Maxaa ka dhexeeya Buulaburde iyo Fanka Soomaalida? Dhaqan iyo Dhigaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 9 หลายเดือนก่อน +8

    Intaad sheegtay ku darso
    Cabdulqadir cali cigaal
    Saalax Qaasim.
    Farxiya Rasta
    C/ahi xarago
    Bashiir ibraahim cabdi
    Aamina Camaari
    Cabdi Diini.
    ❤❤❤❤

    • @dhulkahooyo9940
      @dhulkahooyo9940 หลายเดือนก่อน

      Cabdulqadir cali cigaal soo galooti waaye waa Late 1987.88

  • @muusecumar2629
    @muusecumar2629 6 หลายเดือนก่อน +2

    Buulo burte waa bartaan ku dhashee kusoo bar baaray qofkii kaso jeedane madaxow ii saranyahy allaha ku xafido adeer macaan

  • @khadraelmi9930
    @khadraelmi9930 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah my home ❤❤❤❤ buulaay ❤❤❤

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 9 หลายเดือนก่อน +4

    Hirgelinta heesaha, 1, 1500,, 2, 1000 3, 500 sidaas ayey lacata u kala qaadan jireen, kaalinta 4aad, gurigiisa ayuu aadi jirey

  • @ismaildoubad9007
    @ismaildoubad9007 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah Ha unaxariisto ANTOINE dhawaan ayuu dhintay

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa la yaab Leh 3 hees uu qaaday
    Waa. Wa’ leey Cajiib

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 9 หลายเดือนก่อน +1

    Bey baare haddii la waayo anna waa la i waayay😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 3 หลายเดือนก่อน

    Waa saaran yahay

  • @user-ov8mk9bg1v
    @user-ov8mk9bg1v 9 หลายเดือนก่อน +2

    Beybaarada Aya caawineysay

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 2 หลายเดือนก่อน

    ku sii darso maxamed caraale, shankaroon, xaawo hiiraan, luul arimadu, cusmaan axmadeey cutub, iyo qaar kaloo badan.

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 2 หลายเดือนก่อน

    ku sii darso xasaay, cumareey saciid taabit, xulli, wahaabow, cabdalla hamaam

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 3 หลายเดือนก่อน

    Qof aad wareysato miyaad weysay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 9 หลายเดือนก่อน

    Buulaay alloow dhowr .deebleey buulo borde. Abkeey curad borde iyo abkeey cabdulle liibaan .
    Iska buuf ninkii ku buufo beledkaan baadicadde leh.😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @altovladdimir9205
    @altovladdimir9205 9 หลายเดือนก่อน

    Ka waraysanaya waa ay ay dhalay wana tuug

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 3 หลายเดือนก่อน

    Maba yaqaan.ninka sheegaya.kooshin.e aan granyn salax qaasin jangoow.jiim sh.muumin.cali cabdulle guure.beenlow waxaan oo kale lama wareysto

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 2 หลายเดือนก่อน

    cali cabulle guure, salaad caraay ku sii darso