Xildhibaan Sacdiyo miyeysan ogeyn in ay Puntland matasho oo aysan Xasan Sheekh matalin?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Xildhibaan hore Cabdibarre: "Xildhibaan Sacdiyo way ku fashilantay inay markale dagaal iyo dhibaato ka dhex abuurto shacabka Puntland. Dowladda waan ku bogaadinaya inay garoonka ka celiyeen,waana tallaabo bogaadin mudan."
    ★ ★ ★ Daljir TH-cam Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

ความคิดเห็น • 22

  • @maryammohamed2912
    @maryammohamed2912 ปีที่แล้ว

    Allah ha xafido Puntland amiin

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 ปีที่แล้ว

    Waa sax afkaaga caano laguqabaye waa wadadifaacaynaa❤ Hororka waa cayrinaynaah

  • @warsamegasgas-wv9gt
    @warsamegasgas-wv9gt ปีที่แล้ว

    Geesi geesi dhalley ba tahay Cabdi Barre halkaas kasiwad ,dabadhilifyada Puntland ha dhacaan ,ugu horeyaan ilmo Holley,Faroole.

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    Habartan waxay u shaqaysah xasan dhiqoh iyo villa family

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 ปีที่แล้ว

    Maxamuud salebaan maha gabadhu waa laf gaab

  • @ilyasadanilyasadan1155
    @ilyasadanilyasadan1155 ปีที่แล้ว

    0k

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan maaha ee waa tuug

  • @yassin5926
    @yassin5926 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan soow gabadhii dhowr bilood ka hor arimaha diinteena Islaamka iyo Sharafta wax u dhimayay ka shaqaynaysay oo wadaada soomaalidu ka wada hadleen maahayn. Reer Puntland waxaan ku amaanayaa inay iska fogeeyaan qof noocaan oo Diinta Islaamka xumaynteeda gaalo ku taageertay, dhaqankana ku tumatay. Ilaahay umada islaamka haka qabto.

    • @layrsade
      @layrsade ปีที่แล้ว

      Waa Iyadii Oo Haatan Leh Puntland Bur Bur Baa Lajeclahay, Kkkkkkk

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 ปีที่แล้ว +1

    Qaniisnimada tii u doodaysay sow ma aha in la xiro bay xaq u leedahay

  • @abdirazak8355
    @abdirazak8355 ปีที่แล้ว

    Nooloow Cabdibaroow waxaa tahay halgamaa taariikhdu xusidoonto waxaadna hadalkaas ku matashaa boqolkiiba sagaashan iyo sagaal dadka reer Puntland waana lagugu garabtaagan yahay difaaca dhulkii uduga.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Naagtan waxaa burburka putland u isticmaalya xasan gurguurte iyo aadan madoobe waa in laqabto ayey ahayd oo shaqo lagaqabto

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 ปีที่แล้ว +1

    Reer dani waa moor yaan tuuga

  • @ibrahimelmi1933
    @ibrahimelmi1933 ปีที่แล้ว

    Dani qurux noolow madaale, we don't want Sadia and qomo luud.

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว

    Habartaan Sacdiyo Afkeeda aa baxar gasha. Maka fiirsato waxeey dheheeyso.

  • @layrsade
    @layrsade ปีที่แล้ว

    Iska Daa Xil. Cabdi Barre Ee Xataa @Layrsade Ayaa Afhayeenka DPL Ah Iyo Muwaadin Kasta Oo Xaqiisi Qofnimo Iyo Dhalasho Midigta Ugu Jirto

  • @xumaandiidxoreeye8784
    @xumaandiidxoreeye8784 ปีที่แล้ว

    Dhilooooy waa lagu dilayaa sacdiyo firinbi dhigdhigato tag naayaa waad uraysaaye uuuf
    🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
    Saaxirad yahay la noqo Sixirkaaga qumayo😡

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว

    Xildhibaanadaan ma ahoo kuwii Deni soo xushay. Deni waxuu soo xuley kuwa aan uqalmin ineey noqdann xildhibaan si eey asaga ugu codeeyaan. Markeey xamar tageen waa lagatey qaarkood umeeysan codeeyn Deni. Naagtaan Sacdiyo waa nacebtahay dadk reer puntland.

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 ปีที่แล้ว

    Balaayo ayaad wadaa Dee was in lagu xiraa weli

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 ปีที่แล้ว

    waxa puntland isku haysta oo ay la horumari la dahay maaha sacdiya waa maxamuud salebaan tuugo aan xishoon oo beenta iyo runta kala aqoon

    • @siciidodahir5640
      @siciidodahir5640 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa iyada dhex gashay maxamuud Saleebaan teeda kale ms waa qabiil aad u balaaran af lagaadada kadaa ilmo hoolay baa ku shaqaysanaaya