Lataliyaha Madaxweynaha Maamulka KGS Prof xaayow oo Radio Daljir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • "Dad iyo deegaan dhan in lagu tilmaamo wecelo Itoobiyan dhalay marna qaadan meyno" Lataliyaha Madaxweynaha Maamulka KGS Prof xaayow oo Radio Daljir uwarramay | Mohamed Koronto

ความคิดเห็น • 7

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya dawladd kama jirto ee kooxda xasan dal xaraashe ee qabyaalada iyo qabiil ah bay diidan yihiin waxana laqaba umada Soomaaliyeed oo dhan koonfur galbeed guulaysta

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Cayda waba lagu dalacsiyay saas ma ogtahay

  • @abdullahisheikh6219
    @abdullahisheikh6219 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isbaarooyinka qabiileeysan xoogga ku haysta gobolka Shabeellaha hoose waa inuu naga qaadaa madaxweyne Xassan Sheekh haddi Soomaalinimo aay jirto

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isbaariiste Xasan Sheikh oo Isbaaradiisii shaqada u ahayd Xamar ka bilaabay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Agaasimaha sanbaloshe beshisa ayaa godey tag Yey oo la shireyso Ethiopian aa maxa KGS ka urey ma bada ayey bixiyeen mise 1991kii wan idin qabsaney aa harafanina weyo arinku

  • @AliMohammed-c1n
    @AliMohammed-c1n 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War hadalka u daa qofka aad waraysaneysid. Xaggaad ku carareysaa!