Deg Deg Lafta gareen oo sharuudo adag ku xiray Wada hadalka Xasan sheekh Taliye shub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

ความคิดเห็น • 11

  • @shaafiissackismail8060
    @shaafiissackismail8060 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mw Laftagareenow moqdisho hatigin fadlan iska jir.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa shirqool iska cad haddii uu yeelana waa haddii uu waalan yahay ama wadkii Galay Ma Xasan baa balan leh wallee haddii ay dhacdo oo tago in aanu dib ugu soo noqon doonin Baydhabo isaga oo nabad qaba Sheeko

    • @MaxamedCali-m2e
      @MaxamedCali-m2e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      fulay aankalsoonilahayn ayaatahay laftagareena fulaygaadookale Maaha ma xasan shiikh ayaa xamar kale

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    laftagareen xabsi ayuu galayaa waana lashirqoolay

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 43 นาทีที่ผ่านมา

    SIYAASADDA SOOMAALIYA NOQOTAY SIYAASAD QOOSAS

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laftagareen hatgen Samar hooyo hooyo Xasan waa bokro mask layeraahdo

  • @shaafiissackismail8060
    @shaafiissackismail8060 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mw.Lafta gareenow qof watkii galay war ma maqlee xamar ha isku aadin.

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Sheikh iyo Guruubkiisu waa Gangs ama burned waxay doorman samey kara,waa kuwii siyaasad u delay Ikraan Tahliil Xildhibaanad AUN Amina ee ay ku dileen Magaalada B/weyne oo lama Aamini karo,Xilligiisii horena waxaa uu shirqool ku delay 18 Xidhibaan oo ay ka mid ahayd AUN Saada Cali Warsame.

  • @Shaw509
    @Shaw509 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaytri hadilagaqado marki dantalagAleeyahay lagadhamaysto yalagucilinshaqada lagaqadaytukafiican😊

  • @Shaw509
    @Shaw509 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadu aadowadkiisagalay. Haduwadkaado gAlanacidkubadbAdinaysomajirto waamunaafuq manafiicno