhhh

  • @suldansaaqa4038
    @suldansaaqa4038 3 ปีที่แล้ว +6

    Ilahow Qli ka dhig
    Maroojiye mdxa Qozolka🤣🤣😁😂

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 3 ปีที่แล้ว +2

    Jila yaal aan hubo guulleysta saaxiibo yaal

  • @farxandhuux8533
    @farxandhuux8533 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Mirqaan iyo Maroojiye iyo dhamaan asxaabta

  • @khalidsiciid868
    @khalidsiciid868 3 ปีที่แล้ว +40

    𝐒𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚 𝐫𝐢𝐰𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐱𝐢𝐬𝐚𝐲

  • @mahamedmahamed2135
    @mahamedmahamed2135 3 ปีที่แล้ว

    War nio ruwayadaha soo badiya wala idin xiise

  • @dhalawliyaadchannel1076
    @dhalawliyaadchannel1076 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow wax qaaliya ka dhig dhagayzo 😂

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa waxaaanu hablaha soomaliyeed u shukaansan waynay waa orgob kulahaa naaftadaa ku furan oo waxbay saa u liqaysaa.

  • @abdirahmanabdilahi4135
    @abdirahmanabdilahi4135 2 ปีที่แล้ว

    Riwaayada hiina waan kahelaaye soobadi ya 🥰

  • @mahadhassan1279
    @mahadhassan1279 3 ปีที่แล้ว

    Asc saaxiibaday deeq maroojiye iyo sacad murqaan markasta waad naga qoslisaan waadna mahadsan tihiin lkn anigu riwaayadan waan ka biyo diiday