WAR DAG DAG AH XAALADI UGU DAMBEYSO DALKA KENYA WAXA LAGA FILAN KARO BIRI XOG KAA QARSON CABSI CABSI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله

  • @warda_54
    @warda_54 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay Haa naga dhameeyo banan bax anaan dhamaad laheeyn walaahi waa nacay

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Kenya nabad kama soo socoto isgaga taga ganac sigina Somalia lataga intuu idin dhicilaha kenyanka isilaliya Somaliyee i ilaahey hadinka qabto my sister caisha igu slan waa lawaye ❤❤
    From USA 🇺🇸

  • @ayanissack5894
    @ayanissack5894 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllh Allah kuxafido sitha aqbaraha nolasocodsisit thanks

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh หลายเดือนก่อน

    Sxb kilib kaan makii horaa mise waa cusub yahay sxb asxaabta kugucusub midkii horee iyo midkii danbe sida lagu gu ogaado sxb taariqda sheeg

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r หลายเดือนก่อน

    WAR HANTIDIINI SOMAALIYA GEESTA KALA TAGA KENYA

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z หลายเดือนก่อน

    KEENYA WEEY U DHAMAATEY SIDA MUUQATO IS MAQAL MABA JIRO

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj หลายเดือนก่อน

    Maskiin madaxweynaha kenya kuwaas cml dabajeex hoos loogu dhigaa eeyaha tuugada ah

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 หลายเดือนก่อน +2

    Somalilida Kenya Ma udiyaar garoobeen dagaal tani waa dagaal lagu soo qaadayo noloshooda iyo hantidooda war rag wixii sheegtaa hala hubeeyo aagaggama hala xiro wixii usoo dhawaado hoos haloogu dhigo xabadda gaal jirkiisuu ka naxaa dhulka waxbaan ka leenahay qofkii soo haweystaa yaan looga cabsan dowladda kenya sideedaba diinteennu waxa oggoshahay in lagu jihaado qofkii soo haweysta hantidaada iyo gurigaada marka ujeeddada waa jinsi naceyb oo kenyaatiga qaar kiisa ay gadaal ka riixayaan waxa ciilka ugu weyna loo qabo waa ajaaniibta xoolahooda gaar ahaan Soomaalida

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj หลายเดือนก่อน

    Tuuga waa haleska ilaaliyo somali weyn

  • @Imraan12
    @Imraan12 หลายเดือนก่อน

    Dadka muu laayo

  • @ubahmohamedmohamud4278
    @ubahmohamedmohamud4278 หลายเดือนก่อน

    ala ilaahow beenkadhig

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤😂❤❤