"Khatarta Dhagaxaanta Ku Samaysma Kalyaha"Dr Daahir Xasan Daahir
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com
M.allah alle cilmiga hakuu anfaco dr kena daahir xasan daahir
Qof aqoon leh weye bulshadana uga faaideya aqoontisa ❤
Jazikilaahu kheyr jaza Saab TV iyo Dr.Daahir X.Daahir. soo badiya barnaamijyada noocan oo kale ah oo dadka ka nasiya siyaasadda. Dr.Daahir. Soonka ka waran iyo socodka iyo tasbiixda
Masha Allah Dr Dahir Hassan Dahir waad no faaiiidaysay جزاك الله خيرا
Marshall Allh
Allaha ku xafido dr
Subxanalah lah ilahay awodisu Wan ilahay awodisa yarabi nogargar
Waa shakhsiyaadka aanlailaawikarin waxtarkooda daacadnimadood iyodadnimo wanaaga
Dahir.xasan waa dhakhtarkii badbaadiyay lugtada xiligii snm.anigoo liita ayu iigu.yimid.laan qayrta xafidulaah mujaahid dahir
YAAHUU GARXAJIS UMADA ILAHAY HA IDINKA QABTO SAAB TV MUXUU KA HADLA SHEEKO GARXAJIS ĶKKKKKKK
Dr xagu ka hawl gaalaa dhakhtarke
Wuxu leeyahay dhakhtar uu isagu leeyahay kuna yaala hargeisa, gaar ahaan wadada togdheer area ama ka soo horjeedka fooqa CALI GOBONIMO Business mall.
😅😅😅😅😂😂❤❤❤