Waa runtiisa dawladani marba meel bay isku qaadaysa marna ajaanib ciidan kale bay daba u galeen 😂😂😂 Walahi dad liita meesha somali kale oo dan kale arinkan ehtiopia majiro
Wara dadka beenta maxey ka heleen wlhi balad hawa illa baydhabo itoopiyan ayaa la wareegey kumanaan controller oo cusub ayen keener. Mida kke garoonka dolo baze ciidan ayey ka dhigteeeen . Haa cidama csb iyo global cbs wey jiran ee ilaahy ka cabso
Sax jawaab fiican ayuu siiyay
Madaxwene farmajo umada somaliye waxana Uma dhimin inoo waxtara moyee
Dagaalka Hassan iyo Ethiopia ma wuxu kabilowdey badda mise Egypt Masar iyo niilka
Somali ma dooran fahad ee Farmajo ayaa la doortay wixii dhacayne isagaa lagala xisaabtamaa
Adigaba qabyaalad lasoo taagan yahuu
Waa runtiisa dawladani marba meel bay isku qaadaysa marna ajaanib ciidan kale bay daba u galeen 😂😂😂
Walahi dad liita meesha somali kale oo dan kale arinkan ehtiopia majiro
taas waa khiyamo qaran oo loobarerey gobala dad Ciidanka Ethiopia hada jogan markey baxan hala garo waa qiyano qaran oo toos ah sababtuna wey cadahey Ethiopia habaxdo kadibna khawarij ta iyo cidank deganka ha isqabsada marka lagaadkado Ciidanka besha Hawiye oo shatiga dowlad nimo qaba hala geyo sidaasna mamul goboleed yada haloga taqaluso oo cad weyo lkn 1991kii bey dhicilaheed haku dalina madhaceysee cawan bakutalisey sas
Mar Ayaadgadeen Waa Wadani Been& Qabyala badane Ayuu Ahaa???
Amaanta farmaajo dowlad laguma noqdo
2bada mamul goboleed aa hubka laga qeybiyey waxaa kasocdo 2ba dagaal mid qabiilo ah iyo kii khawarij ta oo awalba jirey
Wara dadka beenta maxey ka heleen wlhi balad hawa illa baydhabo itoopiyan ayaa la wareegey kumanaan controller oo cusub ayen keener. Mida kke garoonka dolo baze ciidan ayey ka dhigteeeen . Haa cidama csb iyo global cbs wey jiran ee ilaahy ka cabso