ANNAGA PRODUCTION Xisaabta waa cilmi ilahay soo dajiayay ee uu abuuray inbu aadankana la baray Waayo 1 salaada waa tiro 2 soonka waxa laynagu faray xisaab 3 sakada 4 da da qofka in la sheego 5 xajka Hadaba waxayaabahaasi waxa ay muslim ahaan inoo sheegayaan in xusaabtu tahay waxa makhluuqa la soo raaciyay quraankana way ku jirtaa Lkn caqlaaniyiinta iyo dadka caqliga waxwalba ka raadiya ayaa si qaldan waxa isku waydiiya
Aniga waxaan ku jiraa kuwa ka aamisan in ay tahay wax aan jirin xisaabto sababto wax waa wax lagu heshiiyay oo dadku isku af garteen lamana helaya xisaab la xariirta dabeecadaha koonka
Xisaabta lama alafin waayo Quranka in bdn bay xisaab kaga jirtey sida abuurista koonka inta maalmod oo lagu abuuray. Sida xusid asxabul kafi in maalmod ay jiifey.
Sxb xisaabtu waa wax jira oo alle ugu tala galey in ay umadu u adeegsadaan baahiyaad kooda kala duwan isa aan u arka maanta aan arkeyno hadii aan ku iraahod annaga channal qofka iska leh maahan nin ee waa naag dabcan igu raaceysi
Aniga waxaan tageersan ahay in labada laysku daro aya badhna xisaabta waa la qoray sida methods pytogram ama theory aljebra badhna waa fahan kowni ah sida isu geynta iyo kal jarista oo kale
Asc. Wll aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida quruxda badan leh ee aad noogu soo jeedisay barnaamijyada wax ku ooolka ah. Intaa kadib wll, maxaa laga faa'idayaa maktabada.
M.a wllkey lkn xisaabta anga hada dad muslimin nahay wax kasta quraanka noola dhamestiray marka inta sceince yahan xogtisa aan radineno maa diinkeena ka barno xsabta wayo quran xsabta mela lagu shegay jirto wliba way fara badan yihn ee diini ahaan uga soo hadal inaa quraan tusaale noogu keen markaas wa ku qancenaa i.a
Sxb horta kitaabka quraanka ma kitaab saynis ah baa? Haddii ay jawaabtaada haa tahay formalka Einstein ee E = mc^2 ayaa laga heli lahaa waxaan la yaabaa wax kasta markaa diin la soo aadaan! Technology iyo horumar ayaa laga soo saari lahaa kitaabka aad sheegayso! Adigoo saynisyahan ah ayaad diin haysan kartaa! Qaarkiina sayniska waxaad ka dhigteen wax laga cararo waa jaahilnimo. Horumarka aadanaha gaaray kutubo diiniyaa laga bartay mise aadaha isagaa caqligiisa isticmaalay?
@@mowliidkilwe5962 maxaan u noqdaa maba aaminsaniyee waxa diimaha ka sheekeeyaan sheeko carruureed ayaan u aqaanaa. Ilaahaa cuduro keena iyo dadka ayuu imtixaamaa! Waa khayaali marka cudurada daawadood la helo ilaahey in laga adkaadey soo ma cadaanayso qorshihiisana la fashiliyey. Cudurada waa wax dabiici ah dadka diimaha keenay aqoonta hadda taala may garaneynin wax kastoo dabiici ah ilaahyo khayaali oo ay aaminsanaayeen ayey u tiirin jireen
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
Mahad sanid my dear teacher♥️
Wlhi anaaba iswaydiinayey sxb mahadsanid
Mawduuc
Muhiim ah weeyaan.
ANNAGA PRODUCTION
Xisaabta waa cilmi ilahay soo dajiayay ee uu abuuray inbu aadankana la baray
Waayo 1 salaada waa tiro
2 soonka waxa laynagu faray xisaab
3 sakada
4 da da qofka in la sheego
5 xajka
Hadaba waxayaabahaasi waxa ay muslim ahaan inoo sheegayaan in xusaabtu tahay waxa makhluuqa la soo raaciyay quraankana way ku jirtaa
Lkn caqlaaniyiinta iyo dadka caqliga waxwalba ka raadiya ayaa si qaldan waxa isku waydiiya
Runbaad sheegtay wllo
Annaga Production Hormarkaga wan Ku Faraxsanay walal❤❤
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin
XISAABTU MAAHA WAX KOONKA LAGA HELAY TAA BADALKEEDA DADKA AYAA IKHTIRAACAY.
Mahadsanid ustaad😘 👍
Thanks keep going teacher
Masha.alaah thanks ustaad
Ma sha Allaah 🥰 wa mowduuc fcn 👍 Lkn laguma ogaan karo xiliga ey ku beeg naan karto dunida dhicitaankeeda, 😟
Thank you teacher
Mahadsanid ustaad 🙋♂️
شكرا جزيلا أستاذ
LIpx waa ku wataa keep going💕💝
Mansha allah waan kahelay sxb Soo kordhi sxb
Aniga fikrid ahanteyda xisaabta waa wax xaqiiq ah
Ustad arimaha cilimi nafsigu xizaabta Ka aamin sanyahay soo Gali ☑️
ANNAGA PRODUCTION HOYGA TACLINTA 🥰
Ustaad Abdirashid hoorey usoco 🙏
Tnks ustaad 🙏
Soo badi macalin xisaabta
Maadooyinka dhan xisaabta ayaan jeclahay
Ustaat.waanku.salaamayaa.magaceyguwaa abdi sayid abdi waxaan rabaa in aan wax kaogaado nolosha xaywaanka.kunool badaha.yacnii.biyaha guntiisa sida.malayga xageey.kahelaan.ogsaginta
Thanks akhi
Masha alh
our lesson
M.a Keep going Anaga production
Aqoon Tii oo Qof ah
Thanks pro
Asc wll abdirashid
Thanks macalin
Anaga productions keep going
Waa ba ku wareersana jiritanka xisaabta
Thanks
Ustad culuumta xisaabta noosoo badi mahadsanid
Xisaabta iyo taariikhda aad ayaa u jeclhy
🐆🐅
Good 👍 👍 👍
Anigu waxaan kujiraa qaybta kuwareersan cashirkaan
Aniga waxaan ku jiraa kuwa ka aamisan in ay tahay wax aan jirin xisaabto sababto wax waa wax lagu heshiiyay oo dadku isku af garteen lamana helaya xisaab la xariirta dabeecadaha koonka
Wcs inbadan horay usoco
Aqoonta waa muhiim
cabdi rishiid sheekh axmed waxaa kaa codsanayaa inaa mowduuc ka soo diyaarisid chiristopher colombus mhdsnid
Xisaabta lama alafin waayo Quranka in bdn bay xisaab kaga jirtey sida abuurista koonka inta maalmod oo lagu abuuray. Sida xusid asxabul kafi in maalmod ay jiifey.
Masha Allah
Anigaa alifay xisaabta
Sxb xisaabtu waa wax jira oo alle ugu tala galey in ay umadu u adeegsadaan baahiyaad kooda kala duwan isa aan u arka maanta aan arkeyno hadii aan ku iraahod annaga channal qofka iska leh maahan nin ee waa naag dabcan igu raaceysi
Mahadzanid wll
Mahadsanid
Math waa xaqiiqo waayo wxaan u daliishanayaa Dhanka bisho loo xisaabin jiraz
Ustadi anigu wxn qabaa maths inay thye discovered not invented
Xisabta sidaa uadegsatid shey aad sogadatid saratid inyar macash mid waa xogaga sida dhismaha farsamadada uheshid midna waa xisab aad ledahay hadii shaqadan dhameysid xisabtasna kuekato inata aad kuqadato hadana intad kasoceliso kusibixiso ilaa waqtiga aad yelaneyso ooy kugu egtahay sidas kumareyneysid tan bararka logushaqeyo
Aniga waxaan tageersan ahay in labada laysku daro aya badhna xisaabta waa la qoray sida methods pytogram ama theory aljebra badhna waa fahan kowni ah sida isu geynta iyo kal jarista oo kale
Frist person.
Tusaale ilaahay waa kali waa hal waa waaxid
Aniguna waxaan ahay qof
Halka miyaanay xisaabtu ka bilaabmin
Xisaab tu waa wax ku abuuran maskaxda beli aadanka dadku meel kasto oo ay joogaan wax way tiriyaan xisaabiyaana si walba oo ay jaahil u yihiin
ماشاء الله
Knowledge itself what's maths is all about..... everything is a mathematic....
Great 👌
Sxbow carrabka miyaa la'dahay?
Ani fikir ahaan tahay waxaan orankara xisaabtu waa wax la tabankaro sida 2+2=4 shakhsi walba wuu ogaan kara😊
First ani weeye maanta
Asc. Sxb 3 sano. Ayn kula socdaa guleysoo adi
Xisaabta tusaala ahaa 1 ama 2 ama 3 magacyada looyaqaano wax la alifay miyaa mise waa wax sax ah tusaale hadeer 2waxan u naqaana isla 2 kwrn booska labo hadii loo kasi lahaa 3 taas mic naheedu ma aqbalaadbaa xisaabta wax jira weytahay haday xisaabta wax jira aheen allah qurankisa laguma sheegi lahayn
Asc.
Wll aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida quruxda badan leh ee aad noogu soo jeedisay barnaamijyada wax ku ooolka ah.
Intaa kadib wll, maxaa laga faa'idayaa maktabada.
Sxb ka soo hadal game ka ay dhalintu dheelaan 1xbet mowduuc ka soo diyaari
Asc
In ay xaqiiqo tahay
M.a wllkey lkn xisaabta anga hada dad muslimin nahay wax kasta quraanka noola dhamestiray marka inta sceince yahan xogtisa aan radineno maa diinkeena ka barno xsabta wayo quran xsabta mela lagu shegay jirto wliba way fara badan yihn ee diini ahaan uga soo hadal inaa quraan tusaale noogu keen markaas wa ku qancenaa i.a
Sxb horta kitaabka quraanka ma kitaab saynis ah baa? Haddii ay jawaabtaada haa tahay formalka Einstein ee E = mc^2 ayaa laga heli lahaa waxaan la yaabaa wax kasta markaa diin la soo aadaan! Technology iyo horumar ayaa laga soo saari lahaa kitaabka aad sheegayso! Adigoo saynisyahan ah ayaad diin haysan kartaa! Qaarkiina sayniska waxaad ka dhigteen wax laga cararo waa jaahilnimo. Horumarka aadanaha gaaray kutubo diiniyaa laga bartay mise aadaha isagaa caqligiisa isticmaalay?
@@iskahubi3264 war ilaahy unoqo waad danbaabtee maskiinyahow kitaabka alle ee muqadaskaa halasimin caqliyada gaaban ee bani aadanka ,allah subhanu watacalaa bani aadanka wixii aduun iyo aakhiraba waa kucadeeyey waana uu kusheegay marka laga yimaaado waxyaabaha banii aadanka ilaahay kownka ugu abuuray si ay iyagu ufahman madaama ilaahy siiyey waxii ay ku ogaan lahayeen sida kownku ushaqeeyo(caqliga)
@@mowliidkilwe5962 kan waa calmaani ee hala yaapin hore ayaan u arkay yarkan science aaaminsan
@@promahamedaxmed1274 haddii aad dhaawacanto oo dhiig kaa da’ayo ama aad xanuunsato dhaqtar ayaad ku ordaysaa ilaahey intaa ku orodo haku daaweeyo sayniska rumayso ama inkir nolosha aadanaha wax weyn ayuu ka badalay. Ilaahyadan khayaaliga ma aaminsani
@@mowliidkilwe5962 maxaan u noqdaa maba aaminsaniyee waxa diimaha ka sheekeeyaan sheeko carruureed ayaan u aqaanaa. Ilaahaa cuduro keena iyo dadka ayuu imtixaamaa! Waa khayaali marka cudurada daawadood la helo ilaahey in laga adkaadey soo ma cadaanayso qorshihiisana la fashiliyey. Cudurada waa wax dabiici ah dadka diimaha keenay aqoonta hadda taala may garaneynin wax kastoo dabiici ah ilaahyo khayaali oo ay aaminsanaayeen ayey u tiirin jireen
25 october saadame weeye
Xisabta sidaa uadegsatid shey aad sogadatid saratid inyar macash mid waa xogaga sida dhismaha farsamadada uheshid midna waa xisab aad ledahay hadii shaqadan dhameysid xisabtasna kuekato inata aad kuqadato hadana intad kasoceliso kusibixiso ilaa waqtiga aad yelaneyso ooy kugu egtahay sidas kumareyneysid tan bararka logushaqeyo shaqada barka boqol inaa kushaqeyso isla cawa lagu siyo hadana boqol casir hadii aad wasacdo kumasolaban kartid qof siyado ah ilaa inaa sooceliso lacag kuwa fadhiyo kasoqado maqadi kartid oon fahmi wayay dhentaa sidas looisticmala dukanada jamlada hadii bil aba isbuc kubalantan adigo dhibin tiihore tukale lagusineyn
Ustaadow kasoo hadal free energy flywheel
Ma wax suurta gal ehbaa mise waa wax views laguraadiyo plz noo sharax
ᴀɴᴀɢᴀ ᴘʀᴏᴅᴜᴄᴛɪᴏɴ ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ᴜsᴛᴀᴀᴅ 💞💞💞💞💞💞💪
Can I say 1+1 equals to 11??
1×1=1
1-1=0
1÷1=1
1+1=
@@1msubscribe473 is it 11
@@1msubscribe473 11
Woow
Dabeecada miyaad aaminsantahay subxannalh
Dabeecada ayaan ka nimid iyadaana u laabanaynaa
May isagu ma aaminsana dabeecada laakiin aragtiyaha science ayaa isticmaala eraygan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
xisaab aduunka unecbahy
Anigu rayi" ahaan" waxan aaminsan`
Xisaabtu waa" (waxyaabo ladareemi karo'' ama la taaban karo,) tan wxn kawada sida" qofka noloshiisa oodhan waa xisaab, wuu kacaa inu hawl qabto ama qabsado, sidu uu awoodiisu tahay marba" intu nolyahay" wuu xisabtama: wuu darema: wu xisabiya inay wax uso socdaan,, ama mel ku, og yahay, wuuna taabta sida lacagta itc. Nolosha oo dhan ayaa kudhisan. Xisaab, wana daren lataban karo 🙏
My mind" goes: through the wives. 😂
Wax yaala ha qaar waa cilmi qeyb science kana WA riyo qaarkood na way rumowdaa
Sidasanu kugu jeclahy
Cilmiga walakala fa,idaysta
Halaga fa,idaysto
Asx
Thank pro