Dhaqan iyo Dhigaal, Taariikho Faneed- Nagiib Axmed Xaashi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 ปีที่แล้ว +12

    Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid

  • @idrisfarah4822
    @idrisfarah4822 2 ปีที่แล้ว +5

    Hal saac oo ka gaaban waligay ma arkin. Cumar. Sxb, ninkani waa xasuus miiran. The best conversion, ever. Thanks

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wax San aduunka ha kaaga haraan
    Wax aanan dhib mooyee manfac kuu lahaayn wakhtigaada ha ku lumin maxaays qabriga kaaga anfici waa waxbo ilaahay ha nagu hanuuniyo wadada saxda eh

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 ปีที่แล้ว +2

    CUMER Serbiya waxay ahayd in aad Barnaamijyo badan ka samayso waayo Raggii fankaba uu ahaa aasaas ayaad ku koobtay Hal barnaamij.

  • @maxamedaar3153
    @maxamedaar3153 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijkani dhaqan iyo dhigaal wa barnaamij qiima weyn u leh xasuusti fankii Somaliyeed oo an filayo in barnamij la mid ah aan arag cumarow halka ka sii haay oo no soo badi ado mahadsan adiga iyo astaan.

  • @Kingrashka0
    @Kingrashka0 2 ปีที่แล้ว +4

    QUR AANKU WAXUU DAWEYAA QALPIGA HADAA OG TAHAY LIKE 👍 SAAR iyo SUBSCRIBERS WALL

  • @jaysuguleh808
    @jaysuguleh808 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa barmaamujka ku qurux badnaan lahaa xiiso dheeraad ahna yeelan lahaa adigoo dhextaal uga dhigo Najiib oo tumaya muyuusig goos goos ah kana mid ah heesihii uu wax ka soo tumay.

  • @CadeGude
    @CadeGude หลายเดือนก่อน

    Somali oo dhan gaar ahaan bahda fanku waa inay wiilkan isbarbartaagaan
    Aw jamac cumar ciise
    Iyo aw dahir afwarshe
    Ayaan xasuustaa markaan arko
    Qaabkuu isu xilqaamay
    Waraysiyadiisa 90% ayaan ladhacaa oo icajabiyaa
    Weriye ilig xataa ayaan isna
    Jeclahay inkastoo qofka lawarsanayo oo wax fiican sheegaya hadalka lagu xidho
    Oo laga dhexgalaa
    Tusaale riwaayad aan laweydiin baa kasoo dhacday kkk wixiisii intuu meel dhigtay buu riwaayadii
    Wax kaweydiiyey
    That’s good point
    Arimahaa cumaroow weligaa dhegtaadu haw taagnaato
    Anigu waxbadan baan faa’iidayso
    Riwaayadii ahayd
    Nin uholaday guur iyo hablaha
    Maanta
    1983 1984 baan kudaawaday
    Magaalada sheekh oo aan
    Arday ka ahaa dugsiga dhexe
    Boodhanka (boarding)
    Waxaan uhaystey inuu sameeyey
    Kaneeco

  • @abwaandugziye
    @abwaandugziye ปีที่แล้ว +1

    Wan ku jeeclaahy ustaad nagiib axmed xashi ilahay ha ku dhawro cafimad iyo cimrii dharar ilahay Haku siiyo macalin

  • @CadeGude
    @CadeGude หลายเดือนก่อน

    Xaahi gujis 1993 ayaan jibuti
    Ku arkay xili habeena
    Aniga iyo nin jilaa ahaa oo ladhihijirey seyidka kuna jirey
    Masiibadu aduunyada
    Habeenkaa waan maagay
    Ninkaasaa iqabtay oo yidhi
    War miyaadan garanayn waa gujise markaasaan raligeliyey
    Kadib wuxuu ii qaaday hees uu igu
    Karbaashay Weli ma ilaawin kkkkk
    Dadka hayska weyneyn
    Inaad keli waxgarad tahay
    Haska dhigin walaaaaalow kkkk
    Wejiga ayuu dakhar kulahaa

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhawr cisho oo aan la fadhiistay wax badan ayaan ka faaiiday nagiib waa nin qalbi wanaagsan allah haku Sharfo macalin

  • @CadeGude
    @CadeGude หลายเดือนก่อน

    Alla yaa 5 saac gaadhsiiya waraysigan
    Xuseen cali kaahin waxa lagu
    Naanaysaa birta calanka
    Cuamrow markaad leedahay
    Sheekhaagu waa kuma dhaliintu
    Kuma fahmayaan
    Horta yaad la shawrtaa
    Ayaad kala shushubstaa
    Sheekhaagu waa kuma

  • @dhalfanaanchannel9207
    @dhalfanaanchannel9207 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend nagiib axmed xaashi dhulle wlhi sxb cumarow fankii oo qof ah ayad soo qabatay maanta mahadsanid sxb adeer nagiib aadban ku slmy

  • @dgarb8353
    @dgarb8353 2 ปีที่แล้ว +1

    Hoygi fanka hargiesa hadh wanag❤️

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 หลายเดือนก่อน

    WAXAA ka mid aha heesha xaaji gujis sameeyey macal laxan been laguma dhaartee dhan loo daayaan gabdhayahay jacayl iga dhab weeyoo
    Dabuubtaadu jidhka u damaqdoo
    IYO maxaan doonta wadi jiray diyaaradaha kicin

  • @sahankaxikmadaha9699
    @sahankaxikmadaha9699 4 หลายเดือนก่อน

    Fanka soomaliyeed dheh ma ahan fanka soomalid. Bro

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 2 ปีที่แล้ว +2

    WaaW

  • @farhanqaroleofficial5479
    @farhanqaroleofficial5479 2 ปีที่แล้ว +1

    Asaan xuzhmd idin hayaaa horay usocda

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 6 หลายเดือนก่อน

    HORTA DHAQANKEENA LLA SHEEGO MA HEESO LEE HAA MICNHA FAN LEE

  • @regularwarya
    @regularwarya 3 หลายเดือนก่อน

    Qiyaastii Ismaaciil yarahaasu waa reer gobollada dhexe laxammada la xusay in uu curiyay waa kuwo aan daafaha looga baran waxaan kaloo ku sii xaqiiqsaday sida aan loo buunbuunin waa cliper-ka Xasan Gareyd , Jiir iyo Jaangow. Tolow yaa garanaya ?.

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 3 หลายเดือนก่อน

      ismail yare waa wuxu ahaa reer Hargeisa

  • @mohamoudbareh6904
    @mohamoudbareh6904 2 ปีที่แล้ว +1

    Le grand star guitariste naguib ahmed hachin bravo frere

  • @CadeGude
    @CadeGude หลายเดือนก่อน

    War yaa iga caawiya telka cumar

  • @farhanqaroleofficial5479
    @farhanqaroleofficial5479 2 ปีที่แล้ว +1

    Firs man

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 หลายเดือนก่อน

    Alahaa caafiyo CABDI Maxamed JAAMAC CABDI YARE Maxamed CABDI xaashi xuuro ahn

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 หลายเดือนก่อน

    Axned shariif NIN dheer buu ahaa theaterkii hargaysa Ayaan ku daawaday

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 ปีที่แล้ว +3

    Fannaankan la waraysanay waa nin xasuus miidhan.

  • @Abunura-e8s
    @Abunura-e8s 9 หลายเดือนก่อน

    Ninkan tarikhda benkama sheego wa fanaaninti hore ee nadiifta aheeyd

  • @mohamoudbareh6904
    @mohamoudbareh6904 2 ปีที่แล้ว

    Fanane naguib ahmed hachin interview bravo superbe ok

  • @khadrakahin6394
    @khadrakahin6394 2 ปีที่แล้ว

    Canab Daahir Illahay naxaristii jano ha ka waraabiyo

  • @somagril-care
    @somagril-care 2 ปีที่แล้ว

    Xaaji Gujis waxan filayaa inuu ahaa Abwaankii qoray sheekadii HAAMA DHAWR anigu Nairobi Ayan ku arkay 90meeyadii !

    • @abdisalamfarah9344
      @abdisalamfarah9344 ปีที่แล้ว

      "Haama dhawr" maxay ka dhigan tahay laakiin, saaxiib?
      Mahadsanid

    • @somagril-care
      @somagril-care ปีที่แล้ว

      @@abdisalamfarah9344 HAAMA DHAWR sheekada ayuu ugu magac daray balse aniga dhaqan Dhowr in Soomaalidu ay lahayd dhaqan wanaagsan, waayo sheekada ayaa waxay lahayd qaybo badan sida colaada, nabada, guurka , Culimada IWM sidaasan u qaatay aniga waxaa buuga Farshaxan ahaan Soo sawiri jiray Mukhtaar Bashiir Muudey MBM oo sxbkay ahaa waxan ka xasuustaa magacyada jilayaasha
      Hanfade،, Cutiya, Sh. Maxamed waxay ahayd sheeko ka hadlaysa Dib u heshiisiinta.

  • @ibnuhaji1802
    @ibnuhaji1802 2 ปีที่แล้ว

    Sahra Halgan,waa Sahra Cali Xasan,naaneystaa iyada la odhan jiray .

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว

      maha sahra cali xasan iyo
      sahra halgan wa kala laba gabdhod
      saxib

  • @zamuahmed2778
    @zamuahmed2778 2 ปีที่แล้ว

    Daqso

  • @zamuahmed2778
    @zamuahmed2778 2 ปีที่แล้ว

    Musaksalka habboon aa rabnaaa waxaan ma rabno ilaahey ka cabsada waa naga daahiseen wahhh sooo geliya everyday

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan yaree Nacaska ah ee habar habarta u eeg, ee aan muuq ragba lahayni, miyaanuu shaqo kaleba aqoon.

    • @maxamedaar3153
      @maxamedaar3153 2 ปีที่แล้ว

      War nin yahow ruux lo jawaaba ma dhamide maxa ku tusay ninka odayga dee ka dhamow shaqadisa u daa cumar wa halyeey taariikh aruuriye Somaliyeed, sidi ruux maran ha u hadline raganimo uga hadal mawduuca barnaamijka ama dee iska aamus xaq uma lihid inad qof dhan u aflagdeysid

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว

      ka xun
      ka xun dhashay🖕

    • @alijama3401
      @alijama3401 6 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedaar3153 ADIGU MA GABADH BAA TAHAY RAGA DAAWADA. KKKK. AAD BAAD U LIIDATAA