MAANTA KADIB MADAX XANUUN & MIGRAINE KUMA DHIBI DOONAAN! DAAWO MUUQAALKAN AAD AYUU MUHIIM KUGU YAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 60

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 5 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga migraine idhabay 😢wax lagu daaweeyo iga caawiya nolosheyda ila qeybsaday

  • @laylamucalim8727
    @laylamucalim8727 ปีที่แล้ว +2

    Wcs abayo naciima waxad tahay nimco Alle nasiiyay alxmdllhi malintan ku gu so biray wax badan ayan ka bogsaday

  • @AllTrendingtopics2024
    @AllTrendingtopics2024 7 หลายเดือนก่อน

    Abaaayo naciima sadaxda kaniini magacyadooda kor pin 📌 noogusoo qabo qofwalba wuuku waydiinaayaa

  • @hanihuseen830
    @hanihuseen830 2 หลายเดือนก่อน

    Asc numberka gabadhan iziiya pls wlalayaal

  • @abuyahya2936
    @abuyahya2936 ปีที่แล้ว

    Walaashay qaaliha ee muslimkah salaan kadi waa ku noolahay sucuudig carabiner waxaan ladhibanay goonjabk am madam xanuuka

  • @siradgedi2830
    @siradgedi2830 ปีที่แล้ว +2

    Jizakalahu qeyr masha alallah mizankada xasanadka allah kugu kabo familkaga alah idin xafido🤲🤲🤲

  • @omarmudey4064
    @omarmudey4064 ปีที่แล้ว +1

    Nacima waan kusalamay salan kadib walaal inadhaha ayaan ka_ilmaynayaa kadib kolkii kolkii sayrji laygu sameeyay maxaa udaawo ah walaal.

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya waa lagu baran jiray bayoligiga xubnaha oodhan

  • @nimcoyuusuf6246
    @nimcoyuusuf6246 ปีที่แล้ว +1

    jazaka llahu kheyr,misanka xasanaadka Alleh hakuugu darohh,aamiin yaa rabb,suaal xabiibty.. waa noocyo sbadan magnesisium ku lakin tannmagniesium citarate ayaan helee ma is caadibaa hadaan isticmaalo..sc

  • @mama2210_
    @mama2210_ ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo aduun iyo aaqiro liibaan

  • @fardosamohamed2442
    @fardosamohamed2442 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh abaayo alle khyr haku siiyo manta ayan madax xanunka kajogi la aa marku saas madaxa ixanunayo kanin waxbo iima tari ama massage ama figis ayan mariyaa lkn kaniinadan horaan wan ufirsadey chanelkaada lkn wan sogadan insha allh alle daawo ha iiga dhigo adne wad mahad santahay

  • @laylamucalim8727
    @laylamucalim8727 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa baari bad tahay جزاك الله خيرا جزا

  • @hamdiali1156
    @hamdiali1156 ปีที่แล้ว

    Abaayo intee kala xariraa

  • @abuyahya2936
    @abuyahya2936 ปีที่แล้ว

    Markaa waxaan kaa codsanayaa

  • @maryansiciid60
    @maryansiciid60 ปีที่แล้ว +1

    Camera da abaayo kusoo dhawee s

  • @Natura22314
    @Natura22314 ปีที่แล้ว

    Asc abyoy hadan.kureeyesta wl wanku duceeyan waaku dhibnahaye inu ilahey 8 Jano iridaa rabto kagaliyo kuweeydiinaa abyoy dilink ilma kaso hadal fadlan vitamin u fican pls

  • @zahrahssn7362
    @zahrahssn7362 ปีที่แล้ว

    Niciima xabiibti waaban kuu xiisay alle haku xafido aqliga alle haku xafido wllshy allaah yarxamhum al waalidayka♥️♥️♥️🌺🌺❤️🙏

  • @anissahoussein1775
    @anissahoussein1775 10 หลายเดือนก่อน

    Asc huuno masha Allaah jisaakalakhayr waxaan jeclaan lahaav go inthimr miyaa qoraalkeef

  • @nimcojamame6158
    @nimcojamame6158 ปีที่แล้ว

    Niciimo abaayo madax xanuun ayaan leeyahy hadan wareer ayaan iskuul arky markaan sarirta kakaco iyo markaan madax dhulkadhigayo ayaa iigudaran inaysarir ilsocto ayaan mooda isoojowaab xabiibti

  • @صابرينبارليح
    @صابرينبارليح 6 หลายเดือนก่อน

    Walaal sadaxda sheey noo soo qor xanuunkaas ayaan dareemaa vitimiinada iisoo qor

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 ปีที่แล้ว

    Naciima waanku salaamaya.magaca vitamin nada noo soo qor aad noo sharaxday Ilaahayna hakuu barakeeyo cilmiga iyo caqligaba

  • @asiaahmed5380
    @asiaahmed5380 ปีที่แล้ว

    Asc wr wll Niciima
    Allah haku barakeeyo ajirna hakaa siiyo camalkaa wanagsan ee aad wado
    Wll suaal baan qabaa dagdagna aan ugu bahanhy waxay tahy wll
    Farqiga u dhexeeya vitaminada iyo mineralska?
    Sido kale hadii mineral ka lagaa eego miyaa la ogaan karaa vitaminada inay dhacsanyihiin iyo in kale? Yacnii miyay isku xidhanyihiin

  • @nimodahir9363
    @nimodahir9363 ปีที่แล้ว

    Asc wll page qaska ku ah ban rajenaya inad iso xidhidh ah fadlan wll

  • @abuyahya2936
    @abuyahya2936 ปีที่แล้ว

    Dawadaan lagama.helo sacuugi ee ma iisoo dhiibikar taa

  • @abuyahya2936
    @abuyahya2936 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 ปีที่แล้ว

    Asc abayo wa ubahanahay dhamaan Madaxnun badan ayaan qabaa qaali lakiin qof qabo xanunka bekannt maqadankaraa qaali iso jawab Adobe mahadsan wallashey

  • @CadnaanCaliisxaaq-if3pu
    @CadnaanCaliisxaaq-if3pu ปีที่แล้ว

    Walaashay daawadan magaceedaa ubaahanay iisheeg fadlan

  • @mfatimamohamed3686
    @mfatimamohamed3686 8 หลายเดือนก่อน

    Abaayo xanuun baa ihaaya in aan Kula hadli ayaan rabaa sideen kuu Heli Kara

  • @hasanowdiraangething3441
    @hasanowdiraangething3441 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilaah dartiisankuujelahay

  • @sadaahmeddirie3087
    @sadaahmeddirie3087 ปีที่แล้ว

    Masha allah naciima faraxsan allah ku xafido adiga iyo qoyskada walashey

  • @dy324
    @dy324 ปีที่แล้ว

    Saaid ayuu ihaya abtika maga heli kara dhaman kaninka

  • @DucoElmi
    @DucoElmi ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤masha allah

  • @ayanabdi6293
    @ayanabdi6293 ปีที่แล้ว

    Naciimo manoso laabatay Alxamdulillah

  • @hawomusse6875
    @hawomusse6875 ปีที่แล้ว

    Mama Su’aalo ayaan rabaa in aan kuwediyo ee isoo jawaan adoo mahadsan

  • @abuyahya2936
    @abuyahya2936 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء

  • @nuryoonis5052
    @nuryoonis5052 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aad iyo aad ayaad u mahadsantahay jazakalaha kheyr wanaagan

  • @piixez7425
    @piixez7425 ปีที่แล้ว

    Xabeebta ama vodka weyn maxaa loocunaa

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 ปีที่แล้ว

    Walassheey
    Gadeele
    Af somali
    Waa dab dhaliye

  • @julyana3628
    @julyana3628 ปีที่แล้ว

    نن نن10

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 ปีที่แล้ว

    Walaashey ayaanta waa mashqulay kuma helin allaha ku barakeyo

  • @abuzakiriyabashiir9335
    @abuzakiriyabashiir9335 ปีที่แล้ว

    Wala .mcn labarkaad said dir

  • @piixez7425
    @piixez7425 ปีที่แล้ว

    Cagaarshowka kasoo hadal

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 ปีที่แล้ว

    Maansha allh walshy qaali ilaahay dabi gaaga hadhaafo mcn

  • @raashkakulmiye213
    @raashkakulmiye213 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah sister weey Ku weeydii high blood pressure maxaa u fiican lagu dajin karaa

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 ปีที่แล้ว

      Gabadha kolay waykuu jawaabi toonta hadaan ani ku cawiyo toonta ayaa dajisa maalinkasta xabad qaado insha Allah waykuu shaqayn toonta.

  • @hawomusse6875
    @hawomusse6875 ปีที่แล้ว

    Asc walaal tel ma isoo Qorow kartaa

  • @deqa868
    @deqa868 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo jzlqeer

  • @amsa1135
    @amsa1135 ปีที่แล้ว

    Maasha allh

  • @piixez7425
    @piixez7425 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walaal jasakalahu kheyr

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 ปีที่แล้ว

    Jizaakumullaahu kheyr
    Walaashey

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 ปีที่แล้ว

    Jizaakillaahu kheyr walaasheey qaali❤

  • @raashkakulmiye213
    @raashkakulmiye213 ปีที่แล้ว

    Asc waan Ku salaamay

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @sacdiyoaxmed7452
    @sacdiyoaxmed7452 ปีที่แล้ว +1

    Asc

    • @dy324
      @dy324 ปีที่แล้ว

      Saaid ayuu i ahay waa sawartay lakin sida loo cuno ma fahim..mida kale dhaman apteki maga heligara

    • @homar4669
      @homar4669 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @homar4669
      @homar4669 ปีที่แล้ว

      Wazaan codsanayaa cidii Fahantay sadexdaa Vitamins in si fiican laygu soo diro Magacyadooda oo saxa ama Sawiradooda oo sax midka dhexe aa iigu daran waa Aqoon waayey

    • @homar4669
      @homar4669 ปีที่แล้ว

      3 wax ay sheegtay
      Food Oxygen and …….???
      Cutter ? Miyey tiri?
      Spellingkiisa ma Aqaan xataa

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 ปีที่แล้ว

    Wcs soo dhawaaw qeyr allaha ku siiyo waad noo dadasha

  • @mariamabdi7041
    @mariamabdi7041 ปีที่แล้ว +1

    Asc wrb abaayo Naciima ManshaAllah. Waan kuuxiisay Allah ha ku xafido cimridheer iyo cibaado suubana ha ku siiyo. JazakaAllahu khayran xabiibti