XİSAABTA SCHOOLKA LAGU BARTO MAXAA LAGA FAA'İDAYAA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 90

  • @Youngbrother-g4u
    @Youngbrother-g4u ปีที่แล้ว +20

    Walal magaranayo waxa kugu dhacay lkn waxan rajeynayaa in aad fiicantahay. waxan ahay mid kamid ah taagerayashaada oo jecel marwalbo in uu daawado muuqaadada lkn waxan ka codsanayaa in mar dambe aadan nagu kala goynin muuqaaladada quruxda badan 🙏 🙏 🙏 🙏 please 🙏

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 ปีที่แล้ว +12

    Barnaamijyada noosoo badi wll waliba kuwa cilmiga ah ee noocaan oo kale ah.❤

  • @ayaanmaxamed7090
    @ayaanmaxamed7090 ปีที่แล้ว +25

    Anigu wan jeclahay xisaabta waana maadada an ugu jeclahay maadooyinka waanan Ku fiicanahay xisaabtu meel walbana way kaaga hor imaanaysaa waana muhiim in labarto

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 ปีที่แล้ว +3

      Waa taan ugu liito ugu necbahy hada jeclahy inaan aqaank dhamaanteed
      Ilaahy ha inoo gargaaro insha alaah

  • @Cashraabi
    @Cashraabi ปีที่แล้ว +4

    Maashaa'Allah Ustaad waa Ciwaan aad noogu muhiim ah, waxaan sugnaaba waa qeybaha ka dhiman. Shukran.

  • @xisaabkanal5471
    @xisaabkanal5471 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad jazakallah kheyr ustaad mowduucyadaan noo soo badi

  • @yuusufcabdiraxmaan-l7h
    @yuusufcabdiraxmaan-l7h ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah waad mahadsantahy ustaade hayday macquul tHy mawduucan noosoo badi ❤

  • @Axmaada
    @Axmaada 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp video gaan soo dhamaystir sxp adigoo mahad 🙏

  • @FaadumoQaasin-j5b
    @FaadumoQaasin-j5b ปีที่แล้ว +8

    The one and only TH-camr ❤❤

  • @Axmaada
    @Axmaada ปีที่แล้ว +3

    Qeebta 2aad sxp ❤

  • @mohamedabdiwahab224
    @mohamedabdiwahab224 ปีที่แล้ว +1

    Wlh mooqaalkaa raadinaye in badaan ❤❤..I really appreciate 🙏

  • @AliOsman-bd7ik
    @AliOsman-bd7ik 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal kusali nabiga scw❤❤

  • @yasiinNuux-pq9eg
    @yasiinNuux-pq9eg ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal xisaabtu waa shayga ugu muhiimsan qof kasta hal Abuurleh waa qof xisaabtama

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok ปีที่แล้ว +2

    Xisaabta .

  • @dhagcasaden2094
    @dhagcasaden2094 ปีที่แล้ว +2

    Aadbaa u mahadsan tahay. Baraamijka qayb kale nooga soo samee waa nagu kala gaoysaye.

  • @AbdirashidAliibrahim-i5x
    @AbdirashidAliibrahim-i5x ปีที่แล้ว +2

    Macalin soo badi video's mathematics ka hadlaayo.

  • @maxamedcali966
    @maxamedcali966 ปีที่แล้ว +12

    Wllo c.rashiid horyna waa kuso qoray hadana waan ku leeyahay please please isku day in aad ugu yaraan malintii 3 barnamij nosoo samee Allah dartii Ayan kugu jecelahay ma aqan qolodad mana rabo thanks my pro

  • @Axmaada
    @Axmaada ปีที่แล้ว +1

    Sxp video gaan soo dhamaystir sxp adigoo mahdsan

  • @mohamedosmanabdullah218
    @mohamedosmanabdullah218 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks bro

  • @Hogaanka252
    @Hogaanka252 ปีที่แล้ว +3

    First one ✋ 💓

  • @Axmaada
    @Axmaada ปีที่แล้ว +1

    Sxp video gaan soo dhamaystir

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mowduuc Aan raadi Naayey

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah walal kahadhal sayinska especially mentally disorders

  • @khaalidjoofvlogs2557
    @khaalidjoofvlogs2557 ปีที่แล้ว +2

    Tan ilaa intii aan 16 sano wax soo baranayay maanta ayaa iga soo horbaxay wax an iska waydiin jiray xisaabta iyo nolosha maxaa ka dhexeeya?

  • @hmedmohamed07
    @hmedmohamed07 ปีที่แล้ว +2

    Wax barta dhalin yaro tiktok faaido male wlhi

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro 💪 🙏

  • @abdulqadirmohed7944
    @abdulqadirmohed7944 ปีที่แล้ว

    Ustaad maclimiinteena maadada na nicbaysiiyeenee adigu na jeclaysii. shukran

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin ปีที่แล้ว +3

    Ustaad part 2
    Kasugayna

  • @Axmaada
    @Axmaada ปีที่แล้ว +1

    Video gaan soo dhamaysti zxp

  • @AlimoudAhmedAliid
    @AlimoudAhmedAliid 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waxa geliyaa aan uu jeclahay ayaa ah xisabta 🧑‍🏫

  • @Dhibic_Show
    @Dhibic_Show ปีที่แล้ว +6

    Nabiga ku saliya

  • @surayaali6169
    @surayaali6169 ปีที่แล้ว +1

    Waalawada ogyahay dadka xisaabta yaqaano iney yihiin dadka ugu caqliga badan Dunida 💞❤️

    • @libanabdirizak
      @libanabdirizak 11 หลายเดือนก่อน

      Maaha saas dadku way kala duwanyihin dadka qar sikale ayay ucaqli bdnyhin

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta ปีที่แล้ว

    Ustaad wlhi mowduucaan marwalbo waan raadin jiray ilaahey hakaa abaal mariyo

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy ปีที่แล้ว +1

    Maclin abdirishiid ustaad mlmba mawduc noso gali wxna kula socdey ila tariqdu mrky aheyd 2019

  • @mohamudabdullahi8340
    @mohamudabdullahi8340 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah

  • @xikamyare5454
    @xikamyare5454 ปีที่แล้ว +1

    Thank you❤❤❤❤

  • @techtopfives343
    @techtopfives343 ปีที่แล้ว

    Waxaad ka soo hadashaa sxb suuqyada ku shaqeeya systemka network marketingka sida shirkada tiens iyo foreverliving products mahadsanid sxb

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +2

    Xisaabta waa mid ka mid ah maadoyinka ugu jeclahay xitaa xiligii school F4 aniga ayaaba ugu celin jiray❤

    • @SacdiyoSharif-nw4jg
      @SacdiyoSharif-nw4jg ปีที่แล้ว

      M.a aniga mar walbo waxan ka murugoda sida aan xisabta ugu xumahey walal waxa mahad leh alle

    • @AhmedNaaji-gd6uq
      @AhmedNaaji-gd6uq 11 หลายเดือนก่อน

      Aad ayaan u jecley xisaabta waxaanan jeclaaday markii Aan oogaady qiimaha ay leedahy.

  • @MaslahRaage
    @MaslahRaage ปีที่แล้ว

    Ustad wareeg dhulka wareegiisa waxa laga sheego noo bayaani

  • @maxamedAadan-mp4bb
    @maxamedAadan-mp4bb ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad wa iga codsi muqaal kle kaso samee maal gashiga somalia❤

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll abdirashid waxan maqlii jiiray xesab hegmaleh wasidah mahan ❤🤣🙏

  • @abdikhadarahmed8510
    @abdikhadarahmed8510 ปีที่แล้ว

    Alhamdulaalahi aad baan u jeclahay mathematics...

  • @Axmaada
    @Axmaada ปีที่แล้ว

    Ilaada waan kaasugayaa sxp dhamaystirka video gaan🙏👋

  • @mohajimale
    @mohajimale ปีที่แล้ว +1

    aniga wxn barta software engiiner xisabta wan jeclahaay

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaadi casharda so badi

  • @iamasad
    @iamasad ปีที่แล้ว +1

    Sida Guud + - × ÷ Oo kaliya Laguma dhigto intaas Ahmiyad Ayey Leeyihiin Oo Waa Basic Lkn Find X ama differential equations ka Mxeey Noolosha Ku Soo Kordiyaan 🥴 ??

  • @mahdiismailmoussa7199
    @mahdiismailmoussa7199 ปีที่แล้ว

    Anigo wan jeclahay xisabta waa madada ugu jeclahay

  • @Galool._media.
    @Galool._media. ปีที่แล้ว

    Sxb xiriirka ka dhaxeyo afgambiga Africa ka socda iyo France War bixin noga so diyaari

  • @DahirCabdicali-t1w
    @DahirCabdicali-t1w ปีที่แล้ว

    Ustaad qer allh ku siyo halmar maka so hadli kartaa forex maxa laga dhefa maxasa laga helaa

  • @ShaaficiShariif-zp1iq
    @ShaaficiShariif-zp1iq หลายเดือนก่อน

    Waa qalad wax kama jiraan aniga waan soo waayey

  • @BaabilYare
    @BaabilYare 11 หลายเดือนก่อน

    Lkin ku tasho xisaabta waxay daalisaa maskaxda teda kle fraction intee looga shaqeeya

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 ปีที่แล้ว

    Wlo facultiyada Engineering ka kasoo hadaL sida Electrical machenical engineering iyo noocyada Kalaba

  • @cabdiqadircabdullahi739
    @cabdiqadircabdullahi739 ปีที่แล้ว

    Asc sxb arimiha afgabiga Africa Iyo fransiska iyo ruushka siyasadisa kasoo hadal

  • @abdiasiisismaciil6806
    @abdiasiisismaciil6806 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan noqon rabaa macalin, xisabeed waxanan isku dayi doona inan dad badan jeclaysiiyo xisaabta idam alle
    UGU DANBEYN
    ____ MAXAAD IGULA TALIN LAHAYD MAHADSANID !?❤

  • @bashir871
    @bashir871 ปีที่แล้ว

    Macalin cashar nooga soo samee sida loo akhriyo numberada tirada badan iyo waliba xisabadkan badan ee piontga la galiyo 4.5m or 4.8B

  • @nazirkhadervlogs6270
    @nazirkhadervlogs6270 ปีที่แล้ว

    Music maxad uga reebtay wll

  • @haibaacsan9641
    @haibaacsan9641 2 หลายเดือนก่อน

    Musica aaway hoos ka yeerayay barnaamijka ayuu qurxinaayay

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว

    Xisaabtu aad ayay ugu adagtahay
    Dadbadan

  • @ciise_masuul
    @ciise_masuul 8 หลายเดือนก่อน

    Sax wye ✅

  • @maahirmohamed1234
    @maahirmohamed1234 ปีที่แล้ว

    Sxp dukhaan media ma adigaa iskaleh chanaladaada wakuwareree

  • @nouradinefarhan2069
    @nouradinefarhan2069 ปีที่แล้ว +1

    2+2=4🧠

  • @kingkushatik8868
    @kingkushatik8868 ปีที่แล้ว

    MACALIN WAX NOOGA SHEEG
    YAVIN 4 MA MEERAE BAA MASE
    WAA MEEL DHULKA KAMID AH

  • @mintaanboyproductiond2123
    @mintaanboyproductiond2123 ปีที่แล้ว

    Maxaa ku xiga xisaabta fraction ka

  • @Comparison___Data7
    @Comparison___Data7 ปีที่แล้ว

    Aduunka xissbtaan ayaan gu necbaha like (_5y+yg waxan maxaa laga fahaamm

    • @CharanKhan-ub9qq
      @CharanKhan-ub9qq ปีที่แล้ว

      Walaahi ani aduunka xisaab baa unecbahay

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy ปีที่แล้ว

    Maclin cashiradaad bixiso seen ulasocon karaa

  • @naniahsaab2912
    @naniahsaab2912 ปีที่แล้ว

    Qiimaha midawga ay helayaan waa 1.73

  • @zuhurosman4455
    @zuhurosman4455 ปีที่แล้ว

    I Love your videos❤❤❤❤

  • @NimcoSaleban-vf7um
    @NimcoSaleban-vf7um ปีที่แล้ว

    wan jeclagzy

  • @DalabBoos
    @DalabBoos 6 หลายเดือนก่อน

    Waqti kudhumi cilmiyada

  • @PKYUSUF743
    @PKYUSUF743 ปีที่แล้ว

    Macalin hada laga bilaabo xisaabta inoo bilaw😢

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS ปีที่แล้ว +1

    Golden voice🎉

  • @abuusalmaanguulaid
    @abuusalmaanguulaid ปีที่แล้ว

    Mathematics ka waan isku fiicanahay

  • @abdirahmansacid1038
    @abdirahmansacid1038 ปีที่แล้ว

    Good topic wllHi❤

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi9580 10 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid

  • @hassanabdinasir9439
    @hassanabdinasir9439 ปีที่แล้ว

    6×6=36 😮 I'm intelligent

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse ปีที่แล้ว

      90×90= 8100

  • @zadiiqsiciid
    @zadiiqsiciid 11 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂🎉

  • @Xbaazim
    @Xbaazim ปีที่แล้ว

    ᴍᴀᴄᴀʟɪɴ ᴄᴏᴜʀsᴇ xɪsᴀᴀʙ ᴀʜ ɴᴏᴏ ʙɪʟᴀᴡ sɪ ᴀʏ ᴀʀᴅᴀʏᴅᴀ sᴏᴏᴍᴀᴀʟɪʏᴇᴇᴅ ᴜɢᴜ ғᴀᴀ`ɪɪᴅᴇʏsᴛᴀᴀɴ . ᴡʟʟʜɪ ᴍᴀᴀɴᴛᴀ ᴀʏᴀᴀɴ ᴏɢᴀᴀᴅᴀʏ ᴀʜᴍɪʏᴀᴅᴀ xɪsᴀᴀʙᴛᴀ ᴀʏ ʟᴇᴇʏᴅᴀʜᴀʏ, sᴄʜᴏᴏʟ sᴀᴀɴ ᴍᴀɴᴀʟᴀɢᴜ ʙᴀʀᴏ . ᴍᴀʀ ᴡᴀʟʙᴀɴᴇ ᴡᴀxᴀᴀɴ ɪs ᴡᴇʏᴅɪɪʏᴀᴀ xɪsᴀᴀʙᴛᴀ ᴍᴀxᴇᴇ ᴛᴀʀᴇᴇ. ᴍᴀᴄᴀʟɪɴ ʜᴀᴅᴇᴇ ᴍᴀᴄǫᴜᴜʟ ᴛʜʏ xɪsᴀᴀʙᴛᴀ ɴᴀʙᴀʀ

  • @yacqupyuusuf6972
    @yacqupyuusuf6972 ปีที่แล้ว

    Xisaabta. DHabtii waan ku ficanhy

  • @Axmaada
    @Axmaada ปีที่แล้ว

    Sxp video gaan soo dhamaystir sxp adigoo mahdsan

  • @Axmaada
    @Axmaada ปีที่แล้ว

    Sxp video gaan soo dhamaystir sxp adigoo mahdsan

  • @Axmaada
    @Axmaada ปีที่แล้ว

    Sxp video gaan soo dhamaystir sxp adigoo mahdsan

  • @Axmaada
    @Axmaada ปีที่แล้ว

    Sxp video gaan soo dhamaystir sxp adigoo mahdsan