ASKARTA SIRAAIIL OO SHEEGAY INAY QAATI KA JOOGAAN SHIISHYANNADA ISKA CAABINTA + QASA+UKRAINE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • ASKARTA SIRAAIIL OO SHEEGAY INAY QAATI KA JOOGAAN SHIISHYANNADA ISKA CAABINTA + QASA+UKRAINE
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

ความคิดเห็น • 40

  • @Libax962
    @Libax962 15 วันที่ผ่านมา +8

    #Mxamed #Mxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlayo aad ayan ugu faraxsannhay #BBsomali hado lajogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah #thank you #mowlid ❤️

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waad mahadsan tihiin HBN tv

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 15 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤❤ M M CADE. RUNTII WAAYE. YUHUUD. CAALAMKA LAGA SOO URURIYAY DAWLAD MAVMALA LOO SAMEEYAY. .. MARAYKAN IYO REER GALBEED. KU DIFAACAYAN. ..WAY. JABAYAAN. ..ISHA ALLAH ❤❤❤❤

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 15 วันที่ผ่านมา +4

    illaahow ugargaar reer falastiin xuuti aamiin illaahow burbur iyo masiibo kurid mareykan yahuud yurub aamiin

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 15 วันที่ผ่านมา +1

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka.

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 15 วันที่ผ่านมา

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 15 วันที่ผ่านมา +3

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 15 วันที่ผ่านมา +2

    Maxamuud Cabaas Ha Dumo Waa Uu Duleeyay Ree Falastiin

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 15 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @NajibdaahirShire
    @NajibdaahirShire 15 วันที่ผ่านมา +2

    Alah hajabiyo yuhuda

  • @user-fe6kx1ue5m
    @user-fe6kx1ue5m 15 วันที่ผ่านมา

    Dawlada falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🇵🇸💪💪💪💪💪💪✊🇵🇸💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✊💪🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴🇸🇴

  • @AbdullAli-jm6hl
    @AbdullAli-jm6hl 15 วันที่ผ่านมา

    Asc HBN

  • @CumarsaciidCeleye
    @CumarsaciidCeleye 15 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masiibo degdeg ah allha lakulmiyo sahnuuniyad israil iyo xulfada marykanka

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 15 วันที่ผ่านมา

    Wn idin slamay m.h and m.m.c sax ha ku Madhiyaan toogasho yahuuda insha allah

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 15 วันที่ผ่านมา

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 15 วันที่ผ่านมา

    Asc.mawliid.xaaji.iyo.maxamed.cade.HBN

  • @hamdiali7190
    @hamdiali7190 15 วันที่ผ่านมา

    Wanaagsa Allaah haydin xafido waadna ku mahadsantihiin wararkiins hufab

  • @hassanali-zr8nd
    @hassanali-zr8nd 15 วันที่ผ่านมา +1

    Maraykanka iyo reer galbeedku waxay la’isla ogolyahay in umadda falastiin laga qahiyo gayigooda si gacanta ugu dhigaan shidaalka laga helay xeebta Gaza iyo daanta galbeed

  • @abdillahiahmed2019
    @abdillahiahmed2019 15 วันที่ผ่านมา

    Everyone deserves his rights.

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 15 วันที่ผ่านมา

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤♥️🇵🇸🇦🇪🇦🇪

  • @SeynabMuxudiin-xx6oh
    @SeynabMuxudiin-xx6oh 15 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @hamdiali7190
    @hamdiali7190 15 วันที่ผ่านมา

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 15 วันที่ผ่านมา

    WARKA SOO DAAYA HBN TV
    WARAR XAQIIQA AH UGU IMAAW

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 15 วันที่ผ่านมา

    Qad cas rushka kadalay 😂🎉🎉

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 15 วันที่ผ่านมา

    Ciraaq !! Sabab ! Kama miyaa ? Mise waa kas !? Sidee ku dhici -
    Kartaa inay soo riddo Diyarada -
    Turkiga!!!

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 15 วันที่ผ่านมา

    Allow Kala Daadi oo Kala Firdhi Allow
    Lafahooda isku Jabi Yahuuda Nacalatullaah Alle Aya Nacaladay Allow Col Madow ku Kici Rabiyoow

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 15 วันที่ผ่านมา

    Warkaas waa cad yahay

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 15 วันที่ผ่านมา

    Daanta galbeed waa isku fara saaray😂 Israeli meelkasta waa furin cusub

  • @DeangeloLutz
    @DeangeloLutz 10 วันที่ผ่านมา

    Moore Ruth Davis Sandra Hall Lisa

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 15 วันที่ผ่านมา

    Dadkaa masaakiinta ah ee reer qaza maatida caruurt waayeelada in aad tidhahaan way dhinteen kaliya (hbn) ta yaan ka haynaa kuso biirida maxaan ugu biirna ?

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 15 วันที่ผ่านมา

    😂😂 mequ digaya china 🇨🇳 😂😂😅😮

  • @mohamednuh9620
    @mohamednuh9620 15 วันที่ผ่านมา

    Waxaan su’aal waydiinayaa ustaad Maxamed Cade.
    Waxaan ka welwelaa had iyo goor in sahaydu ka godo muqaawamada maadaama dagaalku daba dheeraaday marka wararku marna ma faaleeyaan siday ku wadaan dagaalka ma kayd horaa mise waxbaa meel uga yimaada si kasta haku soo gaareene?
    Mohamed Nuh

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 15 วันที่ผ่านมา

    EU iyo ZU ha maqlina wa munafaqadoodi réer galbeedka wa islanimo neceeb wa ciyaal iyo dumarka gaza wexey xasuukiyane

  • @hamdeyacin6226
    @hamdeyacin6226 15 วันที่ผ่านมา

    Free palestiniens

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 15 วันที่ผ่านมา

    israiil hadi an fcil la tusin gumadka way si wadaysa wayo dawladaha carabtu mayna ahayn wax damir ku jiro wayo yuhud ayay ku dawanayan dad an hubays nayn budhcada fashilan

  • @GuuledAakhiro
    @GuuledAakhiro 15 วันที่ผ่านมา

    WARIYE CADE WARKIISU ANIGA WUXUU IIYAHAY XADIIIS FARIINTAA IGA GAADHSII

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 15 วันที่ผ่านมา

    israiil hadi an fcil la tusin gumadka way si wadaysa wayo dawladaha carabtu mayna ahayn wax damir ku jiro wayo yuhud ayay ku dawanayan dad an hubays nayn budhcada fashilan

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 15 วันที่ผ่านมา

    israiil hadi an fcil la tusin gumadka way si wadaysa wayo dawladaha carabtu mayna ahayn wax damir ku jiro wayo yuhud ayay ku dawanayan dad an hubays nayn budhcada fashilan