guul idin disho wir siiya bada ethiopia hadaad rag tihiin war somaliya af ka kalabax ha wasaqaynin kulahaa somaliland uf waligay ma maqlin wax ladha haayo soomalilan Duqon kulahaa Guul iyo gobonimo somalia
AWR KORON AH OO AAD RAR KU WADID HADUU CARARAQLEEYO IYO HADUU AAMUS RARKA KU AJIIBO marwalba waa la rare Waxaa xaqiiq ah dalka soomaaliya bada iyo cirka iyo dhulka inuu hal sharci ku shaqaynayo iyadoo arintaasi ay khasab tahay oo araweelo dhamaatay Mana dhici doonto markab ama doon aan wadan shatiga ganacsiga wasaaradaha dekedaha soomaaliyeed inuusan kusoo xiran doonin dekeda berbera Shacabka qaaliga ah ee waqooyi oo dhiigmiiratada u af duubnaa 35 ka sano waan usoo ducaynayaa Ilaahayna haka dulqaado cadawga jaajuusiinta yuhuuda ah Ilaahayna ha barakeeyo shacabkayaga reer waqooyi ee soomaaliya
😂😂😂😂 Ninka aniga xuduud ii ilaalinayaa marka hore 30,000 oo ciidan shisheeye ha iska saaraan Magac xumada ay usoo jiidaan magaca somaliyeed na ha iska daayaan Nin aan kabihiisa kaban karin aniga kuwayga ma kabi karaa
@@jamaalabdi Haddii aad illaashan waydo xudduuddaha muqaddaska ah ee qarrankaagga SOMALILAND, Ummadda soommaalliyeed ee islaamka ahi way ku khasbanyihiin in ay illaashaddaan xudduuddahoogga soommaalliyeed iyo guud ahaanba islaamnimmo, Illaashiggaas haddii laggu khasbanna , Way ku guullaysan doonnaan insha ALLAAH.
@@halimjiomohamed2678 ASC, Sool iyo sannaag waxay ku dhex yaallaan xudduuddaha maqaddaska ah ee qarranka Jamhuurriyadda SOMALILAND, Shacabka reer SOMALILAND na way ku khasbanyihiin in ay xudduuddahaas habsammi u gaadhaan, Unna illaashaddaan. Wa BILLAAHI tawfiiq.
Xldh Hargeyso Shirkooda Dhan Waxuu Kusoo Idlaaday Waa Wareey Dee Waa Nagula Soo Duulay Waa inaanu Talaabo Ka Qaadnaa Bal Talaabada Waa Beenti 33da Sano Ayaad Horay Usii Wadaa Ee Qabiilka Jamhuuriyada Qaran Ee Beesha Dhexe Magacaas La Bax UN kasoo Diiwaan Geli Ama Alshabaab Soo Adeeji Talaaba Kale Ma Heeysaan Alshabaab Madaxdeesa Oo Dhami Harkeeyso Ayeey Ka Yimaadeen Alshabaabne Weey U Dhamaatay Mar Hadii Hargeeyso Sharciga La Baray
iyagoo si sharci ahaaneed kuxadidi karaya ama ku burin karaya talaabo shuriiciya, ayuu leeyahay mudaharaad , waar ninku mashacab baa? mise xidhibaan kamida golaha sharci dejinta Dalka.?
Muslimiinta geeska africa yaan laysku dirin iyadii OO aqoonsi been ah lagu marmarsiinaayo quran ka rabi ku sheegay daalim IYO taalaa besaa col kula ah shicibka Somaliland haka digtoonaadaan madaxda diinta ka dhuminaysa
Meesha maxaa been lagu dhoodhoobayaa ma xishoodayaan miyaa in dad waaweyn inay been iyo quraafaad meel isagu imaadan miyayna xishooneynin maamulgoboleedkan allah idiin soo hadiyadeeyo😂
Halal loomab baahna ficus baa loo baahan yahay. 30 years baa lahay seen waa walaaleheen aan u ducayno. Ader mustaqbal kayagii waa ku ciyaarteene dalkan iyo dadka meel I jaheeya Amma meesha noo bayeeya Odayaasha 80 jiraa ah baa halkaa na dhigeee!!!! Wada hadalka soomaliya distoorka ha laga soooro.
Waxaa maanta isku yimid labe iyo canton mudena oo dhamaantoodda ee oo soo kala jeedda hal beel oo aan beello oo aan ku jiren waxaan orankaaara looma dhamo
@@NasirMahmoud-jl2ky Waar iasagaan ku dhoofnaa oo ilaa bariga fog iyo china ganacsi ku aadnaa, adeer cunaha ha naqaban reer Somaliland kuligood baa isticmala, muusixi dajaal baa isticmala.
Hadad golaha tihin intad dawlada ku fognayden badhkin e lugaha hayen Badhkina iska amusnayenba dalkana Cadaw u tashanayay, bal mantun is Daba qabta si ad qaranka ubadbadi San sland guuuuuuuuuuuuuuuuuuul
Number one the name is not Hargayso waa Hargaysa kabish isku afba ma nihin secondly never again.......Hargaysa will never be part of failed somalia 😂😂😂😂😂
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤
Guul midnimada somalia and Somaliland.
Guul reer Somaliland walee reer Somaliland hadii lala ficiltamo inaan waxba laga qabankarin waa Qoomiyada uugu ficilka fiican
Masha Allah tabarakallah guul somaliland insha 👏👏👍👍
❤🤍💚👍👍👍💪💪💪💪💪💪
Wakaa wllhi guul ayaan urajaynayaa somaliland❤
Guul iyo Midnimo Somaliland ❤❤guul iyo midnimo somaliland from saylac
Anigoo somaliland ah waxan umalaynayaa in aanan ictiraf lahelayn madama dowladii somaliuya hilfaha noolaabtay
Anigoo ah somaliland waxan ku leeyahay xarabay naga tahay inanu somaliya oo aqoon iyo way warignimo toon lehay inanu wax la wadaagno,markii hore ee aanu wax ku darsanay ayaaba khalad weyn ahayd ,by by Mr midnimo😂😂😂😂
Fariid caqli badan ictiraaf waxaa ka dhow qoraxda oo gacanta aad ku qabataan hhhh
Yes@@asiyahmed-cs3ft
Guul somaliland
guul idin disho wir siiya bada ethiopia hadaad rag tihiin war somaliya af ka kalabax ha wasaqaynin kulahaa somaliland uf waligay ma maqlin wax ladha haayo soomalilan
Duqon kulahaa
Guul iyo gobonimo somalia
Mashaa.allaah maanta waa ducaysantihiin waana guul illaahay idin garansiiyay inaydu isu taagtaan dalkiina iyo dadkiina waa ducaysantihiin
Maanta awal waanu yaabanayn oo waxaanu islahayn meelo kale ayay ushaqeeyaana laakiin maanta waa maalin kale
Good idea 💡
Guul iyo midnimo Somaliland ❤🤍💚
Manshallah alhuma barik. Dulmiga lama qatoo.. ilhay sharkooda ha inaga qabto. Gul somaliland🎉
Maasha allaah guul
Waadku mhdsnthn watiila idiin doortay waxad iskadhax saartaan kuwii cadawgeena jabuuti garabkasiiiyay guul❤❤❤
Guul somaliland ❤
VIVA SOMALIALAND 🇸🇴
Mash Allah waa guuul cadow meel ha looga soo wada jeesto I laahay ba Somaliand ilaashaneye xaasidku ma aflaxo.
Maanta ayaad namatshaan geesiyadii dalka mardanbe yanan idinku arkin idinkoo meeldhw ka hadlaaaya horusocda good job mudanayaaal❤
Guul iyo Midnimo Somaliland ❤
Baarlamaankii Golhii. SOOMAALILAND. MA 5 QOF OO KALIYAH AH BUU NOQDAY
Maanshalaah guu
Niic waqtigeedij waa soo dhammaaday.
war joojiya warka aad caruurta iyo wax magatada beenta ugu sheegeysaan ee xaqiida ku cuneysaan waa leydin ogaadey 😊
GOLAH ha ka Eryaan Ooyaaye Cali Xaamud, barkhad , tantoomo iyo fhamaan kuwa shisheeyaha u adeegayee Golaha inoo dhex fadhiya.
AWR KORON AH OO AAD RAR KU WADID HADUU CARARAQLEEYO IYO HADUU AAMUS RARKA KU AJIIBO marwalba waa la rare
Waxaa xaqiiq ah dalka soomaaliya bada iyo cirka iyo dhulka inuu hal sharci ku shaqaynayo iyadoo arintaasi ay khasab tahay oo araweelo dhamaatay
Mana dhici doonto markab ama doon aan wadan shatiga ganacsiga wasaaradaha dekedaha soomaaliyeed inuusan kusoo xiran doonin dekeda berbera
Shacabka qaaliga ah ee waqooyi oo dhiigmiiratada u af duubnaa 35 ka sano waan usoo ducaynayaa
Ilaahayna haka dulqaado cadawga jaajuusiinta yuhuuda ah
Ilaahayna ha barakeeyo shacabkayaga reer waqooyi ee soomaaliya
guul iyo gobanimo qaranka somaaliland
Dadku dantooda ayay raacayan haddii aydaan waxba u qabanayn
Mansha Allah guul somaliland allow cadaw gaga jabbi
ASC, Xudduuddaha muqaddaska ah kolka horre addiggu illaalli,
Haddiise aad illaallin waydo( waa xudduuddo soommaalliyeedde) waa laggu khasbanyahay in la illaalliyo,
Wa BILLAAHI tawfiiq.
😂😂😂😂
Ninka aniga xuduud ii ilaalinayaa marka hore 30,000 oo ciidan shisheeye ha iska saaraan
Magac xumada ay usoo jiidaan magaca somaliyeed na ha iska daayaan
Nin aan kabihiisa kaban karin aniga kuwayga ma kabi karaa
Sool iyo Sanaag ku ma jirto
@@jamaalabdi Haddii aad illaashan waydo xudduuddaha muqaddaska ah ee qarrankaagga SOMALILAND,
Ummadda soommaalliyeed ee islaamka ahi way ku khasbanyihiin in ay illaashaddaan xudduuddahoogga soommaalliyeed iyo guud ahaanba islaamnimmo,
Illaashiggaas haddii laggu khasbanna ,
Way ku guullaysan doonnaan insha ALLAAH.
@@halimjiomohamed2678 ASC, Sool iyo sannaag waxay ku dhex yaallaan xudduuddaha maqaddaska ah ee qarranka Jamhuurriyadda SOMALILAND,
Shacabka reer SOMALILAND na way ku khasbanyihiin in ay xudduuddahaas habsammi u gaadhaan, Unna illaashaddaan.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
Guul iyo midnimo mansha Allah to the road of success and recognition.
❤❤
Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu ❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪👃👃👃👃
SUBXANALLAH ILAAHEY HA NISOO HANUUNIYO DHAMANTIINA OODHAN AAMIIN AAMIN YAA RABBI
Guul waarta Somaliland
Anigo somaliland ah Somalia 🇸🇴 wen ayn rabaaa qabil ma noqdo dowladh
Somaliland ma comment baa lagu noqdaa adoon yahow ku noqo tuuladadi
Uguur markant maxax halkan ku yaala basasow fyfannor
Sax
Wa runta sxb
Hargeysa burco bar bara somaliya viva somaliya
Xasan sheikh wuu mideeyey somaliland 😂😂
Muusow adiguna iska tag, ragii dalka difaaci jirayna ha yimaadan kursiga 😂😂😂
Professor PRESIDENT MAHMOUD OF SOMALIALAND 🇸🇴
Maamulgoboleedka soomaliland
Waasax cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii waasida waajibka ah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Hoostaada la hel
Doorta madaxwayne Inibadbaadiya oo siyaasi ah
Horta anta aynaan ka hadlin somalia adinka maamul ahaan adinka oo aan ahey yes man si xur ah ma ugu hadli kartaan oo cadaalad ah soomaalia .
👍🤲🤲🤲
Hargaysa somaliya burco somaliya free Somaliland waxay u afduubantahay group yar oo argagixisa ah, shacabku waa ogyihiin xqiiqda iyo Somaliland inayna dowlad ahayn laakii waa baqayaan.
Bisinka qarax laan ilaahay nooma kiin keen.
Xldh Hargeyso Shirkooda Dhan Waxuu Kusoo Idlaaday Waa Wareey Dee Waa Nagula Soo Duulay Waa inaanu Talaabo Ka Qaadnaa Bal Talaabada Waa Beenti 33da Sano Ayaad Horay Usii Wadaa Ee Qabiilka Jamhuuriyada Qaran Ee Beesha Dhexe Magacaas La Bax UN kasoo Diiwaan Geli Ama Alshabaab Soo Adeeji Talaaba Kale Ma Heeysaan Alshabaab Madaxdeesa Oo Dhami Harkeeyso Ayeey Ka Yimaadeen Alshabaabne Weey U Dhamaatay Mar Hadii Hargeeyso Sharciga La Baray
iyagoo si sharci ahaaneed kuxadidi karaya ama ku burin karaya talaabo shuriiciya, ayuu leeyahay mudaharaad , waar ninku mashacab baa? mise xidhibaan kamida golaha sharci dejinta Dalka.?
Waryaahe.waxsoomaaliland.layiraahdo.majirto.soomaalidiid.khaainuwadan.qability.cuqdad.dilootay.waainlasooqabqabtaa
Ina Abiib shao nalaga Qabtay hooy
Caaaaac marabno snm🙏
Imagine the whole country has 51 mps 😂😂what a hell
XILDHIBAANKA MAANTOO KALE MAQANI MUXUU KU SIFOOBAY??????
Wlahi ilaaa Qiyaamaha Kala biximaysaan koonfur Somalia 🇸🇴 yaaa is gaaadhayba 😂😂😂😂
Aniga ha itilmaamine
Adigu taada maaree
Guuuul somaliland
wax somali layiraahdo majiraan xasan gurguurto waa laiskadhiciyaa waa cadow duulaan ku ah jiritaankeyna
Dadka Hargeyso Shacbkooda Maxeey Been Usheegayaan Shacabka Hargeeyso Xabad Laguma Ridin Sidi Laascaanood 9bilood U Garaacdeen Waad is iloowsiiseen Mujaahidiinti SSC GUUL GUUL
Horta haal reer dowlad manoqda? Sidee kudici kataa Somali weeyn marabi Somaliland haliguyero??? Dee hadii samali Rabin magaca Soo warejiya isagana taga
Walale nu soo bir soomaaliyeed
Hargeysa somalia
Guuuuuuul cidi waxba inagama qaadi karaan waayo alle ayaa aynu kaashanaynaa
Siyaasi malihilahina dad indheergarada sideeloogabixikaraa.
Muslimiinta geeska africa yaan laysku dirin iyadii OO aqoonsi been ah lagu marmarsiinaayo quran ka rabi ku sheegay daalim IYO taalaa besaa col kula ah shicibka Somaliland haka digtoonaadaan madaxda diinta ka dhuminaysa
Golaha wakiilada kahadla sidii loo dajin lahaa Arimaha gudaha iyo dibadda hidhku wuu niga xunyahay.😅😅😅
Ina kaahin iyo muuse iyo reeraha gabiley daga waxay ku hadlayaan ayaa kala fogeynaya buuni xinif kuwaa taa aamusiinaya horta xukuumada muuse runta haloo sheego
Midnimo ayaa guul lagu gaadha . Dawladana waxaa loo baahan yahay inay siyaasadeeda wax badan ka badan ka bedesho
Wax somaliland la yidhah ma jirto somali wayn ban naqana
Wariyoooow warka noomaad dhamaystirin! Maxay go'aan ku gaadheen nimankan ducanayaa?
Samaroon iyo dhulbahante ayaad wax wada la haydeene sideed ula dhaqanteen, miyaydaan ummad fayaw ahayn?
Meesha maxaa been lagu dhoodhoobayaa ma xishoodayaan miyaa in dad waaweyn inay been iyo quraafaad meel isagu imaadan miyayna xishooneynin maamulgoboleedkan allah idiin soo hadiyadeeyo😂
Dabaajiirta golaha
Halal loomab baahna ficus baa loo baahan yahay. 30 years baa lahay seen waa walaaleheen aan u ducayno. Ader mustaqbal kayagii waa ku ciyaarteene dalkan iyo dadka meel I jaheeya Amma meesha noo bayeeya
Odayaasha 80 jiraa ah baa halkaa na dhigeee!!!! Wada hadalka soomaliya distoorka ha laga soooro.
Baqbaqda Joojiya uhagansama Amarka dowlada Soomaliya Nacaskani afka Wenn asigana Talaawo ayaan ka qadena Nacaskan afka weyn
Waa shufto baratay sida shacabkoda maskaxda logaga cayaaro iyo helaa sidii aya ku nolaan lahayen
Istusiintii lacagta ku kibirtay
Dadkiina dhinac ka raaaaca beesha dhaxe waan idin jeclahay ❤❤ hadaan ahay irir samaale😂😂😂😂
Isaaqow somalia waxaad uga bixi kartaan adimkoo luuqada somaliga kaguura oo luqad kale sameesta becouse hada wax aad kudoodaan maheeysaan ee aaqtiga haiska lumina
Jabuuti u sheeg intaad ku mashquulsantahay The Elites of the Somalis race
Afsoomaaliga na iska sax marka aad Dad wax u tabineysid.....
Plutôt exprime toi en francais si tu Veux communiquer avec les gens....
War Iidoorow Cayaarta ka daaya Siyaasadda
Waar beenta 33 sano nagu soo wadeen waa la ogaaday ee waxaa tihiin malaha ee shacbka ayuun baa dulmideen
Kuwa erayga 33 sano ku soo dhiibay iyagu halkay joogaan ma iswaydiisay
Kuwa 33sano jaanibku laadhuuda ku ciyaaro mayna ahayn ee ilaa hadda xorta ahayn
Idikadiday wadanolashihi
Amxarwalalkadhigtay
waxa wadnka u dana kama hadashaan idnkaa sidii dameero qooqayi is korkora hadaa tihiin kolaha wakiilada
Somaliween
Waxaa maanta isku yimid labe iyo canton mudena oo dhamaantoodda ee oo soo kala jeedda hal beel oo aan beello oo aan ku jiren waxaan orankaaara looma dhamo
Adiguna hadalkagu waa dadbanyahay
Lkn reer koonfur galbeed maalkoodii waad ku taajirteen soow maahan
3:42😂😂😂😂
Away miskii buxijay😂😂😂
Ordaha axmaarka wax haidintaro markiini horeba dabada ka leef gumeeysi baad aheeydeen🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾.
🇸🇴Somalia somaali baa leh.
Kowaan waxna mafahmaan aduunkana kama warqabaan .way riyoonayaan .halkiina adinkoo joogo unbaa maalin walbo sharci la idiinkeenayaa
Shacabka soomaliya labi qof oo siyaasin ah ayaa dhibano unaxay ilah hanagaqabto ilah ayaa kaween .soomali imanaceb waa walaalo ilah haguul siyo ilahna hanagaqabto labasaan siyaasi ookali geeynaya
Beesha dhexe dheh soomaali land ma jirtoo qaar ayaadba u bixisay cadawga qaranka.
waxd kahadleysn ba lama fahmyo cudadkle maweyden dhalin yarda beenta kadeya masikinta😂😂😂
Warkan kaqabta wuu khal khalinaya meeshba fadlan kakoojiya kanimn kahadlaya
Muuse biixi doorashada inuusan rabin waa loo jeedaa
Wx matarayaal
Waxba meesha kuma aysaan waad is daalineysan ogolaada Soomaali weyne
Adigu hadaad passport yurub heysatid, shacabka Somaliland maxay ku dhoofayaan.
Hhh adi maxaad ku dhooftaaa ileen basaboorka somaliya adunka meel laguma tago oo waa basaboor aduunka looga aqoonsanyahay argigixiso
@@NasirMahmoud-jl2ky
Waar iasagaan ku dhoofnaa oo ilaa bariga fog iyo china ganacsi ku aadnaa, adeer cunaha ha naqaban reer Somaliland kuligood baa isticmala, muusixi dajaal baa isticmala.
Hadad golaha tihin intad dawlada ku fognayden badhkin e lugaha hayen
Badhkina iska amusnayenba dalkana
Cadaw u tashanayay, bal mantun is
Daba qabta si ad qaranka ubadbadi
San sland guuuuuuuuuuuuuuuuuuul
Hargeyso somalia 😂
Hargeysa somalia 😂😂😂😂😂😂😂 waa xaran inaga hargeysi noqoto somaliya
Number one the name is not Hargayso waa Hargaysa kabish isku afba ma nihin secondly never again.......Hargaysa will never be part of failed somalia 😂😂😂😂😂
Haddii waa wax taraysan ina cali waraabe iyo ian biixi ayaa wax ka qaban lahaydeen naxliga qaybinaya
Yaa idiin baahan 😅😅😅😅😅 waa wada xoolo meel lagu wada xarey kkk
waar sharciii wadahadalada laala oo yaaan mardanbe nimankaas lawada hadlinnnn halamamnuuuco
Maxad xerinaysa war macada doodadu