Daawo; Ogaadeen ayaan ahay, Shabab waxan ugu biiray inan, sarkaal Ururka AS katirsanaa oo is dhiibay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 91

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha’Allah dadka somali galbeed/DDS sheekadan khawarijnimada ma laga dhadhicin karo. Wey somali jacelyihin. Somali soo dil maba kayeelayan habarteed bey ka tahay. Hal hal daba dilif ah oo caloshis uu shaqeyta ah moyane

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 ปีที่แล้ว +6

    Wadan dhan aan sirdoon lahayn Waa cajiib. War sirta Waa la qarsadaa Ee barta sirdoon nimada

    • @gaaldiidd
      @gaaldiidd ปีที่แล้ว +1

      Wll qeeb ka mid waaye dagaalka in sirtooda banaanka la keeeno si eey ugaadaan in eey shacabka dhib ku hayaan

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay ปีที่แล้ว +4

    Ethiopia Kama Imane Kelinka baad Katimid oo Waxaad Tahay Somali Dhalad ah Marka Kuwan Shayaadiinta Allaha Idinka Badbaadiyo, Ugu Danbeyntii Somali Qaasatan Dhalinyarada Waxa Kukalifayo Waa Faqri iyo Dhib. Dowlad Wanaagsan iyo Caqli Wanagsana Tooona Majirto. Somali Haba Iskarafaadee Dalkan Gacanta ayuuu Kabixirabaa oo Dulaan Baa Laguyahay.
    Allaha Nabadbaadiyo.

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm ปีที่แล้ว +2

    Waa yaab walaahi alow na dhaafi shartooda ummada waa dhibeen runtii

  • @daahircabdikorme490
    @daahircabdikorme490 2 หลายเดือนก่อน +1

    War ninkan ninka soo afduubay Hala Qabto Qarayare waa inlaQabto Qarayare iimay haduujoogo waaba musiibo waaye 😂😂😂😂😂

  • @saidaali412
    @saidaali412 ปีที่แล้ว +5

    Shabaaboow kuligiina inkaarta umada Allaha idinka rido naartana Allaha idin geeyo

  • @shariif25
    @shariif25 ปีที่แล้ว +1

    Waa jabeeneey jipiya

  • @abdiali7775
    @abdiali7775 ปีที่แล้ว +8

    Adeer wiilka nosoo daaya waa Nin xoog lagusoo afduubay oo lageeyey dhul uusan aqoonin waad dareemi kartaa in fikirka khawaarijta Galin oo wali nadiif yahay

    • @degaghedi1738
      @degaghedi1738 ปีที่แล้ว +3

      Markii laguu soo daynayo awal baaba a hawiye miyaad usoo dirsateen saaxiib kaaga iyo kaygaba marba haday qawaarij noqdeen lasiidayn maayo taas ogoow anaga nooma kala sokeeyaan qawaarij

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +1

      ​@@degaghedi1738 lkn abaayo ninkaan waa lakhalday ninkas tooss sirdoona baa fahmikara

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdullaahi mar hadii illaahay kaa soo badbaashay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว +9

    Dadkan waraysiga kadaaaya
    Sharciga wadanka kuma jirto in lawaraysto shaqadan Police ka u daaaaya

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +7

    Ninkan dhibka waa ka muuqda waa dad la sirayo ee looga faaiidaysanayo daruufta waxa la leeyahay shaqo ayaan kuu haayo kabcadin dabka lagu shubay

  • @duqbilow
    @duqbilow ปีที่แล้ว +1

    Agah 😊

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve ปีที่แล้ว +1

    Waa yaab qof Ogaadeen Ah shabab see ugu darman karayaa Dadka shacabka Soomaaliyeed qarxinaya aqligisa see u gali karaa
    Waa arin xun

    • @mahamedabdikadirhassen699
      @mahamedabdikadirhassen699 11 หลายเดือนก่อน

      Ninka nin ayaa khaladay oo yidhi shaqa ayaan kuu hayaa ku dhahay, hadana saas u galay oo godka ku riday.
      marka dhalinyaro ayaa saas loo galay oo la rafaadinayo.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve ปีที่แล้ว +4

    Qof Ogaadeen Ah fikirka xag jirka Ah ee dadka Somaliyed lagu qarxinayo kuma darman karo kumana qancayo wan dhici karana ma ahaan iyo wax la qaadan karaba

    • @maryanomer8365
      @maryanomer8365 ปีที่แล้ว

      L

    • @hallad598
      @hallad598 ปีที่แล้ว

      Waamo dadka laga qoro Ogaadeen kuma jiro miyaa? Kkkkk UGUS cid walba way ku jirtaa nacdali Khawaarijta ha ku dhacdee.

    • @AbdullahCazaam
      @AbdullahCazaam ปีที่แล้ว

      Ogadeen aya ugu badan shabab halka saldhiga u ah shabab bu'ale yaa daga so ogadeen ma aha ma xoogba lagu haysta kuwaas se yaa xoog kuhayso majirto

    • @Hippobottomless
      @Hippobottomless 9 หลายเดือนก่อน

      @@maryanomer8365nah… W

  • @DamlaCajis-mp9ug
    @DamlaCajis-mp9ug ปีที่แล้ว +5

    Shabab cid ka maqan maba jirto. Qabil kasta waa ka mid noqden.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 ปีที่แล้ว

      Inta aan daawanayay Wa qofki kowad ogaden ah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s ปีที่แล้ว +1

    Masha,Allah wa nin sanib badan hadi u inta gartay ha ka daryelo maskinkas

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 ปีที่แล้ว +6

    AS, Isdhiibo majiro waa wada double agents waxeyna ku dhex milmaan dowladda! sababahaa ayaa looga adkaan waayay....xero gooni ah halagu hayo oo xoriyad dambe yaan loo ogolaan!!

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 ปีที่แล้ว +1

    Layeelaa ma illoobo lkn yeelaa wuu iillobaa
    Anaga waxaan ithopia iyo marekan ku dhignay waan illownay iska sug ithopia flinkeda waa dhamaa rabaaa😢😢😢😢

  • @hsdgh7890
    @hsdgh7890 ปีที่แล้ว +2

    Inanka Drones buu ka sheegtay. Kuwa kale ha loo badiyo

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 ปีที่แล้ว

    Waa markii igu horeysey aan maqlo ogaaden ka tirsan reerahasi

    • @naciimocusmaan3693
      @naciimocusmaan3693 7 หลายเดือนก่อน

      Shabaab iyo alqaacida xagee joogi jireen 1989

  • @DamlaCajis-mp9ug
    @DamlaCajis-mp9ug ปีที่แล้ว +1

    Cajiib.

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay kaatumada kayr noogu dhamee hala dabo galo dadkan dadka soo afduubabaya ee odhanaya shaqaan idiin hayaa

  • @mohameddahirmohamed8789
    @mohameddahirmohamed8789 ปีที่แล้ว

    Wa bentis

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve ปีที่แล้ว +2

    Dad fikira neceb dhibaatada dadka Soomaaliyeed dil kooda iyo qarxin tooba shabab marna aan dhacaynin macqul na ma ahan in laga daadajiso soomaaliya qof qarxina in uu ku darmado qof Ogaadeen Ah waa yaab

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa dad dhintay somali imisaa ahayd

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 ปีที่แล้ว +2

    Ar maxay ilma masaakiin dabka kushubeen
    Illaahow umada kaqabo Alshabaab

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว

      Amin Yaarabi

  • @kalidadanali-8968
    @kalidadanali-8968 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa la qalday waa Iska itoobiyaaan cadi ah

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 ปีที่แล้ว +2

    Wax garad wa maloo sheego
    Waxa dhacaya maxey udhacayaan ha dhihin ee maxaa keena iney dhacaan sheh,,,❤
    7 sano dhalan yarada waxaa walid walba la amray 7 inuu ku baro salada😢😢😢😢😮
    😮hada illa fiiriya 4 sano markuu gaaro tv tabon haduu gaaro ciuaaro ama filin ama mussl musal sharcigii waa baal marnay xanuuunka haloo dulqaato ilma dhalooow anagaa uwada carar nay marekana iyo itopiana iyo waxii raac san meeshaas ayee nagala socdaan saan u badanoono qarkeena biyaha ayee kulaayeen waa badaha qaarkeena hoobbiye qaarkeena qaxooti sida inaa wavalo nahay lkn Alx,,,Asc

  • @DamlaCajis-mp9ug
    @DamlaCajis-mp9ug ปีที่แล้ว +1

    Waxas oo ciyal ah wax walid ama tol soo raadiyey ma la waayey. Waa waxa cabsida khawarijta dadka ku heysteen.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s ปีที่แล้ว

    Habar gidir imisa aya Alshabab ah ama Moryan ah waxan u malayni qarna wa la shalsab qarna wa moryan

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

      h. g. maxaa halkan keenay

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 ปีที่แล้ว

      Nin ogaadeen sheegtay baa lawaresanayaa oo shabaab ah, waan ku fahahanay naceebkaat u qabtid HG

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm ปีที่แล้ว

    Cagdheerey dhulkiina ayaa jihaad xaq ah kajiraaa ee maxaa idi keenay koofur

  • @DamlaCajis-mp9ug
    @DamlaCajis-mp9ug ปีที่แล้ว +2

    Hadda dadkii dhibka heysto. Kismaayo iyo agarkeda hal wil
    Kuma harin. Mujriminta waa weyn waxy iskagaw dhigi raban xabada. Marka dagalka ka bilowdo. Umadii badi waa soo qaxen.

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 ปีที่แล้ว

    Waxan u arkaa kalmadan ah jamhadnimada ah ayaan fursad u helay mudadan dambe vway kasiman yahiin waa cashar loo soo aqriyay al shabaab waa yahuud

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว

    Ninkan wuu na ceebeeyay asagoo afdheer ku dhashay dhiiga somaliyed inuu intaaaaaaa sii socdo waa cuqubo 😡😡😡😡

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 ปีที่แล้ว

    Taba bar uu wadankiisa kusoo dgax waatay ayuu wariyaha tababar iyo soor ku boo boo jeenaaa afka somaliada aad ayuu ubartay

  • @AdaanCabdi
    @AdaanCabdi ปีที่แล้ว +1

    Soda uu u hadalayo waa run u ega

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s ปีที่แล้ว

    Habar dir kuwa ku jira Alshab lama tirin karo ciday ka badan yihin sobe so habar gidir musan ahayn

  • @Qooyskena
    @Qooyskena ปีที่แล้ว

    Nimanka somaliyed aqliga aa lugta kagalay waxa la lugooynayo waa waxa marqanka an iman laheen ogaaden iyo isaaq dhulkena aa lugu imtaxaamay balo ni dhifsatay

  • @communityzz
    @communityzz ปีที่แล้ว

    War waxaan waa borobogaandho wax maanta la aaminaa majiro.

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 ปีที่แล้ว

    REER MUQDISHO WAA GURI HAWIYEH KA NADIIFIYA MUQDISHO CIIDAN HAWIYEH U DHALAN DADKAAN SOMALINIMO HA U SOO DHAWEYSANINEH EE ISKA QABTA 1991KII KA DIB QABIIL KASTA GURIGIISA ILAASHADAYAAYE SIDA PUNTALAND NIN DAAROOD AHEYN KAMA SHAQEEYA DAWLADOODA MARKA MUQDISHO NIN AAN HAWIYEH AHEYN YUU XUKUMIN BARTA QABIILKA HAWIYEH

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 ปีที่แล้ว

    Raggaan duurka ku jira maxaa rafaad kaan galiyay yaab cambuulo iyo soor aa

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 ปีที่แล้ว

    dawladu cafissssss haw fidiso dhalinta xoooga lagu haysto

  • @ShamsodiriyeGuriye-ku2kn
    @ShamsodiriyeGuriye-ku2kn ปีที่แล้ว

    Aniga waaba yaaa beee nimankaan dowlada ka soo horjeedo inteee wax ka helaan ?

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 ปีที่แล้ว

    Masha allh ❤❤❤❤

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +1

    Balaayo idinkudhacdey dhalinyarada wey afduubanyihiin dadkan lasooqaldey oo beenta lagusoolugooyey sidey ciidanka xooga oo waliba diyaarado tàageerayaan ujabinayaan waxweyn baa qaldan.

  • @fardosodibad1998
    @fardosodibad1998 ปีที่แล้ว +1

    Sheekooy Sheeko😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @daahircabdikorme490
    @daahircabdikorme490 2 หลายเดือนก่อน

    D D S GUUL

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp ปีที่แล้ว

    28 sano aan jira kulaha been badana inta badan somali maryoley sanadkoda o sax ah mayaqaanin qiyaas aye kuwada socdan waayo geed hoostisa iyo guryaha aya lugu dhala 42 jir aan ku qiyaasay halo nasteexeyo duliga 😷😷😷😜😜😜

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 ปีที่แล้ว

    waar ninkaaaas nimankiii inay sooo daba galaan oo ay dilaann ka ilaaliyaaaaaaaaaaaaa

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb ปีที่แล้ว

    Kolley waad dhimaneysaane
    Maxaad shabaabkii idin soo qafaashey hubka ugula jeedsan weyseen,

  • @hassanmohamedsirad6854
    @hassanmohamedsirad6854 ปีที่แล้ว +2

    iimey meeqa qolo ayaa daga maad garaneysaa?
    Ogaadeen, Karanle Hawiye, Duubo, iyo Qolooyin kale oo Somali ah.
    Ogaadeen kaliya ma dago.

  • @maslah345
    @maslah345 ปีที่แล้ว

    Masiibo kugu dhacday

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa baanlow warkiisa la iskuma halenkaro

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk ปีที่แล้ว +3

    Maxaad u tusteen wajigiisa hadii uu soo goostay

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 ปีที่แล้ว +1

      Qawaariij filimkooda wuu dhamaaday

    • @khalidibrahim3040
      @khalidibrahim3040 ปีที่แล้ว

      Ninkaan waa rer DDSI waxboo kaqadii mayan😅

  • @abdirashidhaji3405
    @abdirashidhaji3405 ปีที่แล้ว

    Kani waa mareexaan reer gedood ah

    • @khalidibrahim3040
      @khalidibrahim3040 ปีที่แล้ว +1

      Wlal lahjadan waa tii gobolka Togdheer...... Anaa OGADEN aah ee iweydii😂

    • @IbrahimAxmed-xo3rl
      @IbrahimAxmed-xo3rl ปีที่แล้ว

      ​@@khalidibrahim3040togdheer ma Habar jecla marka nin kU lahjada u ku hadlyO habar jeclo iska daaye xita maaha mid isaaqa am qawdhaaan ah 😅😅

    • @khalidibrahim3040
      @khalidibrahim3040 ปีที่แล้ว

      @@IbrahimAxmed-xo3rl 😂😂😂

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 ปีที่แล้ว

    ولا تحسبن الله غافلا عما يعملو الظالمون

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 ปีที่แล้ว

    Filmada hindiga yaraan teeniii 2000 meeshaas dib haloo raaco filimada waa meesha laga bor garaamiyo dhalan yarrada xabadaan ha arkineee xabada waxa keenay arka waa hindiga filmada ,,,waxa ka dhax buuxa filimada hala dillo hala mishimo haloo dhameeyo gabdhihiina musalsalo gurigeda madhismaayo

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah ปีที่แล้ว +1

    Dadka aad wareesaneysa badankood waxa ka muuqata in Drugs la siin jiray. Maad wax ka weydiisan hurdadooda, in ay wareer maskas ay la kulmi jireen iyo in ay darami jireen in energiooda uu isku badalo marka cuntada iyo cabitanka la siin jiray

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

      amee kuwan wareesanaya ay siiyaan

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 ปีที่แล้ว

    Naga hubiya somali miyaaa ninka illeen 77kii waxa aan sameyna ayaa ah waxaan la illaabi karin 😂😂😂77kii
    Diinta ku gan bada iyo qabiil been ah
    Milla zanaabi ayaa u yimid wadan keena si leys ku keen diro 😢😢waa lagu fahmay

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 ปีที่แล้ว

    M.sanid .

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว

    Waxaan idinku imaanaa been iyo boroboganda iyo cuqdad iyo cudur iyo waxaan jirin

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 ปีที่แล้ว

    War been ah oo lasoo diyaariyay😮😮😮

  • @cayuuka2488
    @cayuuka2488 ปีที่แล้ว

    ninkaan fulaynimo badan ayaa ka muuqata sida muuqatana inuu jaajuus noqdo ayuu rabay waase waayay shaqadii uu usocday

  • @maryanmohamed7478
    @maryanmohamed7478 ปีที่แล้ว

    Ma qofkaana 28 jira beenlow 😅😅😅😅😅

    • @khalidibrahim3040
      @khalidibrahim3040 ปีที่แล้ว

      Wlal daruuf aya kaa muqataa😢 nin 13 months hog kujiray saan wuu nuqon karaa😢

    • @kahiyemohammed8556
      @kahiyemohammed8556 ปีที่แล้ว

      Waa runti