Adham ! | Muranka Sanadwalba | Dabaal dagga |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2021
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 490

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 2 ปีที่แล้ว +181

    الحمدالله علي نعمة الإسلام 🥺♥️
    "انك لا تهدي من احببت ولكن الله يهدي من يشاء“
    اللهم يامقلب قلوب ثبت قلبي علي دينك 🥺
    اللهم اجعل في قلبي نورا🥺
    اللهم اني أسألك قلبًا سليما 🥺🤲🏻

  • @Roro_feghi
    @Roro_feghi 2 ปีที่แล้ว +85

    أكبر نعمة التي انعمنا الله بها هي : نعمة الإسلام
    الحمد لله علي نعمة الاسلام 🥺❤️

    • @maajedadem4157
      @maajedadem4157 2 ปีที่แล้ว +2

      Amen

    • @yb1576
      @yb1576 2 ปีที่แล้ว +3

      نعم والله

  • @ahmedbarre3820
    @ahmedbarre3820 2 ปีที่แล้ว +80

    omar iinshaar ustaad fadlan soo diyaari mowduuc ka hadlaya top facultska mustaqbalka fiican leh mahadsanid

    • @ibraahimali5900
      @ibraahimali5900 2 ปีที่แล้ว +6

      War ninkaan mustaqbalka wax kama oga waa nin youtube bariiskiisa ka raadsado daawo like sii hadii aad fursad uhesho
      Ogoow xiligan dadka waxa ay isku waafaqsan yihiin technologiyaada in suuq aan dami doonin ay lee dahay

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ibraahimali5900 waan kugu raacsanahay dhanka technology-ga Insaanka ayaa laga yaabaa inuu noqdo aalad iyo insaan isku dhex jiro si kasta oo ay aragtidayda ugu muuqato science fiction hadana waa wax dhici kara

  • @abdinasiromar8985
    @abdinasiromar8985 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa wax yaab leh gaalada ninka sida uu uqilaafi jiray markasta waxuu ahay nabigeena isagoo shalaysanaayo ayuu nin gaal kahor imaaday oo ushalaysanaayo qaabkiisa isla markii shanladii dhankii uu ushalaysanaayay nabiga scw wuu badalay kuwaana wixii iyaga lawaynaa ee udabaal dagayeen ma ahayn in lagu daysado waa aduunyo qiimaheeda sii beelayso dadka nuucaas ah in laga hadlo waa muhiim anaga aan is ilaalino walaalayaalow is ilaaliya fitno socoto wlh omar inshar mahadsanid walaal جزاك الله خيرا

  • @juleybiibmidganyare6057
    @juleybiibmidganyare6057 2 ปีที่แล้ว +19

    Naguma qosleen ee way ooyi lahaayeen walahi 😭😭😭

  • @Asiyah2000
    @Asiyah2000 2 ปีที่แล้ว +83

    ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا وهب لنا من لذنك رحمة إنك أنت الوهاب 🤲🏼😥

  • @sarreyegaas7873
    @sarreyegaas7873 2 ปีที่แล้ว +17

    Ha walwalin hana cabsan, waayo alle weyne ayaa nagu yiri " Anagaa Soo Dajinay Diintaan Anagaane Ilaalineeyno"
    Alle weyne ayaa nooga filan✊

  • @Tuxtux_Alhaadi
    @Tuxtux_Alhaadi 2 ปีที่แล้ว +14

    Diinta ciyaar ma aha lkn nidaamka carabta Allah wuu fiirinayaa Allah badbaadiyo ustaad cumar inshaar shukran

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +36

    وَقُلِ الْحَمْدُ لِلّٰهِ الَّذِيْ لَمْ يَتَّخِذْ وَلَدًا وَّلَمْ يَكُنْ لَّهٗ شَرِيْكٌ فِى الْمُلْكِ وَلَمْ يَكُنْ لَّهٗ وَلِيٌّ مِّنَ الذُّلِّ وَكَبِّرْهُ تَكْبِيْرًا
    *"And say, "Praise to Allah, who has not taken a son and has had no partner in [His] dominion and has no [need of a] protector out of weakness; and glorify Him with [great] glorification.""*
    (QS. Al-Israa 17: Verse 111)

  • @saalaxmohamed3064
    @saalaxmohamed3064 2 ปีที่แล้ว +14

    وكثير منا لا يعرف معنى قوله تعالى " وما خلقت الجن والإنس إلا ليعبدون " اللهم اهدنا

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 ปีที่แล้ว +12

    Waxan Jogna Wakhtii Nabigu Sheegay Kaliya Qofkii Alle Illaliyay Aya Dhowrsan Subxan allah

  • @howardabdoulsalam7887
    @howardabdoulsalam7887 2 ปีที่แล้ว +13

    Omar ishar wa tahay role model ka runti.ifka inta ku nolyahay wahad tahay role model keyka runtu.thank you bro I support you really.

  • @abdikariimmohammedahmed3883
    @abdikariimmohammedahmed3883 2 ปีที่แล้ว +12

    Omer laba mid baad ku amaanantay ale swc hakaa abaaliyee
    1: imaad mawduuc muhiim wllahaa u keento
    2: inaad wakhtigooda ixtiraamto oo muuqaalka aanad ku dheerayn

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +1

    *"Qof laga Keeney Waqooyiga Kuuriya oo layiri ummada ufatwoo"* 😂😭🤣🤣,
    Wallahi ishaa kasoo tuurtey, waadna kuhabsatey, MashaAllah

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 2 ปีที่แล้ว +22

    Asc Mansha Allah ilaahey kuma sooceliyo heesaha walaalaheena kalena Allah haka madoobeeyo dhamaanteen Allah hanoo wada dambi dhaafo biloow aadmiga oodhan Allah hasoo wada hanuuniyo wixii aan Allah hanuun uqorina shartooda alle hanaga qabto aamiin 🇸🇴👍.

  • @Iseyougtr62
    @Iseyougtr62 2 ปีที่แล้ว +2

    wallaahi aa ku dhaartaye inaa cidna weeydiineeyn in loo dabaaldagi karo ciida gaaladA
    Sababta oo ah waxan ahay muslim diinta islaamka heeysta waana dambi weeyn subhanllah

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +9

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :: لتتبعن سنن من كان قبلكم شبرا شبرا وذراع بذراع حتى لو دخلوا حجر ضب لدخلتموه🥺🥺

    • @yb1576
      @yb1576 2 ปีที่แล้ว

      صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم

    • @somalia9670
      @somalia9670 2 ปีที่แล้ว

      هذا ما كان يقصد بالخليج وشيوخ الخليج وشيوخ مصر وعمالهم من دوال العربية مثل اردن ومغرب وباقي الدوال انتم لاتتبعون الاسلام الاصلي إنما اسلام سياسي مخترع من الخليج وصنعوها العرب تتبعون دون فهم وبدون بحث ولايردون لكم البحث لتكتشفوا

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 2 ปีที่แล้ว +18

    Y0utuperka kaliYe waxa taagan iY0 waxa ku Hoos duganba, mawduc n0ga ZameYa Allaha ku zharf0 WLL♥️✊🏼

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 ปีที่แล้ว +21

    الحمد لله على نعمة الإسلام 🥰

  • @abdirahmanJeesmire
    @abdirahmanJeesmire 2 ปีที่แล้ว +10

    ماشاءالله يا صدّيق ما أجمل الدنيا بك الله يكثر أمثالك 🥰

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว +13

    Alxamdulilah Rabbilcaalamiin ilaahy Ayaa mahadleh Naga dhigay umad islaama mashaa Allaah

  • @aabemacan2522
    @aabemacan2522 2 ปีที่แล้ว +8

    Mhdsnid walal alaha kaa abaal mariyo gaalada way na dhagrayaan alaha naga dhigo kuwa ka digtoonaado😢 alxamdulilah cala nicmatil islaam❤️

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 2 ปีที่แล้ว +6

    والحمد لله على نعمة الإسلام ♥️♥️

  • @ajmoustaxiil8326
    @ajmoustaxiil8326 2 ปีที่แล้ว +24

    لما ربنا قال "فَلا يحزنك قولهم "
    كان عالم إن في ناس كلامها عبارة عن أذى، ربنا يكفينا شرهم .

  • @Shuaib_abdullahi_official
    @Shuaib_abdullahi_official 2 ปีที่แล้ว +4

    Madaxda reer galbeedka midka mid ah ayaa dhahay Muhammed Nabiga SCW♥️ ku sali, Wuxuu yiri dadka aflagaadeynaayo wey qaldan yihiin xuriyatul qowlka ayaan lagu mar marsiyoo ....

  • @hurt3094
    @hurt3094 2 ปีที่แล้ว +7

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك❤️

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว +20

    War wiilkaan masha alah afcarabiga uu ku hadlayo anoon la ii tarjumin waanba garanayaa alx nasiibkaaga hadaad ka fariisatay fanka boowe keep going we love All Muslims From Jordan 🇯🇴 waaxid afrikaana Oo afrika jooga gaar ahaan Dhomaliya🤣🤣😅😂😂😂

    • @suldaanxikmo8001
      @suldaanxikmo8001 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhomaliya waa maxey 🤔🤔

    • @yousahal
      @yousahal 2 ปีที่แล้ว

      @@suldaanxikmo8001 waa wadan cusub . Dhomaaliya.

  • @mohammedsaiid8553
    @mohammedsaiid8553 2 ปีที่แล้ว +3

    استغفر الله العظيم وأتوب إليه

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 2 ปีที่แล้ว +18

    مهما ضاقت بك الحيات تذكر أن الله لا يكلف نفس الا وسعهما

  • @calikasexirsi3966
    @calikasexirsi3966 2 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad dadkaan Allah hasoo hanuuniyo runtii dad badan oo naga mid ah ayaa u riyaaqaya arintaas😢

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 ปีที่แล้ว +5

    Omarow ma anaad I ogayd maanta ayaan is dhahaaya omar muu kasoo hadli donaa arintaan hadana waaba hela thank you ustaad

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 2 ปีที่แล้ว +10

    Keep going omar I like your analysis

  • @Qalbi___Nool
    @Qalbi___Nool 2 ปีที่แล้ว +11

    اللهم صل على محمد وال محمد صلى عليه السلام😍😍😍😍😍😍😍❤️

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء

  • @xumeyrabintumohamed4699
    @xumeyrabintumohamed4699 2 ปีที่แล้ว

    اللہ اکبر
    اللہ اکبر
    Wlhi waa ku farxay arinka adham nablusi Allah xafido walipo ayada marku aqrinayey ilinta iga soo daadaty codkiisa quranka ku macana Allow badalka heesaha quranka ugu aqri😢💔👌🤲

  • @ruweydaabdiaziz4153
    @ruweydaabdiaziz4153 2 ปีที่แล้ว +4

    Adham fanaankaas waajecelhey lkn alhamdulh ilaahey aasoohanuuniyey

  • @honeyhabiib1196
    @honeyhabiib1196 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll mawduucyo qaaliya o bulshadeenu u baahantay ayad so galisa, halyay soomaaliyeed ayaad tahee horey usoco wll.

  • @fatushbabe5135
    @fatushbabe5135 2 ปีที่แล้ว +13

    Subxana allah
    Walxamdulh
    Allhu akbar

  • @sarafeysal6142
    @sarafeysal6142 2 ปีที่แล้ว

    M.a Anigaba waan la jeclaa adam inoo fanka is ka daayo 🥰
    Wuuna iska daayay Alx 🤲🏻

  • @Wacdi_related
    @Wacdi_related 2 ปีที่แล้ว +13

    الله يعطيك الخير يا عمر 🥰

  • @Mohazeid222
    @Mohazeid222 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend wallhi wax badan baa kaa fa'iiday🙏
    Thanks 🙏

  • @historicalseries4327
    @historicalseries4327 2 ปีที่แล้ว +19

    Dadka qaar waxay dhahaan maxay dhib ah oo leedahay in loo dabaal dago Christmas ka ayagu mararka qaar waxay u dabaaldagaan dhalashada nabiga waana been
    Waa dhaqamada xun xun oo hada soo baxay mahadsanid sxp

  • @abshiromahamed4900
    @abshiromahamed4900 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah jasaka Allah brother omar ilaahih khyrka hakugu waadoh did usocoh well qaali

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 2 ปีที่แล้ว

    Run ahantii wad ku mhdsanid inaat so qadaray qodobka أدهم waad io aad ayan ugu tageerny ogankiisa waa wax looga bahan yhy dad qaar oo fanka ku jiran iney sameyaan waxan dhihi karaa (مميز)inkastoo ayay dad qaar u arkyeen inee kaftamayo lkn asga أدهم waa qof go,aan leh ilhy kuwa klenh ha soo hanuuniyo (وما قلقنا الجن ولا أنسى إلا لي يعبدون صدق الله العظيم )هد غير كل و مميز 🥰

  • @amiingeele22
    @amiingeele22 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah cumar inshaar allaha Ku barakeeyo sida diinta aad u ilaaliso allaha kuu ilaaliyo

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 ปีที่แล้ว +20

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad horey u soco ogaansho 👈👈

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh Alle ha barakeeyo jid xun ayuu kasoo leexiyay nasiibka ayuu leeyahay

  • @akarimpro
    @akarimpro 2 ปีที่แล้ว

    Waa caalam 2 wajiile ka samaysan, chanelka ogaansho kheyr wada musliminta fiican ya allah kor kadhig kuwa kale neh so hadiyade

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 ปีที่แล้ว +4

    3:19 😃 Diinta Islamka Daaqadu ka soo galay

  • @saedyousf2782
    @saedyousf2782 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Omar Inshar

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali7685 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah brother 🙏❤

  • @mohamedabdullahiisse6350
    @mohamedabdullahiisse6350 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha ustd omar inshar

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll cumar ❤

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar

  • @wcdtube3267
    @wcdtube3267 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah Mashalah Mashalah jazakalah qayr wll

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +10

    Soo badi omaro insharaw 🧡🧡

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 ปีที่แล้ว +5

    MY BIG BROTHER OMAR INSHAAR MASHA ALLAH ALLAHA KU KU SHARFO TH-camRS SOMALIDA WA CHANNEL AN UGU JECLAHAY 💕💕💕💕

  • @mubarakreshy5101
    @mubarakreshy5101 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah wallaaale halkaaa kasiiwad .

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 2 ปีที่แล้ว

    M.allh wllky sida yarka fananka illahey uso hanuniyay hanoniyo dhaman islaamka iyo galada illaheyow inti aad uqadartay aamiin yaa rabi 🤲

  • @AMA-qt9jz
    @AMA-qt9jz 2 ปีที่แล้ว +1

    Xarkaha Shaydaanka ayaa lagu wada dhaganyahay.. Waad mahadsantahay Macalin Omar.

  • @cabdiraxmancaddow2545
    @cabdiraxmancaddow2545 2 ปีที่แล้ว +2

    My Favourite ustad Omar inshar jasakalah

  • @Hannilacky
    @Hannilacky 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah cala Hidayat hada Shab masha allah Alf mabruuk Akhi Filaah. ALLE HAKUGU WADO HIDAYADA

  • @anasabdirazakmohamed2960
    @anasabdirazakmohamed2960 2 ปีที่แล้ว +5

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ❤☺

  • @Bashka001
    @Bashka001 2 ปีที่แล้ว +14

    The one on only lagend ogaansho keep going Pro

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 2 ปีที่แล้ว

    Jazakimullah khayr

  • @abdikaniabdullahigure3475
    @abdikaniabdullahigure3475 2 ปีที่แล้ว

    Dhacdooyin ka caalam ka dhaca kuwa ugu waa weyn in aa nala wadaagto waa soo dhaweynaa mahadsanid ustaad

  • @isbedelkahadafka4158
    @isbedelkahadafka4158 2 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك 🥰

  • @kalaayofficial4921
    @kalaayofficial4921 2 ปีที่แล้ว +3

    viva bas bas hadi ad jece sha hay bad baska sar like ama love

  • @maslaxmasoax3756
    @maslaxmasoax3756 2 ปีที่แล้ว

    Thanks sxb good job

  • @ahmedmuhumed4153
    @ahmedmuhumed4153 2 ปีที่แล้ว +7

    GUUL OGAANSHO ✍

  • @haronshire7584
    @haronshire7584 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ogaansho waan kutaxanahay barnaamijkaaga

  • @xashiibrahim4543
    @xashiibrahim4543 2 ปีที่แล้ว

    Ustad waa mahadsanthy

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 2 ปีที่แล้ว

    ادهم النابلسي fanaan aad u cod macaan buu ahaa guul baan u rahaynaynaa

  • @Channel-ti6io
    @Channel-ti6io 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allahm adham❤️

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +7

    Omar inshaar keep going pro 💪🏻 🙌🏻

  • @maxamedozman5717
    @maxamedozman5717 2 ปีที่แล้ว +18

    ☝️ 🔝 fans

  • @xumeyrabintumohamed4699
    @xumeyrabintumohamed4699 2 ปีที่แล้ว +1

    حسبی اللہ ونمع الوکیل لا حول ولا قوۃ الا باللہ استغفر اللہ العظیم
    اللھم ثبت قلوبنا علی دینک 🤲😢💔

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar❣💯❤

  • @Abdi-aydiid
    @Abdi-aydiid 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @fadumoabdihakin4379
    @fadumoabdihakin4379 2 ปีที่แล้ว

    MashAllh bishar anad kaso hadsho arkinkan wan ku gayey jazakalahu khyr wll

  • @islaam_nimo
    @islaam_nimo 2 ปีที่แล้ว +4

    Ma Garan Karo In Farintyda Kuso Gaari doonto lkn wll qli Cumar Inshaar Allaah haku sharfee Si dambi kaagaso anaga sabb aadan nogu noqon fadlan Adeegsiga muqlda Hawenka qawan iska dhawr sidokle music ka dhawr muqldada aadka uqiimaha badn

  • @cabdalecaaqil932
    @cabdalecaaqil932 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allh ayaa thy sxb

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallah Hidaayo Waa Tii Alle
    Taabaa Xaqiiqa ah maansha Allah
    Rabaa Ka leexiyay haleel siisayna tubta toosan
    Illaaheey Inagana hana garansiiyo
    Mahadsanid

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah hore u soco walal

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 2 ปีที่แล้ว +1

    Runa ahaanti wadamada carabta siibana suciidiga iyo imaaraatka waxa ka jira dhibaatooyin lagu soo rogay dadka islamkaa laguna caqaladaynayo diintooda iyagoo wadamo islama ah wx Kalena maaha waa madaxdooda iska dhaadhicinaya wadamada shisheeye allow ugargaar guud ahan dadka islamka meel kastoo ay joogaan 🤲🤲🤲

  • @cilmidaadshe1518
    @cilmidaadshe1518 2 ปีที่แล้ว +4

    Zhp wan kugu xiranhay lkiin
    Arimah midowga dhilinyarda maxad ugu hadli wayday odan xumaan iga qadanayn zhpow tnks👦

  • @Caraabka
    @Caraabka 2 ปีที่แล้ว

    thanks my big bro keep going

  • @hudaabdiqani3412
    @hudaabdiqani3412 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallah ILAHAY adiga kanasahan wax yaabaha ay kugu mathalayan, Ilaahay xaqa hanagu sugo saman layaab leh ayaan jognaa.

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 2 ปีที่แล้ว

    KEEP UP PRO OMAR INSHAAR

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 2 ปีที่แล้ว +2

    Ogaansho mahadsanid walal qaaliya💐🔥💯❤

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my prather omar

  • @abdullahirajaa9577
    @abdullahirajaa9577 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad barnaamijkan noo soo badi dhowrka mowduuc hal mar ah mahadsanid

  • @liibaancismaan6784
    @liibaancismaan6784 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll aan taageero keep going pro

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 2 ปีที่แล้ว

    Subxan alaah masiibo waynaa wa calooshii ushaqayste muftimaaha

  • @user-yk2gx8cr8z
    @user-yk2gx8cr8z 2 ปีที่แล้ว

    شكرا يا اخي

  • @Ibnuhajidhemo1
    @Ibnuhajidhemo1 2 ปีที่แล้ว

    Wll Umar video yadada sobadi bro
    Shukran brother 💯

  • @mawliidofficial106
    @mawliidofficial106 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha alaah cumar keep going bro

  • @fadumomohamed2229
    @fadumomohamed2229 2 ปีที่แล้ว

    Allah ku barkeyo wllo☺💯

  • @foosiyanuur869
    @foosiyanuur869 2 ปีที่แล้ว

    Maa sha lalah