ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Wararkii u Danbeeyey Beeshii Samaroon oo Buuq Ku Bilowday Somaliland & Ina Biixi oo aanay Ka Qasnayn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 119

  • @manalcadey2688
    @manalcadey2688 หลายเดือนก่อน +4

    Somaliland ilaahay ha xifdiyo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi somaliland viiva somaliland

  • @nathra7351
    @nathra7351 หลายเดือนก่อน +1

    Geesiyaashii Arab waa kadhab walee waa cajiiib Alle hasahlo salaamaad

  • @queency7943
    @queency7943 หลายเดือนก่อน +3

    Ina biixi maxaaa ka qasaya Somaliland isagaa iska leh ninkaii leh Somaliland ma ihina isagaa ka tagi simply

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +2

    SL SHARCIGU HA SHAQEEYO CIDII KU KACAYSA SL YEEL KOODA HA DAREERAA MUDANE KASTA MIDBAA LAGU BEDALI HAYTISA AH OO AKHLAAQ LEH

  • @user-td1mq2yy3i
    @user-td1mq2yy3i หลายเดือนก่อน +3

    Bahda taartv waxan ogaysiinaynaa wararkii ugu dambeyey ee ka dhacay deegaanka laalayska uu qof ku dhacay barkad maanta galinkii dambe abaare 1"10 minutes kaas oohaa gabadh yar oo 16 sano jirta taas oo ay walaalkewd ka soo saara y barkada kadibna lama aasin waxana lala sugaya dad ka imanaya hargaysa dhagaxbuur jabuuti iyo maraykan😂😂😂😂😂ilaahay ha u naxariistee😢😢😢deegaanka laalayska oo ku yaalaa abarsiyo iyo hargaysa dhexdooda oo ku dhaw abaarso bahda taartv waxan ka codsanaynaa In warkaa laga sii daayo tv taartv warkaa wax been ahi kuma jirto walaahi bilaahi tolaahi been maaha😂😂😂😂😂😂

    • @Xudeyfi_Official
      @Xudeyfi_Official หลายเดือนก่อน

      Maxaa kaa dhaariyey masuul war muhiim ah ayaad soo gudbisee, isha allah waa la soo dayn warkaas warka xiga ayaa lagu soo dari doonaa

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwani xildhibaano ma ah waa halaq mareen Ayey noqdeen qar qaranka Somaliland waa ku qaasary Wlee

  • @badrayusuf417
    @badrayusuf417 หลายเดือนก่อน +1

    Beesha Arab sharaf iyo karaamo ayaad leedihiin guulaysta

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 หลายเดือนก่อน

      WAA AALA UM MAYMUUNAH

  • @user-yx5nw3ik3u
    @user-yx5nw3ik3u หลายเดือนก่อน +1

    Guul Somalian ❤❤❤

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 หลายเดือนก่อน +1

    REERAABKA SHEEXKH SAMAROON SHEEXKH SACIID WAA DADAD XORA!!!

  • @JamaalcawilJamaalcawil-i9v
    @JamaalcawilJamaalcawil-i9v หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay,kayaaba,waad,dhimanaysaane,reerna,aakhiro,kudifaaci,maayo

  • @nathra7351
    @nathra7351 หลายเดือนก่อน +1

    Samaroon waxy leegtahay. Ciidagale isaaq baa darajeeyey oo madax kadhigey dowladihii hore hal mid kaliya ayey kaheli jireeen cajiiib

  • @cali.ibrahin3calisayid339
    @cali.ibrahin3calisayid339 หลายเดือนก่อน +4

    Heco gobolka togdheer way gumaysaye Alle cid udhaanta ha UGA Soo diro ishaa Allaah

  • @sahrafarah118
    @sahrafarah118 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah, waar kala dhaqaaqa waxani dadnimo maahee, calool xanuun.

  • @Mohamed-gq2dj
    @Mohamed-gq2dj หลายเดือนก่อน +1

    ARAP waxanleeyahay dee waakaa ina Biixi ina abiib kuma career.hakudhaco😮😮😮😢😢😢😅😅

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 หลายเดือนก่อน +7

    Asc mr tari you absolutely right tuug ta fadhida barlamank ee khery tatoom laabsalx haldher iyo khadar guul iyo odaga misajika kakiciya dadk iyo qaar ka loo badan caawa waxa laga soo difacay ooyaayey xamar Maashorst uu ka soo qaatey wax ku xigi jabuuti ilaahey ha ka qabto cadowga gudah iyo ka dibad Somaliland guul

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
    @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ubaahan nahay in shirkado laydhka oo burco yimaada

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 หลายเดือนก่อน +2

    Guul somaliland aqoonsigii wuu soo socdaa ama buuran ama daaya

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน

      Aqoonsi... Aqoonsi Aqoonsi😂😂😂Wn ceebaysanahy Adna aqoonsi ayd ka hadlaysaa waxma garatay🙏

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmed_Rainfall.10 nafyayhay ha warwarin waxbaan kuu ogtahay wiigan dabadiiye coming up al xamdulilaah
      Walaal anigu reer Ethiopia ayaan ahay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Lagubaray
    @Lagubaray หลายเดือนก่อน +1

    Xiildhiban m waa gardhigtay, haduleyahay jabuti waa layga horeye,faratoona dadkiisi Qaran nimadii dalka iyo dadkay werarkuso qadeen,halka samaroon S/L tageersantahay,oo waanka miisaanweynahay dadkii aanmetelayee waa muwadiin cashurbixiyaala,
    Laakiin,anigu tuugo hunguriweynbaan tooshku ifiiyaa S/L oo dhaan waan uhadla, ariinkaasi waa doodiisa? S/L goole gurti,iyo xildhibaan toona umabahna haada oo iyaagaba jamhadaha,xiisbiyada ,garadada,ugaasyada wareersan ee weerarka dalka kujiro keenay oo ilaa iyo haadana wada,S/L waa laguso duuleey ee balmarka hore aan isxorayano oo waxiskadhicino dawladnimo iyo wixii reerkasta kahelikaro
    Haayno danbaaysee,haadii kale guumaaysi mooye dadnimokale isugu imaanmayno?

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale หลายเดือนก่อน +1

    Hadalada miidhiyaha laysgu marinayo halagau marinayo

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 หลายเดือนก่อน +3

    Why can you resign brother what is holding you back, because you have no where to go, you just a problem make SubhaanAllah.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน +1

    Hadareeraan 13kuba waayo oohinbaa dhegahayagii kabadatay oohin iyo baroorna uma baahnin

  • @isamciilAxmed-zm1ly
    @isamciilAxmed-zm1ly หลายเดือนก่อน +1

    Tar tv hoyada ha wasine jiritaanka somalilan reer awdal ayay ku xirantahy way idiin dhaman haday awdal iniga baxdo

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n หลายเดือนก่อน +1

    maxad ka taqaan.duplemasiyada..Lama Xadido.duplemasiga socodkiisa iyo kulanadiisa .maxad adigu ka rabtay,u sheeg...ma sheeko u haysaa.u sheeg..maxan uga jeedaa? mudanahu meesha uu rabo wuu tegi karaa..Qofka uu rabo wuu la kulmi karaa....maxad ka rabtay u sheeg...ma sheeko u haysay u sheeg.

  • @user-vl4be1bq2x
    @user-vl4be1bq2x หลายเดือนก่อน +1

    Waar maxaad tiri soo daa warka taar tv xaqiiqada ah

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน +1

    Durba heeco qiima dhimis ayey ku balanqaadey

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz หลายเดือนก่อน +1

    Beelwayna arab sheekh isaaq xaqbay uleeyin reer reer kawanagsanii maajiro reerna iiulnla yidhahadan laydin joojin mayo laydiin dhagaysan mayoo waa cadalad daaro niman dalkan xabad usoo ridiin cadawga somallilan fadkiisa xasuuqayay ikii uadeegayay inu xurmo kuyeesho la dhagaysto kay injirtu ugashay udarxumaday laydhadoo kumaaqlimayno ragi kalganka adag iyo diifaç dadkiisa adag usoo maray layidhado waxbaa ma ihiid abdilahii iimaan dirawal oo malinkadta midhiyah ka hadlaya lsdhagaysan wayoo inay beeshisu kaacdo waan ku tageeraya hadan nahay bulshada reer gabilay walahii hiilku shalay iigalay arab dayed beesha isaaq ayay sharaf la anku tahay oo ay ahayd abdilahii dirawal cabashadisa inay dhagaystan una hiiliyan wangarabtag nahay beesha arab sheekh isaaq waa beeshi umudnayd guul iyo goobanimo mawliid iimaan xasan

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +1

    GOLAHAN PL LOOOMA BAAHNA BARLAMAN CUSUB XUKUMADU HA KEENTO SALADINTU HAKEENTO

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 หลายเดือนก่อน +1

    Arab waxba masameynkaro goor hare ayaa laga dhigtey kab waana la gashadey darawalna 100 000 ee xisbiga ka gashey dawladaa siineysa oohinta daaya wll

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy หลายเดือนก่อน +1

    Waleee caro sirqaaantii wa lagu kalatagay

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale หลายเดือนก่อน +1

    Waar axmed dagdaga adaa hadalka waayo marka soodiga wax waalay waan ku taagersanayn laakiin hadalkaaga iska adkee

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Isaaq viiva viiva somaliland

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale หลายเดือนก่อน +1

    Waar waxbadan ayaa khaldan ee maxaa xala ma madax waynaha ayaa meelkale wax ku wada

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa utari kartaa Ma Guryahayaha ayaad Nala leedahy us

  • @seryu8204
    @seryu8204 หลายเดือนก่อน +1

    Vmustaqbalkina garan maayo meesha uu ku socdo

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 หลายเดือนก่อน +1

    Alamaxa nabdi lagukibray walaxejin wayay wixii alah kadoontenha idiinhirgeliyo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Waar daa dadku qax baanay arage boorame lagama qaxin 88 kii waalida ninkii soo maraa laga warays taaye jabuuti may qatin waxan u marayna yaa meel kastoo bililiqadi hargays burco iyo bililiqadii isaaq lag bilili qadstay inay dumayso laga qaxaayo wax baa salagle

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +1

    JABHADA ARAB. SADAXDA XUSBI HA QAN CIYAANN XAQBAY U LEE YIHIIN SALADINTA HJ HA GAAFHAANN

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 หลายเดือนก่อน +1

    Inwakhtigedi galay balodhaqdhaqaaqaya kadhinta maxa dorashokagalay waar nafdiina hakuduulina kolayba wadku malinbu imanayaye qabriga cadaabhasiidhiganina

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน +1

    waan ka xumahay inu isleeyahay fartoon kici oo ha cararo jahil ibnu jahil ina abiiib faratoon maad ka xigta wadanka masayr ba ahayaa ninkan faratoon wa muwadin xaqa wadankiisa og inu yahay nin somaliland fartoon wuxu mudan yahay abaal marin qaro wayn halka ina abiib mudan yahay xil ka xayuubin
    cashuurta uu keena maxay tahay wasiirdaan inagu ma ninhin federal jamhuuriyad banau nahay madaxwyanaha la doorto baa dooran kara horta wa in laga taqalusaa reer hebel maxa la siiyaya ilahaow muuu siiyo intaa hal reer xaq buu u leeyahay somaliland yaaan laga dhigin four point five Somaliland ha laga badabadiyo taas cidi la doorto ha doorato qofkay rabto reer iyo reerba mahaa wayba akibreen reerhiii wasiir walaba la siiyaay kibir bay ka qadeen

  • @user-dt4gj1hj5d
    @user-dt4gj1hj5d หลายเดือนก่อน +1

    Arab waa gobtii ila sheeko ee haloo dhego nuglaado

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 หลายเดือนก่อน +1

    Arabow ka daaya cadaw badanbaa jiree

  • @GalolPro
    @GalolPro หลายเดือนก่อน +1

    Where xildhiban
    Qoslayena?

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou หลายเดือนก่อน +1

    Ooyaaye doqon liite qof liita doqon

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Viiva 1991 /5 /. 18 / may❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ domaliland❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Xishooda arab

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Geeeeeesi manooli😂

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor6370 หลายเดือนก่อน +1

    yaaaaaaaaaab

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t หลายเดือนก่อน +1

    Ku dar Laabsaalax

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Geeeeeesi buuuuifi faqash

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkk ina biixi oo aaney ka qaneyn muxuu dad xanuun cuqdad iyo ciil badey

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน

      Imisa cisho ayaa uhadhay horta muuse 60 mise 90 maalin🙏

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r หลายเดือนก่อน

    Reer ayeeday guul inshallah from harayoonis

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    WAAR WAXAN WAALYN WARKODA HAA WAADWADN INA DAFII

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p หลายเดือนก่อน

    War bura jinbka baynagukicinina arabku bura jinka baykamidyin sharciga halonoqdo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      buurba male arab xagay kori

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 หลายเดือนก่อน

    Ninkastoo meelkale lacag lagasoosiiyay xumaan hasoo xaydxayto burburka somaliland
    Malaha waxaloo darsaday faqashtii idinraran jirtay

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 หลายเดือนก่อน

    Dorashadii aad ku khasarteen ee golayasha wad ogtihiin cidii idin khiyamaysay Xisbiga wadani Cabdi qadir Jirde waydinkii lahaa matananu nahay marka Arabow runtii reer sharaf leh badtihine isdajiya bal Cabdilahi Dereewal yuu idin waline

  • @Zeytun1
    @Zeytun1 หลายเดือนก่อน

    Wlhi dhinac bad ka raran tahay 😂😂😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    MAXAMED ABIIB DALKA HALA DHAAFIYO

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน +1

      Alle haynaga qabto qabasho daran

  • @aasiyoaasiyodaahir5401
    @aasiyoaasiyodaahir5401 หลายเดือนก่อน

    Horta ina dirirow waxan ku moody iyo wixii aad kusoo baxdy war miyad aheeyn wariye dhex dhexaad ah war saxafda sharafka haoga ciyarin wax dhinty bathye war nin weeyn baan ku modayay balse maskiin ina tahy garty

    • @JusminMuxumed
      @JusminMuxumed หลายเดือนก่อน

      Us us oo uga bax ninka qolkiisa fartuu doonuu qoraayee.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      OO miyuu ahaanayaa mid dhexdhex dheexaada idinba ma tihidine nin kani waa nin isaaq oo habar jeclo ah miskiin maaha ina diri waa nin lahjada iyo hadalka reer burco ku hadla oo Aftahan ah

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 หลายเดือนก่อน

    Dagalama dadna wu idinkaga dhiman qaarna way qixdonan waxadkafa idanbad ledihin

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Waar daa hala qaxee dad baan qaxba arag sida boorame arab oo bali gubadle oo Snm fadhiday dhulbahante oo weli qaxin oo la dhawray jabuuti oon qaxin qaxa waalida nin kii soo maraa laga warays taaye

  • @khadirdahir7730
    @khadirdahir7730 หลายเดือนก่อน

    Ah, waar adigu wariyaa tahaye sidii wariye nimo u hadal waxaa kaa muuqata xaglin iyo xamaasade.
    Waayo ninka wariyhii dadka kuma xan-xanreeyo meelaha najiintaleh.

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 หลายเดือนก่อน +1

    1

  • @cabdicasiishmuse
    @cabdicasiishmuse หลายเดือนก่อน

    Adigu ma afkii muuse ayaad kg hadli 😄

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t หลายเดือนก่อน +1

    Heeco allaha ka.qabtoumadda waa
    Xaaraan.ururtay

  • @user-jy6rb4tx4x
    @user-jy6rb4tx4x หลายเดือนก่อน

    Uu kibray waa inlaga qaado talaabo nijaasta

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน +1

    Waryaaa Taar TV waadna gaaday😂Show kulmiye ayaa baryahan hoos kuula hadlay🙏Af wax cunay xishoo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Wadanka waa in la difaacaa kulmiye waa xisbi qaran oon soomaliland looga baqayn

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน

      @@user-sz7sn2rv9r Lkn waa kuwa dumiyay wadanka

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 หลายเดือนก่อน

    Ooyaayow yaa HILAAC cunay?

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waan taageersanahay jabhada arab waayo reer sh isaxaaq reerka ugu saaburka badan waa in sharciga lagusoo noqdaa from hj

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 หลายเดือนก่อน

      Waruntaa aboowe.arab waa jaajuur goob wayee.

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

      @@fatumaahmed4718 yes

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 หลายเดือนก่อน

    RUNTOD WAAYE ARAB

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +1

    CUNUGAN XAMAR HA TAGGO XASANADA HADHAAAFO

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p หลายเดือนก่อน +1

    Saaxiib, dadkan cuqdadda qaba ee xanuunsanaya maad warkoodaba iska daysaan. Reer Awdal waxaan odhan lahaa, dad caadiya oo miyir qabaa ma haysaan oo mooryaantan daama oo idin matala? VIVA SOMALILAND.

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 หลายเดือนก่อน

    Ooyaaye iyo kuwa lanooca in wadanka laga badbaadiyo weeye

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 หลายเดือนก่อน

      War doogonow niinku waa adwal land.🎉iskirin cuun

    • @alisaed8393
      @alisaed8393 หลายเดือนก่อน

      @@fatumaahmed4718 Awdal iyo Hargaysa waa iskumid waa walaalo dadka wax kadhex raadinaya waxba ka faaiidi maayaan

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir หลายเดือนก่อน +1

    Maamulka Burco iyo Hargaysa
    Weli Dad Miyaa Xil uhaya
    Maakhirland Ciidankii u Dhashay Maalintay kadareereen ayaa Maamulkaasi Dumey

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j หลายเดือนก่อน

    ord ina abiiboow borame qixi dagaal ka rid

  • @Ibrahim1971-vc9kl
    @Ibrahim1971-vc9kl หลายเดือนก่อน

    Stupid baad tahay taar tv cayda jooji iyo codka aad bedelayso, sida tv yada usoo warran , waa lagu khasaarayaa dhegeysigaaga!!!!

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk alaa yaa iqosla DHULBANTE wa funny mushaar bilaaa mayalaad ah jiiifoo jaq😂😂😂😂😂😂😂

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน

    1000 nin ee gudabiirsi waxa dhaama hal nin oo dhul bahante ah

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

      Maaye silka hoyada baa dhama dhulmahante ise baabiyeey bacaaac kurdi yaa kurdi dulimade kiini darood queadisi awaaye muse midh waa kaa qado wayden waata lascaano muse idinkunsoo odeeye beeni bmahaye taari borama kaa imiide ee 😅😅 ciidina waax kaa qaadi maayso somaliland

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน

      1000 Aqoonyahan miyaa hal cabtoy ah dhaamaa🙏hadaan kaa yeelo🙏

    • @maxamedabwaan2673
      @maxamedabwaan2673 หลายเดือนก่อน

      Huwan ayaa qoray

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน

    Ku socda

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 หลายเดือนก่อน

    adiga muxukuqaban wayay disdoorku

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkk nafteyda gudabiirsi gacalmoodey malaa. Gabooyana way iigeyn

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน

      Nasabka Somalidu waa Gadabuursi❤Taas wn wada ognahay wllo🙏Xanuunka kala dhex bax dadka walaalaha ah🙏

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmed_Rainfall.10 waa yeelkood lkn uma hayo basaasnimo calaacal iwm

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน +1

    Haddaanu dembi gelin mixuu islawaalayaa reerku cabasho iyo basaasnimo ayaa daashatey

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน

      Heego meelwalba wayka ooyaysaa😂Afxumo umbaa kasoo hadhay🙏

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa xaqiiqo ah in xukuumadda dalka ka talisaa maanta meel walba qas iyo qalalaaso ay ka wado,taas oo horseedi karta nabadgelyo la'aan qaar badan oo isaaq ah oo Ina abiib ka xun baa baarlamaanka iyo xukuumaddaba ku jira maxaa loo arki waayey to haddii cadaaladi jirto.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    GARCOW WAKHTIGAGE WUU DHAMADYE

  • @Mohamed-gq2dj
    @Mohamed-gq2dj หลายเดือนก่อน

    MAATANA ARAP ISKU HUBEEYEY ISDII.SOOL ISKU HUBEE WAS BALWAD WAS MAGLAGII DILILIHA😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Afguduud
    @Afguduud หลายเดือนก่อน

    War Nio Isaaq In wax loo sheego Maba Ogolaba kwrn. War samaroonoow Iskaga soo Baxa Tabtii laascaanood.
    Runta Yay Ka Xanaaqayeene Day.

  • @mikelmikel3119
    @mikelmikel3119 หลายเดือนก่อน

    Awdal waa iidn ka go ay saa cuqdad laney cashuur danbe na ka heli mey saan 3 diina magaalo ku ekaada

  • @Mohamed-gq2dj
    @Mohamed-gq2dj หลายเดือนก่อน

    XAARRRR TV WAAÑACMLE YEA AKA XIIRAN BALI GUBALE ARAP YAAKUHESTA.SOOWTII TTER SAMATAR LAGAQAADAY BARIHORE WAR KUMACAD😂😂😂😂😂😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    war doqonyahow waxad ku hadlaysah Afkah hegoh oromoh kan hadlayah e isku shegayah wariyeh waa habar maxbus

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน

    Rag ragga halkaas kawada

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 หลายเดือนก่อน

    taar sidan looma hadlo ina abiib waa laga gardaran yahay

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Isaaq viiva viiva somaliland

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy หลายเดือนก่อน

    Waleee caro sirqaaantii wa lagu kalatagay

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy หลายเดือนก่อน

    Waleee caro sirqaaantii wa lagu kalatagay