hooyada uurka leh sey jirkeda ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 118

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah abayo Munira
    Wad ku mahadsantahay dadaalka
    Aad noo hayso, ilaahay haku xifdiyo
    Adiga iyo familyga, Aamiin Aamiin❤️🌹

  • @saafiaxmedali9895
    @saafiaxmedali9895 2 ปีที่แล้ว +19

    Walalhayaga dhamaantiina ii soo duceeya 8 bil aa ii dhanaatay 9 aa gali rabaa cabsicabi ayaa dareemayaa inuu rabi 4 indhood oo nabad ah ii siiyo igu soo duceeya asxaabey

    • @iqromaxamud673
      @iqromaxamud673 2 ปีที่แล้ว +1

      Walhi isku mid ayan nahay ilaahy hano fududeyo abayo xiliyada qar wan iska oyaa cabsi an cabsaday wilkeygi curadka ayan aad ogu dhib today abayo Allah ku fududeyo ana Allah i fududeyo

    • @hananiitahajichannel5542
      @hananiitahajichannel5542 2 ปีที่แล้ว +1

      Illhy haku fududeyo abyo

    • @fadumaaddawe6654
      @fadumaaddawe6654 2 ปีที่แล้ว

      Iqra abayo allha haku fududeyo .. ani xata wilkey curadka sas camal ahey lkn ..kan kale alxmadulillah walahi allha I fududeyo..marka hakawalwalin kandanbe waa kuu fududana in shaa Allah

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha ku fududeeyo 4 indhoo abshir si salaamo ah allaha ku kala keeno aniga iyo guruubka ila midka fool arkin isbitaalka tageenaa marki waqtiga nala balamiye la gaaro kawaanka saaranahey qaliin hooyooyinka dhan allaha geeyo jano fardowsa ilmaha baari Allaha nooga dhigo

    • @iqromaxamud673
      @iqromaxamud673 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumaaddawe6654 insha Allah abayo mcn shukran

  • @umuamiin1174
    @umuamiin1174 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc gabdho iso duceeya waxaa ahay 38week in alle ii fu dudeeyo foosha xanuun keda cabsi ihaysa alle ii barya markaa tukatan walaalahayga qaliga ahow

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 2 ปีที่แล้ว +2

    Wale wajigeyga koronto wax ku xariiro ma dhaxgeliyo fulay nimo abaay muniiro burjikada naga badan ani iyo inta fulay ila ah🤣🤣🤣💋💋❣❣❣

  • @fadumoadem3151
    @fadumoadem3151 2 ปีที่แล้ว +8

    Munira anigana sabtiyo axad wan xanuunsana iso duceya 7bilban ahay inan umusha cafimad ku gadho

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiqdi aniga kaligey ayan is moday dhibka cadeyga dhib ayan qabaa cadeyna ma deyn kari oo afka dhan cules ayan ka daremaa markan Cadestana wan ma tagaa hada 8bil ayan ahay isoo duceya in ilàhey fosha I fududeeyo iskarabka cofega ayan ad u isticmalay oo caraf wnagsan leh gabdhaha hadii garemada kale idin dhibayo Kas idinma dhibaayo

  • @kawsarabdimuuse8146
    @kawsarabdimuuse8146 2 ปีที่แล้ว +4

    Mzha Allah wll muniiro waan kusalaamay wll suaal markaan uurka leyahay lkn wax marsi dhanba waan nacaa maxaan sameeyaaa¿

  • @FalizHussein-nm3dd
    @FalizHussein-nm3dd ปีที่แล้ว

    😢😢😢asc rajo iyo Daman intaa xblod e meshan kujiran tacbana ahy wlhi mamatago lkniin wan warera ur keyganeh bil wax uyara dow waye wuyar yahy lkniin xanun maxan darema closha qebaxa hose walibo danka bidix 😢😢 hwnkiii said ihanuntaa masexani kro sida ujogo o ujifo lax mar ley qabsani ila ey ilmaxa iga qubahan ima sidayo hataa mohoga marneh wuiqabsaniii marnh isideyniii maxa dawo uah isheg😢😢

  • @umumunawar4442
    @umumunawar4442 2 ปีที่แล้ว +8

    Anig 3months ayaa I damaaneysa tabcaan ayaan ahaay mataq iyo gas warer walahi wan is qaadhi la'ahay😭

    • @hananiitahajichannel5542
      @hananiitahajichannel5542 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo isku mid aya nahnay 3 bil aya idhamanoyo waxkasto cuno gas aya ka qada warer wlhi 🥲🥲

    • @umumunawar4442
      @umumunawar4442 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hananiitahajichannel5542 alle hanofududeyo abaayo

    • @khadiijahassan7768
      @khadiijahassan7768 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa ka baxe macaney walac wlhi ma maqli kari hadana awlad waa rabnaa allah hano dambi dhafe allah hano fududeyo intii muslim ah ba

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 2 ปีที่แล้ว +3

      Abyo aniga sadexdi aan kujiraa candhuuf tufow aa nafti ikentay cuntadina waba nacay wax suugo leh bur intaba allaha no fududeeyo

  • @lindasuza1180
    @lindasuza1180 2 ปีที่แล้ว

    Macha Allah walashay mounira Paracetamol badan iskada cafimaadka imaficno Incha Allah

  • @dhalaniyodhalinyaro3054
    @dhalaniyodhalinyaro3054 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc asaxabta my rajo family naso boqda waxad kaheleysan channelkeyna qisoyin axadis siirada nabigaeyna scw iyo barnamishyo kale mahadsanidiin

  • @deqoahmad5893
    @deqoahmad5893 2 ปีที่แล้ว +1

    Muniiro abaayo Amazon maahan meelkale malaga helaa creamka sida bodyshop, Holland &barot isoo jawaab sis

  • @upahaj6825
    @upahaj6825 2 ปีที่แล้ว

    Muniiro abaayo ani maa umaleeyo mise gacmaha barar kaaga jiro Allah idn xafido adi iyo my famligaag

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka Allah ilhaya ha ku xifadiyo abaayo waad mahdasantahay

  • @umuahzab1357
    @umuahzab1357 2 ปีที่แล้ว

    Wcs Abyo muniira
    Msh allh sidaa noo dhiirigaliso Ani ku oo wacala ah baan ku jira
    Nacnac iyo chocolate anay igu maqan yihiin wixi magalada yalay

  • @khadiijahassan7768
    @khadiijahassan7768 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi naag markii la arko cadow lee kujiree war cadowka kowad waba caloshada aniga ma aminsani inaa cadow jiro aan ka ahayn caloshena hhhhhhhhh

  • @Maruuush
    @Maruuush 2 หลายเดือนก่อน

    Ina kula hadlo raba abyo inte kala so xarira😢

  • @qadroxasan5608
    @qadroxasan5608 2 ปีที่แล้ว +2

    Tnx mcnt my rajo plz cunoyin diet ah kaso hadal iyo qof xamila ah si cafimadleh weight ka is kaga ridi karto plz kasohadl codsigega

  • @isbadalkanolosha6019
    @isbadalkanolosha6019 2 ปีที่แล้ว

    Gastariba nafti iga saray 9 bilod ayan ahay bal ii cawiya cunto aan cuuno wlh matagba ii diilay

  • @fadhumoali4298
    @fadhumoali4298 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Aabyo mcn 💝💝💝💝

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว +2

    Is qurxi dheh Muniira qurux

  • @nasteexachannel5417
    @nasteexachannel5417 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha ku caafiyo habo mcn

  • @samiroabdullahi5230
    @samiroabdullahi5230 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh Boqorad an jacelahay alh ika dayo xabiti

  • @faizacadey2141
    @faizacadey2141 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc habo waxd no so galisa cuntoyinka walca yareyo iyo sida la isugu dadalo plz

  • @hamdijimcale8236
    @hamdijimcale8236 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo muniiro mashinta wajika lagu huriyo intee ka dalbatay ama magaceeda nala wadaag waan u baha nahay adigo mahad san

  • @caashoyuusuf3648
    @caashoyuusuf3648 ปีที่แล้ว +1

    abayo ani ur malihii mamarsankaraa nh wada lima gursaan gabar ah ahy

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah waa sax ❤️❤️❤️💕💕💕👋

  • @seynabahmed1819
    @seynabahmed1819 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo muriiro sas waye wan sameyeynaa. In sha allah

  • @ayanabdi3857
    @ayanabdi3857 2 ปีที่แล้ว +1

    Gbdho iso jwba hda iku dhantan ilmo yaran nujinaya markan dhalay ilayo 6 bilod idhamaty dhiig iguma dhicin bishan hda kujirno 10 keda u igudhacay ilayo 15 bisha ihaye waxa daremaya kilida bidixda hoosteda ixanuneso io calosha in laima jirayo darema hadane waxba igama imanayo mana isbarin

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 2 ปีที่แล้ว

      Waa caadi wll qaali hadaad ilmo nuujiso ilaa laba sano waa caadi dadkuna isku mid mahaa

    • @soleeqocaaqil2
      @soleeqocaaqil2 2 ปีที่แล้ว

      Qarfaha karso abayo cab asago qanfac ah malabna cab dhiga hadii lanujinayo nujin fican wuu maqnada 6bil sanad 2sano lakin isdawey allh kucafiyo

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaa abaayo muniiro quruxey 🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @user-jh3jc5vl8g
    @user-jh3jc5vl8g 8 หลายเดือนก่อน

    Abayo anigo uur Yar leh tinta jilciso mamarsan kara

  • @hamdi592
    @hamdi592 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @aaminozahra3605
    @aaminozahra3605 2 ปีที่แล้ว +7

    Allha ku fudeyo abyo wadana dhirisaa gabar kastoo xamila allha u fududey midii walaceh allha u fudeyo qosaska kala maqan allha isku so celiyo iyagoo isku farax sana insha allha waleka caruurta ka maqanthy allha u sahlo kuwa casiga allha so hanuniyo Allha naga cafiyo inatan qalday naf iyo sheydan intan saxane casiiska aya igu simay ♥️

    • @mustafaamen6510
      @mustafaamen6510 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abayo Amiin ya rab

    • @laylaxasan
      @laylaxasan 2 ปีที่แล้ว +1

      Iso duceeya inu ilaahey mataano isiiyo

    • @mustafaamen6510
      @mustafaamen6510 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahey ha ku siyo matanoo cafimaad qaban oo salixiin iyo baryaal eh ya rab🤲🏼🤲🏼

    • @laylaxasan
      @laylaxasan 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafaamen6510 Amiin wllo

    • @hanihassan5954
      @hanihassan5954 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabi

  • @rajofuturechannel6545
    @rajofuturechannel6545 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha alh abayo muniro wax kasta oo wanagsan ale hakusiyo abayo

  • @fardowsaabdiisack5569
    @fardowsaabdiisack5569 2 ปีที่แล้ว

    M.a sida adiga shektey waye wllshena

  • @sumayaahmed3516
    @sumayaahmed3516 2 ปีที่แล้ว

    Hhh walashey qaali ad ayan ugahela kaftankaga abayo mcn to lov you

  • @shadiyocumar5077
    @shadiyocumar5077 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh muniira qurux nasoo badi abaayo aad baan ugu helay qaali🥰🥰

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 2 ปีที่แล้ว

    Hadii ay cadeysan weydo uurka kaso baxa miyAyna ku matageynin tasaaba ka daran abaayo

  • @saynabhassan5562
    @saynabhassan5562 2 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga jidhka iqalay bisha todobad ayn galay iso jawaab muniiro

  • @luuliina2954
    @luuliina2954 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo uur laba bil ayaan ahy wajiga dhan nabaro maxa sameya

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว

    Xoog Xoog ayaan kuu jeclahay❤️🌹

  • @barni5847
    @barni5847 2 ปีที่แล้ว

    Masha allahaa walal baraklahu fiki

  • @nurtaalasow559
    @nurtaalasow559 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah 😍😍😍😍💕

  • @nahyaansomalichannel2212
    @nahyaansomalichannel2212 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abayo muniira

  • @saidaibrahim2433
    @saidaibrahim2433 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Abaayo 😍🧡👌

  • @maxamedjaamacxasan4988
    @maxamedjaamacxasan4988 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @faraxsaninaabdi7111
    @faraxsaninaabdi7111 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah mcnto

  • @munaali271
    @munaali271 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah muniiro sax

  • @qaaliquen3324
    @qaaliquen3324 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah hpo mcne

  • @sucdimaxamid4193
    @sucdimaxamid4193 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @alimohamud7502
    @alimohamud7502 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah💕💕💕💕💕

  • @farxiyaabukar9784
    @farxiyaabukar9784 2 ปีที่แล้ว

    Mansh alaha sister keep going

  • @kawsarjamac005
    @kawsarjamac005 2 ปีที่แล้ว

    Halmid baan ka qoray ah wllo xaladada wadba ku jirta ee yaa usoron iska dhici baladka ana mar mar kayabo dhaho is adkay san hadana arko ano aala dhulkaa🤣🤣🤣

    • @amoolaomar4231
      @amoolaomar4231 2 ปีที่แล้ว

      Ha is kalifin wll wixi awoodada samee😊

  • @sadiaaden8133
    @sadiaaden8133 2 ปีที่แล้ว

    Maansh allah

  • @nadiifoshuceb5550
    @nadiifoshuceb5550 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @xabiibocabdullahi6653
    @xabiibocabdullahi6653 2 ปีที่แล้ว

    Mash allaha abaayo

  • @hawoabdinor215
    @hawoabdinor215 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo aniga caraf odhan aya idhibto

  • @Anjali-ps5qq
    @Anjali-ps5qq 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allh abyo

  • @munaabdalla9276
    @munaabdalla9276 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo walac maatahy

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah 😍abay muniro 🤣

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abyo Muniro Cadey 💕 wlh hoyayasha iskumid maaha aniga cadaygas leydaba dhiga biyo hadan cabo inaan cadaysado Moye maba jogikaro caday radiska isku ogada intana isbarin alxmdulilaah alxmdulilaah m.a

  • @umuazimmohaaa1095
    @umuazimmohaaa1095 2 ปีที่แล้ว

    Mshlx thnkz my lvly siz

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 2 ปีที่แล้ว

    Cadaygu wu I dhiba lkn into cadaydo aan iska matajiya maxa kalo samayna

  • @shugriaxmed7837
    @shugriaxmed7837 2 ปีที่แล้ว

    Asc abyo xage lag helyaa

  • @missikraam661
    @missikraam661 2 ปีที่แล้ว +3

    Dark circle badan a indhaha ku leedahy maami bal eye mask 👁 serum isticmaal

    • @hanihassan5954
      @hanihassan5954 2 ปีที่แล้ว

      Apyo indhaha hoostoodo somhn aniba waan lee yhy ee mxaa ufcn igu caawi waanka daalay wlhi

  • @fahimaisa348
    @fahimaisa348 2 ปีที่แล้ว

    Abayo whatsp Kada iso qor hadaaa ibiso

  • @maryamsheekhaadan5360
    @maryamsheekhaadan5360 2 ปีที่แล้ว

    Wasax abayo muniro

  • @fartunofficial7464
    @fartunofficial7464 2 ปีที่แล้ว

    Lala badan biyah raka cabo

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 2 ปีที่แล้ว

    MsahAllah says 🌹🌹

  • @fartuncabdi3117
    @fartuncabdi3117 2 ปีที่แล้ว

    Abyo kaso hadal hoyada umushayna

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว

    Wcs walaasheey

  • @safiyowadani12
    @safiyowadani12 2 ปีที่แล้ว

    Habo muniro😘✊

  • @hsanhykal1721
    @hsanhykal1721 ปีที่แล้ว

    Iteenkahelaa kareenka

  • @hibonoura2848
    @hibonoura2848 2 ปีที่แล้ว +2

    Uur iyo wax marsi aaa. Alxmdullilah dheh abaayo

    • @samiraomar1103
      @samiraomar1103 2 ปีที่แล้ว +1

      Maqabeesto xitaa kkkkkkkkkk

    • @maymunabintu1389
      @maymunabintu1389 2 ปีที่แล้ว

      @@samiraomar1103 hhhh ceeb yqy halko Malin ama laba bari kadib naf isku yeel ka dhace wle walac ma sahlana ugub ahay Bilahi hore NAFTA wa nacay hada se alxmdulilaah 5bil si mara

    • @samiraomar1103
      @samiraomar1103 2 ปีที่แล้ว

      @@maymunabintu1389 mashlh abaayo allaha ku dhameestiro inta kuu dhiman.
      Naagaha faan iyo been jecelaa kkkkkkk

    • @maymunabintu1389
      @maymunabintu1389 2 ปีที่แล้ว

      @@samiraomar1103 amiin Happti aad iyo aad

  • @qadarmahad4478
    @qadarmahad4478 ปีที่แล้ว

    M a

  • @maryanhassan903
    @maryanhassan903 2 ปีที่แล้ว

    Acs Maasha allah🤩🤩🤩🤩

  • @somalifood6935
    @somalifood6935 2 ปีที่แล้ว +1

    Duqnimo daawo maleedahay muniiro..hhh

  • @pipmaker21
    @pipmaker21 2 ปีที่แล้ว

    Qas qas ma marsan kra

  • @emanjama7828
    @emanjama7828 2 ปีที่แล้ว

    Uurka waad lawaaltaye iska aamus isha umad yeysan ilamah kasoo ridine naagtii lagu dhiba ciyab maxey intaa uurka ula waasheen naagah somaaliyed maxaa ka qaldan

  • @lindasuza1180
    @lindasuza1180 2 ปีที่แล้ว

    Macha Allah walashay mounira Paracetamol badan iskada cafimaadka imaficno Incha Allah

  • @barwaqali9126
    @barwaqali9126 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @Sabrinqurux48
    @Sabrinqurux48 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah