ASHO IYO SHAY HALODUCEEYO XALAD XUUN AYEEY SOMAREEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 155

  • @Ashaandshay
    @Ashaandshay  3 วันที่ผ่านมา +11

    Please share❤❤❤❤❤

    • @deeqocali
      @deeqocali 3 วันที่ผ่านมา

      ❤❤

  • @ShuukriCali
    @ShuukriCali 3 วันที่ผ่านมา +17

    naa heedhe suuli lagsma dhex hadlo subxaanallaah hadana magacii allaah ku dhex sheegeysa illaahedy ka baq. caashooy 😢😢😢😢

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha Alaah tabaarkalaah ilaahay haidiunxafido Allaahu ma aamiin aamiin yaa raxiim yaa kariim yaa Rabbi aamiiin aamiin yaa raxiim ☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤❤

  • @lilah1lilah990
    @lilah1lilah990 3 วันที่ผ่านมา +4

    Asc waraxma cash alxmdulilaah alxmdulilaah hadad caafimad qabtan Wan kaa walbahaarsana Wallahi xalay xata youb Ayan kaa baadhayey huno cashay ha sheeg sheegin ninkaaga wanagiista waa waxa lagaaga qaataye nimcaduu allaah Haku xiiyey waa la qarsada xasid ayaa jira allah dartiis Baan kuu jecelahay Wana ku taageeree huno sidaa yeel gurigana quranka ku shid markasta suuratu baqara allaah haydin xifdiyo adiga iyo caruurtada amiin yaa rabi

  • @nastexoabdi5674
    @nastexoabdi5674 2 วันที่ผ่านมา +1

    ramlo waxa ku dhece wuxu ku will wllkey ah 4 sano jirey marki dambe wuu dhinte asma ayaa lagu aqriyey baa ladhihi jirey ee ilahey haku caafiyo ilmaha Amin Amin Amin Amin Yaa Rabi 🤲🤲🤲

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 3 วันที่ผ่านมา +1

    Bisimka bisimka, quruxeey illaahay ha-idiin sahlo,Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤❤❤❤.

  • @hodanmaxamed5218
    @hodanmaxamed5218 3 วันที่ผ่านมา +4

    Sixirka suuratul baqra Aya ka adag ee salaad walba gadaashed aqri mcnto waan ku weyne

  • @Minhaj-d1r
    @Minhaj-d1r 3 วันที่ผ่านมา +2

    Abyo umada qar waa xasidin alle ha ka dul qado culeska abyo alle tala saro walashey asha wllhi wn ku la walwalsana😢alle ha ni cafiyo adiga iyo ciyalkadaba

  • @UmuYahya-up1hx
    @UmuYahya-up1hx 2 วันที่ผ่านมา +2

    waxa aad ka cabaneyso waxaa ugu weyn isha cayuunta because quruxdada iyo nimcooyinkii allah ku siiyay ayad sidaas u so display gareynee than don’t complain sister
    hadad rabto in aad caafimaado is astur micmooyinka Allah idinsiiyayna qarso return to Allah

  • @sucaadkhaadi9455
    @sucaadkhaadi9455 2 วันที่ผ่านมา +2

    Musqusha magaca ilahey kada musqulna laguma hadlo please magaca alah qiimey please

  • @mamabushra7743
    @mamabushra7743 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah ❤❤❤

  • @Cibado99
    @Cibado99 2 วันที่ผ่านมา

    Quraanka wad haddii lagu galo waa khatar hadalja ha badin nimcooyinka Alle kusiiyey qarso quraanka akhriya salaada ilaaliya Alle ha idinka xiftiyo😊

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 วันที่ผ่านมา +1

    Allaah isku Xir Uma ‘Ekid Qof Allaah ku xir is Astur wixii Alle ku -
    Ku siiyey Qarso!

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah tabarakallaah sonoqad khyr leh insha allaah iyo cfmd ❤

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 วันที่ผ่านมา +1

    Mcny qof dumar Allah ka dhige sarwalka iska dhaf

  • @mamabushra7743
    @mamabushra7743 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I miss you welcome back❤❤❤

  • @aslinoormuse6394
    @aslinoormuse6394 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaaga wanaagiisa dadka ha u sheegin waayo walagaa ilaysan

  • @hananhassan7371
    @hananhassan7371 2 วันที่ผ่านมา +2

    Abaayo xijaabka ilaahay badi insha Allaha

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 3 วันที่ผ่านมา +2

    Walaaleey weli ma quusan miyaa, ilaaheey hadii uu nimco ku siiyey maad qarsatid ilaaheey hakuu saqiro laakiin waxaan u ek tahay qof aamba wax fahmeeynin

  • @raxmacadi1140
    @raxmacadi1140 วันที่ผ่านมา

    Musqusha haku dhac duceesanin

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 วันที่ผ่านมา +2

    SAA ADIIGA UU LAABISATIID AYEEY ILMAHAA UU LABISANAYAN OGOOW TAAS WALALEEY XIIJSSBKAGA AADKEESO

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 2 วันที่ผ่านมา

    Illaahay kaa badbaadshay ayaa mahadaas oo dhan u sugnaatay axdllh axdllh axdllh nimcadaadana qarso abaayo ❤❤❤❤❤

  • @HodanSamatar-w7s
    @HodanSamatar-w7s 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @fadum0hussien282
    @fadum0hussien282 3 วันที่ผ่านมา

    Albaqra shedo❤

  • @umihamza7584
    @umihamza7584 2 วันที่ผ่านมา

    Mashalh alh mahda iskal xabiibti im happpy to siiyou❤❤

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730 2 วันที่ผ่านมา

    Manshaa allha abaayo ha ika shekin❤❤❤❤illhay ha iska kiitaayo❤❤❤

  • @Xamdaxubbi-z2d
    @Xamdaxubbi-z2d 3 วันที่ผ่านมา

    Welcome back waan ku farxsy soo laabashadiina waan idiin xiisay wallhi Allaha idin xifdiyo my family Aan jeclahy ❤❤❤❤❤❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 3 วันที่ผ่านมา

    Mar horaaba iigu kiin-dambaysaye araa abshir quruxeey ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 3 วันที่ผ่านมา +1

    Subaxadi waxad ku mayiratan qasilka xilidida xabatu sodaa 7casho o waliba subaxadi ku mayidha dhamantin ba waxa sixirka xasidka isha wa baxaya lini dhananata iyo qamunta iyo milixida subaxadi iyo maqaribki dabaka ku riida wlhi waxa o dhan wa bixi dona insh allah inita tijabi

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 วันที่ผ่านมา

    SubhanaAllah sagaashanki balaayo saatso

  • @ZeynabAhmed-c3o
    @ZeynabAhmed-c3o 3 วันที่ผ่านมา +1

    Walashay Farah anaga rabnee kaga allaaha kubarakeyo

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahayii ha iniga qado wa itixam adunuyo

  • @dumarchannel2933
    @dumarchannel2933 2 วันที่ผ่านมา

    Abye qarso ha is ka sheegin nimcadada mansha,Allah

  • @ShamsaMohaa-mp8qd
    @ShamsaMohaa-mp8qd 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asha iyo shay Ano uur lix bil Jira. Inku wareeray yutubkina kahari mantu IGA sohorbsxay wali mushkilaa socotay

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤Sorry wallahi Allaha ku xiftiyo adiga iyo awladada inchaallah kher ya Rab habo kun iyo kow jeer Baan ku iris vidioga awladada iyo gurigaga qurux adan ha soo dhigi social media

  • @SucaadSucaadmahamedabokor
    @SucaadSucaadmahamedabokor 3 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah Ilahayo haku gargaro Wll mcn insha allah good luck insha allah

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah Mashallah abayo 👍 👏 good

  • @IdilXassan-lw4fe
    @IdilXassan-lw4fe 3 วันที่ผ่านมา +2

    Alxamdullaah hada hadaad caafimaad qabtaan dhamaantiin

  • @seynabafrax9777
    @seynabafrax9777 3 วันที่ผ่านมา +1

    In aad musqusha dhexdeedda ku haddasho ma ahan.

  • @sumiyamahamed846
    @sumiyamahamed846 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wel come back xbbti wanku xiisàay ❤️❤️❤️🔥

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mash allah hadadka noshaayi wixi ku somarayi suratu baqar iyatal kurusi mar walaba dhegayisita

  • @nastexoabdi5674
    @nastexoabdi5674 2 วันที่ผ่านมา +1

    ilahey haku barakeeyo ninkada abayo Lkn so bandhin waxa u ku sameyo

  • @BishoyBishoy-fv8hx
    @BishoyBishoy-fv8hx 2 วันที่ผ่านมา

    Welcome back sz from wajir county

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 วันที่ผ่านมา

    Wcs, horta Asho baryahan xagee ka dhacday waan ku tabay

  • @zeitunadan
    @zeitunadan 3 วันที่ผ่านมา

    Abayo, welcome back waba lugu wayey ee❤

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 3 วันที่ผ่านมา +1

    So sorry for what happened to you sister

  • @FosiyoAbdiYussuf
    @FosiyoAbdiYussuf 2 วันที่ผ่านมา

    Okey habo yar❤❤

  • @xaliimoaxmed4882
    @xaliimoaxmed4882 2 วันที่ผ่านมา

    Masha alaah horay usoco abaayo waa ku xiisny

  • @fadum0hussien282
    @fadum0hussien282 3 วันที่ผ่านมา

    Insha allah sis❤

  • @fadum0hussien282
    @fadum0hussien282 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaah talo saaro alla ka ween xaased❤😂sis

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 วันที่ผ่านมา

    Casho hada ka hor ayan ku shegay intas oo dhan waa waxay sameysay iyadana ka dambeyso habaryin sixirooleyda allah ayaa no dhaxeya ku dheh

  • @fadum0hussien282
    @fadum0hussien282 3 วันที่ผ่านมา

    Thankes good❤

  • @xubicali7055
    @xubicali7055 3 วันที่ผ่านมา +3

    Qarso abaayo nicmadaadailaahaykusiiyay

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 2 วันที่ผ่านมา

    Sweetie we miss you

  • @asmaaxlaam3363
    @asmaaxlaam3363 3 วันที่ผ่านมา

    ASC abaayo Marhore ayaan iiga Kara dabausey wallahay waan ku xiisay

  • @habibtyedin4975
    @habibtyedin4975 2 วันที่ผ่านมา

    Welcome back sister

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 3 วันที่ผ่านมา

    Allah ha kaqbto sharaka xasiidaka

  • @QAM-ht7xd
    @QAM-ht7xd 3 วันที่ผ่านมา

    Abayo Allah hakaqabto xaasidka sumxaan allah

  • @FatumaDek
    @FatumaDek 3 วันที่ผ่านมา

    Hadaaba shuunkaaga banaanka keenin sidi queencanab weli waad fiyowdahay ilaahay haku caafiyo 😮

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 วันที่ผ่านมา

      Oo canab berigaa ma sixraneed

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660 2 วันที่ผ่านมา

    Alxm abayo hadii aad nabad qabtan ninkaga wanagisana ha iska shegin

  • @habsadahir8378
    @habsadahir8378 3 วันที่ผ่านมา

    Asc Allah hadin sakhiro quranka badsada gurigi maka guurteen

  • @FardowsaXasan-rj5sz
    @FardowsaXasan-rj5sz 3 วันที่ผ่านมา

    Maasha allah

  • @Ayaanidil2002
    @Ayaanidil2002 3 วันที่ผ่านมา +1

    Maqaan dad ila mida iney jiraan iyo inkale aniga meel sixir iyo jin wax lashido wax lashego intaba majeclin mana amino s.kle meel waxaa loga hadlayo wanka cararaa gabadhaa waxan firsan jire waliba saaid wlh wan shaqeyaa oo shaqalo ayaan ahe seluun kashaqeyaa markaa arko video keda intaa luuq galo firsan jire malinkey waxaa kahadashe ayaan ka carare hadey runtahe waxey shegeyso alle haka dul qado hadey Ben tahayna alle xaqa hatuso by

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dahabka aya dadka la tusaya qamarka hadba dhinaca u jedi

  • @IidoAxmed-o3h
    @IidoAxmed-o3h 3 วันที่ผ่านมา +2

    Mash allah wllo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FaayAbdow-ik3mq
    @FaayAbdow-ik3mq 3 วันที่ผ่านมา

    Allah 🤲 🤲

  • @hothanhussen529
    @hothanhussen529 2 วันที่ผ่านมา

    Asho nagta ma ahaa waxi kusixri ee waa edotha ayaa kusixri ayad iyo ilmahetha Aya kusixri

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 3 วันที่ผ่านมา

    Ilahey hadin cafiyo abayo nimcada ale ku siye qarso

  • @shariifa1017
    @shariifa1017 3 วันที่ผ่านมา

    Abayoo garsa ninkaa♥️

  • @halimoahmed4294
    @halimoahmed4294 3 วันที่ผ่านมา

    Allaah ha idin xifsiyo

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  3 วันที่ผ่านมา

      Amiin ❤❤

  • @umhazoky3446
    @umhazoky3446 3 วันที่ผ่านมา

    abaayo ilaahay ha idinka badbaadiyo dhibatada

  • @FazuuUgaas
    @FazuuUgaas 3 วันที่ผ่านมา

    Abaayo xagee aaday waankutabay wlhi

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 3 วันที่ผ่านมา

    We miss you ❤❤❤❤❤

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  3 วันที่ผ่านมา

      I miss you all too❤❤

  • @xubicali7055
    @xubicali7055 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay hakucaafiyo adireerkaagaba

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  3 วันที่ผ่านมา

      Amiin ❤❤

  • @Shukriahmed01
    @Shukriahmed01 3 วันที่ผ่านมา

    Wn kuxisny asha❤

  • @lulaabdicationsguy5594
    @lulaabdicationsguy5594 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkaga aya Dirac noqdhe walaley gabadha kalexo

  • @fadum0hussien282
    @fadum0hussien282 3 วันที่ผ่านมา

    Ok

  • @mushtaksulayman
    @mushtaksulayman 2 วันที่ผ่านมา

    Ala Asha wan ku xiisney😢 Alx hadad noso labatey

  • @dekasalah771
    @dekasalah771 วันที่ผ่านมา

    Ninkaga qarso Wl cidal ha u shegin wannagisa waa iga talo xasadka badane

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaah ayaa laxisabtamayo qofkii qofdhibateyo

  • @fawsiagaal6901
    @fawsiagaal6901 2 วันที่ผ่านมา

    Ma fiyowdahay

  • @ubahomar5167
    @ubahomar5167 3 วันที่ผ่านมา

    Subxana laah kalexo shekadeda iska dhaf quranka lasimo mar walbana weyseyso isku badnaw

  • @kikiahmed6765
    @kikiahmed6765 3 วันที่ผ่านมา

    I miss you sis ❤❤❤

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  3 วันที่ผ่านมา

      Me too❤❤

  • @IdilAwees
    @IdilAwees 3 วันที่ผ่านมา

    Abayo allah kucafiyo sorry sis ❤❤❤❤❤

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 2 วันที่ผ่านมา

    Nin Somali ha gursanin😂

  • @KaltunAbdullahi-p4l
    @KaltunAbdullahi-p4l 2 วันที่ผ่านมา

    Manta ninka hasakashegin abaayo dadkuwa xaaside

  • @khalifmahamed1187
    @khalifmahamed1187 3 วันที่ผ่านมา

    Hadee arintaas jirto abaayo xasbunallha wa nimal wakiil ee guriga kaguur guri cusub daga waa iga talo

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 วันที่ผ่านมา

    Nin cadaaan ya rabo nagaha nolosha ka dhacy un ba raadsado

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 2 วันที่ผ่านมา

    Walaley ninkagi kada amaanta badan waye cadow oo dhan baa ku dawada nolasha la iskuma ogola ninkan darti in lagu dhibateeyey ayaad shagaysa saas ayadoo tahay ayaad wali u amaanaysa qarso abayo ficanaan iyo cafimaad idin rajayna

  • @orlandonunez3924
    @orlandonunez3924 2 วันที่ผ่านมา

    Asha maso noqotay alx

  • @AbdikariimHassan-h1k
    @AbdikariimHassan-h1k 3 วันที่ผ่านมา

    Anigu maalin dhib uma adkaysan karo😂gabadhana kma daashaba😂

  • @fadum0hussien282
    @fadum0hussien282 3 วันที่ผ่านมา

    Wcs wrwb sis❤

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 วันที่ผ่านมา

    Asc habo waa nu kuweynee

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 วันที่ผ่านมา

    HAADU BOQOOR KU YAHEEY MAA QARSATIID

  • @IqraOsman-tm9ki
    @IqraOsman-tm9ki 3 วันที่ผ่านมา

    Maxa ku dhacy abyo

  • @aqsafoodreviewchannel57
    @aqsafoodreviewchannel57 3 วันที่ผ่านมา

    Sorry abyo Allaha ishaa xasiid kaqabto horri usocoo

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 2 วันที่ผ่านมา

    Dahab miyaa waxasi mise wa buug

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 2 วันที่ผ่านมา

    Suratu baqarah akhriso daily ado gurigaga joogo akhriso

  • @fadum0hussien282
    @fadum0hussien282 3 วันที่ผ่านมา

    Omg😂

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 3 วันที่ผ่านมา +1

    Inta hartayna jajabi