Casharka 1aad: Tafsiir Suuratul Faatixa-Humasah Sh.Maxamed Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 692

  • @suhuurguure5620
    @suhuurguure5620 10 หลายเดือนก่อน +57

    Ramadan oo 1 ah 2024 ayaan bilaabay caawa alxm illahow na waafaji barakada qur'aanka illahow ino fududee fahamka qur'aanka iyo ku dhaqankiisa sheikhana Allaha barakeeyo

    • @hamseahmed3754
      @hamseahmed3754 10 หลายเดือนก่อน +5

      Aamiin aniguba maanta ayaan bilaabay. Rabbi ha inoo fududeeyo.

    • @rithwaanmohamet4363
      @rithwaanmohamet4363 10 หลายเดือนก่อน +2

      Amiiin dhamanteenba

    • @MuhamedDini
      @MuhamedDini 9 หลายเดือนก่อน

      Äså
      .p7​@@hamseahmed3754

    • @bintownur2528
      @bintownur2528 9 หลายเดือนก่อน +1

      Zdsug
      ❤😢

    • @Fatumamahamud-sl9wt
      @Fatumamahamud-sl9wt 9 หลายเดือนก่อน

      I m​

  • @salaxmohammed4935
    @salaxmohammed4935 2 ปีที่แล้ว +27

    Alhamdullah waxa uu ilahay iigartay in aan maanta bilaabo tafsiirka qur aanka kariimka tarikhduna ku begantahay 26/1/2023 ilahay khyer hasiiyo sheakheen

    • @daryeelfamily8405
      @daryeelfamily8405 8 หลายเดือนก่อน +2

      Hada xageed mareysaa

    • @يوسفمحمود-ط7غ5د
      @يوسفمحمود-ط7غ5د 8 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@daryeelfamily8405Wll ma wada bilaabanaa oo ma wada muraajicaynaa

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 5 หลายเดือนก่อน

      Xagee kuu maraya ana hada ayaan bilaabay

    • @SamaaCisman
      @SamaaCisman 4 หลายเดือนก่อน

      Lllllllllllm😊nlllmllllllllllllll😊l😊ñ😊ññllm😊😊ñn😊n😊n😊ñll😊lnlll😊ln😊n😊😊ñ😊ññllll😊nnnpnnmnnpnnnnnnnnmnñnnnpnlllllllpmnnnmnnnnnñnllñññnnllnllnlñlnllllllllllmnnnnmnnnnlllmmlnnnnnñnnpnnlmnmnmllnmnpl

  • @cabdiqanimaansaawi8981
    @cabdiqanimaansaawi8981 2 ปีที่แล้ว +48

    Ramadaan 2022 ayaan bilaabay tafsiirka Quraanka waxa aan rajaynayaa in aan sodonka ramadaan wakhtigayga wada galiyo in aan tafsiirka dhameeyo. Alle ha barakeeyo Sheekh Maxamed Ismaaciil.

    • @nafisaharun
      @nafisaharun ปีที่แล้ว +3

      Anigana soonka oo ka dhiman 5 bari ayaan bilaanayaa i.n iida in aan dhameeyo rajeynaa

    • @Zaarah1234
      @Zaarah1234 ปีที่แล้ว

      ​@@nafisaharunI.a❤

    • @cumarcabaaye856
      @cumarcabaaye856 ปีที่แล้ว

      Hada ma dhamaysa

    • @AashoMuuse
      @AashoMuuse ปีที่แล้ว

      .😅
      😂
      H⁶ ​@@Zaarah1234

  • @Aniga00
    @Aniga00 8 หลายเดือนก่อน +13

    Alhamdulilah I have started to learn the Quran in my language and subhanallah I literally out of words on how sweet and beautiful our deen is .may Allah make the journey of learning the translation of the Quran easy for me and everyone else.ameen

  • @aaminagamadiid2693
    @aaminagamadiid2693 10 หลายเดือนก่อน +19

    Caawa ayaan dib u bilaabay 1Ramadan 2024 ishlllh 6 bilood inaan ku dhameeyo alle hano fudududeyo❤

  • @Bilaalmoha
    @Bilaalmoha 10 หลายเดือนก่อน +14

    Ramadanta 2024 ban bilabay inan ku dhameyo 6 bil ka yar sheekh maxamed ismacil illhy cimriga haku dhereyo illhy khayr haka siyo adun iyo akhiraba sida wanagsan eed nugu soo gudbisay tafsiirka ❤❤❤❤

  • @SalmoCabdullahi-d8y
    @SalmoCabdullahi-d8y 2 หลายเดือนก่อน +5

    24/11/2024 yarabi igu Soo hanuuni inaa xifdiyo quraanka iyo tafsiirkesa ❤😢

    • @dailypresentation
      @dailypresentation หลายเดือนก่อน

      06/12/2024 maanta ayaan bilaaway barashada tafsiirka quraanka

  • @istahilhasan9109
    @istahilhasan9109 10 หลายเดือนก่อน +4

    Alxamdu lilah cawa ayan bilowday2024 bisha 3aad 27 insha alah

  • @maryanhareed6863
    @maryanhareed6863 4 ปีที่แล้ว +13

    Ii so duceeyo inow Alle iku hadeeyo. Quraanka kariimka. 🇸🇴❤️. Waxan ku maqshully. Yuopo kallo ku maqshully 😭.
    Alle ha i tuso xaqa

    • @Deeqa-dcy71
      @Deeqa-dcy71 4 ปีที่แล้ว +1

      Aaaaamin dhamaanteen

    • @hodanDaahir-h4f
      @hodanDaahir-h4f 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin dhaman

  • @Jeesto-Jiiro
    @Jeesto-Jiiro 3 ปีที่แล้ว +8

    Jasaakallaahu Khayran Shiikh Muxamed Ismaaciil. Yaa Allah Waa Bil Ramadaane Fahamka Tafsiirka Quraanka Noo Fududee.

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 ปีที่แล้ว +6

    Mnsha allah alle ha kaa abaal mariyo sheekh maxamed sheekh ismaaciil sheekh xasan
    Dhib looma yaraysan runtii nabi muxammed صلى الله عليه وسلم sidaas oo ay thy hadane adkaysi ayuu lahaa tusaale wngsan ayuu inoo yahay.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 ปีที่แล้ว +8

    Sheeq maxamed Ismaaciil ilaahay janadisa firdows xisaab la’aan hakugu geeyo Ameen ya Allah

  • @Rumaysa144
    @Rumaysa144 5 ปีที่แล้ว +35

    Ilaahay miisaanka xasanaadka ha idiin saaro, jazaakumullaahu khayr.. sheekh iyo intii noo fududaysay in aan dhagaysano..sadaqatul jaariya Allah ha idiinkaga dhigo

    • @xasanabdilahi4798
      @xasanabdilahi4798 4 ปีที่แล้ว

      Ala ayaan kaaga rajaynaynaa dambidhaaf. Iyo jano

  • @MustafeMaxamuud-x2i
    @MustafeMaxamuud-x2i ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah alle haku barakeeyo sheekh maxamed. Alle Cimriga iyo caafimadkaba haku dheereeyo.

  • @abdirahmaanmohamed397
    @abdirahmaanmohamed397 5 ปีที่แล้ว +35

    Mnsha Allah si degan qof walba fahmi karo ayuu sheekh maxamed ismaaciil inoogu marinayaaa kalaamka rabi aynu ka faaaidaysano dhmnteen

  • @ayuubsaciid3157
    @ayuubsaciid3157 7 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah aad ayaan ugu faraxsanahay in mar kale oo noo bilaawa Tafsiirka Quraanka Sh. Maxamed Ismaciil kuwii anfaca Allaha naga dhigo TRUE CABLE TV waa idinku mahad calineynaa

  • @ikrita-z6j
    @ikrita-z6j หลายเดือนก่อน +2

    wan goaansada inan bilabo tafsiirka quraanka laga bilabo cawa waxan rajayna inan dhameeyo tariikhda 19/12 /2024 hben jimce so galayo waxan kuso noqon doona commntiga 6 bil ka dib hadi illhy nafta ii daayo❤

  • @maajidbirre
    @maajidbirre 10 หลายเดือนก่อน +7

    Caawa ban bilaamay alle ha nagu anfaco if iyo aakhiraba amiin.

  • @muslimsomaligirl8115
    @muslimsomaligirl8115 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha inagu anfaco kuwii ku camalfala ee dadka sii bara ha inaga yeelo sheekh maxamed ismaaciil Alle haku anfaco ajarkiisa oo labanlaabana ha siiyo adduun iyo aakhiroba.

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 หลายเดือนก่อน +2

    Inshaa allaahu manta ayaan bilaabayaa tafsiirka quraanka kariimka ah ee uu aqrinayo shiikh maxamad shiikh ismaaciil ajir iyo xasan allaha ka siiyo aamiin yaarabi aniga allaha fududeeyo barashadiisa 2 l12l24❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @xaajixasandigir273
      @xaajixasandigir273 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardusali2771
    @fardusali2771 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah tabarakaLaah Rabow nagu anfac oo nofududee kafaidaysiga
    lalamkaAllah swt sh Maxamedna Rabo usar misanka xasanadks Mali la yomal qiyamaha Alahuma amiin

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 5 ปีที่แล้ว +24

    Maashaa allaah, ilaahay ha kaa siiyo ajar iyo xasanaad, annagana allaha noo fududeeyo kalaamka eebe barashadiisa iyo ku camal falkiisa. Aamiin

  • @quluudbintuxasan5390
    @quluudbintuxasan5390 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah jasaakallaah sheekh Alle Haku barakeeyo wllhi hadan soo fiirsaday 2003 sidii laguu jidh dilay Allow kuwii sijinka kugu silcin jiray ifka iyo aaqirabo kuhooji Aaaaaaaamiin sheekh Maxamed ismaacil Alle Haku xafido adi iyo Awlada

  • @rashidsheekeeye
    @rashidsheekeeye ปีที่แล้ว +1

    Jazaa'akaLah Sheekh Maxamed. Anagoo joogna aduunka meel fog ayaad hadana na bartay tafsiirka Qur'aanka Kariimka ah. Ilaahay SWT ha kaa abaal mariyo if iyo Aakhiraba. Aamin

  • @suhaylaadoontiialle1528
    @suhaylaadoontiialle1528 4 ปีที่แล้ว +2

    Maaashllaah jazakalllaaaaah qeeyr sheeqa si cajiiba ayuu u tafsiiray kalaamkii alle illaheey misaankiisa xasanaadka ha usaaro anakana kuwii kudhaqma allaha nakayeelo

  • @cabdiqanixusseen6903
    @cabdiqanixusseen6903 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah shick aan tafsiirkisa u bogay rabbi misaanla xasanaadka ha u saaro inagana kuwa kucamal fala rabi ha inaga yeelo

  • @suuualpiii5089
    @suuualpiii5089 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ayaan bilaabay allaha ila garabgalo in aan dhameysto tafsiirka qoranka kariimka tafsiirkiisa I.a inaan dhameysto rajeynaa 😍

  • @AbuumaxamudCabdule
    @AbuumaxamudCabdule หลายเดือนก่อน +2

    ALLOW TAFSIIRKA IIFUDUDEY ALLOW QULUUBTEYNA NOO JILCI

  • @mohamedamiin3812
    @mohamedamiin3812 3 หลายเดือนก่อน +1

    October 26-2024 manta illahey igartey inaa bilaabo tafsiirka Qur’anka kariim illahey waxan ka baryey inu wadada kheyrka igu haga aniga iyo dhaman walalaha muslimka ah❤

  • @zamzamabdullahi4504
    @zamzamabdullahi4504 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdulilah marki 3 aad ayan bulawayo ilhy hanugu xfdiyo aduun iyo akhiro shekhana abaal Allha ka siiyo

  • @zuuzanabdullahi1905
    @zuuzanabdullahi1905 2 ปีที่แล้ว +24

    Waxan bilaaby tafsiirka 24/11/2022 wxa ilhy rajyn in uu i fududeeyo qowlkiisa oo an barto 30ka juzba Insh allh ilhow xaqa nagu hanuuni Jazakallah khyr sheikha io intii kaso shqysayba 🙏🤲

    • @MrBasey-rq8eo
      @MrBasey-rq8eo ปีที่แล้ว +1

      Wll Rabi ma kugu Guulaysiiyay ❤

  • @AxmednuurAxmexdo
    @AxmednuurAxmexdo 9 หลายเดือนก่อน +2

    Inaha allh caawa ayaan Bilaabayaa Tafsiirka waxan rajaynayaa inaan dhameyo

  • @MaryanIbrahim-n7i
    @MaryanIbrahim-n7i หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا يا شيخ محمد إسماعيل ilaahay haku barekeeyo❤❤❤

  • @khalidabdirahman6333
    @khalidabdirahman6333 4 ปีที่แล้ว +2

    MANSHA ALLAH HA KALAAMU RAHMAN WAA NOLOSHENII AAN KU NOOLAAN LAHAYN OO LOO TURJUMEY AFKEENII AMA LUQADII AAN FAHMEYNEY SHEEKHA ALLE HA KAGA ABAALIYO JANOOYINKIISA IYO NIMCOOTINKIISA KUWII FAHMA EE KU DHAQMA INAGA YEELO DHMNTEN

  • @mohamedjama6062
    @mohamedjama6062 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha Alla. sheekha, inta noo fududaysay iyo inta ka faaiidaysatayba Illahay dembigooda ha dhaafo, miisaanka xasanaadkana haw saaro.

  • @rodaabdi3450
    @rodaabdi3450 3 ปีที่แล้ว +8

    Jazaaka Allah khairan shekh maxamed ismacil 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @Khadan-t1e
    @Khadan-t1e หลายเดือนก่อน +1

    Manta ayan bilabaya tafsiirka quraanka Alle hayno fudeydiyo hana inagu sugo xaqq 19 |20|24❤ sheekhana Allah ajar iyo xasanad haka siiyo❤

    • @ikrita-z6j
      @ikrita-z6j หลายเดือนก่อน

      isku mid❤

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maanta ayaan bilaabay dhegaysiga tafsiirka 17.5.2024 ilaahay hay waafajiyo inaan dhamaysto sheekh maxamed ilaahay ajar iyo xasanaad haku siiyo

  • @RiyaqAbdinasir
    @RiyaqAbdinasir 17 วันที่ผ่านมา +1

    10/1/2025 alxm in badan wan jecla ina bilabo lakiin hadu illahay igu sugay alx yaarabi🎉❤❤❤

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 5 ปีที่แล้ว +23

    MashaAllah afsoomaali ka fasiixsan wali ma dhagaysan MashaAllah isago dhamayso tiran xageen ka hela appka maku jira si aan usoo degsado

    • @deeqtutors6288
      @deeqtutors6288 5 ปีที่แล้ว

      thank you irony or ironically what dd u m

    • @abdihadiismail6550
      @abdihadiismail6550 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/play/PLoUBsqyJsTTBZAG31tL0xjyhBfeD3jgIK.html
      halkan buu ku dhan yay

  • @mohamedsaeed5803
    @mohamedsaeed5803 5 ปีที่แล้ว +7

    Maanshala sheekh mohamed ismaacil alle janada ha kugu deeqo

  • @Maryama190
    @Maryama190 ปีที่แล้ว +50

    1 /10/23 ayan bilaabay tafsiirka اللهم ان اسألك علم نافعا ورزقا حسن🤲😭

    • @dhiiriso1918
      @dhiiriso1918 ปีที่แล้ว +7

      16/12/2023 baan bilaabay

    • @AbshiraAli-ik8wq
      @AbshiraAli-ik8wq 5 หลายเดือนก่อน

      0p0​@@dhiiriso1918

    • @RaxmaMohamed-f3s
      @RaxmaMohamed-f3s 5 หลายเดือนก่อน +4

      18/08/2024 Ilaahay nagu anfaco😢

    • @AishaAbdulahi-o1i
      @AishaAbdulahi-o1i 5 หลายเดือนก่อน +3

      20/8/2024❤ inshallh

    • @Bajajle_boy
      @Bajajle_boy 4 หลายเดือนก่อน +2

  • @munahaajigulled1850
    @munahaajigulled1850 17 วันที่ผ่านมา +1

    ما شاء الله تبارك الله
    Ma sha I learning in 1 10 2025

  • @mahdimaandow505
    @mahdimaandow505 4 หลายเดือนก่อน

    20 September 2024 insha allah waxaan rajeynaa 7 bilood gudahooda inaan ku dhameyo.
    Mahadsanid Sheikh adiga iyo inta noo soo gudbisayba.

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdulilah maanta ayaan bilaabaya 6 bilood ee sanadka ka hadhay ayaan rajeynayaa in aan dhameeyo insh aallah

  • @RoodoYuusuf
    @RoodoYuusuf หลายเดือนก่อน

    Sh. Maxamed ismaaciil alle haku fiiyo cimri dheer io ciwaado suuban❤🤲❤❤❤❤

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed ปีที่แล้ว +3

    Asc wrwb asaxsb tafsiirrka Allah noo fududeeyo aaamiin aaamiin ❤❤

  • @deeqamohamed6527
    @deeqamohamed6527 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheekh maxamed ismaaciil ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mash Allah somalida sidan hadey wada ahaan lahayen wax fiican bey Ahaan laheede😢

  • @mhmdtaher6688
    @mhmdtaher6688 5 ปีที่แล้ว +6

    Maansha alaah ilaahow naxafadsii qu r, aankaoonafahansii tafsiirka jasaaka laah sheekh maxamedismaaciil

  • @umubushroascmashalaahtabar4269
    @umubushroascmashalaahtabar4269 4 ปีที่แล้ว +6

    Asc mashalaah tabarkalaah sheekh alaha ku xifdiyo jazakalaah

  • @SucaadCali-k9l
    @SucaadCali-k9l 5 หลายเดือนก่อน

    Allahyow tafsiirka Aan bilaaby igu anfac oo igayeel tii xifdisa🤲🤲🤲

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 6 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa allah ilahay ajar hakaasiiyo. Sheikh. Kuwa noso gudbiyayna ilahay ayagana ajar haka siiyo

  • @Football-bo6jj
    @Football-bo6jj 3 หลายเดือนก่อน

    7/10/2024 Manta yaan bilabay Allah ayaan ka rajenaa inuu ina wafajiyo. Markale ayaan allah waxan wey disanayaa in uu isuuro galiyo qadashada cashirka iyo cilmiga ku jira. ❤insha Allah.

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 5 ปีที่แล้ว +15

    jazaka Allah Sh Maxamed sh ismaaciil Allaha ku xafido

  • @xuseenkhaashici7236
    @xuseenkhaashici7236 5 ปีที่แล้ว +14

    baarakalhu fiikum wllhi aad baad umahasnthy sheikh muxamad ismaacil xasan

  • @MahadAbukar-l7o
    @MahadAbukar-l7o 2 หลายเดือนก่อน +2

    November 17,2024 ayaan billabay tafsiirka ilahow igu garab gal .

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +30

    Masha allah Tabarakalah akhi filah🕌 Khayrka aad wado Eebe wayne subxanahu watacala ha kugu anfaco

  • @Nadar88
    @Nadar88 11 หลายเดือนก่อน +2

    Insha Allah waa bil shacban ilaa Ramadan ayaan rajayna in an ku dhameeyo tafsiirka qurun ka 2024 February 18 ❤

  • @alhatemichannel7107
    @alhatemichannel7107 6 ปีที่แล้ว +7

    maa shaa allaah walaa jazaakumullaahu kheyran wanaag aad u weyn baad sameyneysaan ilaahay jannatul firdowsa ha idin ka abaala mariyo True Cable Tv iyo shiikha iyo intii la lug leh oo dhan

  • @mhmdtaher6688
    @mhmdtaher6688 5 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah ilaahow naguanfac qur, aanka yoxaaidka qalbiganangabuuxiyaarbabi

  • @rashidsheekeeye
    @rashidsheekeeye ปีที่แล้ว

    Jaza'akaLah Sh. Maxamed Ismaaciil. Ilaahay ha ku xifdiyo. Aamin

  • @aryaarahmaandaahir8926
    @aryaarahmaandaahir8926 8 หลายเดือนก่อน +4

    Caawa ayaan bilaabay tafsiirka quraanka ilaahoo igu guulee oo kalaamkaaga ii fududee

  • @maxamedoffice
    @maxamedoffice 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha noo fududeeyo tafsiirka quraanka❤❤

  • @xabiibosheikhabdinour1817
    @xabiibosheikhabdinour1817 3 ปีที่แล้ว +1

    Amal marinta janatul firdows alllah ka dhigo wan jeclahay sheikha

  • @umalkhayrmohamed1216
    @umalkhayrmohamed1216 3 ปีที่แล้ว +16

    True Cable T.V. thanks a lot more than one and sh maxmed ismacil jasaakallaahu thanks a lot more than one and to see you everyone happening with the Qur'an meaningful thanks a lot.

  • @hodanmohamed8664
    @hodanmohamed8664 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah sheekh Allah ku naxariisto aduun iyo aakhri ba

  • @CandicasiisCabdinasir
    @CandicasiisCabdinasir 2 หลายเดือนก่อน

    November 4/ 2024 manta ilahy iiqory inan bilabo tafsirka quranka 😊

  • @kawtekawle4013
    @kawtekawle4013 23 วันที่ผ่านมา

    Alle ha haynoo wada fudaydiyo dhamaanteen quraanka iyo axadiista nebigeena manta bilabaya insha allah

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 2 ปีที่แล้ว +5

    allaha nooxiftiyo culumadeena aamiin

  • @amiirahusseinali141
    @amiirahusseinali141 5 หลายเดือนก่อน

    28/8/2024 baan bilaabay tafsiirka quraanka Allh ha iifufudeeyo Illahow masuuliyada midkasobaxda igadhig🤲🤲🤲🤲🤲

  • @alinouraabi4470
    @alinouraabi4470 6 ปีที่แล้ว +8

    mansha allah sheikh mahamed ismail jazakallah khayra

  • @MoRaawesView
    @MoRaawesView หลายเดือนก่อน

    Jazakallah Sheik Muhammad Ismaaciil

  • @ahmedgurey7141
    @ahmedgurey7141 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh Maxamad Sheekh Ismaaciil Allah haku xafido

  • @AminYare-s4s
    @AminYare-s4s 28 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah illahy hana wafajiyo kheirka i.a

  • @abdurazaqnour7882
    @abdurazaqnour7882 7 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Allaha naga dhigo kuwii ka faaideesto Allaha xafido sheekha

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 ปีที่แล้ว

    Shukran tafsiir ku dhisan fahan iyo afsomaali qalan , ما شاء الله جزاك الله خير، شيخ محمد عبده الله.

  • @MadinoAli-nu2kr
    @MadinoAli-nu2kr 3 หลายเดือนก่อน +1

    maasha allah jasakumulah khayr

  • @فردوس-ق8د
    @فردوس-ق8د 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a illahey haku xifdiyo shiikhow kheyr iyo ajar Alla haka siiyo❤

  • @CaatikaAli-zd3ez
    @CaatikaAli-zd3ez 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dib ayaan u bilaabay allhamdullilah 18/6/2024 inshallah inta sanadka kadhhiman inan ku dhameeyo rajeynaa allah ha ila garab galo🥺🤲 يا رب😢

    • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
      @mohammedabdirrahmanrubblei9141 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waan kari la'ahye soo duceeya .... si isdaba yaal ah inaan darsiga u qaato ayaan la daalaa dhacayaa

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fardowzoapzhir375
    @fardowzoapzhir375 9 วันที่ผ่านมา

    18/1/2025 ayaan bilaabaya iigu soo duceeya in ilhy igu hanuuniyo jidka toosan.🤲🏻☝🏻😭

  • @ManqaxMaxamed
    @ManqaxMaxamed 7 วันที่ผ่านมา

    Manta Ayaan bilaabayaa ilahay ifududeyo xasilonine aan ku dareemaya Yaz rabi ifudude 1 /20/ 2025 Jan isniin ❤🎉😢😊

  • @aminaali3407
    @aminaali3407 6 ปีที่แล้ว +4

    jizakallah Khayr shekhanaa sh.muxammad sh.ismacil Allah haku xiftiyo

  • @ummsumeyaahmed5457
    @ummsumeyaahmed5457 ปีที่แล้ว

    😢 ilahai wahan kagabaryaya adiga iyo culumadeyna wanagsan iyo ahlul cilmiga meel walbo aad jogtan ino Alle raali niganoqda inta aad haqa inoshrgeysan oo ayadka Alle nagudhul aqrineysa cadaab adunyo iyo mid aqira nimacunto cadowga hainigi xifdiyo.wahad noqoten abayaal wanagsan umad daan ayad iftin utihin .Maasha Allah tabaraka lah.

  • @ahmedgurey7141
    @ahmedgurey7141 3 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah Jazaakalahu Khayran

  • @umalkhayrmohamed1216
    @umalkhayrmohamed1216 3 ปีที่แล้ว

    Jasaaakallaahu sh maxmed ismacil annagana alle ha nagu anfaco thanks tcabe.

  • @farhanelmi1719
    @farhanelmi1719 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh khayr alle hakaasiyo Amiin

    • @farxiyodahir7078
      @farxiyodahir7078 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah Allaha Ka abalariyo angana nagu cnfaco

  • @axmedqali
    @axmedqali 7 ปีที่แล้ว +17

    maashaa alaah, miisaankaaga xasanaadka ilaahay ha kuugu daro, anagana kuwii barta oo ku camal fala ilaahay hanaga yeelo

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 7 หลายเดือนก่อน +2

    ما شاء الله تبارك الله جزاكم الله خير الجزاء🎉🎉❤❤

  • @eidoabdi3784
    @eidoabdi3784 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Allah haku xafido sheekh maxamed ismaaciil

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +11

    Walalayal ku saliya xabibkeeni maxamed calayhi afdalu salatu wasalam🕌

  • @idirismohamoud4187
    @idirismohamoud4187 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maantaan bilaabay 1da June 2024. IdamAlle Alle waa igu guulayn doona inaan dhameeyo

  • @abdimuhumed6761
    @abdimuhumed6761 3 ปีที่แล้ว +2

    Khayr Ala hakusiiyo sheekhoow sifiican baad usheegi heysaa

  • @salmamahamed8798
    @salmamahamed8798 7 ปีที่แล้ว +15

    Allahu akbar ilaahow naga dhig kuwii ka faaidaysta

  • @khalihussein4320
    @khalihussein4320 ปีที่แล้ว

    Allaha xifdiyo culimada meel walba aye joogaan aamiin aamiin

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allha alle hayno fudaydiyo barashada kitabkiisa

  • @MaxamuudCaliDiirye-wm6wp
    @MaxamuudCaliDiirye-wm6wp 6 หลายเดือนก่อน +1

    maanta oo taariikhdu tahay 31/7/2024 ayaan bilaabay tafsiirka

  • @mowlidbillow2106
    @mowlidbillow2106 2 ปีที่แล้ว +45

    M.a Allah for those always interest to improve the foundation of faith and guide us to the right birth ammmen

    • @kadrahsoltan2126
      @kadrahsoltan2126 ปีที่แล้ว +8

      ٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨8٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٨٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٨٨٨9٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٨٩٧٩٩٩٩٩٩٩٩٩٨٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩ججججج0٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٨٩٩٩٩٩٩٩٨٩٩٩٩٩٩٩٨٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩٩

    • @حسنقاسم-ع6س
      @حسنقاسم-ع6س ปีที่แล้ว

      ​@kadrahsoltan2126 ٥

    • @Hooyofadumo-mm4en
      @Hooyofadumo-mm4en 11 หลายเดือนก่อน +2

      😢

    • @fadumoahmed1786
      @fadumoahmed1786 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @SafiyaMalin
      @SafiyaMalin 11 หลายเดือนก่อน

      @@kadrahsoltan2126 0

  • @mustafenuur3192
    @mustafenuur3192 5 ปีที่แล้ว +10

    جزاك الله خيرا واحسن الله اليك