KHIYAANADII.QURBA JOOG IYO QOLQOL JOOG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 216

  • @saidawil7852
    @saidawil7852 2 ปีที่แล้ว +18

    asc kooxda hakis tv walahi caawa intii denbiga ahayd baan qoslay waba kala joojin waayey beer casad baan ku idhi qurba joogtana intii ugu xumayd baad ka soo qadaten dhulkad la gasheen waad mahadsan tihiin inta dad loo mahadiyo thank you more then ten times boqor tooyo

  • @yahyejabjacayl5502
    @yahyejabjacayl5502 2 ปีที่แล้ว +11

    Odayga turbada faraha ooga qaad🤣🤣🤣🤣 Hakis waan wataa legend

  • @cadnaanmohamedali7800
    @cadnaanmohamedali7800 2 ปีที่แล้ว +5

    Yoomel qiyaamaHan De ileN qof maHee jamaaL legend 👏👏👏

  • @asadsaciid36
    @asadsaciid36 ปีที่แล้ว +3

    Geed walba harsade kolaha

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 2 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi Kan qurbojoga jilayaa waa comedy waan baqayaa waayo wali Inan Afrikana lama fadhisan

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhh
      Ninkaas jilitaankiisu waaba nooc kale.
      Lkn waxaan garan waayay luguhu ma sidan bay dhab u yihiin mise wuu metelayaa? Sxboow siday kula tahay ninkan waan fahmi waayaye qaabkani ma wax la meteli karaaa?

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 2 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdiraxmaan-casayr ilamaaha matalaad

    • @user-gw5qk5ry4z
      @user-gw5qk5ry4z หลายเดือนก่อน +2

      @@cabdiraxmaan-casayr uu matalaa sxp❤😢

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 25 วันที่ผ่านมา

      @@user-gw5qk5ry4z
      Malaha macquul maaha?
      Qof yaqaan ma idinku jiraa
      Sidani way adag tahay in wax loo metelee?

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +2

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 ปีที่แล้ว +12

    I have a Legend in this country 😂

  • @nugaal7690
    @nugaal7690 2 ปีที่แล้ว +4

    Aar wlhi hakis prother dhuunkare noso badi wlhi waa top

  • @shiinemohamed7883
    @shiinemohamed7883 2 ปีที่แล้ว +6

    Hore u socda dhalin yaro

  • @ahmeddjamajktvfilms9614
    @ahmeddjamajktvfilms9614 2 ปีที่แล้ว +6

    Film Kan wa best qaladaadkisa so dhiga wa funny..

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 29 วันที่ผ่านมา +1

    Aad baan ugu soo cesh ceshtaa walaahay kkk

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 2 ปีที่แล้ว +8

    Ninkan yar e dalbajuuqaha leh kusoo dara kooxda talent buu leeyahaye

  • @cawilnuur25
    @cawilnuur25 2 ปีที่แล้ว +7

    Riwaayadi ugu horaysay ee aan ku qoslk

  • @maryamjamac1685
    @maryamjamac1685 2 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkk saaas markan u furay baan qoslay walahi qaarka dambe waan ka dhintaye

  • @bilehproflms1389
    @bilehproflms1389 หลายเดือนก่อน +1

    Qaarka dambe waan kadhintay😂😂

  • @fartuunabdi1094
    @fartuunabdi1094 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta dhexe waan ka dhintay ku yeh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @meeymunaabdullahi2329
    @meeymunaabdullahi2329 2 ปีที่แล้ว +16

    Hhhhhhhhhhhhhh

  • @hannadyare8482
    @hannadyare8482 2 ปีที่แล้ว +1

    Niman yahow waad idinbiilanaa waana nacaydaan waa sidee qolqoljoogey

    • @mataanciiideed4046
      @mataanciiideed4046 2 ปีที่แล้ว +1

      Anagu Hadan lug iyo tahriib ku galnay qurba joog wali ma noqon ee wali saxatihii iyo ma gafe naga guuxin

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiq jirta weeyaan waxaas iyo wax kaliita ayaa maalin walba gabdho lasiiyaa

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 18 วันที่ผ่านมา +1

    Qurbo Joogtu iyagaa gardaran sababtoo ah mid ay xuunku ku kacsan Yahay bey ku dul alalaasaan maalin walba.

  • @farahderejo9045
    @farahderejo9045 2 ปีที่แล้ว +4

    Alla kuwanaaaa wlhi waaa wada qosol socda😂😂😂😂

  • @maahirmaahir8341
    @maahirmaahir8341 2 ปีที่แล้ว +4

    Qurba joogta saas umadhimane kadaaya

  • @abdisaid6069
    @abdisaid6069 2 ปีที่แล้ว +1

    Walle kuwan kuwo waalan waaye qosolkii aduunka

  • @ctaxmanaxmed7077
    @ctaxmanaxmed7077 ปีที่แล้ว +1

    Alalaxan dhabaq dhabaqa Ah futadii sii way muuqataa

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 2 ปีที่แล้ว +3

    Muruq wa jilaa aan caadi aheen

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +15

    Cayda naga daya hadan Nahay qorba jogta😅😂

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhh

    • @libanliban8039
      @libanliban8039 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa ruun reer burco cayda Naga daya
      C est vrai arrete te nous insult

    • @hodanhassan682
      @hodanhassan682 ปีที่แล้ว +1

      Maha ee xaga been ta kudheeraysan

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahi 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waaba sabaabtaan reer burco u jecelhy😂😂

  • @Mukhtaarcazka
    @Mukhtaarcazka 2 ปีที่แล้ว +3

    Qosol badan walhi part two ma leeday
    Stomeache kulahaa

  • @KhaalidcabdiraxmaanXaashi
    @KhaalidcabdiraxmaanXaashi 18 วันที่ผ่านมา +1

    Gary ayaan murqaan magolayn juud kanidhaa kulahaaa😂😂😂😂

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 2 ปีที่แล้ว +1

    magacyo xunxumaa geed walba hadhsade iyo arnaauud

  • @zamiiralfaqiih2969
    @zamiiralfaqiih2969 2 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhh barak aw bama kulaHaa😂😂😂 wuxu ku kuleeyay waxan aad moodo qof surwaal inta la qooyay meel lagu wadhay kulahaa turupadiina stomatch 😂😂😂

  • @hibaaqgobaad5287
    @hibaaqgobaad5287 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhh jamal baa iga qosliyaya kulaha surwal la qooyaya

  • @zakibashir1737
    @zakibashir1737 2 ปีที่แล้ว +4

    Uf wn ku Nacay kulahaa😂😂🇪🇹

  • @khadrayusuf2067
    @khadrayusuf2067 2 ปีที่แล้ว +1

    Luguhu waa sidee subxaanalaah

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 2 ปีที่แล้ว +3

    War qasajamiinyaho nagadaya cayda

  • @hamsesuuriya5911
    @hamsesuuriya5911 2 ปีที่แล้ว +9

    Habaarkii rerkiina ku dhacay kulahaa😂😂😂

  • @cadnaancaabudwaaqi6286
    @cadnaancaabudwaaqi6286 2 ปีที่แล้ว +5

    qurbo joogta ilaahay baa umaqan maalinkasta waa la iska cayna

    • @mushtaaqahmed2466
      @mushtaaqahmed2466 2 ปีที่แล้ว +1

      But they love 💕 our money 💰 when we send

  • @nimcoahmed7599
    @nimcoahmed7599 2 ปีที่แล้ว +4

    Miyaanu la jihaadnaa ku ye🤣🤣🤣

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi wa riyawad mcn lkn yan curyaminta la cayin

  • @abdirisaaqshaakir5323
    @abdirisaaqshaakir5323 11 วันที่ผ่านมา +1

    Maanlajihaad naa kulahaa😅😅

  • @NizhaadAadan
    @NizhaadAadan หลายเดือนก่อน +1

    Qeeq maroojiye

  • @nimoosman3729
    @nimoosman3729 2 ปีที่แล้ว +3

    Hakis kulahaa iihaa😅😅

  • @kawsarcabdi4068
    @kawsarcabdi4068 2 ปีที่แล้ว +3

    Turubada Fara ka daa😂😂😂

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 ปีที่แล้ว

    Indr wax nola hadha intayda walan ba idin timaade anagu hadanu cadi nhy wa idin ka dhcnaye nala saayira ano ku hadlya afka qurba jogta

  • @NasteexoHassann
    @NasteexoHassann 17 วันที่ผ่านมา +1

    8:08

  • @shukriyusuf1394
    @shukriyusuf1394 ปีที่แล้ว

    Qolqol joogoow qurbo joog ma ka maarantaan, haduu caga la yahay iyo hadii uu waalan yahay..

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk reer waqooyigu uk mooye meel kale ma tagaan
    Miyaa?

  • @cabdisalaancabdilaahiomer9183
    @cabdisalaancabdilaahiomer9183 2 ปีที่แล้ว +1

    Surwaal jimiso inta laqoyay meel lagu wadhay lamodo kulahaa jamaal pro horey usoco😂✌️

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 2 ปีที่แล้ว +3

    SOOMAALIDU HOTEL FOOLXUMAAA WHAT THE FUCK KULAHAA 😂😂😂😂

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว +1

    War caruurta dinsdag caayina yaan lacagta laydinka jarin reer birch adinkaa buusbuusan caruurta idinka caqli badan wax bartay idinka qurux badan baa qurbaha jooga gabdhihiina baadiyahana ma raba Ane ha caytamina

    • @maryami2299
      @maryami2299 2 ปีที่แล้ว

      Llppllllllllllllllppplllllllllllllllllllllllllpplllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllll

  • @AbdinasirAbdilahi7656
    @AbdinasirAbdilahi7656 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaan ku wataa legend inawadani

  • @user-dn1kn9it8m
    @user-dn1kn9it8m 6 วันที่ผ่านมา

    hhhhhhhhh war waanoocma sidani

  • @ibrahimissack2764
    @ibrahimissack2764 2 ปีที่แล้ว +7

    Allah karim

  • @atocareh7066
    @atocareh7066 ปีที่แล้ว

    walaahay waa qoslay horta qurba joogtii baa dhulka la dhacdeen laakin sidaa ma wadi nihi.. waxaan ka yaabay magacyada geed walba hadhsade iyo aarnud kkkkkkkkkk

  • @mkp00j05
    @mkp00j05 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta hoosa ka dhintay kulaha😅

  • @shukriyusuf1394
    @shukriyusuf1394 ปีที่แล้ว

    Maalin walba film hanalagu caayoo qolqol joogow hadaan nahay qubo joog.😮😮

    • @asadsaciid36
      @asadsaciid36 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk saxiib nago qaata bariis ka ilmaha aderka ad u tahay ayanko radsa nayi

  • @jamalosman7939
    @jamalosman7939 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa ugu daran/Kanboloshu Dabceenba ugu daran🤔😆😂

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +2

    bishan ramadan kherkeda alle ha ina siiyo amin 1ksubscribe igarsiiya

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 3 หลายเดือนก่อน

    Murqanow ninkan matagaya caadu u adeegtay wlhi😂

  • @abdiasismo7740
    @abdiasismo7740 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk jamalow waxaas layskuma ogayn aadbaad ucanbusteen

  • @mohammedali2705
    @mohammedali2705 2 ปีที่แล้ว +1

    Ar odayga turbada uga leexo😃😃

  • @MOXASHI
    @MOXASHI 2 ปีที่แล้ว +1

    😂 😂 😂 airbag reer Burco salaan Sare.

  • @Talaabo_caddeH
    @Talaabo_caddeH 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar ninkan futada qarso ku dheH kuwan waxkaduubayaa ee bilaa ixtiraamka ah

  • @nuurka658
    @nuurka658 2 ปีที่แล้ว +1

    ARNAA'UUD KU LAHAA.K.K.K.K.
    ARNAA'UUD WAA KII SALAXUDIIN AL AYUUBI UU KA GAARAY ISAGOO RABA INUU KABCADA WEERARO.DADKA XUJAAJTA AHNA JIDKA UGALI JIREY!.!.!.!.

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 28 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂Nutural 😂

  • @libanliban8039
    @libanliban8039 2 ปีที่แล้ว +1

    Cayda naga daya reer burco
    C est pas bien s que vous fait

  • @hodhare961
    @hodhare961 2 ปีที่แล้ว

    Oo wuxu ma sidan bay u jabeen bisinka 😂😂😂😂😂

  • @hafsadallab2577
    @hafsadallab2577 2 ปีที่แล้ว +1

    Dalabtii Baa Ba,ady😀😪

  • @FuaadMaxamed-eu5ee
    @FuaadMaxamed-eu5ee หลายเดือนก่อน

    🎉 5:05

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 2 ปีที่แล้ว +1

    Kulaha warya bbe

  • @ahmeddjamajktvfilms9614
    @ahmeddjamajktvfilms9614 2 ปีที่แล้ว

    Please riwayada qaladadkeda sogaliya

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว

    Horta reerbaadiyayaashaan soomaaliya jooga maxay ilmaha wiens hai caayaan may is arkaan iyagu maluwen waxbartay bay. Gaaraan

  • @wgcorneliusstrasse9562
    @wgcorneliusstrasse9562 2 ปีที่แล้ว +1

    Sulwaar jeenisoo qoyanoo meel lagu wadhay

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 ปีที่แล้ว

    Horta ninkani miyuu Ka jabanyhy mise waa UU jeliyaa

  • @shiikhtabaarakshiikhtabaar2016
    @shiikhtabaarakshiikhtabaar2016 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🥱wlhi waa runtood
    Kan naag tabar uheli maayo

  • @mohamedhusen1935
    @mohamedhusen1935 2 ปีที่แล้ว +3

    😅🤣

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 ปีที่แล้ว

    masidan baad ahay kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdiyare1790
    @abdiyare1790 2 ปีที่แล้ว

    Miyaannu la jihaadnaa kulahaa sacad murqaan. 😁

  • @abdiasiisomar672
    @abdiasiisomar672 2 ปีที่แล้ว +2

    Air back😂

  • @abdiwakiilfaysal4771
    @abdiwakiilfaysal4771 2 ปีที่แล้ว

    Odayga turubada faraHa ugadaa 😅kulaHaa

  • @NasteexoHassann
    @NasteexoHassann 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 2 ปีที่แล้ว

    Waar dacaayada naga daaya dhaqanaan dhoofin baa naga darane, qoraalkana iska sax HAKIS TV oo halka N ta ah ka dhig M sidan u qor KHIYAAMADII.

  • @ibrahimissack2764
    @ibrahimissack2764 2 ปีที่แล้ว +1

    War ya labalantaay kulahaa

  • @user-or5bp1cx7w
    @user-or5bp1cx7w 2 ปีที่แล้ว +2

    .kkkkkkkkk

  • @NasteexoMaxamuud-ys3hg
    @NasteexoMaxamuud-ys3hg 6 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢

  • @maryamjamac1685
    @maryamjamac1685 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla qurbo joog reer burca meel kagaso hadhay ar qurbo joogey mesha ka dagalama o is adkeeya hhh

    • @abdihakinhussein7205
      @abdihakinhussein7205 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk walahay meel bay nagaga soo hadheen reer burco waa in dhabi loo qoraa

    • @maryamjamac1685
      @maryamjamac1685 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakinhussein7205 reer burco iska dhiciya reer qurbow hhhh

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 2 ปีที่แล้ว +2

    WAar ninka lugaha mabiraa kaga jira

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 odayga turubada faraha uga daa

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 ปีที่แล้ว

    Wa reer xamar iyo bentoddi iyo somaliland lasoco

  • @awilabdikani2146
    @awilabdikani2146 ปีที่แล้ว

    Odayga turubada faraha uga daa ku lahaa jamal hakis imtixan soconaya 😆😆

  • @omerismeal3417
    @omerismeal3417 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh...qosol waynaaa

  • @iqramahamed4708
    @iqramahamed4708 24 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂

  • @aichakoranel1635
    @aichakoranel1635 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk waxaasaa hablihii lagu fah siiyey!
    Qurbajoog No !

  • @somalisomali5161
    @somalisomali5161 2 ปีที่แล้ว

    Inanku waa jilaa

  • @xayichannel6307
    @xayichannel6307 หลายเดือนก่อน

    WaayAb

  • @usaamexuseen1185
    @usaamexuseen1185 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😭😂😂😭😭😭😭😭

  • @faroolecade5419
    @faroolecade5419 2 ปีที่แล้ว

    Haaruun

  • @NasteexoHassann
    @NasteexoHassann 17 วันที่ผ่านมา

    Kkkkķk😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkk😅😅😅😅

  • @nawalmavia2050
    @nawalmavia2050 2 ปีที่แล้ว

    Adeero barako baama😂🤣