Dhaqan iyo Dhigaal | Guitarist Nuurdoo Cabdiraxiim Kooxdii Iftiin I Astaan HD 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @theliberalthinker3308
    @theliberalthinker3308 3 ปีที่แล้ว +4

    aaah ! ragan howsha wax ka qaada ma jiro. hibo iyo cilmi bey isgu dareen. We need young people who can continue and develop what these guys achieved for the Somali music. they had talent as many other somali musicians of their generation, but unlike others, they were musically literate.

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend ist Legend ruugcadaa weeye Nuur Doo cajiib sida taariikhda fanka kooxda iftiin ka aqoonta u uga sheekeyey 👌👌👌💯💯💯

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว

    Mr Seerbiya mahadsanid mar walba , waan xiiseeyaa barnaamijyadaada, hase yeeshee, wareeysigaan please, inta ugu dambeeyso ka jar, dembi weyn ayuu galay guitariste Nuur Doo, una sheeg in uu dembi dhaaf weeydiisto ALLE swt

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad Nuur Doo mahadsanid. Seerbiya adna mahadsanid. Sugulle Eebbe ha u naxariisto iyo inta mootan.

    • @abdikafiahmed9832
      @abdikafiahmed9832 4 ปีที่แล้ว +1

      ASC WALAL SUBSCRIBE II SAAR MAHADSANID 🙏🙏🙏🙏

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad saciid saalax hadda xaguu joogaa hadii uu noolyahay wuxuu ahaa dadkii soomaaliya soo maray ee mucjisada ahaa

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 7 หลายเดือนก่อน +2

      Minneapolis baan ku ogaa Alle caafimaad hasiiyee. Aamiin

  • @alihanash9986
    @alihanash9986 4 ปีที่แล้ว +5

    Allah ya cizak
    Waa ku wan ragii Asal ka ahaa .
    Dib ha loo yagleelo fankii soomaali

    • @abdikafiahmed9832
      @abdikafiahmed9832 4 ปีที่แล้ว +1

      ASC WALAL SUBSCRIBE II SAAR MAHADSANID 🙏🙏🙏

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 4 ปีที่แล้ว

      Fankii Somaliyeed Dowladii burburtay uu la burburay sxb. Maanta waxaa Fanaan kuu ah fartuun balbalaarka. Iyada iska dhageeso. 😁

    • @alihanash9986
      @alihanash9986 4 ปีที่แล้ว

      @@Shaarkeey100 sxb fanaanku wuxuu y kala baxaa
      1-hoobal ama hobal (sidii waaberi)
      2-heesa (
      3- kuwa Aroosyada ka heesta
      Iyo igu qor ama igu sawir .
      Iyo hadda at soo baxeen(bacaac)
      Af noolina waa hadlaa etna was Ciyaar maaahmaah

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln 3 ปีที่แล้ว +1

    Intee jirteen jeeljaale aad joogeyseern ceeljaale ceeljaale ceeljaaale waan jecelnahay ceeljaale waan joogeynaa ceeljaale, mucuu ka yaqaana cumar haduu magaalo soo galay!

  • @youngboy622
    @youngboy622 3 ปีที่แล้ว +1

    M a adeer MCN aderky wxu astn uyahy fanka somaliyed

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA 4 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamijka aadban u xiiseeya wana wax dhaxal gal u ah dhalinyarada soo kacaysa
    Hadii aad awoodaan xoga inoo saara inaad barnaamijka soo badisaan insha allah

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

    Koxdii iftin waxa ey ahayen dad mutacalimin waxa qasab aheed in qofka ugu yar waa in dugsika sare kabaxa waa in aad dhamesaa hadii kale kama qeeb kalihartid koxda iftin

  • @somalirumeeyamaharumaysan7291
    @somalirumeeyamaharumaysan7291 11 หลายเดือนก่อน

    yaab wariyaha wax noo waraysanaaya ee aan meesha uu kuududno maba yaqaan CEEL-JAALE yaahuu

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว

    Nuur Doo , haka towba keeno gefkaas uu ku gafay quraanka

  • @mkofficialchanal2226
    @mkofficialchanal2226 4 ปีที่แล้ว

    Wow m.a fan waa kii hore keep going astn tv

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว +7

    Wariyaha cilmi aanuu fahmeyn baa looga sheekeynayaa wuu wareerey.😂😂😂😂 Waa runtii fanaanka music waa cimli la barto aduunka oo ilaa shahaadada PHD laga gaadho aduunka hore u marey inagase qiimo inooma lahan.

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 ปีที่แล้ว

    Wadaha barnaamijka waxaan kaa codsanaya inaad raadiso taariikhda giitaristihii riwaayadihii dabjacayl kariwaa jini iyo jacayl iyo labada hees ee xamdi qaadaan saado iyo kuluc iyo huunooy daraadaa axmad day waxa uu ahaa nin giitaariste iternation ah isaga ayaa ahaa jaangooyaha heesahaa iyo riwaayadahaa waxa an ka tegey riwaayadii dacar bad jacayl badanaa isaga ayaa qaabaynta heesaha lahaa

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว +1

    fadlan codsi
    inta dambe ee aadaanka iyo quraanka ka jar, muusig iyo quraan iyo aadaanka shaqo iskuma laha

  • @DonKako
    @DonKako 2 ปีที่แล้ว

    Put a mic on the guitare next time.

  • @abdirashidomermahamoud4409
    @abdirashidomermahamoud4409 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijka heesta lagu furoyo ugu musiga ah magaceeda iisheg

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 3 ปีที่แล้ว

      Hayaan. Maxamed saleman Tubeec

  • @mustafafaarahabdi7682
    @mustafafaarahabdi7682 2 ปีที่แล้ว

    Ceel jaalaha Baladweyne anaa hada joogo

  • @brawdwachick
    @brawdwachick 3 ปีที่แล้ว

    Woow 👏👏 Asal

  • @ilhaammohamud9044
    @ilhaammohamud9044 2 ปีที่แล้ว

    Waw guitar 🎸 m.a waya

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว

    nuurdoo
    thanks in badan

  • @fankaahmed5312
    @fankaahmed5312 4 ปีที่แล้ว

    Asc brother masha Allah walaal qali nuur Do

  • @shukrisaid7806
    @shukrisaid7806 4 ปีที่แล้ว

    Cumar serbia maad fahan tahey music ouncestara

    • @adamhoodaale9443
      @adamhoodaale9443 3 ปีที่แล้ว

      Full music inistrument waaye
      Qalab ka musiga oo dhameystiran baa layraa Orchestra

  • @Team_27_funs
    @Team_27_funs 4 ปีที่แล้ว +1

    Hala yaa haala

    • @abdikafiahmed9832
      @abdikafiahmed9832 4 ปีที่แล้ว +1

      ASC WALAL SUBSCRIBE II SAAR MAHADSANID 🙏🙏🙏

  • @shukrisaid7806
    @shukrisaid7806 4 ปีที่แล้ว

    Waaàw yaa macallin

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 4 ปีที่แล้ว +1

    Wwoow and eeeehhh💐💐💐💐💐💐

  • @mosberproduction4067
    @mosberproduction4067 4 ปีที่แล้ว +4

    *Wll mcn hal **#Subscribe** igu caawi wll qaali,*

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah

    • @mordechaifrancis73
      @mordechaifrancis73 3 ปีที่แล้ว

      You all probably dont give a shit but does anyone know of a way to get back into an instagram account??
      I was stupid lost my login password. I would appreciate any help you can give me!

    • @damarigeorge1412
      @damarigeorge1412 3 ปีที่แล้ว

      @Mordechai Francis instablaster =)

    • @mordechaifrancis73
      @mordechaifrancis73 3 ปีที่แล้ว

      @Damari George thanks for your reply. I got to the site through google and Im trying it out atm.
      Looks like it's gonna take quite some time so I will get back to you later with my results.

    • @mordechaifrancis73
      @mordechaifrancis73 3 ปีที่แล้ว

      @Damari George it worked and I finally got access to my account again. I am so happy!
      Thank you so much you saved my account!

    • @damarigeorge1412
      @damarigeorge1412 3 ปีที่แล้ว

      @Mordechai Francis Happy to help =)

  • @fankaahmed5312
    @fankaahmed5312 4 ปีที่แล้ว

    Iftin

  • @CabdinaasirSiciid-p9x
    @CabdinaasirSiciid-p9x 14 วันที่ผ่านมา

    Waa jaahil xitaa mayaqaan musik

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa sax bini aadamku music kama maarmo.
    Musicu xaaraamna maaha waa been waxaasi quran iyo xadiith midna kasoo heli meysid waxaas.
    Musicu waa nolol.

    • @MohamedAli-nq2zz
      @MohamedAli-nq2zz 4 ปีที่แล้ว +2

      Ninyohow qalbigaaga alaha xaqa ku nuuriyo

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว +1

      @@MohamedAli-nq2zz Adeer xaqa ma dad buu dhacay mise, caayey?? u duceeya kuwa magaca diinta dhiig Allah xaaraantinimeetey ku shubaya ee shabaab la baxay, Music waa qeyb nolosha ka mida qofkii fusuq u isticmaala ayuun baa qaldan ee music dhib ma keeno fusuqna maaha, waligeedba waala dhageysan jirey xaarana laguma sheegi jirin, reer wahaabiya wadankii qaribey dumarkiina taanbuug u xidhey oo carab qashina ku dayana sucuudigana shilimo xaaraana kasoo qaatey ayaa wax walba xaaraan ka dhigaya, shabaabna iyagaa keeney dhulka Allah ha rogo kuwaas umadii dhameeyey.

    • @amaadin12
      @amaadin12 3 ปีที่แล้ว +2

      @@faizam523 music waa xaaran cad, lakin hada jaceshahay adey kutaal, afar sano ayan baranayey music mana aaminsani inu ficanyahay,