Habka uurka jirkaaga loogu diyarin karo /Cafimat Fican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • 。 Please visit my website here: www.cafimatfic... 。
    。 Social Media 。
    。 Instagram: / yasmin_nutrition_coach 。

ความคิดเห็น • 436

  • @hananwarsame2143
    @hananwarsame2143 4 ปีที่แล้ว +72

    Ilahay qofkasto ilmo radinaye sii wax kufarxan inta heysatana hausiyadiyo adigana abayo ilahay haka siiyo qeer

  • @sagalmaxamad6225
    @sagalmaxamad6225 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Abayo yasimiin mahadsanid hormar wacan ayan Ku rajeynaya insha allah waxa i noqotay dhiira galin iyo role model

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 ปีที่แล้ว +8

    Wcs mashaAllah abayo yasmin jazakallah kheer 🥰😍❤️

    • @faisomohamud3623
      @faisomohamud3623 4 ปีที่แล้ว

      waa mahadsan tahay abayo

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 4 ปีที่แล้ว

      Xasbunallaah wanicmal wakiil illaahow xishoodka iyo xayada hanaga qaadin walaaley arimahaas aad ku soo qoratay waa howl illaahey. Ama taajir ahoow ama caafimaad fiican hayso illaahey baa bixiya. Waxaan ku dhihi lahaa fadlan wax kale view ku raali iga Ahoow

    • @naimamohamed7637
      @naimamohamed7637 4 ปีที่แล้ว

      @@hamsahassan5788 maxaa qaldan wallaal aad ku aragtay yaasmiin

  • @Rose_83k
    @Rose_83k 4 ปีที่แล้ว +6

    Please do more videos for us abayo yasmin. I really love these videos on pregnancy it helped me thank u.May Allah grant pious children to those who don’t have kids inshallah Ameen.💕

  • @aliyusuf9790
    @aliyusuf9790 4 ปีที่แล้ว +23

    Mnshllh waa inaa udaaro xaaskeyga videogaan☺️

  • @mosman3486
    @mosman3486 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allah sis that’s true sis!its always good to think good and leave to Allah what ever that is problems in life😭🤗🤗

  • @hayaatmohamed4772
    @hayaatmohamed4772 3 ปีที่แล้ว +9

    Isoo duceeya in ilaah owlaad qeerqabo I siiyo wallo dar Allah uhu jeclaheye thank

  • @marwa2113
    @marwa2113 4 ปีที่แล้ว +21

    Ilahay ilmo qeyr qaba hana siyo alahuma Amin

    • @Rose_83k
      @Rose_83k 4 ปีที่แล้ว

      bulsho channel Ameen 💜

    • @mohaqadar6539
      @mohaqadar6539 4 ปีที่แล้ว

      aamin

    • @sadiyaali6327
      @sadiyaali6327 4 ปีที่แล้ว

      Amiin yarb

    • @najmoashkir5935
      @najmoashkir5935 4 ปีที่แล้ว

      Amiiin amiiin yaarabii

    • @qamarmaxamed343
      @qamarmaxamed343 4 ปีที่แล้ว

      asc abayo yasmin sadax sano ayan kuradinayay xagen kaa helaa lambarkaga hos igu reb mahad sanid

  • @user-fp5kh9mc2x
    @user-fp5kh9mc2x 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ani wlay qabaa.so ninagyga waaa qurbo joog mrka wuu iska baxay o wuu safray mrka alle hana siiyo Owlaad bari hada iman raabaa inshalaah wxn rabaaa ina noso duceysaan inshalaah inuu alle owlaad nagu arsaaqo ameen😢ya allaaah alow owlad lagu faraxo nasii ameen ya alaaaj😢🎉❤❤❤❤

  • @wow9317
    @wow9317 3 ปีที่แล้ว +1

    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajacuun,
    Ala in ay sidaas ku tiraahdo ma ahay,
    Illashay waxay ku faraxdo ooy kaaga jeesato allaha siiyo walaasheed.

  • @masbalcadawe2717
    @masbalcadawe2717 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo yaasmiin jazakallah sida wanagsan aad nooku faaideyso kheyr allaha ku siiyo abaayo yaasmiin allaha ku xafido aduun iyo aakhiraba🥰🥰

  • @user-fp5kh9mc2x
    @user-fp5kh9mc2x 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a mom wn JECELHY codkeeda.wooow😢❤❤love youuu hoyo mcneyyy🎉😁🤩🤗🤗😍

  • @ramladhameys6570
    @ramladhameys6570 4 ปีที่แล้ว +3

    Most waited video masha Allah habo yaasmin❤

  • @saladxasan9809
    @saladxasan9809 4 ปีที่แล้ว +3

    Walalheyga musliminta ah iso duceyo ino alle ow lad salix ah inasiyo aniga iyo xaskeyga iyo inti musLim ah ba allahuma amiin

    • @maryamibrahim2138
      @maryamibrahim2138 4 ปีที่แล้ว

      Walal salad Allah ha idiinsiiyo baariyaal mataano ku jiraan intaan haysana Allah siiyo

  • @rukiaabdi7886
    @rukiaabdi7886 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah, your are just inspiring to the soul, long life abayo.

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +2

      Please abaayo add me in your duca. I am sending you my love abaayo 💋💕💋

    • @rukiaabdi7886
      @rukiaabdi7886 4 ปีที่แล้ว +1

      I will abayo.😗💓

    • @khadramahamud5977
      @khadramahamud5977 4 ปีที่แล้ว

      @Fg

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 4 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah qeer allah kusiiyo abaayo anigana isoo duceeya 3 mar ayaa ilmo iga soo dilmay in allah iga caafiyo delanka soo noq noqday insha allah

  • @familyhusseinchannel7440
    @familyhusseinchannel7440 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاءك الله خيرا اختي ياسمين

  • @samsamaxmed4368
    @samsamaxmed4368 4 ปีที่แล้ว

    Jazakaalahu khyran mamo Yasmin

  • @Rose_83k
    @Rose_83k 4 ปีที่แล้ว +7

    I had 4 miscarriages and the doctors don’t know what caused it only Allah knows.please make dua for me Allah blesses us with healthy children inshallah. I did everything for my healthy.😩😌🤲

    • @hafsaabdi1831
      @hafsaabdi1831 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo ilahay ha kaa dul qaado waxa ku haayo awlad salaxna ha ku siiyo

    • @Rose_83k
      @Rose_83k 4 ปีที่แล้ว +1

      Xafsa A/Aziz A/rahman Ameen thank you so much sis 😍

    • @safamohamud1883
      @safamohamud1883 4 ปีที่แล้ว +1

      Is quraan saar abayo

    • @dahaboabdi3922
      @dahaboabdi3922 4 ปีที่แล้ว +1

      Alxamdu marwalba biyaha ku akhriso wll min 7jeer

    • @faizamohamed8563
      @faizamohamed8563 4 ปีที่แล้ว +1

      Am in the same situation like u abaayo in sha Allah nasii ubad kheyr qabo amiin

  • @dalkaygasomaliland2689
    @dalkaygasomaliland2689 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC Walaalo Yasmiin
    mahadsanid
    waxaan kaa rabaa afsomali ku sheeg dhirta fadlan
    waayo waa muhiim vediogan

  • @maryamaxassan6495
    @maryamaxassan6495 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalLaah jazakilLaah kheyr abayo

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Mashallah sister

  • @dekaomar3143
    @dekaomar3143 4 ปีที่แล้ว +2

    Dates(timir) increase the blood

  • @ayaanabdi6911
    @ayaanabdi6911 4 ปีที่แล้ว +4

    Habo pls magacyada seeds ka ayagoo qoraal ah soo raaci, si aan usoo gadan karno. By English xitaa hadda kusoo qorta it will be ok.

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 4 ปีที่แล้ว

      Chia seed sidas ayey uu qoran tahay English ahan

  • @Princessprincess-pb8oe
    @Princessprincess-pb8oe 4 ปีที่แล้ว

    Asalam aleykum my dear Aunt i am big fan you &u family 👪 ❤❤❤🌹🌹my mummy loves you so much really much love and God bless you ❤❤

  • @FartunAl-zg9zk
    @FartunAl-zg9zk 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga muthan dear ❤

  • @indhadro2633
    @indhadro2633 4 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin ilhow nasii kuwo salixiina mahdsanid adigana 🌹💕💕💕💗💔💔💗💔💕❤🌹❤

  • @jamiilajalaqsan_official1819
    @jamiilajalaqsan_official1819 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallah qeer abyo yasmin ilovyou

  • @wardabetouche7394
    @wardabetouche7394 4 ปีที่แล้ว

    Thank you abaayo yaasmin.❤❤❤❤

  • @Fatima-yk5zy
    @Fatima-yk5zy 4 ปีที่แล้ว

    jazakalaàh kheir a bay yasmina 😘💖💋❤❤

  • @themtt7853
    @themtt7853 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaalayaal iisoo duceeya inuu Allaah ubad qeerqabo isiiyo please 😢😢😢😢😢

    • @naimamohamed7637
      @naimamohamed7637 4 ปีที่แล้ว

      Allaha ku siiyo abaaayo ilmo qeer qabo

    • @fatmayuusuf5036
      @fatmayuusuf5036 4 ปีที่แล้ว

      alle degdeg hakaaga farxiyo xbbti insha allah illahay marnaba haka quusan mcnto dedaal

    • @ubahelmi3137
      @ubahelmi3137 4 ปีที่แล้ว

      Allah hakusiyo abayo ilmo qayr qabo

    • @themtt7853
      @themtt7853 4 ปีที่แล้ว

      Naima Mohamed Aamiin thanks abaayo

    • @themtt7853
      @themtt7853 4 ปีที่แล้ว

      Xaliimo Yuusuf Aamiin insha Allaah abaayo mahad sanid

  • @faisahuseen2674
    @faisahuseen2674 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo Yasmin waa Ku salaamay, salaan kadib, Abaayo magaranaysaa Wax u fiican neefta ama asmada.

  • @rahmaahmed3742
    @rahmaahmed3742 4 ปีที่แล้ว

    Asc abayo Yasmin l have problems with thyroid and l live in egypt can u plz explain what l can use

  • @umumaxamedchannel8680
    @umumaxamedchannel8680 4 ปีที่แล้ว +1

    gabadhan markan dawado walahi wn nafisaa abayo yasmin ani ilmaha iga soo dilme xbbti dilanka kaso hadal alxamdulilah laba cayala ijoga allaha idayo

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 4 ปีที่แล้ว

      Waa arin fcn in eey kasoo hadasho ayaan rabi lahaa anigaba waa igasoo dilmeen

  • @sadiyafarah6220
    @sadiyafarah6220 4 ปีที่แล้ว +2

    Flaxseed waxa la yidhaa Qoondar ama saliid ama talbe

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarak

  • @ikraancali734
    @ikraancali734 4 ปีที่แล้ว

    ASC abaayo yaasmiin jazakalah qeer xabibti waxad shegtay oo dhan waa yalaan Somaliya 2 geed o kubaxayo mahane dhaman waa yalan waa isku oganaa insha allh shukran xayati ❤️❤️❤️❤️

    • @leylaqurux4858
      @leylaqurux4858 4 ปีที่แล้ว

      Somali intee lagahelaa abayo

  • @saidoibrahim8214
    @saidoibrahim8214 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah abayo yasmin

    • @saidoibrahim8214
      @saidoibrahim8214 4 ปีที่แล้ว

      Abayo yasmin cadada iga qalada dawooyin saxayo ma ka heli kara isoo jawab uqti

  • @ayaanismail5020
    @ayaanismail5020 4 ปีที่แล้ว

    masha allah yaasmiin jazaakalahu khayr

  • @whiterose7001
    @whiterose7001 4 ปีที่แล้ว

    Masha’allah walashey Yasmin jazaka Allah qeer 🥰🥰🥰🥰

  • @Reenay826
    @Reenay826 4 ปีที่แล้ว

    masha allah shukran habibti qalbi

  • @maslaxabas1993
    @maslaxabas1993 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah habo yasmiin Allaha ku xifdiyo aad Ayaa ku jclhy runtii Waa gabar waaye

  • @Buuniyoshaah
    @Buuniyoshaah 3 ปีที่แล้ว

    Asc yasmin walal wad mahadsantay waruun niyada cajiib ah wanadadana qalbi badan wuu ku dagii macal kayga khayr ilahay ku siyo insha allah ilahay hanagaso wada farxiyo

  • @HassanAli-mp9dn
    @HassanAli-mp9dn 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo mcn alaha ku barakeyo taleefonkafa an raba inan kula xariiri an raba

  • @safiyahuseen2447
    @safiyahuseen2447 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah shukraaan abayo yasmiin kheyr alaha ku siyo

  • @amanahmed244
    @amanahmed244 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah wlo yasmiin khayr Allah khayr haku siiyo hooyoda umusha ah hoormoonkeeda ka soo waran

  • @sucdixuseen6670
    @sucdixuseen6670 2 ปีที่แล้ว +1

    Wanku salaamay fiix biyoodkana maxaa lagu daaweeyaa

  • @safiyororaye1641
    @safiyororaye1641 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah jzkallah kheyran xabibti

  • @amiiromj503
    @amiiromj503 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah mamo

  • @naimamohamed7637
    @naimamohamed7637 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo naag uur leh macabi kartaa berrieska ii soo jawaab qeer allaha kusiiyeee

  • @saaxiiboqaali7309
    @saaxiiboqaali7309 4 ปีที่แล้ว

    Thanks xbbti

  • @kadrahussein4764
    @kadrahussein4764 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah shukran

  • @ayaanitawaaaye3797
    @ayaanitawaaaye3797 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo yasmin allaha noka xafido❤❤❤

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 4 ปีที่แล้ว

    Wcs Abayo mcn jazakallah qer 👍❤️❤️❤️❤️

  • @yaareenyaareen3799
    @yaareenyaareen3799 3 ปีที่แล้ว

    Illaaheeyha idin xafido adiga iyo qoyskaaga abaayo yasmin

  • @xasanofficial8811
    @xasanofficial8811 4 ปีที่แล้ว +1

    kher allh ha ku siiyo

  • @shabcaanabdilaahicabdi7855
    @shabcaanabdilaahicabdi7855 4 ปีที่แล้ว

    masha allah abaayo wan ku jecely ale dartii khayr ale haku siiyo qali

  • @bintiyuusuf27
    @bintiyuusuf27 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo mudo ma dhalin markasta dhaqtar aan tago waxay idhahayaa ugxaantada waa daciif wax kobcinayo isoo sheeg abaayo plz

  • @YACKOO955
    @YACKOO955 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah keep going sis , isoo bogo

    • @myhobbies4004
      @myhobbies4004 4 ปีที่แล้ว +1

      Nura beaty baayo subscribe iisaar ane waan kusoo booqday wana kuusaray

    • @YACKOO955
      @YACKOO955 4 ปีที่แล้ว +1

      My Hobbies waan Kuu sare adina isoo bogo

  • @qadroshuuteshuutemayre8110
    @qadroshuuteshuutemayre8110 4 ปีที่แล้ว

    Wow masha allah💞💖💖💖💖

  • @drshanaaduqoow3835
    @drshanaaduqoow3835 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid mama

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah walashey mahadsanid

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 4 ปีที่แล้ว

    Asc Yasmin walalo mansha Allaan Tabarka Allaan Ilahay ha kasiyo Ajar Iyo xasanad sida Umada Somaliye e walalahaga ugu faa ideyneysid jasaka Alahu Ilahay hayni xafido Adiga Iyo Salax iyo carutaba Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiiin Amiiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi

  • @sagalcumar8935
    @sagalcumar8935 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wllo alle ajar haakaa siiyo

  • @hibakahin1994
    @hibakahin1994 4 ปีที่แล้ว +1

    Please noo soo geli healthy smoothies that help our body to get pregnant.

  • @farahabdijama1650
    @farahabdijama1650 2 ปีที่แล้ว

    masha allah allaha ku xafido

  • @fartunhussein3514
    @fartunhussein3514 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah Abaayo Yasmiin

  • @umufatimaumufatima8961
    @umufatimaumufatima8961 4 ปีที่แล้ว

    Shukran abayo
    taladada wangsan

  • @maxamedasad8724
    @maxamedasad8724 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah mama yasmiin

  • @birimalulabirimalula2946
    @birimalulabirimalula2946 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo alaha kuxifdiyo

  • @marwaabdirahman6343
    @marwaabdirahman6343 4 ปีที่แล้ว

    ManshaaALAH jazakaLAH ALAH dartis ayan kujeclahay

  • @fatumadekow2773
    @fatumadekow2773 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah yasmin

  • @faizamohamed8563
    @faizamohamed8563 4 ปีที่แล้ว +1

    Iso duceeya wlalahay inu ilmo kheyr qabo isiyaadiyo uur walba an qaado wuu igaso dhacaa

    • @FaisoCqadir
      @FaisoCqadir 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo ilaahey haku siiyo oowlaad qeer qabta oo aad ku faraxdo mar walbo oo aad dukado waan kuu soo duceeyna qaali insha Allaah waad dhalee qurux

  • @hawoabdinor215
    @hawoabdinor215 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh abaayo yaasmiin ilaahey dartiis ayan ku jeclahy

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 4 ปีที่แล้ว

    A S WR WB mashallah jazakallahu khare inshallah 💕💕🌹❤️

  • @halwaahmed68
    @halwaahmed68 4 ปีที่แล้ว

    Masha.alllaah jasallaah qayre abyo yaasmiin

  • @kaltuumohussein2883
    @kaltuumohussein2883 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahi ha ku xifdiyo

  • @JamiilaCjaamac
    @JamiilaCjaamac 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wallshy

  • @suldaanyare9184
    @suldaanyare9184 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo yasmin ilahey haku xafido

  • @fadumaali1976
    @fadumaali1976 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo yaaas miiin😍😍😍😍❤💋

  • @queenhanimohamed6219
    @queenhanimohamed6219 4 ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaan kaa faaiday habo,Allah ya barik

  • @zakiyaali9739
    @zakiyaali9739 4 ปีที่แล้ว +2

    asc abaayo yasmiin kiinwa
    dhiiga miyuu kordhiyaa?
    waxaan beertaa qudaarta masoo saari kartaa qudaarta aad abuurto please

  • @maryamhussein613
    @maryamhussein613 4 ปีที่แล้ว +2

    Kale waa kable Afsoomaliga SOMALIA wuu yaalaa

  • @shukriabdi2296
    @shukriabdi2296 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah walaashey qali ilaah haku xifdiyo

  • @DeeqaHassan-de3wu
    @DeeqaHassan-de3wu 3 หลายเดือนก่อน

    Shugran habo

  • @iqlaaschannel5565
    @iqlaaschannel5565 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @hawaali5228
    @hawaali5228 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah abay yasmin ad ayaad umahadsantahay waxaan u Bahamas malabkina xagee ka heli karaa

  • @hawosalad7243
    @hawosalad7243 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jisak Allah qer abaayo shugaran

  • @cookingshow7298
    @cookingshow7298 4 ปีที่แล้ว

    Abayo yasmiin jasakallah qeyr

  • @XamdiJaamac-gc2di
    @XamdiJaamac-gc2di 3 หลายเดือนก่อน

    Ma caba kawaraa shanfaxa aniga.caadada wata wllshey

  • @homefootball3348
    @homefootball3348 4 ปีที่แล้ว

    Walasheey yaas aadbaan kuu jeclahay qaayrka aadnooga faiideeyso mahadsanid

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah Abaayo

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 4 ปีที่แล้ว

    Wcs mamo yasmiin illahay haka Abaal mariyo inshaa Allaahu

  • @asiamohamed4547
    @asiamohamed4547 4 ปีที่แล้ว

    M.A keep going habo

  • @farxiyooongooyeoongooye3362
    @farxiyooongooyeoongooye3362 4 ปีที่แล้ว

    asc masha alaah abaayo alahakusharfo

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaaha abaayo

  • @rukiahassan5087
    @rukiahassan5087 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @Lily-xt3ky
    @Lily-xt3ky 4 ปีที่แล้ว

    Maa sha allah

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah

  • @simanbeautysalon3115
    @simanbeautysalon3115 4 ปีที่แล้ว

    shugran xabibti