Sow gurgurte ma kala dirin ciidankii federal ka oo ma samaysan ciidan wacaysle, puntland weligeedba hub kaas ka badan way haysatay weerarna cid soomaali ah kuma qaadin waxay isaga difaacdaa khaeaarijta konfur laga soo xawilay ee SNM aasaastay inay nabad gelyo xumo ka sameeyaan puntland, xasan gurgurte dadka midee oo qabiil iska dheg meel hore uma shaqayn adigana kuu shaqayn mayso cadawgaagana soomaali kaluu kuu adeegsan hadaad cayriso, sharci maxaa ka dhigay midka wacaysle uu gacanta u gelinayo gurgurte.
Hawiye clan is acquiring wespons from Italy,Turkey, China, Eriteria, Yemen and Egypt... Every clan can buy weapons to prevent the 1980s genicide commited by Somalia on innocent women and children. Hawiye caused Black-Hawk down and now are working on Black-Hawk down 2.
U sheeg xasan gurgurte I uusan umada kala dirin, joojiyana Inuu iska daayo koobiyaynta qab hadalka siyaad bare, wacaysle qaran ma difaaci Karo, konfur galbeed na cadaw ma ahan, puntland na cadaw maa cadaalad darada xasan iyo qabyaalad ku taageeridiisa ah dulmi wayn, horena Uma shaqayn hadana ma shaqaynayso in wadanka qabiil keligiis maamulo, waa la wada leeyahay ee unukaa leh hala joojiyo
Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa in dalka Somaliya laga badbaadiyaa Isaga iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya, number one enemy of Somalia is Xassan diirato
Dowladda wax dacweynkartaa xagay joogtaa. maamulka hawiye action group ee vilaqabyaala xamar fadhiya ee xasan dhiiqo horjoogaha ka yahay. soomaaliya wax dowlada oo ka jiraa ma jiro. waa hawiye action group.
Cudurkii karonic ha ahaa ayaa Kaa muqda Allaha Ku caafiyo .
Maashaa Allaah Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye waa runtiis ee Allaha xifdiyo yaa rabi
Waa qax lagu qoslo dowlada hawiye maxaa kagaley puntland waa dowlad madax banaan xassan dhiiqo kamataliyo puntland xaarka cesho dheh xassan dhiiqo 😂😂😂😂😂
😂😂
Sxb Hubkii Buntland la geeyay xaqiiqda ka’dambeeysa waa Oromada kunool Puntland ayaa loo’qaybinayaa oo Dani & Abiy iyo ReerGalbeedka ayaa saldhigyo u sameeyay Oromadii Buntlad sharciga lasiiyay lagana dhigay qabaa’ilada deegaanka daga si loogu dhex qariyo ciidanka sida Somaliland, Jubba Land, Koonfur Galbeed, iyo Xamar oo imika la’qorayo ciidamo Ethiopia 🇪🇹 laga’keenay oo luqadda yaqaan oo Imaaraadka uu maalgaliyay Subhannallah 😢 shicibkana waa laga qarinayay iyagoo waliba magac ciidanka Buntland laga’dhigayo si qarsoodi ah iyo maamulada kale xitaa lagu darayo ciidankaas Oromka ah Hubkaana iyagaa lasiinayaa shicibow indhihiina fura oo foojignaada bismillah 🙄 sabab hadii dakadda haduu hub kasoo dago su’aalaa Iman salaadiinta iyo cuqaasha reer Buntland ayaa is’waydiin hubka xagga loo wadaa laakiin imika wuu kashifmay ilaahaybaa ka’shifay oo waana la’iswaydiin hubka yaa la’siinayaa Danina wuu ka’aamusan’yahay ilaa’imika oo maalmaha soo’socda ayaad maqli’doontaan Cuqaasha Reer Buntland oo ka’hadlidoona waadna arki’doontaan inshaAllah ilaahay ceebtooda ha’soo saaro oo sharkooda iyaga haku’celiyo bi’idnillah kariim 🤲🏼 Ilaahay hubkaa haka’dhigo hubkii cadowgeena Ethiopianka iyo Xalane kuwa fadhiya ee Alshabaab maalgaliya lagu baa’bi’in lahaa inshaAllah ilaahay haka dhigo hibkii Cadowga Somaliya lagu sii jeedin lahaa yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Kkkk villa somaliya kooxda fadhidaa ayagaa gootaro baanla yaala runtii cabdinuuroow 🥾🏃➡️🥾🏃➡️🏃➡️🥾🏃➡️🏃➡️🥾🥾🏃➡️🏃➡️
Xagee.joogtaa.daw..soomaliyeed
Majirtodowlad.la.aqoonsanahay.maamulada.goboleed.ma.aqoonsana.xagee.xukuntaa.
Lafta gareen wuu sixraysan yahay haddii oo Muqdisho tago.
Hub maaha waa gar gaar deg deg ah
Xasan huuro hakugu taagnaato hubka keligaa maa urursanaya yaa kaa aqli yar
Taas soo qalad mahin waxa lugu dila ruux binadan ah soo qalad kuma odagen dago Ethiopia waliba soo dhaqanka somaliyed soo ceeb kuma aha walaal
Boowe majidho yaa dacweyn kara😅😅😅😅
Ninba taagtiis buu'tillabsadaa.nin aan gudihiisa kabawar qabin ayaa tii arimaha dibada ku mash quulshan intey etopia aay dibada kadac weynaheen bay etopia gudihiisa u daba martay wallahi waa yaab
Dawladu xuduudaha ciidamo ma gayn karto miyaa
Asc 😎😎😎cabdinuurow dalkeena xasan yaa burburinaya halaga qabto qofkaas dhaqan munaafaq yuu leeyahay runtii 😎😎😎
Soomaliya.sodog.ayay.marraysaa.dawaladnimadii.xasan.ayaa.dhameeyay.waa.dhamaatay.
Somalia iyadaa dayn wayday Ethiopia iyadoon xuduudodaba xukumin
Sow gurgurte ma kala dirin ciidankii federal ka oo ma samaysan ciidan wacaysle, puntland weligeedba hub kaas ka badan way haysatay weerarna cid soomaali ah kuma qaadin waxay isaga difaacdaa khaeaarijta konfur laga soo xawilay ee SNM aasaastay inay nabad gelyo xumo ka sameeyaan puntland, xasan gurgurte dadka midee oo qabiil iska dheg meel hore uma shaqayn adigana kuu shaqayn mayso cadawgaagana soomaali kaluu kuu adeegsan hadaad cayriso, sharci maxaa ka dhigay midka wacaysle uu gacanta u gelinayo gurgurte.
Hawiye clan is acquiring wespons from Italy,Turkey, China, Eriteria, Yemen and Egypt...
Every clan can buy weapons to prevent the 1980s genicide commited by Somalia on innocent women and children.
Hawiye caused Black-Hawk down and now are working on Black-Hawk down 2.
Dawlada mooryaanta horboodayso
Asc XasbunAllah wanicmalwakiil Etoboa iyo putland sharkooda iyo hubkooda xasidnimadooda Allah hana xijaabo hadaan nahay umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.XasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalimiin .cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
U sheeg xasan gurgurte I uusan umada kala dirin, joojiyana Inuu iska daayo koobiyaynta qab hadalka siyaad bare, wacaysle qaran ma difaaci Karo, konfur galbeed na cadaw ma ahan, puntland na cadaw maa cadaalad darada xasan iyo qabyaalad ku taageeridiisa ah dulmi wayn, horena Uma shaqayn hadana ma shaqaynayso in wadanka qabiil keligiis maamulo, waa la wada leeyahay ee unukaa leh hala joojiyo
War ninyahaw dhibaatadu waa reer kiina iyo reerkanaga deee dadkiikalana waykudhexwasheen adeer
Qofkaan dantiisa aqoonin maraduuga horteed buudhamaadaa
Hadow oo aheen resalwasaraha Ogaden in aad noshegtan waye
Kani afka muqdishu ku hadlaa.
Dowladdu xuduudaha may geyso ciidan ilaliya hadal muxuu tarayaa .
😮
Waliba resalwasaraha Somalia oo ah ogadeen majerten an rabin in oo naqdo ogaden majerten lakin waxay ku ceeb tahay ogaden
Dee ugaadeen hub masiin puntland faderaalka ayay ka iibsatay puntland liyuugu ugeeya unbaa laguyiri
Federalow xaal qaado! War meesha Dowlad kama jirto ee Hana waalina!
XASAN MUNAAFAQ WAXBA KAMA BEDDELI KARO.
Away dawladii masar eed kufaanayseen
Xasan culusow dawlad somali marabo dastuurkiiba wuu tuuray xasan kooxdiisu waa wasakh fulay kursi jecel ayaad tahay tuug ayaad tahay
Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa in dalka Somaliya laga badbaadiyaa Isaga iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya, number one enemy of Somalia is Xassan diirato
Guul Soomaaliya mudane dalxoreeye Allaha noo kaa xifdiyo runtii waa la,ogaa sidey magaalada muqdisho hortaa ahayde ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ma xaafadiina walaxoo gaar ah loo qariyaa xaafadaha kale gaajada taal waa la ogyahaye
We3iy3 tiican dheh
😂😂😂
Culusoow!
DAWLADU MAY XISHOOTO OO ISKA AAMUSTO hadaysan xuduudeheeda xiran karin
Itoobiyana uu siyaasad xumadiisa isugu xasarateeyey xsn shiikh
Halka laga rabey inoo itoobiya kula dhaqmo siyaasad qabow iyo deris wanaag sidii farmaajoba uu xasarad la,aan iyo deris wanaag ay kuwada socdeen
Dawlada soomaaliyana afsoomaali aan awoodi ka danbayn ayey haysaa iyadoo cadawga imaaraad hoosta kaga jirta
Hubka Masar yuu gacanta u galay? Maleeshiyadks Waceysle mise maamul gonoleedyada? Puntland waa Dowlad la mid tan xamar
waar alada haloo adeegsado ee yu xamar tagi xamar
QAADKA KENYA OO XAARAANTA AH OO FARMAAJO NAGA JOOJIYEY ADIGUNA XSNOW AAD SOO FURATAY AAYAD KAA CELISA MA WEYDEY HHHHHH???????
ILEEN QURAANKAABA TAQAANAAYE HHHHH
waar suudiyow ma maqleysaa waxuu xasan leeyahay dee ogow musi sudoww hubka soo celi
Aaaaaa