RAYAAN BAJAAJ OO SIR BADAN BANAANKA KEENTAY & JACEYLKEEDA - SUMAN PODCAST SS-2 EP-17 BY DEEQ DARAJO
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- *Thank you for watching!* If you enjoyed this video, please consider subscribing to our channel for more awesome content. Don’t forget to hit the notification bell so you never miss an update!
You can also connect with us on our social media platforms-We appreciate your support!
👉 [Social Media Links]
IG- / darajo_boy
TIKTOK- / deeq_darajo01
FB PAGE-www.facebook.c...
Whatsapp Number - +254 797 776 240
See you in the next video! - บันเทิง
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
Amiin amiin insha Allah
Jinni like ha ku saro
@@TEAM_27.4 adigu ma rayaan bajaaj ayaa ka xuun tahay
Koko halaga leexdo dhawaqeda waan fahmay waxey ka hadleysaa waa wax saxan xalal waa xaq
@@AbdullahiHalil-n6x wayar maxay ka hadlaysa naagtan xaasidka
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
Salallahu calayhi wasalam ❤❤❤
Salalaahu caleyhii waa salaam
Sallalahu calyhi wasalam 💗 ♥️ ❤️ 😍 💖
Scw scw scw
@@Kowsar97 scw
Absolutely 💯 waxaan ku raacsanahay nin ku furay xiriir idinka dhaxeyn karo ma jiro iyo sxbtimimo iyo walaalnimo midna hadii ubad idinka dhaxeeyo just ixtiraam guud bes .
Masha allah rayan markan qiimeyey her body Language The way ay u hadlayso madama an bartay cilmiga Psychology ga wxan xaqiiqsaday in ay tahay qof Daacad ah Naxaris hardworker ah dulqaad badan So keep going Dumaashi from duriyada shiiqa inta ku Neceb Carada cuna oo Cantuuga ban leeyahay❤❤❤❤
Sheeko…… waa laacib weynaaday.
Sun cudura oo hablaha marsada dilaaya ayey gadeysa ee Ilaahey arzaaqad tan dhaanta ha siiyo waa waa xaraan oo Allah ayuu qofku caasi ku noqonayaa.
Aduunka waxa ugu xun gumeysi raga somalida Sas waye ilhey noma jabiyo😢
Qoftan wlhy waan jeclahay waa naag adah danteedana taqan keep going sis
Ku salino nabigana Xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️ ❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Rayaan bajaaj walahi waa gabadh qaali ah❤❤❤❤
Scw scw scw
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Yaahuu tan iman la,aan ay isha u yeeshay! tan labad ninka ilamha u dhalayso aya ilahay masuulyada ilmaha iyo noloshoodaba saray ee gabdhaha ha qaldin wiilashan ha luumin masuuliyadoda ha qateen
Marka tiisii baa imankartee hadhow xagaa wax ka bilabee hada hadaadan karti laheen
@@fartuunhassan3883 sababta ay magaca aabahoodba uwataan reerka uu ku abtirsado bey masuuliyad ka saaran tahay
Xagee ku aragtey raga masuuliyadooda guta ee dumarkooda daryeela aadbey u yartey markaa iney shaqeysato ayaa ka fiican intey caanaha ilmaha nin udawarsan lahayd
@@NimcoHassandhere waa Run Ragu masuuliyadii way gabeeen Dumar hayska tashtaaan
@@NimcoHassandhere nolol bilka iso dir ah bas ayee rabtaa nina hoş fadhisato hadhowna marku furo ama dhinto familkeda so ado
Nafteeda Mey ka sheekeynee Mase gabadhii ey dhibaateyeen ayaa laga warey sanayay yaab
Hada laso dayay malaha wareysi hore weeye kan
Illa iyo hada waxan sugaye in ay ka hadasho arinta gabadhi ka sheganeyse maxey ka hadasha kan wareysanaya ayuba wuxu wey dinoya su.al bila macni ah🤣
@@hibonuuraofficial505 Kama hadlikarto waayo way samesay xarig wili kujirta markan waa marhore waraysiga markay bixinayso
Gabdhee ba la dhibateyey kahor inteysan hadlin fahima iyo rayan already waka hadleen wxi dhacy
@@11naa44 way xiranyihiin nagahas
Sax lk had mid wllsheeey nin waa lagama maarmaan gabadhna waa lagama maarmaan .
Masha Allah abyo
Ayyy mahadsnid mcneyyy Rayaan wlhi ex kyga wxbdn kla maqanhy wlhi wakafikirayy wana uxiisay 😢dhiirigalintada wllhi wxbdn kafaiday ❤😢
Anaga Allah aya no balan qaaday wan dhalayna intu na siyaba wa alx
Allaha maxu ku balan qadi ma carura ladayacayo e gajada ku diimanaya na shaqista
Jeelkii miyaa sidan wax u badalay mise waa muqaal hore ???
mansha alaah 30 dolr oo aad shaqo kubilawday meel fiina ayad maratsaa dumaashi
Lacagta daawada la isku cadeeyo laka sameeyo ayadaa maa xalaal sh marka
Shaqo kale samayso intaad dawooyin laysku caddeeyo oo cudur laga qaadayo aad ka gadaysid naagahan soomaalida ah ee wax ma garatada ah
Fariid walahi wacyi galinta hadaan laga daalin habla badan waa la badbaadin kara yadana Allaha arzaaqad dhaanta ha ugu badalo.
Tuugo bila iiman
Tan wajigedba munafqnimda ka muqata 🙄
Aawy gabadhi ka dacwoneysey ee leheed "nin madow ayey ii kentey oo wey ii qaraceen" Maxad u weydini weyday?
Wukabaqay😂😂😂😢
Wa cabsanaya sababtu ukenay xita inu gabadha dhibteda dadka ilowsiyo 😢
Superwoman💕manshallah
👌👍Dad ka nada ku ceebinayo maslaxada iyo cafis Allaha soo hadeeyo leenahay!!!
I believe qalbiga dhintay un leeyahay ani than!
They are not mature enough mentally.
Naagtan waa tuugo dhibataysa dadka
Miyad arkeysay ( witness) cadey markay wax xadeysay? Ama dambigas galeysay? Soo wax aad maqashay oos media ka dhageysatay un mahan? One advise waliga waxadan u soo tagneyn ( your eyes) ku arkeynin waxadan aheyn wax ku xukumin dear ….! 👍
@@Nafteed-Jaceyl walal cadaymo ayaa laga keenay ma akhrisatid news kenya ayaa umalayn midkale qofna qof intu uso fadhisto kama sheekeyo ma garatay bila sabab so newska maxkamada so akhriso waa run waa mafia
@@Allahwaynadi mee ka xaday
𝚖𝚎𝚕 𝚔𝚊𝚜𝚝𝚊 𝚚𝚘𝚛𝚊𝚕 𝚔𝚞𝚜𝚘 𝚚𝚘𝚛𝚒 𝚑𝚎𝚢𝚜𝚊 𝚛𝚊𝚢𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚡𝚎𝚢 𝚔𝚞 𝚌𝚒𝚜𝚑𝚊𝚢 𝚠𝚊𝚕𝚊𝚐𝚊 𝚍𝚊𝚛𝚎𝚖𝚒 𝚑𝚊𝚢𝚊 𝚖𝚊𝚜𝚎𝚎𝚛𝚔𝚊 𝚐𝚊𝚋𝚊𝚍𝚑𝚊 𝚐𝚘𝚛𝚐𝚘𝚛𝚊𝚍𝚊 𝚞𝚐𝚞 𝚏𝚞𝚚 𝚍𝚊𝚢𝚞𝚜𝚢𝚘𝚠@@Allahwayn
rayaaney anigu ilmo dhalista iyo guurkaba waan ka baqaa
Anaa kulamid ah😂
Exactly ❤
Ďagaal ma wanaagsano waa ruunta❤❤❤❤❤
Waxaan ku haystay qof..
Bilaa qiimo ah lkn sidad waraysigan ka hor lkn qof wanagsanbad tahay runtii oo qiimo badan
Waxan idin daawade inaan xogo nadiif ah helo Dadaka is ku mid ma ahan kii run shegayo iyo kii been shegayo Yaan Aminaa Rayaan been badan baan ku arkey wllshey ma xamanin
Wlhy waa run waa beenley
Ninka dartiisa gabadha udhibateysa sow ma aha afmalab uur mariid waxid 😢
Dumarka 3 cunug heestaan guul
Number 1 love isara
Arintee ee sameyse maad kawareysatid marka waxaa weydineysid
Waa sax ❤❤❤🎉🎉🎉
Yarkan wuu ku raxaysta yaan raga lagu tashan ee dumarow ilmihina korsada aadbu u jecelyahay in u maqlo. wayo isga aya raba in aan ilmihisa uuna biilan yaahu ilahay qiyamah aninka ayuu waydiinaya hadi uu ilmihisa dayaco ragow ta ogada. gabadha haday hal milyaan haysato shaqo kuma lahan biilka iyo nafaqada ilmaha wax ka galay malahan ninka aya masuuliyada leeh!
Aad iyo aad dumarkuu iyakaa raga masuliyadaa ka qaada
Walahay rayaan bajaaj waa naag fariida oo wada kartiya kudayqsho ayey mudantahay
kolley sualihii aa rabay hal lagama wediin 😂 meshan wakuso lugoay😂😂
@@ifrahmohamed3213 haa way samaysay kama jawabayso way xirneed haday sobaxday
Deeqow maxaa uweeydin weesay rayaan gabadha kacabaneesay
@@yuusufmaxamuud6679 abaayo waa wareesi hore inta rayaan la xirin
Way xirantahay naagtan hada ee waraysi hore weeye
Rayan Abukar Ali waa gabda kaliyaa ee runtaa kujeclahay ... daar Alle kujeclahay abyo❤
Naagta tuugada
Naag nool karti badn weeye masha allh
@@AzmaCabdi-qi8ku karti meel uma taal naag 2024 gabadh somaliyed shirqolahsa oo la xiray maxkamadna usaaran oo dhacay gabadh walashod ah
@@Allahwayn wll ani shekada maba la socdee
@@AzmaCabdi-qi8ku walalo so daawo meelkasta ayay taal maca youtubkan kujirta
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Naag ku fanayso hadba nin guurso yahuu
rayaan is very Intelligent woman Markad Naftada qiimayso Ayay bini,adankuna ku qiimeynayan that true👍hebel ma iloobi kari waxaas Adaa Lagu dhahaa hadaad Nafta runta u sheegto qofkaas qof ka xun in usan jirin few days bad ku ilaabaysa waxwalbo oo aad Nafta ka dhadhiciso ayey qaadanaysa Markad runta u sheegto Ninkii waxaso dhan igu sameyay moo Delete him naftu way qancaysaa👍Wanaagu ha waaro
Gabadh fariid ah
gabadhu ma dhiirigalin bay la sòo fadhiisatay
Gabdhii ay dhibaateysay maxad uweydiin weyday wll😢
Wax cusub maaha ee isaga views ku helaya.
DAQIIQADA 14:50 SO MARKAA WAXA LAYSKU CADEEYO OO ABUURTA RABI LAGU DHALAN GADIYO WAA XALAAL!!! ZUBXAANALLAH HADAAN KAAYEELO #RUWEYDA_JILICOW_ALI 👈 MAGACAAGII SAXDA AHAA MAAHOO KAASI
Iscadeynta ay gado xalaal miyaa allah sidu ku abuurey kaso horjeesatey lacagta laga sameeyoneh aniga xalall ilama ahan
Been mahan years 4 dab sucday ayad kama hayo😂😂
Ma mooda naag tabcatay awalba wn kaa shakisnaa
Sax wlhi waa runted
Faaan Lee la marooya 😂
Mariah, hadan Abirahman iyo kuwo badan cajeladoo ayay ka haysa
@@misspamba1 maxay ka hayn karta qof la dilayo oo layskugu tagay ma big deal ah midakale way xirantahay dhib ayunbay ka qaday.
@@misspamba1 maxay ka heen karta qof ladilayo oo la dubay dadna loso kirestay ma big deal ah.
Gabadhan luuqad Aysan u dhalalinin maxe isaga raadisaa 😮
Kaligeed ma ahan waa soomaali dhamaanteed.
Maxaay ku hadleysaa somali ma ahan miyaa maxey tahay luuqada kale ee iney ku hadasho aheed
Chinese mise hindi bd maqleysey anu af somali bn maqlayey
Rayan xaga iyo qudba siro sidi isku tihiin 😂😂😂
SUMAN PODCAST
Tan maxaa kawaraysanay
@@nimcoabdullahi9597 waa wax hore
Doqontan way xirantahay eee waa waraysi hore😂
@@Allahwaynwey idin ceshe ma is dhahdeen naag xeran miyee kula ekaatay xiliga fiiriya nooh wax yoo ciilan ayaga dhan misne xisabta iskuma ficnidiin adunyo war tiina u tasha naagtan tagtay oo talabsatee uf dheh 😎😏🤔
Rayan wa gabadh geesiyada adba utagera hadalyaqana❤❤ guulyso xbbti ❤
Ilahoww cadawga hanoo jibin😢somaliyeyy dadka cadaw wa wlhi😢😢😢
Nayaa gabadha somaliyed maxa ninka madawga Riyan moryaan
@@nurtoalasow7862 way xirantahay hada waa waraysi marhore kan
Waa mooryaan
Somaalida intaas le eg taajirnimo laguma dhalan lagumana koran sharaf iyo karaama iyo karti ay ilmahoda reera hoda ku heystaan waa la hayeen😊 Somaali waxay hogtay o ba,day markay adi iyo kuwa kulamada ay tusaale u noqdeen yaaahu 😒
Waryaa jacayl layne Naaagta arintiii maad waydiiso mise cabsi baa jirta 🤣
Meesha sharci aya ka jiro kiis socda public logama warami karo
🎉🎉🎉🎉
Shaqayso laakiin nimankan caddaanka ah ee aad marba isku xoqaysid iska dhaaf
Wa muqaal hore
E nin gaal ah gursanosaa mxa hee
gabadhan been ayey sheegaysaa 😂😂😂
Waxan ayaa wariya ah rayaan baa fara ka heeso
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qoftu fududaa
Ma rayaan bajaj baaba talo bixinaysa hhh nimankii cadaanka oo isku marmaraysay xagee ku guursatay hadaad xaram jeclayn rayaney markaadsa qamar suugani u ooyeysay maxaad balaayo balaayo isaga dhigi weydey hhhh
Been🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@@ApdulaHiaLiZaama haa waraysi hore weeye way xirantahay hada
Rayaan tuugo afka xidh
Faanbadana😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂🎉
Been iyo kiir waye ,😂 awey ninki cadaanka aha o kulaseexanjiray
Amuus ma taan gawada saa aragte ugashe .ma adhiga lakuamine illhiya kabaq
@@nasramohamed9086 way xiranthy waa wareesi hore inkaar qabto
Waa dhilo naagtan way xirantahay hada waraysigan waa mid hore
😍😍😍😍 gabadhaan waa geesiyad❤❤❤❤❤
I like the back up plan
Ninka ay rayan ku digrreneso wa nin 3 nagod ilmo ku furay kuwes aqon fican uma lihid
𝗔𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗮𝗴𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗮 𝘂𝘄𝗲𝗱𝗶𝗻𝘄𝗲𝗱𝗮𝘆𝗲
MUXUU U WAYDIIN WAA SHARMUUTO E 😂😂😂😂
@@FatimaCali-t4u haa waraysi hore weeye way xirantahay hada
😂😂😂😂
Tan marwalbo ayay dhahdaa ninkaan iigu dambeyo midkale maguursanaayo hadana goaan malahn somali dambe magursanayo inta dhahday qamar guursaty 😂 aaminaad malahn qoftaan
Tuugadii miyaa
@@abdimalikyare7940 haa waraysi hore weeye way xirantahay hada
@@abdimalikyare7940 haa waraysi hore weeye way xirantahay hada
Shaqo diyano halaga dumarka somaliyed cancer bad smell danbi rabi lagagalay
Waan ku slamay budda ❤
@@ahmeddychannel9885 haa waraysi hore weeye way xirantahay hada
Hampalyo
😜🤪
Namber2 ayan ahay
Ayadabo bln umee dhalin hade sas dhahe
Exactly ❤
@@MaidoAadan-pf8kc haa waraysi hore weeye way xirantahay hada
🎉🎉🎉🎉