Illaaheey ayaa ween!😢 weeni u qalanta oona maskaxdeena sawirankarin fiiri makhluuqiisa oo ka fikir 😢😢 nabigeena scw wuxuu yiri " تَفَكَّرُوا في آلاءِ اللهِ ، و لا تَفَكَّرُوا في اللهِ عزَّ و جلَّ الراوي ": عبدالله بن عمر | المحدث : الألباني | ka fikir illaaheey makhluuqiisa haka fikirin daatadiisa
اللهم صلِّ على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدٌ مجيد ، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ♡ .
Wcs jazaka allahu khayraa Wlle omer wan ku salaamay allaha ku xifdiyo aad baan udhagaystaa macluumaadkaad so gudbiso ee wax tarka leh baryahan macluumaadkii geographic waad nagu yaraysay aniguna aad baan u jeclahay macluumaadkaas marka noo soo Badi inshaa allaah allaha ku barakeeyee
Dad badan ayaa markaad dhaheyso (hadag dagin) sikale u arka iyo hadaad rabto like ha iisaariin erayadaas oodhan si ka qurux badan waad u badali kartaaa bey ila tahay xumaana ha iiga arkin.aad ayana ugu taxanahay barnamij yadada.
Wllo cumar in inchar waxn bilabay youtube channel ee side ayn xogaha uuririya sido kale xagee laga so xigta oo ugu medan bal. Isku day inaad Nala wadagto..🙏🥰❤️
Mar walbo aan xasuusano saliga nabigeena mohamed scw ❤
❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊 thanks brother 🙏
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢
Somaali ku hadal si laguu fahmo ileen Somaali ba tahaye scw
Markaa maku jirtaa saomalida tagaysa😂
😮
Salallaahu Aleyhi wasalam❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Walaalkay cumar inshaar waxaan kamid ahay dadka sida tooska ah kuugu xiran una daawada kuuqaaladaada si joogta ah, waxaan rajeynayaa inaan kula kulmo maalin uun haddey ay suurta gali weydana jannatul firdawsa inuu ilaahay nagu kulmiyo ayaan ilaahay ka baryayaa ❤
Mawduucyadaydii maansha allah
Aad ayaan u jecelahay mawduucyadaa juqraafiga
Aynu ku dadaalno إِسْتِقْفَارْة walaalayaal
❤❤❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤❤
Mando dhan ayan ku sugayey cumaraw ❤
Allah is one☝️😢❤️
waa ognahy
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ١
ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ ٢ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ٣ مَٰلِكِ يَوۡمِ ٱلدِّينِ ٤ إِيَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِيَّاكَ نَسۡتَعِينُ ٥ ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ ٦ صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ ٧
Taariikhda waa wax laga faaiido oo ah in insaanku fahmo Sida Dhulka balaadhan ee ilaahay Iskugu dhafan (Cakiran) yahay.
Aad inoogu dadaal ustaad, Anaguna kuwo markasta u heelan ayaan Nahay.
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara🤲🩷🥰
Ka waantooy inaad Magaca Rasuulka lu tuugsato LIKE..Walaal sidaan iska beddel ma wacna dhaqankaas
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Walaalayaal muraaad Ayaan leeyahay ii soo duceeya🥺🥹😩
Allah is one
Illaaheey ayaa ween!😢 weeni u qalanta oona maskaxdeena sawirankarin fiiri makhluuqiisa oo ka fikir 😢😢 nabigeena scw wuxuu yiri
" تَفَكَّرُوا في آلاءِ اللهِ ، و لا تَفَكَّرُوا في اللهِ عزَّ و جلَّ الراوي ": عبدالله بن عمر | المحدث : الألباني | ka fikir illaaheey makhluuqiisa haka fikirin daatadiisa
Mahadsanid wll waa moowduuc qurux badan oon wax badan aan ka bartay
اللهم صلِّ على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدٌ مجيد ، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ♡ .
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Mudana omar inshar wn ku salamay baryahan barnamishki Fandhal podcast kaama heyno wxn rajeynaya inad dib ubilowdo
❤NEBI MUXAMED NAXARIIS IYO NABAD GALYO KORKIISA HA
AHAATO💚
Waa marki u horaysay ee aan maqlo shukran ustaad🙏
omer inshar keep going runti muqaladada wax yala badan ban ka faaiidnay horay usoco kudhihi laha 1 million subscribe na hala gaar siiyo fadlan ❤❤
Thanks cumar
Omar inshaar sxb nafteda rali katahay ayaa thy ❤
شكرا لك 👍❤❤الف مره 💯💯💯
Mhdsanid ustaad omer inshar ❤❤😊
معلومة مفيدة وجديدة بنسبة لي وشكرا
Mashallah, shukran akhuunaa omar , runtii ani waan jeclahay juquraafiga❤
جزا ءكااله خير❤
MashaAllah mowduuq aad muhiima weeye, Aqoon baad noo kordhisey, Ilaahy haku barakeeyo wll
Mahadsanid walalkey guuleyso ❤
Masha allah ❤
Maduuc xiiso leh
Allahu akpar ❤❤
Mahadsanid wll ad iyo ad Ayan kula socda ❤
Mawduucyadan noosoo badi cumarow😊
Golden Voice Omar inshaar
Wcs jazaka allahu khayraa
Wlle omer wan ku salaamay allaha ku xifdiyo aad baan udhagaystaa macluumaadkaad so gudbiso ee wax tarka leh baryahan macluumaadkii geographic waad nagu yaraysay aniguna aad baan u jeclahay macluumaadkaas marka noo soo Badi inshaa allaah allaha ku barakeeyee
Uujira midku maqlaya Wana allaah allaah allaah seyka noqotey akhii
m.sha allah waad kumahadsantahay ogaansho sida aad wax yaalaha wax tarka leh noogusoo gudbiso
Wall nabiga kusali (nnkh)
Soo badi cumarow geography-gu waa cilmi xiiso leh
Mansha allaah ❤
ASC wll Cumar inshar waxan Rabaa in aad ka hadasho dhalin yarada sida ay hormar kugarayan rag iyo dumarba sida caruurta in la maal galiyo waa iga codsi wll Omar inshar aad ayaana ujeclahay xikmada haga allah nawada xafido wll umada Islamka OO dhan walalahenana Falastiin Allah ka kor qaado cadowga kusoo duulay Israil
Cawyes wanaagsan🙏🙏🙏🙏🙏
Yaa Cumar inshaar ahlaan wasahlan 🎉 wasahlan
Barakallah akhii. ❤️👋🤍
Splendid Site, Nemo Point 😍
Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran TH-cam-keyga ❤
Thanks for the world powerful
Golden Voice
Hadii aad ugeedo
Magaca allah like saar
Allah
Yaa horta suaal ma kuwaydiiyaa wll
Dadkan ilaahay haddaad jeceshahay like iyo love sar maxy 😢
Udhhaan ilahy nooga baahna love iyo like mudna ❤
شكرا لك
MashaAllaah 18 second inaan igu horreeya ee comment aay baan igu faraxsanahay
Omar muqalda noso badi😢😢😢
Salaahu calayhi wasalam ❤❤❤
Ogansho alaha ku sharfo wll❤
first ahy manta like leer abaa
Sxp kasoo hadal xalka mushkilada soo.aliya oo arin aad umuhiimah adoo mahadsan
Keep Going ➡️➡️➡️900k
Ogaansho channal jira guuleyso 🎉
900k coming soon❤❤❤
Maad na la wadaagtid qisadaas barmuudo adoo mahadsan wll
Thanks ustaad omar
Asc Yaa omar walal
Best mowduuc
Wallkee omar ka hadal afganbiyada ka socdo afrika gaar ahaan nayjar ❤
Fandhaal podcast xaguu maray ustaad?
Mahadsanid wll❤❤❤❤❤
الله اكبر
Dad badan ayaa markaad dhaheyso (hadag dagin) sikale u arka iyo hadaad rabto like ha iisaariin erayadaas oodhan si ka qurux badan waad u badali kartaaa bey ila tahay xumaana ha iiga arkin.aad ayana ugu taxanahay barnamij yadada.
Thanks sir
Asc omar inshaar Podcastyadi nosoda wll Allaha haka Ajirsiiyo Abaal weeynbaan ku haya wlhi❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Nosoo badi inshallah
Wlhi channel kan waa channel ada aan uugu jeclahay kiisa uugu qoreeya ❤Alle haku sharfo wll omer inshaar
Nooso badi joqorafiga dhullalka zxp❤
Mahadsanidiin dhamaan
Thanks O inshar
Waa fOGAANSHO ad u dheer😂
Wn ku slmay sxp cumar meel aan kala Soo xiriiro Ii shg Dan muhiim Ayan ka leeyahy mhadsanid
Hambalyo sxp tagero from Djibouti 🇩🇯
Xayawan Kuma noola😂
podcast aawaey
ا لله اكبر
First like and view 🎉
WAlaal japaan ka soo sheekee
Mowduuca juqurafiga nooso badi🌍😊
Wllo cumar in inchar waxn bilabay youtube channel ee side ayn xogaha uuririya sido kale xagee laga so xigta oo ugu medan bal. Isku day inaad Nala wadagto..🙏🥰❤️
Ustaad waxa ka so hadasha xadka maraykanka iyo ruushaka ee la dhaho litel diomede iyo bid diomede
Ku zali nabigan z.c.w 😊
First
First person ❤😂
Cajiib
Soo badi wll noocan oo kle geography
Waa chanel wax laga faaidayo ogansho waan ku xiranahay ilaa xili hor😂
Walalo waa ku tageraa horay usoco 🥰🥰🥰
No.1 tody
😢maanta Hargab maa ku haaayo
Hirthe Grove
😢 5:06
Soobadi juqaaarafiga
Mawduucyadan waa uxiisany noo so badi omar inshar mhdsnd
BOSASO ANA hda ku siman tusaale miyaan noqday maanta
Scw
M a omar inshaar