Dhacdooyinka magaalada Ceerigaabo, 2 qodob oo kala doorashadooda hortaala Waxgalka gobalka Sanaag
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024
- Dhacdooyinka magaalada Ceerigaabo, 2 qodob oo kala doorashadooda hortaala Waxgalka gobalka Sanaag
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Cerigabo ragii lahaa aya jooga calan aan kaa barakaysan ahayn laga taagi maayo Insha’Allah somaliland allaw dhawr
Buuraha ayaad ku noqon sug saad u laheed laascaanod waa somaliland maxaa idinka goojcade 2 suga 😂
Maxaa dhib ah hadii nabad lagu wada noolaado
War somaliyeey magaalada nabad kuwada jooga
Dhiiga muslimka ma aha mid ciyaar ah waa mid aakhiro alle idin waydiin doono
Lascaanood maan lahayn ee tan aniga iskale .ada laha aniga iskale maad haysatid
@@nasriina12345this time full force of the somaliland Army waryaa all the way to Butland !
Sool waa Soomaaliland wax badan baad dhihi jirteen tana waxba kama duwana
Waxbaa Karkaraya Guul iyo Gobanimo Ssc-Khatumo 🇸🇴
Aragtidaada waad noo dhexmarisay
Wariye
Waa qabyaladiiste uskaga wali kicin wada
Ku lahaa beesha dagta boqolkiba 70%😂
Maxaa laguu dhex mariyey ? Ma warkaad racfaan ka qaadatay ? Kkk
Unfollow siiya waxa xune wada xaysiiska ah wariyena maaha
dee waarun tii wlo ma runta ku dhibin hhhh@@khadarcabaaz4326
Allaw somali dhamaantood way bukaane cafimaad sii oo tus in ay wallalo yihiin😢😢😢😢😢😢
Si wacan ayaad aragtidaada noo dhax marisay 😂😂
Lakin ragii lahaa ayaa joga magaalada
waa la arki ina lahyd.iyo in.kale.hayga deg degin
Ceerigaabo way naga joogi karaan nala yeelan mayaan ee martiduu ha xishooto
armaan nin jabahdado yaryar ahi hadalkaas dhihi karin adinko dowlad baa laydin liqay waba maryocals uu naleye axmed bacsado
Wallaahi waa warbaxin qiiro leh gaylan❤❤❤❤❤
Qiiro jabaan weeye filin hindi filin daarood
@@OneLoveOneLife84 asc ciil daarood yuu cadaab ku gelin adeer waa laysu adeegsade
@@calixuseen4324😂 beenti weeye wuxuu shubaya walahi
ceerigaabo waligayd waxay ahayd guri isaaq ciddii aanu raali kanahay uun ayaa inala joogi karta ninkii iiga dheeri ha iga dulmoodo
Ceerigaabo harti baa leh harti banana u hari
Ama wariye dhexdhexaada noqo ama wariye reera hadii kale subscribtan kaala noqonaynaa😂😂😂
Ceerigaabo wa magaalo Puntland,
Wariye daarood ma arko dadka hubka iyo dabka lasoo galay lkn wuxu arkaa guri ay nuura af cas magaceeda ku qortay ceerigaabo maaha gaalkacayo oo kale 1993kii waan kaaga adkaaday anigaana qaldamay markaan kugu soo celiyey ma jecli in af xumo iyo colaad ummada laga dhex shido lkn qayrkaa wuxuu falo waa khasab inaad fasho
Walaalkayoow an ku ceshtee wlh qabriga 2 mitir ah baan isaaq kula galayn ee nabada un ku baaq dadkaa ehelka ah wax ayka haystaa ma jirto dhulkuna kuwada kana badan xataa nio
@@CawilAhmed-ns8kq mahadsanid inader alle ha ii danbi dhaafo wlaahi amba ma jecli ceerigaabo haddii somali oo dhan la isugu keeno way ku filantay alle xaqqa ha ina garansiyo
Anigu ma Garanayo sida isaaq LOOLA NOOLAAN karo Hadaad dhishid wuu cabanayaa haduu ku dilo wuu cabanayaa
MUNAAQADA EEGA GALGACYO IYO ERIGABO SAME MAAHA ERIGABO WA DEEGAN HABARYONIS DADKA KALE WA KU MARTI 1991 QAADAN LAHAYDEN HADAAD LEDIHIN WATII LA IDINKA SAARAY WALIGEDNA SOMALILAND AYEY AHAANAYSA
YAANAN BERI KU ARAG ADOO FUTADA RUXAYA
Ceerigabo reer shiikh isxaaq ayaa leh cid ku murmi karta majirto
isaaqu waa gob guryihiina waa loogu tagayaa yadoo sidoodii ah laakiin muxuu wariyuhu uga soo bilaabi waayay cidii dhibka bilowday markii dambana layaacayay
Waa darood fikir Isaaq nacayb ah ayuu wda
Weriye adigoo og in magaalada isaaq leyahay hadana darodahaan baad wax uxaglinaysaa😂
Gaylan mesha malaascanod baad Modoy meshan reerbaa iska leh
Ceerigaabo maaha galkacayo ookale. Afar qofbaa ka degan harti majority isaaq baa leh magalada
Warsangaliga ayaga magaladas iyo dhulkas loogu yimide halooga dambeeyo
Ceerigaabo go aankeeda sandalada daarood bay ku xiran tahay reer is waalaya oo gurigoodii ka yimi waxba laga waydiin maayo ✅️guulayst oo go aan qurux badan keena suldaamow
Harti gulysta wlyall from qabridahar
@AbshirMohamudmaxamed Thankz wllo
Geyland best journalist in somalia
Warsangali ba ceerigabo wax laga waydiin
Ceerigabo waa ina lokala adkada ama harti kudhamada ama abtiyadey isaq wabilahi towfiq❤
Harti layne falastiiney fariiso
@@Mirhan777 hye israelow bal illahy haygakaceliyo
Falastin dhulki nabiyada iyo ambiyada miyad cay utaqaan agah@@Mirhan777
Adigoo kale waa ceeb in aad tidhaa wariyaan ahay
martidu way guuri kartaa
Cerigabo isaaq ayaa leh
Magaalada ceerigaabo kaliya waxay nabad ku ahaan karta yadoo reer walba dhiniciisa maa musho. Hadii kalena Ceerigaabo waa lagu kala adkaan.
Akhirana see la yeeli illeen muslimku dhul ma kala lehee
@ anaga in aad nabada diidan bay dani noogu jirtaaba. Ceerigaabo dhulka dhigno dubino dhar cisho ka dibna waa lagu kala bixi doona
@@mukhtaradam7057 anigu horta yaan ahay? Mideeda kale wax aan ahayn qabyaalad aan haatan cidna wax ku dheefayn mooye aragti kale ma jirto miyaa? Ogow adna waad qoraysaa adigana waa lagaa qorayaa yacni malaaikta ayaa diwaan galin inaku wada .
Kol haday sidaas tahay malalaha waxaa laguu qaatay in aad tolayda soomaalida isaga tagtid adoo uga gudbaya walaalnimada islaamnimada ku dhisan , iscafinta iyo isu tanaazulka.
Mahadsnid, guulayso!
@@mukhtaradam7057
Marka sidee dhulka u dhigi karta cerigavo sidii 1993kii lagaga saray ba iminkana lagaaga saray weliba hader inad dib uguso noqoto ma doonaya ee hadad dagal kusoo gelayso kusoo gaal bal aan aragneeee
@@mohamedraygal2234 xaga faanka aad baad ugu fiican ceerigaabo shacabka kala baxay guud ahaana waa laga qaxay. Bal hadhaw kabaha gacmaha haku qaadanina ayaamo ka dib wax dhintay iyo wax maxbuusa baan ka dhigaya waxa meesha jooge
Ceerigaabo in lugu kala adkaado sanadkan waa lama huraan sidii las anod iyo sool lugu kala adkaaday waa billahi tawfiiq.
Waa runta ciddi roon dhulka ha uu hadhoo isaaq waa diyaar waxaad haysaan soo dayaa
Ceerigaabo sida gaalcayo noqon mayso 2da beelood ee hartina way ku qasbanyihin inay somaliland ka mid ahadan ama iskaga huleelaan hadi kale xoogooda ha tijabiyan de dhib ma lehe
Ceerigaabo maxay harti uga qaxeen waa suale🤔🤔ubadkina u tudha
Inay Xoog ku QABSADAAN bay rabaa Maatadii way kala baxeen
@abdirisakdirie3124 kuwaa isaaq jooga ma dhagaxaanba😂🤣soomaali oo DHAnba In ogaaday ceerigaabo inaad Marti tahay
Ceerigaabo ama idinkoo kabaha afka ku sidaad imanaysaa ama waad ka maqnaanaysaa
Wlalyaal waxaa lisku haayo waxaa ilsku yahay baakabadanee ee hiishiyaa alle ha idin garabgalee ❤❤
Badhi-culusta waa gubayaa.
Weriye qaali ah ❤❤❤
Asc amniga c/gaabo ilaliyihiisa ayaa dilaa noqday
Hadii hartigu beerahod ceelqoray, magaalo ka dhistan ka warama isaaquna ceerigaabadooda iska jogan si dhiig daata loga fogaado xal nabdeedna lo helo?
Ceerigaabo dadkii lahaa baa u hadhay
Daarood iyaga ayaa iska saaray cidina kumay qasbin
Dhulbahante isagaa qalaase bilaabay markii danbena isagaa iskaga guuray ku soo noqosho ma jirto
Dhibtii Dacawaley maxad uga hadlii ladahay ? Dagalka yaa bilabay ? Darood waa nabuur umada somaliya kuu yala
Xiligii ugu horeeyey ee la soo dejiyey reèr lascaanood ceerigaabo waxay ahayd 1974tii abaaŕtii dabadhèer, maantana waxay isku Darren inay barakiciyaan dadkay martida u ahayeen.
Socon mayso.
Hadad been sheegayso wax u eeg baa la shegaa abaartii dabadheer waqooyi oo dhan bay ku dhufaty dadka waxaa loo raray koonfur markaa caqliga wax gali kara ayaa lasheegaa ceerigaabo waqoyi kama tirsana miyaa mida kale ceerigabo waa lawada dagaa cidna marti kuma ah afxumada waa waxad laascanod kala kulanteen
@samsammaxamed2753 shaqaalahii ceerigaabo joogay warayso shalaad dhalataye.
allah hakaa abaal mariyo sida wanaagsan ee aad noogu bayaamisay xaalka gobolka snaag
Inaad riyooto inaad seexato ayaa kawanaagsan shodhe
Qabyaalad Darteed Ayaa Laysku Laynayaa Ax Ax 😢😢😢😢😢😢😢
Heer C'gabo, kala doorta: nabad iyo daris wanag, ama dagal iyo dimasho ka dibna hashiis iyo darisnimo.
Madax badan oo garxajisa markay dhintaan bay nabad imaan
Ceerigaabo intay nabada tahay uun baa lawada dagen yahay haday xaga colaada u dhaqaaqdo isaaq uun baa usoo hadha sida caadiga ah .
Qabyaalad iyo
Nafar dambe oo Hartiya dib loogu arki maayo ceerigaabo.
Calaan calaan dhalay xagaa la wada leeyahay ceergaabo marti bay noogu ahaayeen dadka aad sheegey
Adiga marti ah oo Buurta ka so degay
Umada Allah Kala qaboojiyo
War ninyahow mad iska dausid munafaqada aad dadka ugu waramayso ...lkin waa lugu heli xili ay noqotaba .howlaha slnmd ayad ka bixi ladahay illaa 2023 ..ama 2024 .dhamadka ee waxad ka hesho waxba ha naga sin ...waa balaan an ka qaday gaylan
Ceerigaabo waa magaaladda la wada dagan yahay , laakiin dadka qaar ma laha waliba maaha , magaalo harti ah ,
Waadku khasbantihiin. Hadii aatihiin ree ceerigaabo in aad kuwada noolaataan ceerigaabo nbad iyo wada noolaasho hadii aadiidaan. Kalaguura oo baabiiya oo is xasuuqa. Cida idin raascaysa. Hal arkee
Fiqi-fuliye iyo Yubbe ayaanu qabsanaynaa hadda laga bilaabo huwaneey.
hhhruntu waa qadhhaadh nakleye axmed baa kantarolka idinka qasbdy waaba ahrti oo idoobayy
Adi xumaan uunbaaad ka shwqysaaa Nnacdal l kugu taaaal
Aragtida saxda waa in ay ogolaadaan maamulka nidaam ee somaliland.
Sababtoo
1.suurto gal maaha meel lagaaga adkaaday oo lagaa saaray in aad dhahdo 2 maamul ayaanu ku heshiinaynaa
2. Haday dagaal noqoto sidaa aad dibada uga joogto ayaad uga joogaysa oo xaaladda dibad meerka iyo barakaca ayay ku jirayaan beesha warsengeli.
Wbt
Hishiis hadaad diido xabad ayaadna diidi karin
Ceerigaabo waa goof isaaq daarood dambana soo gali maayo hadey somaliland heshiyan iyo hadikalaba
Ina Garaad Saleeban iyo Sultan Saaed waa qaraabo dhow. Garaad Saleeban waa duriyaddi Garaad Mohamoud Garaad Ali Garaad iyada oo ayeeyadi Aisha Garaad Mohamud Garaad Ali Garaad la dhalatay Garaad Cawl
Horta inrunta laysku sheegaa fiican ceerigaabo wixii dhismaheeda ah waalawada yaalaa laakiin 4teeda koone isaaq baakasoo galala kolkaa harti nabaduunbuu kujoogi karaa
cerigaabo ssc khaatumo ba katalineysa wayo warsangeli iyo dhulbahante puntland iskusi bay udayacday oo iskusi bu idoor udulmiyay yacni dhulbahante iyo warsangeli waxan ssc khaatumo ahayn ma anfacayso wayo maakhir madhisna puntlanda daacad maaha
INTUU XASAN MUNAAFAQ XUKUNKA FADHIYO XAL NABDEED LAHEELIMOYO 😢😢😢
Saldanada Maakhir waa Saldanada kaliya ee ugu faca wayn lana aqoonsan yahay maaha dad hada taariikh gacan ku rimis ah samaysanaysa. Waa dad xishooda Laakiin waa laga xishoon waayey. Hada waxay go'aansan doonaan cid walba way ogtahay doqona loo sheegi maayo.
Asc adeer ceerigabo ma laha majerten
Waad ku dhex arki doontaa JM hadadan nabad aadin iyo heshiis walaltinimi
dad soo qaroy cerigaabo wain lagu kala adkaado waxan leenahay cetigaabo khamaar maaha ee harti ba iskaceli oo soo ceshanaya oo idoor na wa laga saaraya xata haday qabsadan
Ciyaal futada ka hadley hadad fadhiisan weydaan waa idin lisi
ssc khaatumo wa maamul sharciya oo guuleystay oo awoodisu sifiican ukoreyso cerigaabona lacalanka ssc ba laga taagi ee daaroodka cerigaabo midnimo baad uga bixi kartan dhulboobka idoor wado
Dagaal xun ayaa ku so foodleh magaalada Cerigaabo....hadii aan heshiis laga dhexdhigin labada maamul ee meesha isku haya
Heshiiska kuwii Barbara ku soo galay 1993 ayaa kibray kana qaxay
Ku soco
Been baad ka shegtay waa marti hartiga cerigaabo
1900 ayuu ingiriiskii Buuraha kaa soo Rogay SI UU kuu gumaysto
CEERIGABO WAXAY AY REER MAAKHIR QATAAN BA KA SOCONAYSA COLAAD BAYNA QATEEN، CEERIGAABO MAAKHIR O KA SHAQAYSA DAANTOODA BAY NABAD KU AHAAN KARTAA ,HADAY INTA QAADAN WAYAAN MAAMUL SNM BURCA IYO CEEL AFWEYN BA MURAN GALAYA
Horta dadkiinan daarood ma futaduu aqligu idinka jiraa markii horana Marti baad nagu aheeydeen oo waad kibirteen hadana sida oramadaa aydin ka saaray maxaad ka hadleysaa warangalina cida amraysa ee ay naagaha la qabo u yihiin waa dhulbahante markaa idinka hadal ba idiin ma banaana
Sadex arimod midkood ayaa la gudboon ceerigaabo 1) in khaatumo iyo somaliland kala raacaan sida gaalkacayo laba nadaam 2)in somali land ka taliso sidii hore hartina ku hoos noolaado 3)in midkood ku adkaado oo reerka u hadho
Qaramada midobee halkay kuu sheegtay warka. 😂😂 niyow warkaguu xaqiiq kuma salaysna eh daadka beenta kaada
Somaliland weeyan ceerigaabo mana noqon doonto meel calankale laga taago
Cidda waalaysa meeshan waa dhulabahabete hadana waxay ku xidhantahay warsangeli waxa uu ka soo saaro meel daan hoose beelo gaar ahi degaana ma jirto meeshana hal maamul baa ka talinaya
Kkkkkk babacadaa timo kamaso baxaan sow ma calankale xaaaranbu ka yahay walaahi hadaan 1qof ku hadheeen
Kkkkkkk Salid qumbo rayigiisa cabiray
Ceergaabo in lagu kala adkaado in labaduba ka guuraaan in laba nadaam kala yeeshaan sida gaalkacayo iyo in sidii somaliland ka taliso loona wada noolaado
wax beri lagaga hishiin doona sida xaqiiqada oo ah in qofkasta gurigiisa ku eekado yeysan wiilal inagaga dhiman
suldaanki warsangeli ee kugumeeyay harti cerigaabo ba maanta talidi wareerjiyay adeer wa lagugu khasbay oo gurigaagi dhoocil idoora qaadatay oo labiliqeystay ee abaal luguma hayo ee marhorey ahayd inad idoor kaso hadhid
Saxib.xaqiiqada.ka.hadal.dadka.yaa.ka.eryay.runta.sheeg
Sanaag dhulbahante ma dagaan .
Sool waa magalo harti.
Sanaag waa magaalo isaaaq .
Farqigu waa intaas
Hhhhh caqligaga waxa ku sheegay Miya 😂
Nacas Dhahar , laasqorey iyo Badhan intaba ceel afweyn ba dhul badan kana dadbadan ceerigaabana 40 km ayey ujiraan meesha ugu dhow harti sidey Hargeysa Berbera iyo Burco u joogaan ceerigaabana how joogaan
nabada wa ku dagaalamaynaa maanta raga weli caydhaysan ee baahi dhiig qabow miirsada oo shaydaanka iska naara.
ceerigaabo maaha gaalkacayo kale weriye.
Nadal ayaad tahay cunsuri ah oo qabyaaladiiste ah
Munaafaqad waxaan ahayn ma tabisid
Sanaag awoodeedu waa warsangali waxy rabaan ayaa ka soconaya
Wiilka keebka haya ayaa jaan goynaya awow
Qbyaalad baa madax martay nin xanuusanaya
Dhex dhexaadnimadii waad kabaxday cerigabo isaaq ayaa iska leh cidna waxba loogama ogola kii deya loomadiidayo ee nabad kujoogaya kii kalena hayska tago
Sheeko ceeri wa lagu dawakhaa runtii wana makhir wana ehel sidaa waxaa iskugu ahaa somali sidaa isku ah ma arag qurubahaan ku arkay
Hooyada bililaqadaba was
Ceerigaabo waa magalo heer leeyaahau sida laascoonod heer u leeyahay
Imisa Nin baa Abaarso kugu Wasay?
@abdirisakdirie3124 ok hooyada I keen an wase kadib weydi suu ku wasey hooye dheh
CEERIGAABO MA NOQONEYSO GAALKACAYO OO KALE, TAA MASKAXDAADA KA SAAR, WALIGEEDBA SOMALILAND AYEY AHAANAYSAA, HADDII AYDINAAN RAALI KU AYAYN SIDA AAD U QAXDEEN KAGA MAQNAADA.
dhulbahante iyo warsangel wa iskuduruuf iskudan iskudhul iskuhorgalo oo puntland way wada dayacday ee wa khasab inay ssc khaatumo wada dhistan
Aegigixiso falastiiney dagal marabno
@@Mirhan777idoor walaga saaraya cerigaabo
ssc khaatumo dhinacay degan calankoda hakataagten halana kataliyen laakin taaso dhan waxa kahoreysa harti inay iskasaaran idoor cerigaabo sibuuxda gacanta ugu dhigan
Somalia waa meesha kaliya ee shacabku kataliyo
Ceerigaabo👀
Ceerigaabo Daarood haduu nabad iyo calanka Somaliland ku joogayo waa loo ogol yahay hadii kale boos loogama hayo
Sheeko reer dawald cidna uma noqdo
Weriye nacdal hoiyadaa ku taaaal
Kan mid ka munaafaqsan ma arag.
Ceerigaabo nabadbay rabta.
Siyaasada ka taagan laascanood in looso warido maaha.
Hadiise looso warido nin walba halka ay ugu dhiiqdo ayuu leeyahay.
Colaadu ama dagaalka qofku wuu furi karaa
Lkn qofna ma garankaro halkay ku danbaynayso.
Ceerigaabo waa somalilander laascaanod na waa somaliland walow ay argagixiso kusoo duushey waana lasoo celin
Haddaan caqliga miyirka qabaa shaqayn dadkaa walala haana aysan nabad ku wada joogin iyadana argixisaa soogashay adoo qoraya ayaan arikidonaa
ceergaabo nabambe laysugu imanmaayo haduu dagaal bilowdana ceergaabo ku ekaan maayo e waalaysla dhaafayaa
Iyagaba horkacayey guryaha iyaga hurtay o magacyo ku qortaycid kele oo dhibatada gaysatay waa ciidamada snm
Horay somali utiri nin soo jiif laga waayey soo jiifbaa laga helaa hadad tihiin dadka Warsangali iyo dhulbahante martibaad ku aheeydeen hadii aad qooqdeen oo dadkii korkorteen oo idinaka amuusnay oo markii aan yabnay markaad bahaayinkii isku qadeen ee saa naga maqnaada kalaab yahow
CEERIGAABO MAAHA GAALKACAYO, SANAAGNA MAAHA MUDUG.
CAADIFADA QABYAALADA AYAA MADAX MARTEY GAYLAN MEDIA...IYO U XAGLINTA BEESHEEDA..
Daarood waa in meel walba lagu xasuuqaa, in la sii eegto maaha
Hada samayn kartid samey 😂 ingriis iyo gaalo ba wax ka qaban weyday bl adigu iyo reerkaga kalyaa
Xasbunalaah